Degdeg: Jabhadii GEELAHA JABUUTI Waday oo Laba u kala Jabtay MAXAMED ABIIBNA Ka Hadlay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +12

    Reer Boorame Nimcaduu ilaahay idin siiyay iyo nabad gelyada AAn kula NOOL nahay Walaalaheena kale Ayaan Dagaal wax dhimasho mayno horseedin❤Ana iska Qabano Dadkaa DIBAD reerka Ah ee huwan magaceena❤❤❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 หลายเดือนก่อน +16

    Maxamed Abiib Awdal teg ! Somaliland ha noolato ayuu yidhi! Intii manaafaqo iyo dhib Somaliland u adeegeysa Allah ha kashifo oo Somaliland haka xijaabo. Guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน +10

    Ilaahay qof kastaa ha ka baqdo haku mashquulina maxad abiib waa soomaliland government

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน +8

    Cacdawga Somaliland waa jabayaa meel.uujoogaba dee siro badan waa sheegen kuwani

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 หลายเดือนก่อน +10

    Labadii xaqdaro ku heshiisaa xaqay ku colowdaa 😂😂

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 2 หลายเดือนก่อน +11

    Faqash wali waxay ucil qaban jamuriyada Somalilaan cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah

  • @iali8540
    @iali8540 2 หลายเดือนก่อน +4

    Habar cafaan iyo Ree Nuur ayaa qori dab leh kula dhex wareegaya Ree Boorama.

  • @YusufAbdi-y4i
    @YusufAbdi-y4i 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkan dibad wareegga ahi waa qalin shubato doonaya inuu xoog iyo xoolo ku doonta dhiigga dadka reer Awdal ee dhulkoodii nabadda cawsanaya. Dalalka uu deggan yahay ama wareegayo halla wargeliyo hana la qabto, isaga iyo inta kale ee la midka ah ee Warlords ka ah. VIVA SOMALILAND.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +5

    HUWANTU waxay u cool qabtaa inay kala daadiso❤ Nabada taal.sland❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน

      Alle ayaan ka magan galnay shar kooda

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +5

    MAXAMED ABIIB MARKUU KA HADLAYO WAXAAD MOODAA IN AY WAX ISKU OGASYEEN LKN MAXMED ABIIB KAGA BAXAY

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 หลายเดือนก่อน +6

    Eeyahe adeer ilahay ka baqo ayniganatahaye maxad qabatay ma is babi iya oo dagalama aya wax qabada malayo mahayso reer Boorame iyo Awdaltona adaa dabadwareg ahe dalkaga kalay Cadawga soomaliland ha jabo soomaliland ha noolato ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +2

      IHhhhhh cajiib anigu waan yaabanay dadkii maxaa ku dhacay isbaabi iya oo qaxa weeyaan adeero taliadiisu caruurtiisiina waxbay u baranayaan

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin waa danaystaal cadow ka dambeeyo

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 หลายเดือนก่อน +5

    Adeer waxan ku fahmay dabki iyo betrolki ayanu haynaye isku qabta idinku

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 2 หลายเดือนก่อน +5

    Geele wuxuu doonayaa Inuu Guda biirsi ka qaado Saylac,markaa way ku adkaatey iyagoo Somaliland ah inuu ka qaado,wuxuu doonayaa inuu Somaliland necbaysiiyo oo ka soo Jaro,ka dibna si fudud ugu wareejiyo Ciise Saylac.markaa doqomo reer Awdal ah ayuu adeegsanayaa.

  • @sacadismacil1834
    @sacadismacil1834 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul somaliland

  • @ubaxlemedia
    @ubaxlemedia  2 หลายเดือนก่อน +9

    Wararku waxay sheegayaan in Labadan Oday isku Qabsadeen Dhaqaale ay Ismacil Cumar Geele kaga Qaateen AWDAL Baanu kicinaynaa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน +1

      ISKA JIRA DUMINTA DALKIINA

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 2 หลายเดือนก่อน

      ILAAHAY HA ISKU DIRO

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 2 หลายเดือนก่อน

      Ilahaaaow wixi dhigaa musliminta dhaqaleee ku radinayaaa dhulka la jaaar

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 หลายเดือนก่อน +7

    Alle isku kiin dir lugoyo ayaad wadaan

  • @Ali-xk1wr
    @Ali-xk1wr 2 หลายเดือนก่อน +2

    Odaygii baxar ahaa af Soomaaligii baa ka lumay!

  • @ubaxlemedia
    @ubaxlemedia  2 หลายเดือนก่อน +4

    Wax qabadka uu sheeganayaa waa fariimaha uu soo diro ee yidhaahdo BOORAME guba Shacabkana barakiciya 🤔

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +3

    Gabaadhaa hadlaysa codkeedu waa samaroonta jabuuti

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hada kuwan ma dab baa loo dhiibay say isugu gubaan ninkaa geele waa fariid kkkkkkkkkk

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 2 หลายเดือนก่อน +2

    Beeleyo kugugu habsatay qurbuhuu jogaa markasuu donayaa inuu umadhan dantiisa ku fushado

  • @Fransiis
    @Fransiis 2 หลายเดือนก่อน +2

    Oday Doqona Beenaala Faqasha Weeye Xaguu Haysta Duligan Dibada Meeraysanaya

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Yeeli mayno in aanu taayada baa bino jibuuti awgeed

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 2 หลายเดือนก่อน

      Saaaax ninka ku leee gurigaga qori daablee gaali tisabaaa lama rabeee sided uga yeeli samaronow geele yang idin ka caqli badin ka dibnaa cisee jabuti sidu idinku gumeyay awdalna yanu idinku gumeyn oo zeylaaac cise faraaaha u galiyooo waar ka caqli bata hadu waax idinla rabooo samaroonki jabuti so xoreyaaay awaaay maxay ku haystaan ? Bal ka jawaba ?

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน +2

    Baxar balaayo caashaq

  • @abirizakomer
    @abirizakomer 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaad Taraysaa Yarayd

  • @KhadraAhmed-u7i
    @KhadraAhmed-u7i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhh aduunyo xalka Bax tolw dad kani maxay ahaayen😂😂😂

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu ma garanayo shaqsiyaadkani waxay uga shaqayanayaan in dadka daga magalada boorama ay u qaxaan u maraan halaag oo ay uga baabiiyaan nabada iyo horumarka iyo tacaliinta ay haystaan hadii dagaal ay ka ridaan jiri mayso barwaaqada iyo nimcada ay haystaan

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer khadumada haseegine iska ashahado wax awdal isteed layidhada masjire adeer anagu somaliland ayanu ku dhalanay ku abaabnay wax ku baranay marka adeer nabad banuu haysana wax barashanu haysana dhibadto maanta lanaga dhax abuurro nin nolosha ka dhacay iyo nin shalay wasiir ka haa somaliland oo markii xilka laga qaaday raba inu dabna sudho dhicimaysee shalay markad wasirka ahayd ayad wax uqabadtay ayad la hadashay adeer dantada dalkayaga ku dumin maysiid awdall iyo dadkeegu waa somaliland hanagu habsamina

  • @Hawamussa-i7m
    @Hawamussa-i7m 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂dooqon biilacaqliahweyankani
    koorkiisa ayaykamuuqata walahi😂

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rag qurbaha ku saaqiday ee aan dadkooda iyo dalkooda aan waxba u qaban ,aan waxba ku soo kordhin ,waa kan oo kala , dalka uu jooga intuu wax ku soo kordhin lahaa ayuu dib dhibato iyo saqadnimo la joog ,ina samartar hankiisu ma waxuu noqday inuu reer awdal dabka ku shido ,jamacada iyo nolashiisa reer sheekh isaaq ayaa kow ka ah ,muxuu ku soo biiriyey boom ,viva somaliland

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxa weyan awadal ma baduu rinajiyeeya waara ka fadhiista odayaal bilaa mina oo ritaayara hora looga soo daalaye

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oday qadhaadh iyo Macaanba So qaatay oo Cimrigiisi gebagebo yahay oo qurbaha ku dawakhay ayaa raba inuu dad Nabad iyo Caano u Fadhiya kaga Ciyaaro Nolosha. ILAAHAY sharkiina ha idiin mooso hana ka badbaadiyo dalka iyo dadka wada nool.

  • @AhmedIlyas-d1y
    @AhmedIlyas-d1y 2 หลายเดือนก่อน

    Reer borama waxaa ku dhacay ruuntii waxa dadka kale aan haysan oo ah xanuun aan dawo laheeyn waa yaab

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bal waxay tabanayaan intay miiska keenaan may garnaqsadaan somaliland rer aan tabanayn malah majirto lakiin dadkale oo nolashaa quruxda badan iskuulada kobaca ayay ka xunyihiin cadawgu ee xabad wax matarto mantana jabuti waa xaasidka somali oo dhan uu shegay ismacil dakadaha lagafurayo waa xasid ee adeer dalkan halawada dhisto

  • @Ahmed-q5d2n
    @Ahmed-q5d2n 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤👍👍👍💯

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 2 หลายเดือนก่อน

    Odaaygaan intu dadkaaa nabadaa haystaaa daab galinayooo haaa imado isagu oo bal caaar haa u horsedooo inu dhigisaa u hurooo hadaay munafaqad ka hayn waxan aay wadaan

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan walahi waxa dhamaa kuwa wasiradaaa u dontaaa iyo xilalkaa xamaar markay so noqdaana dalkoga wax ka dhistaaa cafisna so waydistaa lakin sakhran dimad meraaaa oo asasagay dhalinyaradaaa yanu daab ku gurin sidi gsrad jamaac lacaaag badana dhiga dadkisa ku helaaaa ilahaay sharkad malegaysan umada masakintaaa er carur iyo hoyoyinleeba haa idinka badbadiyo sharkunu idinku laaa dhinta oo ilahay dhulka idin la jaaar

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 2 หลายเดือนก่อน

    AWDAL State viva

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 2 หลายเดือนก่อน

    Adero ruunta hadi laa isku sheikno samaron somaliland aye kuu naxeen daal iyo daadba kuu heeleeb oo isaaq iyo ciise baa dhuul kaka heeleen waayo dila iyo borama iyo dhoor tuulo oo hoos imata ayaa daagtiin ee xishoo daa oo iska daaya munaafaq niimada brof ismail 30 sano ayu miidnimo uu ordayee waaxbana uu kuu wàyeey maarka raag samaron ee 30 sano somaliland dhisanayeey iyo isku maa siiino

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 2 หลายเดือนก่อน

    AWDAL State viva