Masha Allah Illahay ha idin xafido dhamaantiinSh/Umal. Maanta waan aragnay kuwa badan oo gaalo iska gadayo oo umalaynayo in ilbax lagu noqonayo.Illahay ha naga qabto ,diintaan Illahay baa ilalsanayo ee ayaga ayaa is duleeyay haday wax yar oo aduunya ku gaday.
ninkan buuga qoray wuuba cadeeystey gaalnimadaas weyn oo waaba cadeeyey sheekha hal hal ayuu u dul istaagey buugan xun ma aqrin lk intaas ayaa nagu filan sheeqeyna inooga digay .waayaabney somaalidi qabiil ayaa lagu dhameeyey hada ma diintii ayaa lagala soo galay oo ninkan waaba noola soo diray waa nin kugu af ah si fudud ayuu u diinta uga badali karaa umada som aan wax baran ama diinta aqoon dheer ka laheen ilaahow inoo dhaaf shekha iyo walaalaha soo diyaariyey
Mashaa Allah ilahay sheekhena cimrigisa iyo cilmigisa haino barakeyo. Gaalkan buugan qorayna rabi kaansar hakurido
1-aad ayaan kasoo bilaabay hadana waa qeybtii 4-aad, wax badan ayaan faa'iday sheekha Allaha inoo xafido cimrigiisana Allaha barakeeyo amiin.
Sheekh Umul waxaan ku jeclahay difaacidda Diinteena Islaamka Masha'Allah.
Masha Allah Illahay ha idin xafido dhamaantiinSh/Umal. Maanta waan aragnay kuwa badan oo gaalo iska gadayo oo umalaynayo in ilbax lagu noqonayo.Illahay ha naga qabto ,diintaan Illahay baa ilalsanayo ee ayaga ayaa is duleeyay haday wax yar oo aduunya ku gaday.
AstagfurAllah yaa Rabb protect our eeman. JazaakAllah khairan shiekh.
ما شاء الله تبارك الله الشيخ الفاضل الله يجزيك الخير ويكثر أمثالك
ILAAHOW SHEKH UMAL CIMRI DHER IYO CAFIMAAD IYO CIBAADO WANAGSAN ALLOW INOO SII.
i love culimada somaliyeed Allah dartiis wlhu
Qeybti Afaraad ayaan daawanayaa,
HADII AAD DOONEYSAAN MUXADAROOYINKA
SILSILADA AHI INAAD SIFIICAN U-FAHMATAAN , KASOO QABSADA QEYBTA 1AAD...
AAT ugaas heso sil siladaa leeba kugu tirinayay ileen culumadana waad dhageysataa😀😀
@@qeysarsenal2701 😢🎉🎉😢😢😅😊
❤
qeybta 4aad ayaba ugu dambi badan ,,,.,ka daroo dibi dal ,,,INAALILAAH WAINAAILAAHI RAAJICUNN,.,.,.,qoraaga iyo buugisa gaal nimo badanaa ,,.,,,., ninku xaguu jogaaaaaaaa?
MAXMUUEDQARAYAREMAXMUUED 12
sheekheena ilahey ha inoo xifdiyo kuwa buugaan soo qorayna ishooda ilahey haka badbaadiyo yey sheekha naga cayuumine u duceeya ninkaan balaaye umada inuu lumiyo rabo wuu qarwayaa umada culimo damiir lahoo damqaneysa hadi dinta lagu xad gudbo iney leeyihiin ma ogaba wuu iska maahsanyahay wuxuu rabow iskasoo xariiqa malaha can naqow isdhahayaa
OMAR Sharif is that the same one
OMAR,
IS
Ukrainian

IS,