RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Bython maaha ee waa python iska saxa please Waxaad qoraysaan, python waa programming language mana aha platform waa slower language waana programming ugu jeclahay 😁
Waar meeshaan ma school baa. Qalimo iyo waraaqo ha la keeno xisaab tan jajabka ee markasta soo laalaabaneyso maad ka dhaaftaan. Cabaas jeega aad ka ordeyso hadana la noqoneyso maad dhaaftidoo. Qofka makii uu garto jawaabta maad siisidoo.
Marka ugu horeyso luqada Somalida P kuma jirto. Tan ku xigta maxaad halkaan hadal qaldan u soo qorey adiga oo adan hubsan in arayga Airpnp luqada Ingariisa oo qalad yahay sidee u garan weyday???😮 Intaadan weji habax la imaan halkaan iska sax ereyadda 🤔🤔🤔
Sua'asha u dambeeysa waad ku qiyaanteen gabadha, waayo waxaad dhahdeen "goorma ayaa naqshada u horeysey ee iPhone kii ugu horeeyay la gudbiyey" meaning when was the first design of the first iPhone submitted? June, 29 2007 was when it was released not when the first design was submitted. Marka iska saxa su'aalah, si dadka ugu wareerin.
Gabadhan u dambysa waa real comedy 🤣😂 wey iga qoslisay wlhi
RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕.
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
T
B
Bython maaha ee waa python iska saxa please Waxaad qoraysaan, python waa programming language mana aha platform waa slower language waana programming ugu jeclahay 😁
🙌thnkZ
I am was confuse too. I never heard of Bython. Thanks for clarifying.
Gabadha U danbaysa Indhahay Ka shukaansaysaa Wariyaha
Hhhhhh
Astqfrllh h dambaabin wllo😅
Suuraheeda aa la yaabay nooh😂
😅😅😅😅
Asc
Astaan TV
Ramadan kariim
Qaabkee ugu fudud ee aan ugu qeyb gali karaa barnaamijka weydiimo?
Masha Allah
Asc Astn Ad ban ujecelahay marana wan idin iman dona insha allha
Airbnb weeye, it's not airpnp
Python, but not Bython
Allow malinteyda ii fududey🥺😪😪
Kaalay meesha niyaw xataa xisaabta waa lagu bartaa.hhh ileeyn
2X+5=3x+10
5-10 = 3X-2X
-5 = X
2×+5 maxa waaye 2 maxaa lagu dhufanaa labo calaamad aan number u dhaxeyn sidee weeye wllo
@@maryuum9678 waad zaxantaye lkn waxan kawaday "X" VARIABLE AHAAN MACNAA CALAAMADA KALE WAA PLUS SYMBOL
You r right
C/laahi suldaan maxamed timacade weeye abwaanka magaciisa oo saxa
Maashaa allaah wllshey qurux
Waxan rajeynaya si daacad nimo ah inu u dhaco barmaamijka
Walal albab kasta oo ka xiiiisarran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar❤💖💖💗💗💗❤❤❤
khadra , am sure in aysan 200 aqooon iyo nasiib toona ku keynin waa lala shaqeeye somehow qofki dood ka qabana reply me
Waa nasiib dadka qaar su,aalo adag dadka qaarna fudayd.
Afaaro romantic bolowday xariifta daqiiqada 50:06
😂😂
Dadkani waa copyright somaliland waxba ma samayn Karaan barmaamijkan waxaan ka daawan jiray 15 years ago somaliland Tv hada maad soo gaadheen lol 😂
amal sorry waanka xumanay runti
She was smart girl and also very happy girl but unfortunately she didn’t make it
Amaley wakusalame
Waar meeshaan ma school baa.
Qalimo iyo waraaqo ha la keeno xisaab tan jajabka ee markasta soo laalaabaneyso maad ka dhaaftaan. Cabaas jeega aad ka ordeyso hadana la noqoneyso maad dhaaftidoo. Qofka makii uu garto jawaabta maad siisidoo.
Waa shaqadiisa midas sxb maxa yelay amusnanta hadalka ayaa ka wanagsan
Asc Abaasow maxaad Funny iyo Suaalo Dab inoo Soo Wadaa Maantey?waan ku Sugaynaa
Bython ma ahn 😁 e wa python wana programming language
Marka ugu horeyso luqada Somalida P kuma jirto. Tan ku xigta maxaad halkaan hadal qaldan u soo qorey adiga oo adan hubsan in arayga Airpnp luqada Ingariisa oo qalad yahay sidee u garan weyday???😮 Intaadan weji habax la imaan halkaan iska sax ereyadda
🤔🤔🤔
amal inlakiciyo ma ahayin ee aqonti o gabadhay ahayid sorry
Sua'asha u dambeeysa waad ku qiyaanteen gabadha, waayo waxaad dhahdeen "goorma ayaa naqshada u horeysey ee iPhone kii ugu horeeyay la gudbiyey" meaning when was the first design of the first iPhone submitted? June, 29 2007 was when it was released not when the first design was submitted. Marka iska saxa su'aalah, si dadka ugu wareerin.
BYTHON MAHA PYTHON WAYE
Lima
🎉🎉🎉🎉🎉
M.a
A
Suasha afaraad “byton” maahan waa “pyton”
Hahah
Kr
Walal albab kasta oo ka xiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💘💞❤
Lima