QASA/ISRAAIIL + ERDOGAN/NETANYAHU + XUUTI + BIDEN/TRUMP + UKRAINE/RUSSIA+ K/KUURIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 104

  • @امناصر-ق9خ
    @امناصر-ق9خ 2 หลายเดือนก่อน +6

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر وليله حمد لله

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +2

    imaaraadka yahuud mareykan masar waa isku mid masiibo iyo burbur allah kurido aamiin illaahow ugargaar xamaas xuuti aamiin

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน

    Alaaha ayaa naga kaxeyey baydhan yuhuuda Alaaha jabiyo falastiin Alaahayow guul io gobanimo insha Alaah

  • @falisa576
    @falisa576 2 หลายเดือนก่อน +1

    Islaamka Allaha guuleeyo quwad
    Iyo Nasrina ha siiyo Amiin.
    Ilaahoow gaalo iyo inta raacsanba
    Jabi ilaahoow maraykan Iyo Yuhuudba
    Bur buri o garabkoda ka bax
    Yaa Allaah Amiiiin

  • @XamdiClrisaaq
    @XamdiClrisaaq 2 หลายเดือนก่อน +8

    Munaafaqiinta yuhuud iyo maraykan ilaahay ha jabiyo eebo ka qabo yaa rabi ilaahow falastiin u gargaar imaaraad ilaahay waxaan ka barinay inuu soo hadeeyo Allaahu Akbar Allahu Akbar🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪❤❤❤❤❤❤❤

    • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
      @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 หลายเดือนก่อน +5

      Illaahey waxaan kabaryey inu imaaraatka u burburiyo maamulkaa yuhuuda ah ee uae

    • @falisa576
      @falisa576 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin.ilaahoow burburi inta
      Yuhuud taageersan o dhan.
      Madaxda imaaraadka carabta dadku
      Islaam bay moodaan wa Yuhuud
      Is qarisa qamiisyada iyo cimaanadaha
      Madaxa so saartan bay ku hodeen
      Islaamka ilaahay hahabiyo gaalo iyo
      Inta raacsan

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Mumin497youtub
    @Mumin497youtub 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ey dharar ciyey weyan Emaratku una iska hadly

  • @JeylaaniCadowabiikar
    @JeylaaniCadowabiikar 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha akbar

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 2 หลายเดือนก่อน

    Maawliid waxan kugu jeclhy sanadka islamka sidad mar waliba ushegto Allaha ku sharfo

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf 2 หลายเดือนก่อน

    Wa kaaf iyo kala dheeri sxb mowlidow africa hada ayay gacmaha kula jiran xatooyadi oyo ku tagrri falls falisda moolah dadweeynah waxna ka mid ah ku weeyna somaliyeed

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 หลายเดือนก่อน

    Guusha Ay gaareen! Ma inay -
    Caruurta Xasuuuqeen !!

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 2 หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 2 หลายเดือนก่อน

    waa afarta dal ee dhibaatada ugu badan ki haya shacabka falastiin waana kuwa gacmaha u haya muqaawamada falastiin si yahuudu u xasuuqdo

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 2 หลายเดือนก่อน +2

    Emaaraadku waa boog kutaala dalalka islaamka qasana hubka lagu gumaadayo isagaa bixiya ❤❤❤

  • @CimranDigale
    @CimranDigale 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wararka Caawa Midba Midka Kale Ka Sii Wacan

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 2 หลายเดือนก่อน

    Emaradka carabtu waa gacanta midig ee israaiil
    Waana diinlaawayaal qiyaanay diintoda dadkoda iyo dhaqankooda

  • @ConfusedNorthernLights-dr9wo
    @ConfusedNorthernLights-dr9wo 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @aminamoussa1173
    @aminamoussa1173 2 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleysta.

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 หลายเดือนก่อน +1

    allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please falistin please 🙏

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Su'aale horta Xamaas ma laga adkaaday marka hore, Immaaraadku waa Dal ay maalgashadeen Sahyuuniyada Caalamiga ah.

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa shucuubta Africa sida ay iyagu isu duleeyeen sababtu

  • @caashamuminmumin6372
    @caashamuminmumin6372 2 หลายเดือนก่อน +1

    This true gaze the not need any people Arabe.

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 2 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Gaza faraha haka qaado emaaraadku hadaba uma hiilinaayo sowmaha😢

  • @CabdiGeelle-pf6mf
    @CabdiGeelle-pf6mf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maya maya maya maya maya yaaa muslimiin imaarad muslim sax ah maaha hadii ciidan imaarat yimaado Abuu dubay waa in dhulka ladhigo naf iyo maalba bada halagudaro imaaradku muslimka waaka baxa waa Ey u adeega yuhuud & reer galbed

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 2 หลายเดือนก่อน

    🎉Nooooooooooooooooo Wada Halad

  • @MustalifoMuqtaar
    @MustalifoMuqtaar 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad.sanid

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 2 หลายเดือนก่อน +1

    Imaradka waa jahuud Maraykanka ayaa hoos ka, wada dabdhilifiinta.

  • @CabeyCade-nd2sf
    @CabeyCade-nd2sf 2 หลายเดือนก่อน

    War mahaad haisaa

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa.layaab.qaramada.midoobe.hal.qof.oo.israail.o.kudhintay.talaabid.ayaa.laga.fadhinsanya.Gazza.halmalin.ayaa.500.Kuntay.waa.layaab

  • @CimranDigale
    @CimranDigale 2 หลายเดือนก่อน +4

    ALLAAHU AKBAR

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 2 หลายเดือนก่อน +1

    QORIGA ALYAASIIN ADUUNKA OODHAN AYABA CABSI KAQABO CIIDAN KASTO SO KALO FALASTIIN QORIGA ALYAASIN AYA LAGU DUBAA IINSHA ALLAH 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc.mawliid. xaaji.iyo.qumanaha.Caawa.HBN

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yemen ayeey ku fashilmeen! Ciidan kale oo carbeed oo soo raaci karaayi ma jirto marka laga reebo daalimka Sisi! Markaa meesha awoodii bariga dhexe lagu dubtay! Umalayn maayo inay 2beri joogi karaan reero casaiir iyo mukayf.

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaahuu waxaan .leenahay madaxda islaamka fadlan ha iska aamuseen waayo waxeey yihiin madaxda islaamku yuhuud iyo mareykan weey ogaadeen

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Iran Allaha guuleeyo, wahaabigana Allaha jebiyo.

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 2 หลายเดือนก่อน

    Marwada koowaad ee soomaaliya baa saacad hadiyad ah lagu haystaa goormaa maqleynaa. 😅😅😅😅 naga aamus kun boosaa kuu maqanee dhihi leheed 😅😅😅😅😅😅

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 หลายเดือนก่อน +1

    Turkiga oo qarsanwaayey in ciidankiisu Israel u dagaalamayaan.

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xoornimada falaastin maxsy oga hadli wayen
    Faaastin goobanimo u bahantahy ee Uma bahna ciidan cabeed oo difaca yahuuuuuuuda

  • @RodaFarah-q6d
    @RodaFarah-q6d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Biden cuqubada reer Qaza ayaa ka soo baxday

  • @khadroaliindhayare9820
    @khadroaliindhayare9820 2 หลายเดือนก่อน

    Matalaan haynaa xassanba madaxwayne oo ehe

  • @MohammedOmar-tc8zi
    @MohammedOmar-tc8zi 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiiq xaaskiisa halatuso dacwadaan si aay ugutusaalo qaadato

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 หลายเดือนก่อน

    Naagtaas boorso hadiyad ah loo haaysto,waxaay natusaay waxa somaali ka dhacaa,xasan sheekh

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxda Africa waa musuq midhan South Korea ku dayasho ayey mudan yihin boorso in lagu haysto marwada madaxwaynaha Koonfur Korea

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

    • @baastoowali5038
      @baastoowali5038 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hhhhh😂
      Kula mid ayaan ahaa wll

  • @AbdirahmanAbdikheirHussein
    @AbdirahmanAbdikheirHussein 2 หลายเดือนก่อน

    Illahey munaafiiqeen jibiy

  • @fahimamohamedosman
    @fahimamohamedosman 2 หลายเดือนก่อน

    قد
    Leaking siyaad bare hanti kamaqaadan soomaali

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guryihii dadka ayaa madaxda xoog ku heysata? Maxaa boorso eh?

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 2 หลายเดือนก่อน

    Sucuudiga ,masar iyo Dubai waa caruurtoi yuhuuda waana cadawga islaamka iyo falastiin halal dagaalamo yuhuuda muuqata iyo yuhuuda qarsoonba

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน

    Imaradka Alyaasin ayaa looga shaqenaya ee yuhuuda ha ka baxan

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 หลายเดือนก่อน

    Erdogan af ayu haya
    Emarat wa munaafiq cadow gargaar ah

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb fakarkeyga waxa waaye dastuurkeena ma ku qoran yahay madaxweynaha limit lcagtuu xadi karo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Imaaraad oo ah dadka dunida ugu tiro iyo Tayo xun ayaa raba in ay iska dhigaan dad jira oo saamayn leh lkn.waa cadawga koowaad ee islaamka waayo waa basasiin reer galbeed iyo yuhuuda waana islaam.diid

  • @XassanMaxamedxasan-e4s
    @XassanMaxamedxasan-e4s 2 หลายเดือนก่อน

    ASC IMARAD MA IS WEYDISAY CIIDAN MALEEYAHAY JAWABTU WAA MAYA FAKARKEYGA

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน

    Maser imaraad sacudiga qadar jordan wa dalaaliin waxeyna u shaqeyan mareykan haddii la rabo in lageyo ciidamo turkiya keliya aya ku filan ha la geyo an u shaqeyn mareykan

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 2 หลายเดือนก่อน

    Muxuu uga hadlayaa gole kusheegu gaalada joogtee waxa muslinka lagu sheegaayo oo lajoogana waa mus tadcafiin oo waxba ma oranlaraane

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 2 หลายเดือนก่อน

    Yaaa iqaabi dee cadawga ooaduunka jooga

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 หลายเดือนก่อน

    Kamala Harris waa gayb kamida sabata Joe Biden loo casilay, xaataa hadii uu guulasto waa hubaal 4 sano Madhamaun karo, USA haweeny intay. xukumi laha iscasil waab kaadhka lagu ganciyay Odayga
    😊

  • @Hassanyussuf26Abdi
    @Hassanyussuf26Abdi 2 หลายเดือนก่อน

    Cawa wad nagudahisen warka

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 หลายเดือนก่อน

    Golaha Ammaanka wax la yiraahdo maba jiraan, Qaramada Mudoobay sidoo kale, sababtoo ah waa mid hal dhinac taageera awoodna uu ku leeyahay

  • @TubeNajiib
    @TubeNajiib 2 หลายเดือนก่อน

    Taraam haduu soo baxo odaygan bidhin ah wuu xidhi doona intuu danbiyo usameeyo

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 2 หลายเดือนก่อน

    Ruwaayadii ayuu bilaabay ahayd waan laynayaa shacabka falastiin ee shirkii beenbeenta ahaa ee xabad joojinta hala bilaabo ??

  • @AliMuse-y7y
    @AliMuse-y7y 2 หลายเดือนก่อน

    Golaha amaanka baaqa kasoobaxay ee ku aadan dukhaynta jimcii ay dukhasay xuutiyiintu talaabiid WAA mid dhinac kawaran markii biritan iyo maraykanku dukhaynta yeen yaman maxay baaqa usoo saariwaayeen ma caruurbaa golaha amaanka

  • @Cabdullaahiali
    @Cabdullaahiali 2 หลายเดือนก่อน

    Urdugaan nooloow yahuudana alaha jabiyo

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 2 หลายเดือนก่อน

    waa yaab boorso lohayast xaaska madaxwaynaha marka waxay xujo cad kutahay madaxda africa

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 2 หลายเดือนก่อน

    Iskutaga.Emaaraadka.carabta.iyo.masar.far.Ayaa.ku.godan.falastiin.u.ma.baahno.ciidan.waxay.u.bahantahay.is.garabtag.dhabha

  • @abdiwahidomar1664
    @abdiwahidomar1664 2 หลายเดือนก่อน

    Wlh Ani waxan layabay Mar aan tagay Nairobi oo aan rag asxaab ah wada qaxwaynaynay yaa laysku soo qaday madaxda soomalida oo hotelo iyo guryo badan ku leh halkaa mid walbo oo ah ama soo maray madax kolka baa ku dhahay oo hadii hanti da wadanka ay soo dhaceen maxay laba Mar qasaro u bidayan wadanka oo may walbo xamar ka dhistaan dabaqyada 😂😂😂

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 2 หลายเดือนก่อน

    Kow kow ii wad Sheekada Labada Doofar ee Madaxweyne Abesada Yar Iyo Midda Weyn Teebaa Sunbadan👋❓❓

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuudi balan ma leh waa la yaqaan anigu waan ka cidhib tiri dunida yuhuuda hadii aan leehay awood waayo waa cancer

  • @Hassanyussuf26Abdi
    @Hassanyussuf26Abdi 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Naziito
    @Naziito 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidan Arab ah falastin ma’iman karo misha waxaa joogta Hamas

  • @Qani_boy
    @Qani_boy 2 หลายเดือนก่อน

    Cidamo.shishiye.maqbalayno.imarad.wayahud.imarad.hubkisa.ayalagulayay.felastin.iyadu.hayskutashato.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน

    Ma aygii basaaskii dabadhifkiisa imaaraadkaa Ina sheekh zaayed yuhuudii reer binuqurayda waa in sidii salmaan rushdi looga qariyo aragiisa dunida islaamka waayo waa laba qaad gumaysi kalkaal ay

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 2 หลายเดือนก่อน

    waxaan aaminsanahay sida taraam yiri in uu baden ka adag yahay marka loo fiiriyo tartanka doorashada

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mhdsnidiin

  • @ChahebElmidalieh
    @ChahebElmidalieh 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii boorisoo laysku haystoo caalamkaa maxkamadee laguxiisaabin karaa afrikaa waa yaabee salaan Sare saxib

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxda.somalida.hala.baaro

  • @Calicabdilaah-qe4di
    @Calicabdilaah-qe4di 2 หลายเดือนก่อน

    war ninyow anga wax nadhameyey mid layidha muuse handarba

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 2 หลายเดือนก่อน

    Danahooda ayey u socdaan waajo argagax baa ku dhacay
    Sababtoo ah dagaalka Xamaas & gumaysiga Israa'iil ayaa waji kale yeeshay. Yuhuuddii baa ka cararaya ka qaxaya israiil. Waajo
    khatarta dagaalka nukliyeerka waa lama huraan

  • @adamenow9947
    @adamenow9947 2 หลายเดือนก่อน

    Netanyahu mareykanka hadu aado madama gudaha Israel uu ka baqanayo in la maxkamadeeyo magangalyo in Israel soo daba kaceen uu helay

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣YAHUU TARIIKHDA MAREYKANKA WALIGEED MA' DHICIN IN NAAG AY MADAXWEYNE NOQOTO...UNA MA'LEYN MAAYO INEY DHICI DOONTO...

  • @MaxamedjamacmaxamedGalayr
    @MaxamedjamacmaxamedGalayr 2 หลายเดือนก่อน

    Hadal waxba mataro ee ordagaan waainuu dagaalka sogalaa ama hubka lobahan yahay keenaa
    Hadiikale naac waxba matarto wana mid fulaynimo muujinaysa qodbadaha iska hadalkaa

  • @HousseinAboubaker-pw4ff
    @HousseinAboubaker-pw4ff 2 หลายเดือนก่อน

    Halkaas isla xisabtan baa yaala afrikana waa ku xaar oo ka tag

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    Cadaalad.la.aanta.aduunka.kajirta.ayey.
    Cadeyn.u.tahay.inuu.10bilood..Qasa.lagaraacaayey.kama.hadlo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    ERDOGAN MUXUU KA HADLAYAA? MUU iska AAMUSO QOFKU????

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw 2 หลายเดือนก่อน

    Hadlka Wu jeedin rabo waxkale mahan wa carurti rer falastin wa Layayay le weyo

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 หลายเดือนก่อน

    Imaaraadka iyo Israël maxay isu dhaamaan reer falastiin waa isku mid waana in loola dagaalamaa si ka daran kuwa Israël

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah 2 หลายเดือนก่อน

    Waa been abuur iyo ilmereyso 😂 diyaarada ayuu ka baqay😂

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Bal nagta ila arka muuqeeda wa yahuudiyadii oon biyo ismarin

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v 2 หลายเดือนก่อน

    Dream of hamid karsay can't work in gaza..
    Emirates can't play in front of black copra..just dreaming

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa fiican inaan yaqiinsanno muslin naceybka yuhuud iyo nasaari ku heshiiyeen.

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 2 หลายเดือนก่อน

    Xamaas waa inay ka baxdaa meesha si dalwad sharci ah oo la aqoonsan yahay loogu dhiso falastiin, xamaas doorkoodi dagaalka way qateen

  • @Qani_boy
    @Qani_boy 2 หลายเดือนก่อน

    Away.cadalade.dunedu.away.cadalade.isral.majirto.cadalade.way.hayadihe.ma.isail.ayalahad.haydihe.calamka.way.hayadaHa.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida wahaabiga ayaa sixray.

  • @Qani_boy
    @Qani_boy 2 หลายเดือนก่อน

    Iimarad.muunaafaq.1.wa.imarad.xamas.ayaale.mamulka..qaasa.wagul.qasagul.isril.uubad.layso.hawenlayso.israil.wayel.layou.

  • @Mumin497youtub
    @Mumin497youtub 2 หลายเดือนก่อน

    Dal boob maha dadkan ee way u shaqeyaaan dalka iyo dadkoodaba kuwan African wey ka shaqeystan dalkooda

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 หลายเดือนก่อน

    👎👎👎LABADA WADAN EE ☪️ 🕋 🕌 ISLAMKA ISKU SHEEGO OO ISLAMKA DHABARKA KA TOOGTO WA EMARATE- KA CARABTA IYO SACUUDIGA..ALLAHA JABIYO LABADAS WADAN ISLAMKA ALLAHA KA QABTO..INSHA ALLAH

  • @faysalabdallah989
    @faysalabdallah989 2 หลายเดือนก่อน

    Erdogan waa beenaale booto badan