FARMAAJO OO KA HADLAY QARAXA SOMALILAND IYO PUNTLAND SIRO KAR XAQIIQADU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 246

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal 9 หลายเดือนก่อน +23

    Somaliland guul iyo gomanimo ciidanka qarankq somaliland 💚 🤍 ❤️

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 9 หลายเดือนก่อน +11

    ilaahaay.wixii soomaaliland dhibaato.kuwada ilaahaay iyaga.haku.celiyo aamiin aamiin aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 9 หลายเดือนก่อน +4

    Reer Sheekh Isxaaq maihi Lakiin waan fiirsada

  • @abdinajibmwalimu4387
    @abdinajibmwalimu4387 9 หลายเดือนก่อน +8

    Tolkey isaaq dagodia from Uganda 🖐️

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 9 หลายเดือนก่อน +17

    Waridaad geesi caqli badan oo aan la hoos Mari karin ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉warkaagaas baa Xaqiiq ah❤

  • @عبدالرحمنبنموسى-م1غ
    @عبدالرحمنبنموسى-م1غ 9 หลายเดือนก่อน +3

    Geesi qaran ❤❤❤❤ waridaad tv guul iyo gobanimo

  • @AyanJamaa-ci1vo
    @AyanJamaa-ci1vo 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wa xaqiiq waridaadtv geesiqaran ❤❤❤❤❤Somaliland Guul Geesi isaaq Thanks Somaliland Somaliland Guul Geesi ❤❤❤❤❤❤

  • @عبدالرحمنبنموسى-م1غ
    @عبدالرحمنبنموسى-م1غ 9 หลายเดือนก่อน +4

    My big brother keep going Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤💪💪💪💪

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 9 หลายเดือนก่อน +14

    Allah caqliga ha ku dayo waridaad

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 9 หลายเดือนก่อน +14

    Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
    geeeeeeeis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁. S N M 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 geeeeeeeis 💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Deqa-oy6yn
    @Deqa-oy6yn 9 หลายเดือนก่อน +20

    Ilaahay waridaad hanoo kaadaayo

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 9 หลายเดือนก่อน +9

    Allaw naga qabo shar kooda Amiin

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 9 หลายเดือนก่อน +5

    Allow dhowr JAMUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND 💚🤍❤️

  • @Hooda36
    @Hooda36 9 หลายเดือนก่อน +21

    Waridaadtv comedy❤ geesiqaran thank you❤ for sharing your❤ precious time with us Allah haku xiftiyo we love you 😍 Somaliland hawaarto guulaaysta SSB💚 🤍 ❤️

    • @sulekhaahmed7656
      @sulekhaahmed7656 9 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @khalidabdalla3112
      @khalidabdalla3112 9 หลายเดือนก่อน +2

      Geeesi Geeeesi dhalay..... We appreciate you walahi

  • @عبدالرحمنبنموسى-م1غ
    @عبدالرحمنبنموسى-م1غ 9 หลายเดือนก่อน +4

    Horaan ku idhi wll qli maskaxda isaaq ayaadtahay mel anay isaaqu wax ka arkin ayaad waxka aragtaa allaaah hanookaadaayo amiin amiin amiin from habar awal to ciise muuse❤❤❤

  • @عبدالرحمنبنموسى-م1غ
    @عبدالرحمنبنموسى-م1غ 9 หลายเดือนก่อน +2

    Guul Somaliland guul Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 9 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland ilahay aya ilaashanya hore aya ayay somali uu xasuuqday. Lkn alle aya uu gargaaray mantana dadkii laha aya ilaashanaya alxmd guul iyo gobanimo incha alh Somaliland 💚🤍❤️❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 9 หลายเดือนก่อน +12

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🩸🩸🩸🩸🩸🩸 Somaliland 💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪 guuu lyo gobanlmo 💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @MmmI-pt7yd
    @MmmI-pt7yd 9 หลายเดือนก่อน +6

    Somaliland'ta iskuduubanee mukhtarroobow ka hdlayey tan imika mha ee waatii jirtay intan wadani xisbiga noqon hda qaraxbad sheegte nuclear hdii layidhahdo somaliland halagu dhufto qaar udhashayo odhnaya anigaa kudhufanayee madaxweyne mka noqonayna burburkas dabadii ayaa joogo imika😢

  • @abdikaniahmed3961
    @abdikaniahmed3961 9 หลายเดือนก่อน +17

    Darood cadaawada ay Isaaq u qabaan ma yara lakin waxba nagama qaadayaan hub iyo ciidan ba waanu buuxnaaa Alxamdulilah

    • @ismailabdi6248
      @ismailabdi6248 9 หลายเดือนก่อน +4

      Badhya culus beenta kama xishoto😂😂😂

    • @kamaalahmed5706
      @kamaalahmed5706 9 หลายเดือนก่อน +1

      Cid cadaawad kuu qabto ama ku daneyneyso ma jirto, masaakiin maato ah oo cuqdad iyo cabsi ka buuxdo ayaa wada tihiin wlhi billahi tallahi 💯

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@kamaalahmed5706cuqdad wxa qaba ninka banaan lasoo taagaan dakadaan qarxinayaa cabsina hadaan cid ka bawayo adoo dhul bad iyo kirba haysta ayaan xabad kula galay

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 9 หลายเดือนก่อน +5

      @@kamaalahmed5706 walahi cida ay cuqdada izaaq biyo dhigtay waa idinka ee xitaa sheekhyadii somali kala qaadaya 😂😂 lkn izaaq waa idin fahansanyahy mana qaldi kartaan sida somalida kale aad u qaladaan 😂 walow hada laydin fahmay 😂

    • @anzilducaale6911
      @anzilducaale6911 9 หลายเดือนก่อน +2

      Dadkeenu a shaashadahey la soo fadhiisanayan Darood aya i xiga darood kugu faanaya arkimeysid halka kuwenu darod ku digri aya😂

  • @fadumoissa532
    @fadumoissa532 9 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliland baa loo jeeday 2 labada malyan ee larabay in ladilaana reer Somaliland bay ahad isirmaqabe allah baa u sahana alxamdulilaah illahay baa naga badbaadiyey reer Somalilandnoow cadowgiina fahma

  • @rtuqsiile7836
    @rtuqsiile7836 9 หลายเดือนก่อน +10

    Sheeko Waa dignin ku socota somaliland

  • @kenzaosman377
    @kenzaosman377 9 หลายเดือนก่อน +3

    💯 waan fahan sanahay, absolutely we understand yaa majerteniya 😅

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mayaa mayaa waraadad aar mahaa waxa u dhimamaaya faysal bodan ee waa formajo, garaadadaa oo dhan, ffirdiye,farax macaalin iyo qaar kaloo badan Runtii .
    ALAAHU AKBAR WAA FATAXAH NASSAR BI IDNI LAAHI KARIIM .
    INSHALLAH GUUL ❤❤❤❤ ❤❤ ❤SOMALILAND ❤❤❤

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 9 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuul iyo Gobonimo Waridaad T.V ❤❤❤

  • @samiiraomarmuze5365
    @samiiraomarmuze5365 9 หลายเดือนก่อน +13

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐧𝐝❤

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 9 หลายเดือนก่อน +19

    ربي يحفظك من كل شر يا وطني ❤❤❤

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 9 หลายเดือนก่อน +1

      آمين يا الله 🤲🤲🤲

    • @lemiismaelalin5584
      @lemiismaelalin5584 9 หลายเดือนก่อน

      امين يارب

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 9 หลายเดือนก่อน

      Ameen

    • @sabahgoth1081
      @sabahgoth1081 9 หลายเดือนก่อน

      اللهم امين

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 9 หลายเดือนก่อน +1

    LONG LIVE THE REPUBLIC OF SOMALILAND

  • @mohamedfamily-td1pb
    @mohamedfamily-td1pb 9 หลายเดือนก่อน +6

    WARIDAAD TV waa RUNT geesi reer sool Somalilandrys guleso 💚💛❤👍🏼👍🏼👍🏼😁✋

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman4153 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waridadtv waa qaran luga leh❤❤❤❤

  • @YassinAmigoAhmed
    @YassinAmigoAhmed 9 หลายเดือนก่อน +3

    I'm following from chapter 1and this 2 remaining 3rd and 4th 😅😅😅

  • @NadiaTiti-or2cc
    @NadiaTiti-or2cc 9 หลายเดือนก่อน +1

    My teacher politic waridaad

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 9 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤

  • @ShamisMuxumed
    @ShamisMuxumed 9 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliland guul soomaaliland guul

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 9 หลายเดือนก่อน +5

    Biyo way gororaano meel godan bay isugu yimaadan warku waa uun somalilnd baa loo socday lkn hadalka kale wuu ku qarinaya illahay subxanoo watacaala waxba kama qarsoona halkay ku tashanayeen illahay kamu maqnayin dhibkay inala donayaan illahay haku koobo inshaallah

  • @BacadleXirsi-cx2mu
    @BacadleXirsi-cx2mu 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sax sidaasi laakiin magaran karaan dadka badankii

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtaa walaal

  • @mahamedb4505
    @mahamedb4505 9 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂waridaad tv thanks you my brother

  • @ashaosman3000
    @ashaosman3000 9 หลายเดือนก่อน +1

    You are right ❤

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 9 หลายเดือนก่อน +1

    Majeedheen faaruq

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 9 หลายเดือนก่อน +3

    Niyaw sheekadan waxaan kala soo dhex baxay dadkii suuqyada Somalida gubayay ciidamada qaar loo carbiyay inay gubaan hala waydiiyo

  • @anababyan5422
    @anababyan5422 9 หลายเดือนก่อน +3

    Geesi qaran❤❤❤

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dee waye maqli wayeey 2 gobull

  • @AbdullahiMohamud-m9e
    @AbdullahiMohamud-m9e 9 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂😂😂waridaad legend shaxda fahmay

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 9 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland allow dhawr ❤❤❤❤

  • @aadanomar0902
    @aadanomar0902 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay xiqdigiinna idinka ha idinku celiyo ,annagana hannaga najeeyo.

  • @ilkacaseahmed7501
    @ilkacaseahmed7501 9 หลายเดือนก่อน

    Isaaqow guulesta abtiyaal cadawgiina aya badan gulesta from hawiye

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad

  • @MowliidCasoowe
    @MowliidCasoowe 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ok

  • @XaawaCabdi-r6v
    @XaawaCabdi-r6v 9 หลายเดือนก่อน +1

    Runta usheeeeg geeeeeesi qaran waridaaaad tv

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ waa saaxa

  • @ayanemohamedahmed7934
    @ayanemohamedahmed7934 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤guul somaliland

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa sax ta Somaliand oo keliya weeye inla burburiyo ayaa mishin ku ahaa dekedda ayaa lagu socday xagga bada waa ka le xaqa bada ayuu ka soo gelilahaa waa sidaa putland iyo jupland kuma jiraan sheekada.

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 9 หลายเดือนก่อน +3

    Farmajo wuxuu rabay in somali oo dhan ugumaysto!

  • @MariamHassanomar-ql8ho
    @MariamHassanomar-ql8ho 9 หลายเดือนก่อน +3

    walahi waxa tahay nin wax garad eh waa runtii wll hrgeso iyo muqdisho lkn wax samenaye sida waxey ahayen daarod

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 9 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobanimo

  • @Maandhis_Maaweelo
    @Maandhis_Maaweelo 9 หลายเดือนก่อน +1

    Markaan waan ku aqoonsannaye maad caadi iska dhigtid oo toos usoo fariisitid... libaax labo ma ahee....

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 9 หลายเดือนก่อน +2

    horta ma xoolad tahay inder war dadku haday ka helaan mawducad ka hadlayso Ee sher tan Aad nagu warerisay ka dhac

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 9 หลายเดือนก่อน +4

    Faqaasha 😈😈🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽😭😭😭😭😭

  • @lixkaroonmahamood3544
    @lixkaroonmahamood3544 9 หลายเดือนก่อน +1

    Barigaad jir oo joog ❤geesi

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 9 หลายเดือนก่อน +2

    Cadaw Somaliland ilaa halkasi ayuu inuu maclaa badaha Somaliland qarxiyo dee😂

  • @seed3966
    @seed3966 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk 😮xaaji shaarub hal kalmad oo run ah kumajirto yaan u arka qoowmulud naloo tabobarey labo milyan oo haladilo cajib sadex degadood qarxiya ma waxaa baanu idin ka dhegeysanaa runtii waa umad shidaal kale lagu shubay weriye iyo ka hadlaaya waa labo isma dhaanto ah uf 😮😮

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 9 หลายเดือนก่อน +1

    isagaa Butland Ah Ninkan Hadalkiisa Ayaa laga Gartaa Ninkan Waa Majeerteen

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xarmaajo cadowbuu ahaa

  • @Siciid22
    @Siciid22 9 หลายเดือนก่อน +6

    Waa faqsha

    • @Void-69420
      @Void-69420 9 หลายเดือนก่อน +1

      War heedhe dadka daaroodka ladhaho waa mucjiso socota dad baywaxay ku qufuleen 40 sano ka hor wax ladheho faqash
      Markaasaa caruurtii hadalka waxay hadaaq baranayaan faqash waxaan leeyahay free dadka soomaaliyeed accept daarood

    • @Siciid22
      @Siciid22 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Void-69420ma ka nixin magacaan kuu bixiyay faqash waa magacaga dhabta dilaac

  • @roodajaamac-ke4xj
    @roodajaamac-ke4xj 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @muslim1692
    @muslim1692 9 หลายเดือนก่อน +4

    waa La soo Dhigay🤣part two

  • @barkhadshiikh7021
    @barkhadshiikh7021 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wasnu fahan sanahay

  • @nimcaannani3886
    @nimcaannani3886 9 หลายเดือนก่อน

    Ficilka iyo dhiiGa Caqli ba ku RaaCa wlhi caqli alle ha ku bareekyoH

  • @AsmaAbdi-e9m
    @AsmaAbdi-e9m 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 9 หลายเดือนก่อน +2

    🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😂😂😂😂

  • @MustafeAbiib-w8b
    @MustafeAbiib-w8b 9 หลายเดือนก่อน +2

    Isagu.waa.majeerteen.markaa.xagee.loowaayay.badhilaan.isagaaba.ah

  • @ibrochannel1722
    @ibrochannel1722 9 หลายเดือนก่อน

    waa runta❤

  • @AbshirCabdiraxmaan-r2y
    @AbshirCabdiraxmaan-r2y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy sxp waad ku dag dahtay sxp fahan oo ufiirso sxp oo qaybta labaad soo dhagayso

  • @RashidWabari
    @RashidWabari 9 หลายเดือนก่อน +5

    Cayda iska daa oo si caqli ah u furfur arimaha .

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 9 หลายเดือนก่อน

      Kolkay Somaliland caayayaan ma ku dhibtaa??? U malayn maayo

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb Runtii Ninka Waxa lagu Gartaa inuu Maneerteen Yahay Nacaybka Weyn Uu Necebyahay Farmaank iyo Mareexaan

  • @queency7943
    @queency7943 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walee dad aan ogtahay ayaa borogoraamkaas gacmaha kula jiray illahay idiin kama tago

  • @husseinismail9071
    @husseinismail9071 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka somaliland wa dhulbahante

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 9 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo waxa tarbiyadeeyey oo wax baray Siyaad Barre , dhaqankiisi ayaa ka muuqda.waana wada noocaa kii madax noqda oo reerkaasiba.

  • @MohamedMohamed-kj6rv
    @MohamedMohamed-kj6rv 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤Waaridad

  • @Adam55519
    @Adam55519 9 หลายเดือนก่อน

    Gull somaliland

  • @Caalamitv1
    @Caalamitv1 9 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb Adna Waad Garatay inuu Maneerteen Yahay

  • @kismayo612
    @kismayo612 9 หลายเดือนก่อน +1

    Midkale kutusalo qaado 600 ka maxabista ah yabixiye isla nacaladina bixisen

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 9 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer waxba ma ogid wlhi waa Xaqiiq arinkaasi

  • @muctaadmohamed8079
    @muctaadmohamed8079 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa yaab

  • @xaabzadeofficialchannel9083
    @xaabzadeofficialchannel9083 9 หลายเดือนก่อน +1

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @DrCabdiqani
    @DrCabdiqani 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ 08:35. ❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @anzilducaale6911
    @anzilducaale6911 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waridaadow qaybtii 2aadway ku jirta hanoolato ka soo daawo😂

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 9 หลายเดือนก่อน +3

    Halyey qaran aya tahay

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 9 หลายเดือนก่อน +1

    waa ruunta wallahi lakiin wax badan buu ino sheegay oo ah halis taasina wata aynu uu bahanahay in dadka wax magaratada ah ay fahmaan dalkoodq xaga lagu wado

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 9 หลายเดือนก่อน +1

    hawl ba socota

  • @عبدالرحمنداروت
    @عبدالرحمنداروت 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa beentii ugu waynad😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk😅😅😅

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Farmsjo jubba land iyo butland madaxdoda way i hayen

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤libaax

  • @DrCabdiqani
    @DrCabdiqani 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ 08:35. ❤❤❤❤❤

  • @DanzelMoon
    @DanzelMoon 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kani waaba baaniyaal dhidar asal ah madaxa dhoorba u sudhan, fulaynimada idoor xumaa 😿 monkey

  • @XasanXuseen-l5w
    @XasanXuseen-l5w 9 หลายเดือนก่อน

    Saaxiib mujaahid intaanad faallo Ka bixin qaybta labaad ee khaniisiintu ku jirto iyo qaybta saddexaadba dhageyso jooji faalada hordhaca ah

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sarkhan walba wuu iska hadlaa
    Miyaad iska Rumaysanaysaa?