GUUL HAWIYE MAR KALE FARMAAJO CODKA SIIYEY,DAAHIR CALASOOW LAYAABAY JABKA KUDHACAY XASAN SHEEKH,XOG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • GUUL HAWIYE MAR KALE FARMAAJO CODKA SIIYEY,DAAHIR CALASOOW LAYAABAY JABKA KUDHACAY XASAN SHEEKH,XOG

ความคิดเห็น • 93

  • @zeinababdi3932
    @zeinababdi3932 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maxamad C Farmajo Masha ALLAH 🇸🇴❤️ Wawadani🇸🇴❤️

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah mashallah tabarakalah mudàe maxmad cadulahi farmajo sonoqo adoo nabad ah❤❤❤

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน +2

    N&N shacab baan nahay waana Farmaajo codkeena ❤❤❤❤❤❤❤❤Xabiibul malaayin Farmaajo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 2 หลายเดือนก่อน +3

    Guul farmaajo inshallah ❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 หลายเดือนก่อน +8

    Mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Farmaajo xabiibu malaayiin guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta from Nabad iyo Noolal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 2 หลายเดือนก่อน +7

    FaRmaaJo GuuL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥💪

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 หลายเดือนก่อน +7

    Guulayso ❤farmaajo ❤❤❤

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha alah alaha dayo farmajo

  • @shaybaaraxmed245
    @shaybaaraxmed245 2 หลายเดือนก่อน +7

    guul...guul..farmaajo

  • @Raho339
    @Raho339 2 หลายเดือนก่อน +8

    FaRmaaJo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔥💪💫💫💫

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waw farmajo sareewaligaaba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdiiidow
    @abdiiidow 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Allah haxafido farmaajo inshallaha amiina guul iyo gobanimo inshallaha

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 2 หลายเดือนก่อน +9

    Aloow noo soo celi mw farmaajo ❤❤❤❤❤

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 2 หลายเดือนก่อน +8

    Farmaajo.guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul.guul.guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +4

    Team Nabad iyo Nolol ismuujiya guuuuuuuuuull mw.farmaajo xafidullah❤💪💪💪💪

  • @Raho339
    @Raho339 2 หลายเดือนก่อน +5

    FaRmaaJo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️❣️💫💫💫💫

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad 2 หลายเดือนก่อน +5

    Guuleyaso waligaa inashallahu aamiin ya rabi madaxaweyane Maxamed cabdulaahi faramaajo dal iyo dad dhise dowalada guureyaso ayuu ahaa maanashallah

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +5

    Asc qoor qoor waa madaxweyne 🇸🇴🌎🇸🇴

  • @guleit89
    @guleit89 2 หลายเดือนก่อน +7

    Anaga besha hawiye waxa tageerna farmaajo

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 2 หลายเดือนก่อน

      @guleit89 Magaca Hawiye Iska Dhig Ee Dadka Aad Tahay Sheego Hawiye Beel Mahan Waa Qowmiyad Hadu Hawiye Yahay Beel Habargidir Maxey Noqone Ma Jufo Ayeey Noqone Abgaal Maxu Noqona Mirsade Maxu Noqona Xawadle Maxu Noqona Hawiye Waa Qowmiyad Balaran Ismana Sarna Anigu Nin Aan Hawiye Aheyn Ima Doorna

  • @SonSharib
    @SonSharib 2 หลายเดือนก่อน +11

    VIVA MR. PRESIDENT FARMAAJO OF SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน +8

    Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲
    🙏💪👍🙏mudane musharaf madaxwayne farmaajo 💪💪💪xafiduhullaah aduunka iyo aakhiraba illaahay idamkiisa

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 หลายเดือนก่อน +5

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +2

    ASC Masha Allah Allhamdulilah🙏💯 5 Somaliyed waa lamtabtan from Nabad iyo Noolal dadka iyo Dalka dinta GUUL iyo gobanimo Insha Allah 💯👍🙏❤💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @afrahalsomali6954
    @afrahalsomali6954 2 หลายเดือนก่อน +2

    Farmaajo waan jeclahay❤🎉🎉🎉

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq 2 หลายเดือนก่อน +5

    Guuuuuuul farmajo

  • @YasiinDharaar
    @YasiinDharaar 2 หลายเดือนก่อน +3

    Madax weyne frmajo. GuLyso.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +6

    farmaajo haguuleyso geesiga wadaniga ah

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 2 หลายเดือนก่อน +8

    Guul, farmaajo, aabe,farmaajo, guuleyso

  • @fatimaaweys1588
    @fatimaaweys1588 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ farmaajo ilaahay Haku xafido cadowgaa captain hoostiisa ka filo

  • @Raho339
    @Raho339 2 หลายเดือนก่อน +4

    Funaanada FaRmaaJo 80$ Ayuu Kuyidhi Guulleyso FaRmaaJo Cadowgaagu CiiL & Cadho Ha’Udhinteen Aamiiiin Yaarabi

    • @ZeynabNoor-md3uz
      @ZeynabNoor-md3uz 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin yaa rabbi guuul waarta farmajo iyo inta la midka ah

  • @hooyosomaliyed9494
    @hooyosomaliyed9494 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul Farmaajo 👑👑👑👍

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen 2 หลายเดือนก่อน

    guuuuuuuuuul Somalia 🇸🇴 nabad inolaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍

  • @muhammedaden9361
    @muhammedaden9361 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuulu farmaajo aabe farmaajo guuulayso

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuul farmaajo the best president ever

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g 2 หลายเดือนก่อน +1

    asc waxan doranayna haben io malinba xabiibol malayiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mudane maxamed farmaaaaaaaaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salam darwishe anigoo jibuti ah xamar an araag waxba ankalasocon madahwene yasheda iyo siyasadeda marki ugu horeseen siyasadeda anku bararugay maarku farmajo hongaka somaliya qabtey ayaan arkay iftiin dawledenimo waaxa isoojitay isbadalka u kasameyen meel waax dawlede ladhoho aynakajire malita kadiib tagerasha nabad iyo nolol ba kuburey 5sano madahwene farmajo joogay malinti doresho ku shega ahayd niyaydjabki somaliwen kudhaac baan kaybka ah ee shisheyaha iyo moryaneta grub hirab gacaanta u gashey waax ahayd maliin maadow nasijadedi way muqata moryanka abdurahman shakur marku ka argagahay dageradi baladhened somaliwen oo dhaan melkastey joogeen bu shakur moryane cayayanka baraha bulchada wa xaasid ciidlajoga anigo rer jibuti ah ma lacaag farmajo kutagerey maba aqoon farmajo ee héros bu aaha

  • @AbdulHasho-e3u
    @AbdulHasho-e3u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo waa wadani

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha ka qabto M. Farmaajo ❤dany iyo dhixulayste aan dhiig lahayn uf

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen 2 หลายเดือนก่อน

    caradi dabdamiska Kenty kun laba boqol 😂😂😂❤❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Guul guul farmaajo

  • @HussenCadani
    @HussenCadani 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleesta nawad iyo
    Nolol

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ farmaajo ❤❤😂😂😂😂nabad iyo nolol😂😂😂😂😂😂

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabka hidiii ee dadkooda bixiyeen Somali wee badbadesaa waa wallahi billahi tollahi shacabka Somali waa hada waqtigiina waa hada

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 หลายเดือนก่อน +3

    farmaajo haduu hantida umada soomaaliyed cubayo doorashadi uu ku baxaya buu lacagatu qasanada kaga tegeye buu doorashada ku gelilaha😮

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo waan jeclahay walaahi ❤❤ilaahey ha daayo maskiin u roone waaye hooyo u roone xasan dhiiqo allow na dhaafi

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 2 หลายเดือนก่อน

      @@geenyodila9095 kkkk Hooyo Uroonow Xaal Qaado Ma Farmajo Ayuu Aheyn Ninkii Hooyo Folaneysa Moto Bajaj Lagu Wado Jidka ka Xirtay Ee Ku Hor Umushay Hooyo uroonnimada Ma Siidad Ayad Utaqana Meeqa Hooyo Ayuu Caruurtii Aay Kuso Dir iyo Tacab beelen Intu Ka Dilay Hadana Ku Jees Jeesay Qaa,iinul Wadankii dabadhilifka otopianka Ahay Muqdisho Lagama Rabo Meeshii Laga Rabo Hau Ronado Mida Kale Maskiin Uroon Ma Waxa Ah Ninkii Gobolka Gedo Abaar Gaajo iyo oon Logu ba,ba,ayo Hal Shil8n oo Kalma Bixin Wlhi Farmajo Waxa Ka Naxariis Badna Bilaal Bulshawi oo Dadkii Reer Gedo Uu Gurmaday Markey Abaartu Qabsatay

  • @IbraahimCumar-n7m
    @IbraahimCumar-n7m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sxb farmaajo waxaa dhiggisi ugarba duubey saciid cabdulaahi dani iyo axmed madoowe reerka daarood ayaa isku maqan iskuma xerna way kala daadsanyihiin sidaasna laguma guuleysto

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo ❤❤❤❤❤😊

  • @fatimaaweys1588
    @fatimaaweys1588 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo guul

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo nabad iyo nolol😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiWaahid-b8d
    @AbdiWaahid-b8d 2 หลายเดือนก่อน

    Guul mudane farmaajo

  • @XaawoAbdiraxman-w9l
    @XaawoAbdiraxman-w9l 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah mnsha allah mnsha allah❤❤❤❤ nabad iyo nollol maxaa kama caaan waaa cano iyo hillib wax kalle maba jecli😅

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j วันที่ผ่านมา

    Guul farmjo

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 2 หลายเดือนก่อน +1

    Awalba daarood ayaa doortay xassan baraf

  • @fatimaaweys1588
    @fatimaaweys1588 2 หลายเดือนก่อน

    😂 farmaajo guuleyso weligaa

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo ❤❤❤😂😂

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 2 หลายเดือนก่อน

    15 Cod Farmajo Waa Udiyaar Xagow Geeyna Si Iskis Farmqjo Kuso Baxay Kabacdi Xilalka Hawiye AB Low Daba Feela Habarta Iyaga Waxa Ey Ku Fanayan Ow Ah Walaxas Dhisna Iyaga Mey is Dhisan Faan Waa Xoola Dad Laawe Aan Maqli Jiray

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 หลายเดือนก่อน

    Mooryaan calasow yaa raba hadalkiisa

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 2 หลายเดือนก่อน

    1300 codkas maliheli Hassan shekh

  • @MaxamuudXuseen-qh1ll
    @MaxamuudXuseen-qh1ll 2 หลายเดือนก่อน

    Habalayo

  • @anshurAden
    @anshurAden 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyada usheeg warkaas waa argagixiso Nika aad sheegeeyso asaga iyo fohaadba waa as

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 2 หลายเดือนก่อน

    GUUL FARMAAJO

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan.gur.gurte.ale.hanadhafsiyo

  • @AnisoAbdi-i3b
    @AnisoAbdi-i3b 2 หลายเดือนก่อน

    Calankayagow Cawale waad naceymisee cawale kaa kaliya waa inuu wadanka kashaqeyaa

  • @YasiinDharaar
    @YasiinDharaar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Frmajo wa. Hormod ka. Shacab ka somaliyed

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo

  • @Kihkjc
    @Kihkjc 2 หลายเดือนก่อน

    Dabad u sheg

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 2 หลายเดือนก่อน

    Nacaskan naga daa hadalkisa waa kii farmajo caayi jiray ma hadee fahmeen wax tarkii m.farmajo

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 2 หลายเดือนก่อน

    Farmajo shayadinta sadex xagalka ayuu kamid yahay shacabka oo dhan way iska jecladen asagosan wax dherad ah uusan samayn

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo waa aabe soomaaliya wadani dhab ah ilaahow noo soo celi

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo, aya kale dee?

  • @SalahWiizsalah
    @SalahWiizsalah 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo gulgulo

  • @CabdifitaxGutaale
    @CabdifitaxGutaale 2 หลายเดือนก่อน

    Farmajo wa dacad dadkisa jecel dadkana way jecelyihin shaqada u qabanayana dar alle ayay ka ehed Wana wadani somaliyed

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 หลายเดือนก่อน

    Aloow noo soo celi mw farmaajo

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 2 หลายเดือนก่อน

    Warba kama heyno anagu ooah nabad iyo nolol

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo 😂😂😂

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 2 หลายเดือนก่อน

    Xaaraami Farmaajo muxuu muqdisho ka yahay?, Siduu u dhaneeyay reer muqdisho miyaan ilownay, waa meeshi uu ku dhiman lahaa ee ha yimaado, As iyo kuwii hoos laga maamuli jiray baa u coderyay sow maaha.

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo 😂😂😂😂

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 2 หลายเดือนก่อน

    Kabtan caduunow ina adeer Qurba joog hadaan nahay ayaamahaan wararka Aad soo gudbisid uumaanan bogin raalina kama nihin. Kuwa wadanka joogana sidoo kale.

  • @fatimaaweys1588
    @fatimaaweys1588 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo😂

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 2 หลายเดือนก่อน

    Alla Maxad Cawan Tahay Adigo Diidan Inu Nin Hawiya Ku Xukumo Miyad iska Dha,dhicine iney DADKA Hawiye Ku Abtirsada Iney Nin Daar,ooda Ka Jecladan Njn Hawiya Qabyalad Hadey macan Tahay Dha,dhankeda Hadan Wada Heyna Walahi Bilahi tolahi ineysan Jirin Q9f Hawiya oo Neceb Qof Kalo Hawiya Marka Khiyaaliga Iska Yarey Uma Roona Naftade Anagu Waxan Aminsan Nahay ineysan Dowladnimo Somalia Ka Jiriin Lkn Kaliya Lo Dowladeynayo Deganada Hawiye Hadii Deganada Hawiye Kaliya Laga Dowladeynayana Nin Aan Hawiye Aheyn Walahi Kama Dowladeyn Dono Laga So Bilabo Dowladii Cabdiqasin Ila Hada Deganada Hawiye Dowlad Aan Dhafsisneyn Miyaa Dowlad Ah

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

      Been bad isku sheegtay hawiye ilgardkodu wa HG iyaga unba wax mamulikara

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 2 หลายเดือนก่อน

      @@deqawarsame-ml7fm Sheekadas Wala Isla Fahmay Hg Hawiye Meelna Ugama Baxdo Waxba Ha Kala Guriin Hawiye Dadka Aad Ugu Neceb Tiihiin Ayaba Hg Ah Marka Adigu Qiiro Jabanta Iska Day Ee Hadad Somalinimo Dhaba Rabtiid Dowladnimada ogolada

  • @HalimaIbrahim-p6n
    @HalimaIbrahim-p6n หลายเดือนก่อน

    Noo dhulradis

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk to late

  • @CaliMoha-ie5gf
    @CaliMoha-ie5gf 2 หลายเดือนก่อน

    No no

  • @CaliMoha-ie5gf
    @CaliMoha-ie5gf 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ka soo hadal arintan
    th-cam.com/video/cnsQpPqJmts/w-d-xo.htmlsi=BrkTBTrIsT92iDYa

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo 😂😂😂