Team Ceyda caawa farxad mya noo dhiman waxa sugayne qeyb ka mid ah wana nola soo dayee thnks Ceyda sidaaa dadka kugu xiran wax waxtar leh nogu soo gudbinayso I can't wait 2M ❤🥺👏
Congratulations to you all this is a unbelievable vacation gorgeous place great Camping ⛺️ ❤enjoy I love this place so much .. love the Lake over all this the place to be wish you guys have some Marshmallows and cookies lol.. I Live in Canada wish to go there for vacation thanks to you… enjoy well deserved beautiful Video great song choices keep going keep shining guys much Love ❤️
omg riyadeyda ayeey ahayd malin un ine irumowdo ayanrajeynaya masha allah talent boy horay usoco brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guleyso yacey boqorow ❤❤❤❤adad umahadsantahay said ugahelaye
Sharci aya ka yaala sulka kor uu jeeda och sida an uu arko dal xiiskiina adka uu quruxon. INSHA ALLAH WAXAN KU DALXISI DONA DALKI HOYO & WABI JANAALE&WEBI JAMAAME S🇸🇴M🇸🇴L🇸🇴Y
dadka inta ugu badan ama 95% ceyda iyo Amiira way isla jecel yihiin 5% na waxan dhahaa meeshan xuf ku dhaafa yaanu wadnuhu idin is taagine waayo meeshan cml laydinkuma tala galin naftiina ixtiraama oo meesha is kaga orda 🏃♀️😭😭🤣🤣🤣🤣🤣
انا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا وضااااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف اني طالبه من الله ثم منك لاتردني خايبه يا اخي احنا نساء ما نقدر نخرج نشتغل مثل الرجال ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بنقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الانسانيه اين الاخوه الايمانيه في قلوبكم'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''يعلم ربي وربك ماطلبت المساعده والمعونه الا من حال صعب وصروف قاسيه صاحب الايجار يطالبنا في ايجار منزله واحنا لانملك شيء اخي فاعل الخير مانقصرت صدقه من مال خفف عنا اللآم والاوجاع بقدر استطاعتك عندنا لمالك المنزل 75الف ريال يمني ايجار 3 اشهر واحنا نطلب لنا للقمه عيش من عند الجيران يعلم ماقلت الا الصدق والشي الي حاصل معنا من ارد يساعدني هذا رقمي واتساب967،735964727+كم اجرك عند ربنا لما تفرج همنا ربي يفرج همك انت لنا بعد ربي اخي فاعل الخير اوضاعنا صعبه بهذا الحال ماعاد لنا قدره نصبر اكثر صبرنا بمافيه الكفايه ®♡®✓`|٪=÷\>]] °]°\]♕}]°^ }] ]}> ÷]}> \٪}°^>]] °]>>} ^]} ♡:-) ✓♡♡®=}÷}🫥🥺😔:-)]:-)]\♡×>♡×>>♡+>+}=+♡+÷♡😢😢
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Amiin dhamaanteena
Amiira adban kudaneyaa abayo❤
Ceyda ma ahan shirkad wa shaqsi kartibadan waxan kuleyahay wax walba ad jeceshahay alah hakusiyo walal m.cn
Omgt🎉🎉🎉🎉🎉
Wa sax
Inta ila jcl king ceyda iyo Amira qurux ismujiya 😂❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤️🩹🌎🫶🏻🫂💋💋💋💋💯
❤️❤️❤️
❤❤❤❤❤
Alaa heesti marwadda loo darey can't weat guur kooddda❤
M1iska dawaqe😂😂
@Sundussheikhuna mxaa kagaly mrkaaa🫠
@@HadiaMaxamed-f1n 😭🤣🤣😏😒🙄 waxas qac Mahan ee orod so xar😏😒🙄🤧🤫
😂😂😂😂
😂😂😂
Best team in malesia ceymir family. Il jini iyo il muslim alle ha idin ka haayo amin.
Team Ceyda caawa farxad mya noo dhiman waxa sugayne qeyb ka mid ah wana nola soo dayee thnks Ceyda sidaaa dadka kugu xiran wax waxtar leh nogu soo gudbinayso I can't wait 2M ❤🥺👏
Aww TEAM QapQap Cwa jawi jawi ma Daremoysin ❤😂 Dalxiis iga dhe😅❤
Team ceymir 4eva waliga haka shakinin xogweynta social media team ceymir wax sosocdo ican't wait tan bilow Le waye
riyadaada iney kuu rumowdo m.a inta kuudhimana aallaha kuurumeeyo young milion❤❤❤
Omg ❤😢 TH-camrska caalamka Naga bareejaynaysan wlhi muuqaaladan maxan niyada kuqabtay xataa wan Idin Soo qoray
Ceyda wad arki kartaan laakin magari kartan keep going my bro.
😂😂😂😂😂
Waad noo badashay shaxadii cabdi fatax 😂😂😂😂 waaan garanay
😂😂😂
Talented boy ceydaruus abdulkadir ahmed. ❤❤🫵🫵🫵 🤳📹📷 dha lin yaro hadaaa nahy. Ceyda. Tusaaale noo ah. Da yar ka. 😋 reeer Malaysia 🇲🇾 ❤️.
Zalaaam. From muqdisho cdey. Gaar ahaaaan. Wada jir🫵😆 falaaaraha raaaaca guy's ❤❤❤
Somalida badana ma sameyan the best talent in malesia
❤❤❤❤❤
MashAllah 😍
❤😊
King ceyda Iyo amiiro qurux iyo asaxabtakale wanisalamay❤❤❤
Congratulations to you all this is a unbelievable vacation gorgeous place great Camping ⛺️ ❤enjoy I love this place so much .. love the Lake over all this the place to be wish you guys have some Marshmallows and cookies lol.. I Live in Canada wish to go there for vacation thanks to you… enjoy well deserved beautiful Video great song choices keep going keep shining guys much Love ❤️
Muqalka waa fadhiya thanks king ceyda
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🕋☝️
Scw
Scw❤❤
Scw swc scw ❤
Scw
Is madhaheynin koko English kan ayay kuhadli karta m.a
Alla kan dalxiis iyo jawi wuu dhaafay wllhi omg mida kale ceymir inta isla jecel caawa farxad iyo jawi qurux badan bay u tahay ❤❤❤❤
Wow ceyda wana washay waxan dalxiis io wax cusub wadhafee magac kle ubixiya wow mr talent 😍❤️🔥🥳💯
omg riyadeyda ayeey ahayd malin un ine irumowdo ayanrajeynaya masha allah talent boy horay usoco brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guleyso yacey boqorow ❤❤❤❤adad umahadsantahay said ugahelaye
Ayyyyyy waa dalxiiski ugu shidna aan arko jawiga wad no badashen xeeb wanka daalnay plz muqaalo badan noga so duuba dhaqsi noso gali❤❤❤❤
Keep going team ceyda team tagay oo tiigsaday 🎉🎉❤
Team Amiira and ceyda like saara inta sugeysey😂😂❤❤❤❤
Maaha Allah tabaaraka Allah horay u soco dhamaan tiina❤❤amiiradeena
Waxana dalxiis laga dhaha Team ceyda hada nahay wey noo fadhidaa talento boy 🤴🥰
Maasha ALLH. Dalxiis qurxoon. Jawi Dagan. Oo meel shidn ayaad. La timaadeem.
Ayyyy 🥰 Wax Malaga qabo karo wlhi waxn yaa Sameey karo hee Team Ceymir isn't Easy yaqay ❤ Amira iO Ceyda Wana walowsiin❤
Ceyda iyo amiro waa idin wataa masha lallaha keep going for ever cadowga allaha idin ka qabto mar walbana noolaada
Hadan nahay tiim ceeyda wan qanacnay masha alha horoy usoco walkey ❤❤❤
Keep going our talent boy MashaAllah tabarakha Allah ❤️😘❤️
So amazing guys love you geridu hani ilaw do dhamaantin keep going
Waa wareey wlh dalxiis uu dhaafe video qurux badan waye m.a my couple Ceymir❤❤
Dalxiis kan ka shidan ma arkin anon idinla jogin ayan daremaya jawiga meshas🎉❤❤
Jah caawa musalsal maa daawanoyaa omg🙊love you caymir❤️
Ayy seedareemay siin team caymiir heesta arooska saaran I can't wait arooska😊❤❤🎉
Sharci aya ka yaala sulka kor
uu jeeda och sida an uu arko
dal xiiskiina adka uu quruxon. INSHA ALLAH WAXAN KU
DALXISI DONA DALKI HOYO & WABI JANAALE&WEBI JAMAAME S🇸🇴M🇸🇴L🇸🇴Y
Teamkan magac cusub halo sameyo an ka mid noqdee. Run ahanti aad bam idin wataa. Kink ceyda and amira. Iyo asxabta intoda kale. Keep going.
M.a ❤❤❤
Thank you brothers ❤❤❤❤ dhamaantiin. Tiiiim Qabqab❤❤❤ I love all team Qabqab❤❤❤❤
😂😂😂😂 intii ila faraxday waaaidin salami 😂😂😂 riyada social media riyaday waaa labadan ooo......... I.a
Is gursadan 😂
mashallah cayda amiira iyo azxbtakaleba wan idiin salamay
Talented boy 2M ayad u qalanta mnshllh dadalka halka kasi wad dhirigalintana waa xagena❤
Ceyda cadowgaaga waabate ayaantaan lkn waxba kaama qaadi karaan wey kunecebyihin lkn wey kudaawadaan❤
Waa sax walahi ❤❤❤
Nacaybka dadka jacelka naftada uqabta kaxogbadan wilkan wudadal badanyahay cidi kaxun ayagay utaal ❤❤❤
Adaaba ka xun waa maxy nacaybka cayda nacab dhan malahan❤
Team ceymir waxaan farxad kudaawada💋❤️ kuwa kaxuna wadno xanuun haku daawadaan balaayo cuqdad badan kuwaan haku dhexlumina😏
Wiil wiil dhaafay qofka kaliya ee saan samey karo waa ceyda iyo azxptiisa guul iyo gobanimo taalanti boy
Cadowgu darbiyada ha jiiro ani ma dhihin cayda dhahay😂😂😂
dadka inta ugu badan ama 95% ceyda iyo Amiira way isla jecel yihiin 5% na waxan dhahaa meeshan xuf ku dhaafa yaanu wadnuhu idin is taagine waayo meeshan cml laydinkuma tala galin naftiina ixtiraama oo meesha is kaga orda 🏃♀️😭😭🤣🤣🤣🤣🤣
Usheeg bal aqwaan 😂😂😢
Wa ruunta ku wa xanunsan xuf
inta xanunsan war xuf kudhaafa😂😂😂
NOLOSHODA KUNAXSANYIHIN❤AQWANEY
😂😂😂😂
Mashallah muuqaalka waa fidhiyaa ceyda short film waali ahna kusoo samee halkan hadii aad yartihiin xitaa dadka meeesha jooga kusoo darso mid caajiba ayuu noqonaa inshallah 😍
Dalxiis wacan adiyo asaxabtada
Anaga dawasho wacan😅❤
M.asha Alaha amiro iyo ceda waligiin jira OO jooga Alaha idin xafido ilxun idinma aragto nacabku darbiyada hajiro walalahey❤❤❤❤❤ wan isla kin jeclahay
Goat of social media...❤the one and only king ceyda.....wallk keep going ceyda❤
Ceyda waxaa tahay nin aad & aad u dadaal badan bro keep going and never give up
wow kahadal malahan muqalkan maskax dagan ufikirtay hore usoco shaqsi kufanaa thy wll❤
Waan ku farxi lahaa hadii aad love isaari lahayd ❤❤❤
Mashallah amiir qurux iyo cayda waad ku mahadsan tahiin sida qurux badan aad u samayseen camping waan dream kayga waan samaynay inshallah waxaan jeclahay dalka soomaaliyeed qaastan kismaayo inshallah
Walhi kani jawi lama dhihi karo jawi and jawi lagama shekayn karo❤❤ team qabqab. Lee ka sheekayn kara❤❤❤❤
Mansh Allah team ceyda and amiira ❤🎉
That’s the really life wlhi waan uu xiise New York uu adeey 🌹🌹🌹🌹
Ayyy wlhi kan jawi wuu dhaafay mnsha allh qurux weye iyo meel dagan teeda kle mrkan muqalka arkay iyo riyadayda wxaan modayey in ceyda jcaylkiisii usheegtay amiira alla anaa war jecliyaa waar yaa ila mida😂😂
Allh anigaa kulamida qac iga yeedhay😂😂
😂😂😂😂 me
It's a wonderful place so amazing 🤩
Omg keep going pro❤guuldarada lamadhalanbo adi ❤
Mansha allh tabarakalaah ilahay haydin barakeyo dhamantiin wll wan idin wataa wan idin jeclay keep going ❤🎉❤wllky
Waxan oo kale ayaa samen kara hee Ceymir le samen kara caawa jawigu waxa kale waye wlh❤😢😢
maasha alaah ceyda waan.ku.faraxsanhay.jawigiin caawe waan.sugeena.kama.danbeesta i.sha.alaah.kuguulesta.hadaf.kiin.quruxda badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ceyda iyo amiira qurux m.a 🎉❤❤❤❤❤
M.a muqalka waa fadhiya cawa❤❤❤
Wiilka ugu talentisan team malesiya ceyda keep goin walalk
Ceyda wiil dadaal badn bathy m.a
Muqaalkan waa 💯 waa video Qurux badn m.a meshna aad bay u shidan tahy m.a❤ muuqalo badn oo sidn iyo si kadrn oo xiiso leh wan kaa sugyna I.a❤horey usoco my boy ❤ babi 2M ban kuu rajyna iyo kabdn I.a❤
Horay u soco wiilkena Cayda yare👑⭐️👏🏼
Habeen ka shidan maalinta wlhi waa meel qurxpon😅😮😊 WOW 👌 👏 😍 👍 🥰 ☺ ❤❤
There is only one king that king is ceyda keep forward my brother you and the queen
Ceyda yeah,koleyto iyo calaayatixaal iskadaa almiino yareey hadalka kaa foolxumeenaayaan wllkey talent boy ninka kaliya aan kutashano😊🙏
What a great day jawiga mashaallah dalxiiski ugu shidna ❤🎉😊
Wow waxan waa onther level
Keep going
Daad aan jecelahy amiira and cayad❤❤❤
Omg waxaan dalxiis wuudhafayy wllhi oh my dalxiis❤
maasha allaah ceyda anaaba maqsuuda.waxaan.rajeynayaah.waxaan.sugeeno oo ii. ah.farxad.i sha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
www king cayad and amiira qurux dad aan jecelahy inta nooshihiin sidaa isu garab istaag ❤❤❤❤❤
Ceyda cawa fidiyow an somali weliged ansameynin aya nososameysey waxan kuleyahay weliga jiro jog walal
Wawray kin ceyda iyo Amiro wanawalosin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wax walpa heesta saaran aa iga gadan😩💕ceymir wada jir ebedkiin🥀
Kana video udhafya magca halo bixiyo walhi calmka Naga barjaysena all ha ini sharfo
Mash all walhi best video waye ❤🦋
Walaaaahi waxaan soo xasuuustay somalia 🇸🇴 xiliga dooga ah markii magaalada buuqeeda lagabaxo meelaha miyiga ah loobaxo biyaha wabiyaasha baladi cunto lagu karsado dab caways ah lagu shito qurux I miss wlaaahi
M.a wllkena talent boy hore usoco taliye🎉🎉
Best best dalxiis 100/💯 jawi dagan aad u macan🥰🥰🥰 I enjoyed wlh thanks❤❤❤
King ceyda keep going zhp qaali waxaa thy ninka kaliya ee aan taageero❤❤
Masha allah Isha cadawga dhinac allah idinka mariyo caymirkeygiii❤
Waryaada ceyda iyo amiiro qurux jcly isku dheekta oo is guursada waba is jecshihiinee amiiro qurux abgaal dumaashidod noqo oo ilmo ii ek iska dhala dad comantiyada ka caytamo saakiin laqa🎉🎉🎉
wa iga qoslisay wlhi meeqa arin ka hadashay ilmo idin eg dheh oo abgaal ah😂
@@ifraahifka292 Maya qalbiyey ilmo ani ii ek oo walibo sideyda u gaban oo muufo tinaar jcl arimahaas ka badan ka hdl rby waa dalay😂
Dad an ogahy intay maseran bay halkan imadhayin sofiriya😂😂😂
Hasugi weyni lee adi 😂
💯💯😂😂
😂😂😂 maybe
On the way 😂😂😂
Ninkii lacag haystaba ha tago
Qalbi wanag kalsoni dacad ugu imow ceyda
انا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا وضااااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف اني طالبه من الله ثم منك لاتردني خايبه يا اخي احنا نساء ما نقدر نخرج نشتغل مثل الرجال ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بنقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الانسانيه اين الاخوه الايمانيه في قلوبكم'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''يعلم ربي وربك ماطلبت المساعده والمعونه الا من حال صعب وصروف قاسيه صاحب الايجار يطالبنا في ايجار منزله واحنا لانملك شيء اخي فاعل الخير مانقصرت صدقه من مال خفف عنا اللآم والاوجاع بقدر استطاعتك عندنا لمالك المنزل 75الف ريال يمني ايجار 3 اشهر واحنا نطلب لنا للقمه عيش من عند الجيران يعلم ماقلت الا الصدق والشي الي حاصل معنا من ارد يساعدني هذا رقمي واتساب967،735964727+كم اجرك عند ربنا لما تفرج همنا ربي يفرج همك انت لنا بعد ربي اخي فاعل الخير اوضاعنا صعبه بهذا الحال ماعاد لنا قدره نصبر اكثر صبرنا بمافيه الكفايه ®♡®✓`|٪=÷\>]] °]°\]♕}]°^ }] ]}> ÷]}> \٪}°^>]] °]>>} ^]} ♡:-) ✓♡♡®=}÷}🫥🥺😔:-)]:-)]\♡×>♡×>>♡+>+}=+♡+÷♡😢😢
Kɪɴɢ ᴄᴇʏᴅ ᴛᴀʟᴇɴᴛ ʙᴏʏ sʜɪʀᴋᴀᴅ ᴍᴀʜᴀ ᴇᴇ ᴡᴀ sʜᴀǫsᴇ ᴄᴇʏᴅᴀ❤🐐🔥
Waxaakufaraxsanhy inaa number one ahay omg🎉
Masha allah walahi video aad uqrux badan waye waa ku raaxaysty dawashadiisa keep goinh my bro❤
Ceyda😂io amiiro wey is ag fadhiisten😌qofka ku kalsonthy ka ag dhawww
Masha allh guuleysta dadkeygii❤❤❤❤❤❤
Alla mel qurux badan weyey runtiiii lkn hurdayo dabka ka dherow dheh yow gubanin hee ceydow🎉🎉🎉
Omg team qab qab cawada waa igawasheen 😍🔥🫂💋❤️
Cayda sameya heesta qofkee ku damto laxujeysanayo sameeya cawa❤
M.a jawiga jawiyda ladhaha waxan cml ❤❤💋❤💗
Wow, Michelle is beautiful.❤❤❤❤❤