Lkn ustad tusalaha tobanka ad so qadate party one u ahaa party two marka bilwo so number cusub kuma bilawi karo halka 10 ay ehed an 11 kasi wadi laha reply pls ❤🙏
Ustaad marka hore aad baad umahadsanthay, Marka xigta waxaan su'aal kaa weydiina, Qeybta Circle-ka ama (Gooba galiska) Hadii xarf uu laba mar soo laabto, xarafkaas mid kamida ah uu saxanyahay, Xalka muxuu noqon-karaa ? Tusaale: a, b, b, c, Uuna saxanyahay mid kamida xarafka b.
Ustaad Aadaa u mahadsantahay waa muuqaal aan aad u sugaayey
Allah ku xifdiyo Ustaad
Iisoo duceeya😢 walalaheyow😢
Wanii baryaya😢😢
Dhmntn alle hano wada aqbalo🤲
Magudubtay 😢😅
Ma gudubtay
Mahadsanid Ustaad 2024 Guul I.A
Iiso duceya labo bil kadib imtixanka gali rabaa i.a 😢
Isku mid nahay😢
@@AbuukarAhmed-np3uw Alle hano fududeyo dhaaman inta galeso sanadkan
27/05/2023 gali rabaah 😭🤲 iiso duceeya 🥺
Hada War isi ma bastay walalo
Aniga 15/06/2024😢
Imtixanka wa uu noo bilaban rabaa
22/6/2024
Noo soo duceeyo wax aa ku farxsnhy inuu ilhy nasiiyo
Aamiin
Amiin dhammaanteen
Sanadkii iigu danbeysey ban kujira allah S.W.T ha ii fududeeyo Dhaaman ardeyda ila midka ah alle ha ufududeeyo Noso duceeya❤
Iso ducya Inuu Allh ibasiyo❤😢
Aamiin Ya Allah
Sanadkiii ugu DambeYeyy Schoolka Ku Jiraa Qofkii FarindeYda arko HaiisooduceYo Waa Codsi Wll ❤️🥺
Aniguba kula mid baan ahy beri exmka ibilwana 😢Allh ha ino wada fududeyo
Kula mid ahay
Ma baastay baayo 😮
Mahadsanid ustad wlhi abal ayaa igashay qeer Allah ku siyo🥰
Dhamanten an isku duceyno 😢
جعل لك ولمن تحب في الفردوس الأعلى من الجنة
Masha allah ❤
Ustaad alle carabgaga cadabkii ka dhowr🤲🏻
Annaga gormee galaynaa 😢
I.a ustad Dhantena guul i.a😢
ASC QAMUUS ACADEMY WAXAAN JECELAN LAHEYN INAAD INOO SHARAXDAAN SIDA LOGA SHAQEEYO TARBIYO IYO CARABI
TUSAALE DHANAKEE LOGA BILAWA BUUGA MA DHANKA LATIIMKA MISE WAA DHANKA CARABIGA .
WAAN IDINKA SUGEYNAA SIDA UGADHKHSIYAHA BADAN IDINKA OO MAHADSAN.
Ustaad buugga xogta sida magacaada iyo id jaldiga kowaad marwalba waa laatin
Balse ka shaqeenta maadada tarbiyada iyo carabiga buugga dhiniciisa midig ayaad ka soo billabee inshallah
Sida buug kasta oo carabi ah u qoranyahay qoraalka waxuu kabilaabanaa caksiga laatiinka inaad fahantay ayaan rajeena inshallah
Wixii faahfaahindheeri ah 252618361444
Macalinkayga xisaabta mahadsanid
شكرن لك استاذ
ماشاء الله جزاك الله عنا خيرا جزيلا استاذي الكريم
امتحاني بعد كم شهر يا رب أنجح وننجح كلنا مره متوتره 😭😭😭
مثلك ، الله يعديها على خير
آمين يا رب العا لمين
Amiin
قهررر ياخييي الله يعينااا
Amiin yarbi🤲🏻
Thanks our great teachers those are ready everytime to helping us
Video Muhiim eh Wye Wllhi.
Mahadsanid Macalin❤🙏
Aad baad umahadsantahay ustaad🙏🏼
جزاك الله خيرا يا استاذ
الله يحفظك
ilaahow inoo fududeeyo😢😢
Aad iyo aad baad umahadsantahay ustaad
Runtii waa xog muhiim u ah arday walba oo joga xiliguu gali lahaa national exam ama mid walba oo uu kuso socdo
Marka ale hakaa abaal mariyo
M.a
Jakalaah❤ ust😊
Aad ayaad umahadsanthh mcalin ❤
Shukran ustad
Thanks ❤
Aad baad umahadsantahay ustaaad
Mhdsanid Ustaad
Thanks ust❤
Mahadsanid macalim
Mahadsanid ustaad😊
2 beri kadib baan imtixaanka ufadhiisan rabaa ii soo duceeya🥹🤲🏻
Sdkle ilaahay hanu fududeyo❤😢
@@mohamedhusenali94 Alxm after exam 😍❤️
Ustad Madoyinka carabiga iyo tarbiyada ka soo hadal
جزاك الله خير
Shukaran ustaadi
Sabti. 1/june/2024 aa daawaday mahadsanid ustaad From jowhar ❤
❤❤❤jaza kallah ino so duceeya i.a
Wll qofkii dorashada hadey A'noqoto kadibna doorado hadana soo guuriyo jawabta kwrn
Bari 22/6/2024😢😢😢
Allaha noo fududeeyo
M.a tnx maamule
شكرا لك
M.a mahadsanid ustad🤚
mahad sanid ustaad❤
الله
شكرًا
Mahdsanid Ustad ❤
Tnx U ustaad😊
M.a aad iyo aad uwanaagsan
ʜᴀᴀᴀ ʜᴀʟᴀɢᴀ ғᴀᴀ ɪᴅᴇᴇʏ sᴛᴏ ❤
Thnkz ustd❤❤ Lkn meelahan buuxiga qaab nooce loogu shqena
Tolow ma leeyahay tough paper ama waraaqo Ardaydu shaqada adag u istimaasho.
Ustaadii mararka qaar xaraf aa labamar soo laabanaayo goobo Galiska tusaale ahaan A A maxaa lasameenaa
شكرا لك ❤😊
Mahadsanid
Allaha noo fududeeyo
Bari imtixaanka
Tns
Lkn ustad tusalaha tobanka ad so qadate party one u ahaa party two marka bilwo so number cusub kuma bilawi karo halka 10 ay ehed an 11 kasi wadi laha reply pls ❤🙏
🥰
Mhdsnd ustad
Ustaad qeybta buuxiiska qaabka looga shaqeeyo
Ustaad nambarka su'sha ayaad soo qaadanee kadib wixi lagu buuxin lahaa ayaad ku qoree
Wixii faahfaahin dheeri naga soo xiriir numberkan 252618361444
Ustaad marka hore aad baad umahadsanthay,
Marka xigta waxaan su'aal kaa weydiina, Qeybta Circle-ka ama (Gooba galiska)
Hadii xarf uu laba mar soo laabto, xarafkaas mid kamida ah uu saxanyahay,
Xalka muxuu noqon-karaa ?
Tusaale: a, b, b, c,
Uuna saxanyahay mid kamida xarafka b.
Xarafka aad jwbta saxda ku hubtid aa kooba galine
24/5/2023
Iso Doceeya atahanka dawlada sanatkan
Isku asdiga see la dhahaaa
Ustad role numbers kena xariiqtin Uma dhexese ☹️
Ustaad sida uu kuugu qoranyahay u qor
Isku aadiska qaybta 3aad qaabkaas ma fahmin pls😢
Ani xitaa mafahmin
Ustaad isku aadinta waxaa larabaa numberka su'asha ayaad soo qaadanee
Kadib waxa ku qoree jawaabta ku adeeso qoraal ahaan
Ama in aad soo guurisid isku aadinta oo dhan macal numberkeeda oo aad adiga isku aadiso qaabkaan ayaana fudud
Muhiimadu waa numberka dhaxda ku qormaayo oo isku xiraha ah
Wixii faahfaahin dheeri 252618361444
Mahadsanid
Maku jirta
Thanks❤❤❤❤