$30k Hadaanba Heesan Lahaa Kama bixiyeen Guri uu kenyan leeyahay, Somalia Ayaan Nus boos ka iibsan lahaa Si qurux badana u dhisan lahaa, Dal aan dalkaaga ahayn waa Dareen Ku joog!!!
Soomali iskadaa guri ee dhul boos ceelasha biyaha ku heli meysid! Muqdisha meel u jirta 20 km ayaa dhul keliya lagaasiini 20 kun doollar lagu dhihi guriga ka dhisan oo taya iyo fool xummi isku darsaday lagu oran 70 kun
Dig NIIN Soomaliyey lacag tiina ha is ka galina gur yahan wayo malintey ka iibsadan guriga aya kugu dambeyn Biyo wishkuna waku soo xiga marka waxa idin dhanta adinko dhul banaan insatan 👍
Hassan waad ku mahadsantahay akhbaartaan qiimaha leh. waxaa iga suaal ah ma soomali baa dhisaysa ama iibinaysa guryaha ? dad lagala xiriiro ma noo sheegi kartaa iyo teleefanadooda? mahadsanid
Faahfaahin ma ujeedo wll wan ubahna dugsi iyo school misajidyo dadka degan wa nooce ya ubadan Amanka kawaran qabka lcgta lobixinayo xage lala so xidhidhi website telefonka bal iskuday faahfaahiso adigo raali ah
Asc walal adiga oomahadsa waxan karabna fahfahin balaran qimaha kash miya mala yaryareyna meqa ayusocona maxa nalaga raba hadi an nahay qurba jog marba qolo cusub aya namarsada xaga aminada iyo qof lala xiriro mahadsanid arintan hadi aysax tahay wagul in kasta o anjeclahay in lam galiyo somalia had an walaha somalia ayan walaqBa ad ayad u mahad santahay horay u soco
Waxani gurya ma Ah tirada badan qof waliba maal yaab somaaliya maad dhisatiin o nabad ka dhigatiin somaaliyay wadankiini dhista waad wareersantihiin ee dabaqyo qoxooti camal yaan la idinku xareeynin caqli yeesha yahuuu
@@derrickmutuma7185 Why are you negative bro, Somali people contribute to Kenyan economy and tourist. You have no idea kenya would go into bankruptcy if somali people left. You can keep your own religion but allow others to practice their own. One love Africa
@@TUFAAX411 No, Kenya would do just fine. You guys propagate this false narrative all the time. Kenya is not dependent on Somalis. They are not a means of production and thus of no significant use to our economy. If they left, business would run as usual. When you listen to Somalis you might think they own industries and farms. In reality, they don't. Anyway, I love my Somali brothers and sisters. It is just not good to fuel false narratives. Also, it is not good to demand mosques and quranic schools everywhere. Kenya is a Christian country.
@@derrickmutuma7185 but brother I live in America, it's a Christian country. But Ilhan Omar from Somalia is a senator. They allow freedom of religion. Anyway that's what keeping Africa behind. One love bye
97% DADKA I DAAWADA SUBSCRIBERS MA’AHAN, SABABTA GARAN MAAYO, FADLAN SUBSCRIBE DHEH GAMBALEELKANA FURO 😎
Wan ku saray walal manta ayaa igu horeyso chanelkaada
Aniga manta aya igu horeso ee wan ku saret
Habiba, Mahadsanid in badan
Athi river miyaa
Xasan meesha somali madagtaa iisoo jawaab mahadsanid
$30k Hadaanba Heesan Lahaa Kama bixiyeen Guri uu kenyan leeyahay, Somalia Ayaan Nus boos ka iibsan lahaa Si qurux badana u dhisan lahaa, Dal aan dalkaaga ahayn waa Dareen Ku joog!!!
Riya kujirtaa wallee
Soomali iskadaa guri ee dhul boos ceelasha biyaha ku heli meysid!
Muqdisha meel u jirta 20 km ayaa dhul keliya lagaasiini 20 kun doollar lagu dhihi guriga ka dhisan oo taya iyo fool xummi isku darsaday lagu oran 70 kun
Somalia lacag majirto.Nairobi waa Meel laga ganacsan karo
Somalia qofki guri kagato waa laga qaadan
@@Thewho444 been badnida 😂
Manshallah qurux nairobi wa magaaladi ano yar aan ku noolan jirey oo waliba la igu aroosey xusuus bey igu leedahay waxan deganan jirey nairobi west
Welcome to Great wall gardens
Asc bro, aad bn ugu bahna e plz xage kala xiriira qeybta management ga guryahan. Thanks
Maxa laga Raba qof ajnabi op wadanka degnen in guri gato sharuuda lagu xirayo iyo service charge/ monthly fee parking fee
Malgashi fican waye qofki intuu gato sii kireeyo balse guryaha qaabka loo dhisay xabsiyadi Mareykanka u egyihiin.
Mashallah waa guryo fiican xagayi kuyaalan
Mnsha allah bro
Aboowe dadkeenu waa in ay dhistaan wadan kooda haku sii fageen kenya
Dig NIIN Soomaliyey lacag tiina ha is ka galina gur yahan wayo malintey ka iibsadan guriga aya kugu dambeyn Biyo wishkuna waku soo xiga marka waxa idin dhanta adinko dhul banaan insatan 👍
Labadii qol waa imisa wll mise 3 ugu yar ?
guryahaan yaa og wili ma jiraan ani hada leen arkooyaa mise waa la wada gatay?
Great information
Hassan waad ku mahadsantahay akhbaartaan qiimaha leh. waxaa iga suaal ah ma soomali baa dhisaysa ama iibinaysa guryaha ? dad lagala xiriiro ma noo sheegi kartaa iyo teleefanadooda? mahadsanid
Haa walaal Sunni.media10@gmail igala soo xariir anigaa kuu soo diraya
MashaAllah WatabarakaAllah
Waaw
Kiro rabay see ku hela walalow nabar maleeyihin
Haaa mnsha allh nusubadiih xafadah say gala yehiin
Hello my brather waxan rabaa lambarkaga inaad icaabisid ayan rabaa
Please ii soo qoor SOMALIDA HOLIDAY APARTMENT AY KU LEYIHIIN EASTLEIGH MAGACYADOODA.
Jaajuusad!
Thanks
masha allah thank you
Muqdisho wad boqatey sido kale Nairobi wad boqatey waxan rajaynayaa hargeysa inad kuso dhawatid mahadsanid.
Waan qorshaynayaa mona dhawaan IA.
Hadad awoodid si private ah mayla so xidhiidhi kartaa?
@@monahawadle140 sunni.media10@gmail.com
Asc wllo xageen Kala so xidhiidha adigo mahadsan
Walaal igala soo xariir sunni.media10@gmail.com
And please qeybta 4qol wan rabnaa vidiyoow ahaan thanks wall
Afarqol iyo fadhi iyo qulka shaqalada leh ayankuhaya gmailkaga ama number kaga ireeb
@@steffe9051 u
@@abdinur5526 mxey
@@steffe9051 4ta qool intee ku haysa iyo qeemaha walal
@@abdinur5526parklands
Wll wali qiimaha guryaha sidi miya hada arky vdga mudo aya kaso waregaty wan daneyna iso jawaab mahadsanid
Walaal wali waa sidii waxba iskama badalin
Thnks abowe meel ilmaha dugsi quran ma u dhawdahy ado mahadsan
Iyo mela laga adeegto
Faahfaahin ma ujeedo wll wan ubahna dugsi iyo school misajidyo dadka degan wa nooce ya ubadan Amanka kawaran qabka lcgta lobixinayo xage lala so xidhidhi website telefonka bal iskuday faahfaahiso adigo raali ah
No you don't. We don't want mosques here.
@@derrickmutuma7185 whatever who want then there’s no masjid so to hell with ur apartments
@@dreamgirl544 Our apartments can stay. They can stay vacant. We just don't want islamization.
@@derrickmutuma7185 control yourself. It will okay at the end
@@leonm4810 Really?
Walal talefon kaka iisoqor anikarabo kuryahan
Waxaad kala sheegtaa 3'2'4 miqaa square meters kufadhiyaan
Guri inagadato hada rabto fadhlan ana kuwaraqiis kuhayo number kaga ama gmail kaga ireb
In a period of 10 years, Nairobi is going to have excess housing.
Sxb horey usoco
Wali malahelaa guryahan walal please
Acw
Walaal 4 qol ayaan u baahanahay oo first floor ah dabaqa koobaad qiimaha igu caawi
Walal guuryaha la isku kiiraysto mombasa xafada fican kuyala ma nosodubto
Lanbarkaga isodir
Asc walal adiga oomahadsa waxan karabna fahfahin balaran qimaha kash miya mala yaryareyna meqa ayusocona maxa nalaga raba hadi an nahay qurba jog marba qolo cusub aya namarsada xaga aminada iyo qof lala xiriro mahadsanid arintan hadi aysax tahay wagul in kasta o anjeclahay in lam galiyo somalia had an walaha somalia ayan walaqBa ad ayad u mahad santahay horay u soco
I'm interested to buy a house near the city not to close and not that far
Please qololka sifiican nootus muuqaal ahaan sawir mafahmeeno
Kkkkkk lacaaagta deeenta kenya ha iska bixisoooo!! Somali ma uu socotoooo
waa imisa karadu
Waxani gurya ma Ah tirada badan qof waliba maal yaab somaaliya maad dhisatiin o nabad ka dhigatiin somaaliyay wadankiini dhista waad wareersantihiin ee dabaqyo qoxooti camal yaan la idinku xareeynin caqli yeesha yahuuu
Meqa waye 4 qol ayan raba inan ibsado raba marekan ayan joga xgeen kala so xariri kara
Alfetar ma leyihiin guryahan
Marku rafka dhacana kaleyga sare keynay waligey ayan jogey guri kama gateen yahu
Abayo nolosha iga waran guryaha kirada ilmaha schoolada iyo noloshaba qiimaheeda inan uso guuro ayan jeclan lahaa markan rabo 4qol cml inan kireysto wa meqo kirada bishii kuwa Mel dhexaadka ah thanks abayo
@@hananwanag8319 xabibti aniga neyrobi majogo ee wan kunolanjirey hada naftigeyga waxan joga qurbaha waxan rabey inan Africa uu guro Waxan kawadey inan kiro ku dago moye magateen
@@HamdiSalad haa abayo Haye qali mahadsanid waxan islaha nairobi ayay dagantahay allah ku fududeeyo adigana geediga🥰
@@HamdiSalad asc
Xage kaa hela walaal
sunni.media10@gmail.com igala soo xariir
Adress ma leyihin sida yurub cml
Kiroo meqo waa labo iyo fadhi
wadankodah way so burburiyan waxay somaliduh jeceshahay in ay wadan aad lahayn waxbah ku tarimayoh
My home
Ma dagantahay abaayo
@@safhussein2146 haaa walal phase 3
@@strongmum4612 Mahadsanid abyo iiga waran bal abayo biyahs iyo korontada ma ka go'aayaan iyo waxbarashada iyo dugsi
@@safhussein2146 guriga 3 bedroom iyo city room two toilet 26000 ayan
Korantad waaa tokon biyan waa tokon
Noo soo doob isli qiimaha guryaha jaban
Asc Ma banan yihin walal
Somaliyey dhulkii na dhista
Kijado miyaa
Kiro maleyihin
Number kala so xariirio sheeg walalo guri baan raba qol iyo fadi
Rent Malaga helaa
Haa, bishii waa $270
@@HassanSunni Halkee lagala xiriiri karaa
@@HassanSunni xaafada waa mageceed??
Walale number ka kuryaha yaa lakala xiriraa
Qofkii rabo kuri
Is there installment and share the contacts and links
Yes I’ll bro. There’s a part 2
@@HassanSunni how much is the rental fee for 4 bedrooms and how about the schools are there any good madrasa and schools
Please share whom to contact
Numberkaaga whtsabka halkan iigu soo qor insha allaah
Somali ma dagantahay
Dal Aadan Laheyn Dareen ku joog Lee Ma Ohoo Sxboow!!!.
School ma ledahay iyo dugsi quraan
This is not Somalia. You will find Quranic schools in Somalia. This is Kenya.
@@derrickmutuma7185 Why are you negative bro, Somali people contribute to Kenyan economy and tourist. You have no idea kenya would go into bankruptcy if somali people left.
You can keep your own religion but allow others to practice their own. One love Africa
@@TUFAAX411 No, Kenya would do just fine. You guys propagate this false narrative all the time. Kenya is not dependent on Somalis. They are not a means of production and thus of no significant use to our economy. If they left, business would run as usual. When you listen to Somalis you might think they own industries and farms. In reality, they don't. Anyway, I love my Somali brothers and sisters. It is just not good to fuel false narratives. Also, it is not good to demand mosques and quranic schools everywhere. Kenya is a Christian country.
@@TUFAAX411 One love brother.
@@derrickmutuma7185 but brother I live in America, it's a Christian country.
But Ilhan Omar from Somalia is a senator. They allow freedom of religion.
Anyway that's what keeping Africa behind. One love bye
Made in China 🧐
Mimi somali hakuna
Affordable apartments for sale wanjiru.Located 1 hour outside of Nairobi.
Wat is the namber
it looks like prison
Just like prison break
🤣🤣🤣
afarta qol waimisa
$27000 ayay ka bilaabanayaan jamaad
@@HassanSunni Kenya money pliz 🙏🙏🙏
270,000+