XASAN AADAN SAMATAR, WAA LA II ADIMAY AXADDII SIDAAN KUU EEGAYEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @MohamedMaam33
    @MohamedMaam33 2 หลายเดือนก่อน +3

    Erayada: Hadraawi
    Laxanka: Jiir
    Kabanka: Jiim Sh.Muumin
    Codka: Xasan Aadam
    Afar nin oo miisaanka culus ah, Alle inta dhimatay ha u naxariisto inta noolna nolol wacan baan u rajaynayaa.
    Kabankaa Jiim bal siduu u kala gurayo day 😎😎😎😎

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 4 หลายเดือนก่อน +5

    Boqorkii codka xasan aadan samatar
    Laxanka aabihii laxanka c/kariin faarax qaarey jiir
    Erayada abwaan hadraawi

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hadraawi allahow naxariisto nin jacaylka yaqaanu ahaaa xasana cimriga iyo cafiidkaba howsiyadiyo

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 2 หลายเดือนก่อน +2

    Marqaankii Aduunka Habeen Jimca Ah Sabti Soo Galaysa 9/8/2024

  • @haaruuncilmi8291
    @haaruuncilmi8291 2 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waxa aad ugu cod macaan maxamed mooge allehow naxariistee

  • @AadanMaxamed-kh5ld
    @AadanMaxamed-kh5ld 4 หลายเดือนก่อน +3

    Jiir aa laxameeyy old unaxariiso❤❤❤❤leek iisaar hadaad igadanbeyao

  • @hibohenna1257
    @hibohenna1257 3 ปีที่แล้ว +7

    Qiso daan oo kle igu dhcdt wlhi nin wax la aamino ma ahan

  • @Kornelsaid
    @Kornelsaid ปีที่แล้ว +7

    Waa La Ii Adimay Axadii Sidaan Kuu Eegayee
    Arageeda Taan Ku Ildoogsadaay
    Ma Ilowsan Tahay Axdigaad Martiyo
    Meeshaad Itiri Waan Imaanaya
    Imisaad Fariin Erga Soo Dirtoo
    Uuntiyo Biyaha Hurdo Aawaday
    Uga Soomanayd Eed Layga Keeniyo
    Midna Amar Ilaahay Kuma Aad Maqnaynine
    Adigaa Iska Baaqday. 21/7/2023 1:00Pm Midnight Friday Is Comin💔

  • @c.qaadirjiinowyuusuf9625
    @c.qaadirjiinowyuusuf9625 2 ปีที่แล้ว +2

    qisyin badan hestan sxdey ku zoo xasustaa wlhi mohmed Mahdi Axmed Wan idin salmey waatuga nakla geye wlhi mis yuu wlhi colow Wil qaran. N😘😘🎁❤️😢😢👩‍❤️‍👩

  • @maxamedsaciid8184
    @maxamedsaciid8184 3 ปีที่แล้ว +9

    "Haddan itiraahdo Iman maayo"
    "Ma aadeen halkii aad ogsoonthy"
    20/09/2021

  • @marwaanmahamed4386
    @marwaanmahamed4386 ปีที่แล้ว +11

    Heestan dad waa weyn baa isagu tagey saasey umacaansaneyneynaa 2023 hadad isoo Marto like saar ✌️

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +3

    Waa Erayadii Hadraawi AHN alle yarxama

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +10

    Dhamaan chanalada qaramiga waa waxaa ifuran gambaleelka kuwa hurdaa kujirtaaa hhhhhh waa dhiiri galin sxb dhaqaa muuji ok ha iga xumaan

  • @mohaadayah2712
    @mohaadayah2712 ปีที่แล้ว +2

    Best song i realy like it

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 2 ปีที่แล้ว +3

    Allow you NAXARIISO JIIM SH muumin

  • @sali2055
    @sali2055 8 หลายเดือนก่อน +1

    WAA JIIM SH.MUUMIN AHUN NINKAAS KALAGURAYAA

  • @mohamedadem4731
    @mohamedadem4731 ปีที่แล้ว +3

    Qoraalka erayada qaar baa khaldan
    Tusaale imsaad fariiniyo
    Ergo soodirtood
    Hurdo aawadeey
    Ooga soomanayd weeye
    Cunto amaha

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 8 หลายเดือนก่อน +3

    Kkk Waar heestan Xasan sawkan ooyay heestan

  • @abdillahiisse
    @abdillahiisse 11 หลายเดือนก่อน +1

    عملاقة الفن الصومالي الشاعر محمد ابراهيم ورسمي, المحن الاستاذ بشير حدي والمايسترو الموسيقار جيمي شيخ مؤمن ربنا يرحمهم جميعا.
    الجيل الذهبي، لا ننساهم.
    بالمناسبة هذه الأغنية هي نسخة من أغنية سودانية (طال انتظار في ليلية السبت) التي يغنيها صلاح بن بادية.

    • @MohamedAbukar-ry5en
      @MohamedAbukar-ry5en 5 หลายเดือนก่อน

      هذه الاغنيه كلمات لشاعر الفلسطيني محمد حسب القاضي الحان صلاح الن الباديه وترجمة محمد ابراهيم حدراوي اسمها ليلة السبت طال انتظار

    • @abdillahiisse
      @abdillahiisse 5 หลายเดือนก่อน

      صح لسانك

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +3

    Nice heestaan fannaaniin badan baa qaaday sidaan maqlay asalkeeda carab baa laga soo maanguuriyay
    Qasaali
    Axmed rabshe
    Mooge
    Xasan aadan iyo qaar kle

  • @muhidinmuhidin6493
    @muhidinmuhidin6493 3 ปีที่แล้ว +4

    Ciyaal pizzo ma fahmi karaan balse runtii waa hees iyo bad.

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hadraawi iyo jiirba allha unaxaristo waa ragaan dib loo heleynin😢

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa salam waa erayadii Abwaan mohamed ciisa abdi ganey
    Abwaan kii qaranka Soomaliyeed
    Maareeyihii tiyaatarka qaran ka Soomaaliyeed Ayaama iyo siraad. Iyo aamina iyo 1973 heestii ahayd ee cajiib ka ahayd
    Mala hubaa heeskan in uu hadraawi sameeyey mise iidoorow
    Heesihi abwaankii qaaliga ahaa bad qaadanaysan Eee Allaha u wada naxariis tee Abwaan kii Ogaden Mohamed ciisa abdi ganey

    • @ahmedosmanwaasuge4691
      @ahmedosmanwaasuge4691 ปีที่แล้ว +1

      Heesta markeedi Hore Hees SUDAN ah Bey aheyd oo af carabi ah waxaana la oran jiray ( ليلة السبت ) Abwaan Hadraawi Ayaa Badalay oo Afsomali ka dhigay Erayadaan Macaanta Badan neH u sameeyay...

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hadraawi baa lahaa heestan, qisada heesta wiil iyo gabadh jaamacada muqdisho wada dhigan jiray oo wada sheekaysan jiray buu ka sameeyay abwaanku, gabadhii loo sameeyay waan arkay anuu yadoo islaan ah oo dagan Hageisa jigjiga yar

  • @asadowinaabdikhalif6635
    @asadowinaabdikhalif6635 ปีที่แล้ว +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 🎁 sxb horey usoco

  • @hasanshiiqa1768
    @hasanshiiqa1768 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks samih

  • @libanarts1288
    @libanarts1288 2 ปีที่แล้ว +3

    25 July 2022

  • @Hakaar24
    @Hakaar24 2 ปีที่แล้ว +4

    Saan u raadinayya wan helay ugu danben 😩

  • @caydaruusmuumin4582
    @caydaruusmuumin4582 ปีที่แล้ว +2

    Waa heesta aanan ka daalin mar qudha wlhay bilaahay

  • @AbedaffelIsmaeldenville
    @AbedaffelIsmaeldenville 9 หลายเดือนก่อน +1

    فى إطار فاعلية المؤدى والموافاة ، ثورة تصحيح مختلف المسارات والمساقات بإلية حاكمية مأسساتية دولة القانون ، بفرضية لازمية الدالة بشائية أقلمة القرار السيادي...

  • @nuribnusuvi4715
    @nuribnusuvi4715 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxay isku laxan yihiin
    Heesta siciido(1973) uu fanaanku wada qaado
    Laxanka ma jiir ba wada lahaa horta?

  • @fartunjama6789
    @fartunjama6789 ปีที่แล้ว +5

    Heestan flim ka man malaga so sameyey 🤔🤔🤔

    • @KABERIO04
      @KABERIO04 6 หลายเดือนก่อน

      Ani hata sida ban maleye fartun

    • @mohaadde135
      @mohaadde135 6 หลายเดือนก่อน

      Filinka mann hesta baa ka horeesay xisabta ku dar😅😅😅

  • @aminmohamed4896
    @aminmohamed4896 3 ปีที่แล้ว +4

    Wn jecelahay heestan.

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +2

    Lkn chanalkaan xisaabtuu iigu jiray lkn inta badan waa fadhiid sxb kala kici

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +6

    EREY SIXID
    Cunto maaha waa hurdo

    • @GEEDISHAAMBOWSTUDIO
      @GEEDISHAAMBOWSTUDIO  4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid sxb waan is iri

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 3 ปีที่แล้ว +2

      Maya sxb
      waa cunto
      sida uu maxamad mooge ugu dhawaaqay hadaad soo aragtay
      midakale hurdo iyo biyo maxaa iska galay

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว +3

      OONTIYO BIYAHA
      OONTU WA MAXAY WAA CUNTO
      OONTIYO BIYAHA
      HURDO AAWADEY
      UGA SOOMANEYD waa sidaaa

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124 3 ปีที่แล้ว

      @@cosoblecade7668
      Oky lkn maxamad mooge cunto ayuu ku qaaday

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cosoblecade7668 oon waa biyo sxb cunto ne waa cunto ama baahi

  • @LibanQoono
    @LibanQoono 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees qiso macaan madan ximbaarsan.

  • @omarabdullahiismail6534
    @omarabdullahiismail6534 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaaaaa heees

  • @mursalcadde2726
    @mursalcadde2726 6 หลายเดือนก่อน

    Waa La ii Adimay
    Axadii Sidaan
    Kuu eegayee
    Arageeda Taan
    Ku ildoogsaday
    Axdig Aad martiyo
    Meeshaad itidhi
    imisaad Farin
    Ergo soo dirtood
    Ootiyo biyaha
    Cunto Aawaday
    Uga soomanayd

  • @boorkakakac
    @boorkakakac 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan marka uu Maxamad mooge qaadayo baan aad ujeclahay

  • @AhmedCulusow-g5q
    @AhmedCulusow-g5q 9 หลายเดือนก่อน +1

    😊

  • @AbedaffelIsmaeldenville
    @AbedaffelIsmaeldenville 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cabinet d'Avocat Martinet & Martinet;
    À la synthèse de l'inventurat;
    Le paramé à la haute distinction, à la crown finder's, n'est autres que sa sainteté pontificat,le cardinal le professeur/Dr; Abdoulkani bin Ahmed Ismaël, se déclare autant que Monsieur le Premier Ministre au Canada, voir même l'Angleterre tout est bien,aie à Alberta...

  • @Mohamedsantur-c7q
    @Mohamedsantur-c7q 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @awilmohamed3257
    @awilmohamed3257 3 ปีที่แล้ว +5

    Kabanku ma jiim baa mise daauud akhyaarey

    • @jamamohamud3438
      @jamamohamud3438 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb waa jiim sh muumin

    • @caddeeye
      @caddeeye 3 ปีที่แล้ว

      Waa jiim wuxu tumaa laba dhac suddexle ah

  • @indhacadeindhacade5778
    @indhacadeindhacade5778 3 ปีที่แล้ว +1

    Mar waxn iri ku ilaami weyse wey imaaneysaaa e jog

  • @inasaid3364
    @inasaid3364 11 หลายเดือนก่อน

    Samatar axdi

  • @wardheer8222
    @wardheer8222 2 ปีที่แล้ว +1

    🎤📷💕🇸🇴❤️🎶💕

  • @hibohenna1257
    @hibohenna1257 3 ปีที่แล้ว +3

    Qiso daan oo kle igu dhcdt wlhi nin wax la aamino ma ahan

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 ปีที่แล้ว

      Dhexda xidho mid kheyr qabta ayaad tahay, waxaa laga yaabaa in uu shar kuu ahaa

    • @اللهاكبر-ب6ص7ك
      @اللهاكبر-ب6ص7ك 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah naag abaal malahan waa danayste laakiin shaksiyan waxa aan ogahay nin waa miskiin

  • @boorkakakac
    @boorkakakac 3 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan marka uu Maxamad mooge qaadayo baan aad ujeclahay