Waxuu Si Cad Usheegay Dhamaan dhalinyarada Caanka ah ineey Zineystaan Salaadana eysan Tukan Sax miya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Baraha bulshada waa meel qof kasta wuxuu doono ku soo gala waxaad arkaysa qof shiikh iska dhigayo oo markii dambe wuxuu rabo ku kacaayo dhallinyaroo illaahay ka baqa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @a.rahmankaanuu731
    @a.rahmankaanuu731 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sax waaye hadalkaa !!
    Tnkle sinadda way noocyo badan tahy
    Balse sababkasto haku timaado All weey ka siman yihiin dadka caanka ah inay Faasiqiib yihiin waliba somalida ugu daran !!!!!!!!!

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Zino ma’wax’sahlan buu moodey? 🙄 micnaha ma’yaqaan ayaan filayaa. 🤷🏽‍♀️

  • @brothersofficial8194
    @brothersofficial8194 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Malada waa dambi wll
    قال الله تعالى: يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اجْتَنِبُوا كَثِيرًا مِّنَ الظَّنِّ إِنَّ بَعْضَ الظَّنِّ إِثْمٌ) إياكم والظن، فإن الظن أكذب الحديث،
    قول عمر رضي الله عنه: لا تظنن بكلمة خرجت من أخيك سوءا، وأنت تجد لها في الخير محملا.

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inyar ayuu ka reebey wsa runtii,isagu weeso u ma roone

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa runti sheekha

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa runtii

  • @OmarmuhumadKunow
    @OmarmuhumadKunow 25 นาทีที่ผ่านมา

    Fanka fasaadkiisa kaweyn ficnidisa wax hal abuur malahan waayadan wa inaan arintan kubararugna ineey jirta fadhi kaweyn kan

  • @QureshMaxamed
    @QureshMaxamed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaa allh wakhtigan dadka qaar wixi afkoda kusodhaca bay iska dhahayan waxa lumay iimaankii qofka xakamaynyay ilaahow naha nuuni aamiin yaa allaah😢😢😢😢

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllhi sinada dadka wax fok bey modan nin iyo nak hadey is la kulmay ee y is arkan wa sino

  • @anwarmohamed9335
    @anwarmohamed9335 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dhaqan xumo media yahay iyo dadka ku jira wlh

  • @OmarmuhumadKunow
    @OmarmuhumadKunow 27 นาทีที่ผ่านมา

    M.a siwngsn baad oogahadashy

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta niman iyo nago haday is dhex galan maxaa laga sugayaa oo 99 xuman iyo sino ahayin inay isku dhex walaqman sow Rabbi ma xaramayin waxa loo xarameyeyna sow meesha kuma jiraan ŞUbaxanallah.

    • @a.rahmankaanuu731
      @a.rahmankaanuu731 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sax waaye hadiiba leys dhex Gallo xalaadda faraha wey ka baxday