JAWAAB CILMIYEYSAN OO KU SOCOTA SH.UMAL IYO XISBIGA ICTISAAM || SH.BARBARAAWI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @Biciide063
    @Biciide063 2 หลายเดือนก่อน

    Alla ha kudos barakeeyo shiikhanaa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @EIDAwyuusuf
    @EIDAwyuusuf 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alahayoow culimada noo barakee dhamaantood hadalkoodana isfahansii

  • @HassanGeessale
    @HassanGeessale 9 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow cuulumaadaa noo barakee khayrnaa noo gaadhig

  • @husseinshiekh1027
    @husseinshiekh1027 11 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @g3ceo614
    @g3ceo614 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma barik ya sheikh

  • @Abdala086
    @Abdala086 11 หลายเดือนก่อน

    Shuyuukhdeena Soomali Alle Khair ha siiyo, sida saan ka fiicanna Alle ha waafajiyo
    Xilli Adag baa la marayaa, Diin iyo duniba
    Diinti- Gaalo, cadow shisheeye, iyo kuwa nala wadaaga diin iyo dhaqan baa ka hawl dhigtay
    Dunidina - Cadow gaal baa muslimiin meel ay joogan dhulka ku jiidaya,
    Labada Caalin - (Barbaraawi iyo Umal) - baa isugu dacwo iyo dadaal dhow!
    miyaysan ka haboonaan leheen inay isu niyad wanaagsanaadaan,
    aragtidaydu: arinkaan saas uma foga, waa arin ay qoraal is dhaafsadaan ku xalismayo ama hal taleefan ay kuwada hadlaan
    dal iyo dad soomaali labadooda (Umal iyo Barbaraawi) iyo inta soo raacda kama maarmaan.
    قال الله تعالى: " ولا تنازعوا فتفشلوا و تذهب ريحكم"/ا.هـ

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 ปีที่แล้ว +1

    Please say Koonfur loo lala kacay-don’t say bari loo la la kacay. I still respect your attitude . Keep going you are the Day and they are the evening of doom. Anyway I am for Somalia

  • @AbdishakuurAdan-ty1gf
    @AbdishakuurAdan-ty1gf 11 หลายเดือนก่อน

    الحق حق

  • @Sudaysi-l7v
    @Sudaysi-l7v ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah sh. Mahadsanid

  • @عليحسين-ق2ج8ح
    @عليحسين-ق2ج8ح 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sh.umal wuu gacan galay

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 ปีที่แล้ว

    Allaahumma aamiin

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 2 หลายเดือนก่อน

    Kani waa faasid doonaya dhulka falastiin in la haysto wuxuuna la socdaa kooxda aaminsan in dhul fidsiga yahuudu sax yahay

  • @مرحباياطالبالعلم-ج8ق
    @مرحباياطالبالعلم-ج8ق ปีที่แล้ว

    maashaa allaah

  • @mohamedadan5120
    @mohamedadan5120 ปีที่แล้ว +1

    Ictisaam iyo madkhali. dhinaca Jihaadka waa isku caqiido, maxeey isku heestaan?

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 11 หลายเดือนก่อน

    Beder waa yaraayeen asxaabta

  • @CkreamMohameth
    @CkreamMohameth 9 หลายเดือนก่อน

    🪀🥻💖💖💖💖💖

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 11 หลายเดือนก่อน

    Saaxibul khilaaf yaa ku raba waxaad sheegtay waa lagaaga jawaabay

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 ปีที่แล้ว

    Anigu ma odhan qofku haduu kuwareegayso waa is ogyahay inuu wado qaldan kutaaganyahay

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 หลายเดือนก่อน

    Sheq maha nastexada culumada sidan

  • @nidaamudiin5474
    @nidaamudiin5474 ปีที่แล้ว

    hadag dagin ilaahay cida udhaw wallaahinaadan ogayne

  • @huseinabdi2884
    @huseinabdi2884 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa hada culumadii mayna soo jawaabin wali wax ay umada ka dhaadhicinayaan oo ay dhagahooda ugu ridayaan sheekh barbaraawi ayaa jihaadka diidan waana hadal beena uuna sheelhuna odhan balse ay culumadaasi umada dhagahooda ku tuurayaan

  • @nidaamudiin5474
    @nidaamudiin5474 ปีที่แล้ว

    hadalkaaga allaah makacaroonayaa mise waa raaligalinayaa ? mase laga yaabaa kaa aad kuxadgudbayso in allaah kaajecelyahay ? waar allaah kacabsada oo sh umal waa caalimsoomaaliyeed oo waayo aragnimo iyo da iyo aqoonsare oo xeeldheer intaba allaah uu siiyay ee kaxishooda? hadiikale oodan xishoonaynin midkastoo 4 kitaab looyara boobsiiyay meelahaa haka hadlo cilmiga yar waa lagu kufaa asc

    • @alcubaydamedia500
      @alcubaydamedia500 ปีที่แล้ว +1

      Waar nio sh umal isagaa sh barbaraawi afka lagalee iska dhici dee ku dheh

    • @MohamedIsmail-wb9vq
      @MohamedIsmail-wb9vq 11 หลายเดือนก่อน

      Sh c/laahi barbaraawi allaha cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo
      Dhalinyaro badan buu illahay kaga badbaadiyey fitanka ka socda dhulka somalida
      Xaqa ayuu ku adimaa , xisbiyiintu markay maqlaan barbaraawi xumad baa qabata
      Kkkkkkk

  • @madarasatuimaamushaaficiqurano
    @madarasatuimaamushaaficiqurano ปีที่แล้ว +2

    Sh uma cilmi kuma gaadhi kartide ha isku dhararinin

    • @odaykee4342
      @odaykee4342 ปีที่แล้ว

      ilaahay ka cabso cilmigu waa barasho shiikhan gartiisu waa cadahay

    • @madarasatuimaamushaaficiqurano
      @madarasatuimaamushaaficiqurano 11 หลายเดือนก่อน

      @@odaykee4342 gartiisu ma inuu shaambadeeyo oo dhaho saas buu ahaan jiraybaa isba wuu ogayahay inuuna cilmi kugaadhaynin Jadiidiyana Waa habaar qabooyin siyaasdii iyo madaxdii ay unacamlaun jireen ayey Caqiido kadhigeen waxa ka hadlinaya iyo mabda ay kaduulayaan ayaa layaqaanaa

    • @hoodoaxmed630
      @hoodoaxmed630 11 หลายเดือนก่อน +1

      Adigay aqoon daro ku haysaa oodhag qudha leh oon saxda iyo qaladka kala garanayne orod waxsoo baro

  • @nidaamudiin5474
    @nidaamudiin5474 ปีที่แล้ว +1

    sh umal waa caalim soomaaliyeed yaa ladoodi kara 70 sano wax kabadan buu cilmi kusoodhexjiray markaasaa dadkan shalay dhashay kaxishoon laayihiin waar ilaahay kayaaba oo sheekha ka aamusa

    • @cabdiwalicali8616
      @cabdiwalicali8616 ปีที่แล้ว +1

      Wuu qaldan sheekh umal 70 sano haku jiro ama 100 sano waqti badan inuu ku jiray daliil uma aha inu saxanyay

  • @nidaamudiin5474
    @nidaamudiin5474 ปีที่แล้ว

    culimo waligeed baydoodijireene kadhaxbax sheekhanoow

  • @AxmedSacid-u7j
    @AxmedSacid-u7j ปีที่แล้ว

    Cictisaam waa culmo waaagsan

  • @AxmedSacid-u7j
    @AxmedSacid-u7j ปีที่แล้ว

    Niyuhoow baraawi umal cilmi kumadhamit koow dheh waxat rabtaa sh umal ayuu ladoodi teeda kali umal ilanaqaash miyuu kudhahay

    • @osmanahmad8509
      @osmanahmad8509 ปีที่แล้ว +1

      Seeku ogaatey inuusan cilmi kugaarin.
      goormee adigu cilmigooda isku miisaantey.
      Dhaqayso wax badan wixii sawaabkaana oo xaqaana qaado

    • @huseinabdi2884
      @huseinabdi2884 11 หลายเดือนก่อน

      Ha iska hadaaqine labada sheekh hadaladooda wada dhagayso si cadaalada ama xaq raadina midka saxan usheeg hadaad fahmayn waxa ay isku hayaana iska aamus aamuska ayaa kuu dawa ahe

  • @nidaamudiin5474
    @nidaamudiin5474 ปีที่แล้ว

    hadalkaaga allaah makacaroonayaa mise waa raaligalinayaa ? mase laga yaabaa kaa aad kuxadgudbayso in allaah kaajecelyahay ? waar allaah kacabsada oo sh umal waa caalimsoomaaliyeed oo waayo aragnimo iyo da iyo aqoonsare oo xeeldheer intaba allaah uu siiyay ee kaxishooda? hadiikale oodan xishoonaynin midkastoo 4 kitaab looyara boobsiiyay meelahaa haka hadlo cilmiga yar waa lagu kufaa asc

    • @عليحسين-ق2ج8ح
      @عليحسين-ق2ج8ح 11 หลายเดือนก่อน

      ان لم تكن عالما أو عاقلا فعليك بالسكوت