YURUB GEENYO IYO QAADIRO JACAYL SHOW BEERTA LIBAAXA LIVE 2018 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

ความคิดเห็น • 346

  • @muhudinabukar7073
    @muhudinabukar7073 ปีที่แล้ว +28

    Ax alaa maxee thy hees😢what a song, heestaan waxaa dhageesani hayaa 15 march /3/2023 habeen qamiis soo galeeso, cawa meeshaan jcl baa i keenay qofteyda aan jeclaa 7 sano wali maguursanin qofkii iga dambeeya haa ii soo duceeya saaxibyaal saaxibatey inuu ilahy calaf igu daro💔❤️😢🥺😭🤲

    • @m_karaamaofficial8929
      @m_karaamaofficial8929 ปีที่แล้ว +1

      8/june/2023 haben khamiis soo galayso after three month ayaamaha isku beegmay qofkii wax jeclna alle ha usoo dhaweeyo qofka ay naftii calmatay amiin amiin ❤

    • @nimcoabdi4562
      @nimcoabdi4562 11 หลายเดือนก่อน +1

      Rabi ha kugu daro hunoy😢

    • @Sakariyeismaciil-fn6ws
      @Sakariyeismaciil-fn6ws หลายเดือนก่อน

      Hada waad is guursateen rajnyaa

  • @osmansaid7891
    @osmansaid7891 3 ปีที่แล้ว +43

    Inshallah codkaan wanagsan Quran baad ku akhriyee( Allaa Mahadii wayee)

    • @osmansaid880
      @osmansaid880 2 ปีที่แล้ว

      Mass kaxduu xagay kuu
      Talaa Qalbiguu waa imisaa…tirada hadanad
      Khaldin
      Mid ayaan sadex iyo laba aan lahayn waa Kalii
      Subxaanahu Qalibigu
      Waaa Allah. Waa kaali

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 5 หลายเดือนก่อน

      Ogoow dadku waa Muslimiin quraankana weey Akhriyaan

  • @abdiazizmoha1288
    @abdiazizmoha1288 2 ปีที่แล้ว +31

    2022/1/15 yaa dhegeysanayaa plze inta iga danbaysey is muuujiyaa ❤️🙏🏿🙏🏿

    • @najmafarah8260
      @najmafarah8260 28 วันที่ผ่านมา +1

      2024 wanakan😢

  • @ccsugaal5314
    @ccsugaal5314 ปีที่แล้ว +5

    Heestan 2018 ayaan dhagaysan waxaana lahaa xidhiidh jacayl oo socday 4 sano ❤❤❤❤❤ laasacaanood,sool,somalia

  • @adkemuuse306
    @adkemuuse306 3 ปีที่แล้ว +6

    Aniga oo sooman maalin ramadaan ah ayaan xeebta liido ku dhagaysanaayay. intaan dhagaha gashaday ayaan kolba dhinac u socday maalin dhan. 16 jeer ayaan maalintaasi dhagaystay heestani.waxaan odhan karaa waa maalintii soonka iigu fududayd. muqdisho xusuuso aan dhimanayn

    • @sumayaaraweelo57
      @sumayaaraweelo57 3 ปีที่แล้ว

      Ado sooman hees lama dhagaysto
      😣🙂

    • @mohamettdalnurshe1189
      @mohamettdalnurshe1189 2 ปีที่แล้ว

      Adoo sooman hees ha dhagaysan walal waa iga talo

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 5 หลายเดือนก่อน

      Ado sooman hees ha dhageysanin wll wa ba soman tahay side u dhageysani e manta aya aniga xita gawadha xaskeyda iso share gareyse 6 shawal ba Manta igu eked marka intan ka afurayo ayan sugaye marka arke qoralkada ayan by coincidence isku yara ekane kkkkkkkk

  • @salmaabdala6896
    @salmaabdala6896 11 หลายเดือนก่อน +28

    Heestaan anoo waligeey jeclaa oo dhagaysan jiray ayey saygaygu isoodiray waanba sii jeclaaday malaaig ha jeclaatee Marwaan mohamed yuusuf waan kujeclahay
    Aynu maalin iyo leyl kalgacaylka maalnee❤❤ illhow intii is jecel isku sahal dhamaanteena janada nagee❤😢

    • @kawtharabdulahi3871
      @kawtharabdulahi3871 8 หลายเดือนก่อน +1

      😭😭ilaahow anoo comment gaan oo kale qoraya waad itusi kartaa abaayo allah haku barakeeyo qofkaad jeceshahay waligiin wada joogaa

    • @AbdifatahMohamedAli-bb1gi
      @AbdifatahMohamedAli-bb1gi 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤​@@kawtharabdulahi3871

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Illaahoow jano na wada sii inteena muslimiinta iyo muslimaadka ah

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 5 หลายเดือนก่อน

      ​​@@kawtharabdulahi3871ameen Ilahow ana xaskeyda nawad igu keen cabar ayan kala maqanahay

    • @ZamzamsharafSumish
      @ZamzamsharafSumish หลายเดือนก่อน

      ​@@kawtharabdulahi3871wll maheshay🎉

  • @asmarshortvideob-roll1197
    @asmarshortvideob-roll1197 6 ปีที่แล้ว +120

    Inta reer #somaliland like hayla dhaafina

  • @apdinuur6830
    @apdinuur6830 6 ปีที่แล้ว +15

    Ana ugu horeya waxba ha ila dhafina

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 6 ปีที่แล้ว +155

    Hadaad tahay duriyada reer sheekh isaaq like igu qaboo

    • @saloqarbo3162
      @saloqarbo3162 5 ปีที่แล้ว

      ar reerka ma like ayaa ku dalba aysaa jooji sharaf dhaca

    • @maahirxaamudxassan3970
      @maahirxaamudxassan3970 5 ปีที่แล้ว

      @@saloqarbo3162 dee reerka saw boqoro maaha

  • @anfacnuura8586
    @anfacnuura8586 ปีที่แล้ว +1

    QADIRO HEES WEEEY DHAFTEY, WAXAN DHAGEYSANAYA MNTA OO TARIKHDU TAHAY, 3/7/2023 AT NAIROBI🥰AMANTA XASKA MUSTAQBALKA🤗

  • @murtiiyomadadaalo9062
    @murtiiyomadadaalo9062 7 หลายเดือนก่อน +17

    Who else still listening 2024

  • @abdirzaaqmohomed9522
    @abdirzaaqmohomed9522 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan hees lama oran karee magac kale haloo bixiyey😍😍😍

  • @deqmaydane117
    @deqmaydane117 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dhegeysanayo 12/12/2022

  • @yaxyeyare859
    @yaxyeyare859 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi heestan taariiqbayigu leedahay waxan bartay anigo waayuhu cariiri igu yihiiin ooku xiran xabsiga garoowe ee shiishalis

  • @AbdixakiimMohamed-r4v
    @AbdixakiimMohamed-r4v 2 หลายเดือนก่อน

    Ereyada Daaha gaas .
    Laxanka qaadiro jacayl
    Music xasan shariif
    Waa hees dhankasta dhamaystiran

  • @khadrocabdi435
    @khadrocabdi435 5 ปีที่แล้ว +3

    Murtiyahan aqon badan gesi an la Mari Karin raga mudanihisow BBY walid abdulqadir😍 mahuranki naftaydow love you bby

  • @keedkafanka4337
    @keedkafanka4337 5 ปีที่แล้ว +6

    Alla naagtaan cod macaanaa
    Wlh baah ku dhaarte waa qafka ugu cod mac inta somalia ku heesto from moqdisho dayniile somalia

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 11 หลายเดือนก่อน

      Maashaa Allaah ku dheh gabadha. Teeda kale dadka Soomaaliyeed dheh none inta soomaaliga ku heesta

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 2 ปีที่แล้ว +1

    waxaad tahay marley dumar
    Midii ugu sareysee
    Marwadoodi noqtaa
    Sida mayayga roobkoo
    Maasheyey dunidoo
    Naftu kaa mabsuuda
    Gacanteydii midigeey
    Mataanteydii noloshay
    Mawluhu isiiyaay
    Aynu maalin iyo layl
    kalgacayl ka maalnee
    Hoo mugaabi caashaqa
    2015

  • @SamiraHonest
    @SamiraHonest 2 หลายเดือนก่อน

    Manta oo tariqdu aayy tahy 5/7/2024 ayan hestan dhageystay waxan uu dageystay jacel ee hayo Allow calaf iguka daar ooo igukaa beeg rabiyow wanjclhy malin malmaha kamid aah hadi anan diman dib waan uguso laban donaa 😢😩🙏

  • @xasanbaaro5969
    @xasanbaaro5969 10 หลายเดือนก่อน

    Naagtaa dhegta wax loogu sheegay aakhirkii fanaanad Bay noqotay farduus fanka naag dheh

  • @barwaaqoxasan759
    @barwaaqoxasan759 ปีที่แล้ว

    Heestan waa xuusus gar Ah markan maqlo wan iska baxa cawana way ii baxaysa iyado Aay tahay 24/8/2023/haben jimce Ah Alle riyaddayda hay rumeyo😩

  • @maxamedmuxumed8684
    @maxamedmuxumed8684 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ku xasuustaa wllky qli ah cabdi cisman ciise ayan marwalbo dhageysan jiray

  • @abdirizakgamadid7201
    @abdirizakgamadid7201 ปีที่แล้ว

    Ilahay milgiyo sharaf
    Ha ku siiyo maamus
    Mahadbadan farax ku nolow

  • @samirelmi1334
    @samirelmi1334 ปีที่แล้ว +2

    Who listening still 2023💗

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 3 ปีที่แล้ว

    Waa hees iyo badh igu wallee waxay ka hartay heeshihii hore ee murtida lahaaa

  • @qareyareofficial2937
    @qareyareofficial2937 2 ปีที่แล้ว +3

    cabduqadir saaxil ex qaadiro jacayl iyo yurub maxamed cabdi aka geenyo back old deys in boosaaso bari soomaaliya
    saaxil :aynu maalin iyo leyl kalgacaylka maalnee hoo mugaabi caashaqa
    yurub :ilaahay milgiyo sharaf hakuu siiyo maamuus mahad badan kunoolow

  • @ZahraMaxamed-u4q
    @ZahraMaxamed-u4q ปีที่แล้ว

    Waxan dhagay Sanaa 20 9 2023

  • @FilsanAbdullahi-g7d
    @FilsanAbdullahi-g7d 10 หลายเดือนก่อน

    Nolosheyda 8:21 8:21

  • @mustaphaawil9956
    @mustaphaawil9956 6 ปีที่แล้ว +1

    qamiis lagu jaasayo waa ii kow

    • @mustafecawaale1653
      @mustafecawaale1653 5 ปีที่แล้ว

      Hhh xabada yaree dhuuban bu ku qabanayaa hhhhh

    • @aadanfuje7122
      @aadanfuje7122 5 ปีที่แล้ว

      Carabta mass arag intay Ku tuntaan bey khamriga cabbaan

  • @SacdiyaSheekh-s6g
    @SacdiyaSheekh-s6g 11 หลายเดือนก่อน

    Yurub geenyo heesaheeda xadiis ahaan loo dhagysanayaaba 😂

  • @najmanalka3680
    @najmanalka3680 ปีที่แล้ว

    9/3/2023 8:03 Am Axyaa heez😭

  • @MukhtaarOday-w4g
    @MukhtaarOday-w4g 9 หลายเดือนก่อน

    Eshcala hees ❤❤

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 6 ปีที่แล้ว +1

    Nice song

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 6 ปีที่แล้ว +6

    Xxxxx heestan Macena esha calaa hees iyo cood maa kala dhaacdeey ❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽😍👏🏽😍👏🏽😍👏🏽😍🎋😍🎋🎋🎋🌹🌹🌹

  • @huudacdulhi7381
    @huudacdulhi7381 6 ปีที่แล้ว +25

    Taaa dharka oranjaha sidataaa xalfad walba ma taagantaahy🤣😂😂😂😂Yaaa ila arkaya

    • @hodoaxmed6976
      @hodoaxmed6976 6 ปีที่แล้ว +2

      qurxleyidah shax shalayd 😂😂 anaa kula arky waa tu faaruqa wliba 😜

    • @anaakuhelandhabtydakusari8230
      @anaakuhelandhabtydakusari8230 6 ปีที่แล้ว +1

      @@hodoaxmed6976 siday is tirahdo layabay naagtaa

    • @huudacdulhi7381
      @huudacdulhi7381 6 ปีที่แล้ว +1

      @@hodoaxmed6976 hahahahhaha sowmaaah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hodoaxmed6976
      @hodoaxmed6976 6 ปีที่แล้ว

      qurxleyidah shax shalayd hhhh haa walhi wn uyabaa mrkn arko sy ujasyso shawgii farxiya fisky kadrnyd calanka ay lhyd an kaa leh 😂😁😂😂😜

    • @hodoaxmed6976
      @hodoaxmed6976 6 ปีที่แล้ว

      ifka waalida 😂😂 iydna wxy ismodysaa iny meshba shidyso astaqfurulh😻

  • @roodajama8172
    @roodajama8172 11 หลายเดือนก่อน

    1/11/2023🎉🎉🎉❤❤❤

  • @siciidcalidacar2925
    @siciidcalidacar2925 5 ปีที่แล้ว +1

    Qaadiro JACAYL

  • @mahadjoome8674
    @mahadjoome8674 5 ปีที่แล้ว

    Waa iga gadanthy

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว +1

    Qaadiro jaceyl and yurub geenyo the best song 🎵♥

  • @khadarahmed5497
    @khadarahmed5497 3 ปีที่แล้ว

    Heetan waxn ku xasuusta meel aan Gabadh Isku mid nahay aan Ku wareegi jiray wan Ka helay

  • @hodanmuse9868
    @hodanmuse9868 6 ปีที่แล้ว

    weey is guursaden

  • @ahmedfarah5756
    @ahmedfarah5756 2 ปีที่แล้ว

    Nice 🎶 music

  • @jamadekali5047
    @jamadekali5047 5 ปีที่แล้ว

    laandheere iga dheh

  • @XASANMaxa-t4g
    @XASANMaxa-t4g ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @ifrahabdinoor4165
    @ifrahabdinoor4165 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @nawaalaadan7478
    @nawaalaadan7478 5 ปีที่แล้ว +3

    Xasuuus😢😢😭

  • @umusiham2087
    @umusiham2087 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC🤣🇸🇴👌

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 ปีที่แล้ว

    0:12 naagtaas waa nacas Waana Reer miyi akhaas Naag Weyn Oo saa udhaqmeeysa

    • @Xirkayoome
      @Xirkayoome 4 ปีที่แล้ว

      indha badnidaa adi

    • @farouk5912
      @farouk5912 4 ปีที่แล้ว

      Miss Cool Adam shinidu ubaxay dul fuusha, dukhsiguna meel kale. Adiguna 99%ka wanaagga meesha ka muuqda inaad bogaadiso waxaad ka door biday inaad 1%ka qaldan dhaliisho.
      Profile: masaajid baa ka dhigatay, hilib dadna waad cunaysaa. Wake up.

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว +37

    Hees tan wllashy iga wayn aya jeceled marwalba way dhagaysan jirtay 😇Marka maqlo wan ku xasuusta isku meel ma joogno Nolol wacn iyo farxad ayan u rajaynaya😊

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

      Gaasira mise adaa ka weyn awowo waa kafta

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 hhhhh ayada iga wayn Magacay gaad ka yaab tay miya inader

    • @abdulkadiriidle2811
      @abdulkadiriidle2811 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 ❤🥰

  • @sacdiyoahmed9977
    @sacdiyoahmed9977 ปีที่แล้ว +17

    Heestan 2017 wiiln sheekeysan jirnay baaa idaarijiray Markan jamacada dhiganayy Ani buu isoo Dooni jiray kadib heestan buuu Ishidi jirsy lkn Nasiib daro is Maan Calfan 😭🥰

    • @imjihaan4990
      @imjihaan4990 ปีที่แล้ว

      Sorry alpi xanuun waaye

  • @AbdifatahMohamedAli-bb1gi
    @AbdifatahMohamedAli-bb1gi 7 หลายเดือนก่อน +8

    19 bisha 2 aad 2024 malin iska cadi ah
    Ayan dhegeysanaya hestan hadad iga dambeyso wan ku salamya ❤❤🎉

  • @dinixhaashim6070
    @dinixhaashim6070 ปีที่แล้ว +15

    Sabti 23/09/2023 11:00 Galabnimo, Hadaad Iga Danbeyso like Isaar❤

  • @bizharamohamoutt
    @bizharamohamoutt หลายเดือนก่อน +2

    Heeskaan intan yari ee Yurub geenyo qaadayso waa xaaladan hada ku jiro
    Ale mahadi weeyee
    midkii iga maqnaayee
    mudo aan sugaayoow
    maalintaan ku halacsaday
    muxibadu i qaadoo maankay ku raacee
    riyo beena markaa ku jirtit lkn ilahay waxba lama aha inay ii rumowdo inta xaalada hada ku jiro ku jirta lkn aanan helin😢💔

  • @saacid8
    @saacid8 ปีที่แล้ว +6

    6/9/2023
    Habeen khamiis ah hargeisa hami guur io mid tahriib labaduba waa igu jiraan heestan ayaa baxaysa sidii roon rabigayow.😢

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 11 หลายเดือนก่อน +6

    Heestu ereyo iyo music dabacsanaa😍Kamaba daalo dhageysigeeda

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 6 ปีที่แล้ว +48

    firs from hargiza

    • @umusiham2087
      @umusiham2087 3 ปีที่แล้ว +1

      ASC🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍🤚

  • @siidcali2518
    @siidcali2518 9 หลายเดือนก่อน +3

    13/12/2023 baan dhegeysanayaa anoo rajo badan qabo sanadka cusubna qeyr kafilanaaa ilahy riyooyinkeyga ha iirumeeyo maalin uun waan kusoo laaban doonaa comment gaan

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 6 ปีที่แล้ว +25

    Yurub geenyo xidigta codka halaasiga ah leh💚💙❤💘💞❣💭🌷⚘

  • @ZamzamsharafSumish
    @ZamzamsharafSumish หลายเดือนก่อน +1

    Heestan maan aqoon gabadh baa statuska sosartay wan so raadshay 2024 bishii 7 8 Dedi waana 12 41
    Isoo duceeya ina jacaylkyga iscalfano

  • @rooble22
    @rooble22 ปีที่แล้ว +7

    WAA MAAX JACAYLKU ❤️ HADBA SOO MIRKACAYE.......MASKAXDAYDA HANATO MIYIRKAY QAADO SIDEEN KAGA MAARMAA...ILAAHAY MILGO IYO SHARAF HA KU SIIYO MAAMUUS MAHAD BADAN KU NOOLOOW ♥️ 😍

  • @mubaarakbashiir657
    @mubaarakbashiir657 ปีที่แล้ว +3

    haastaan ma qiyaasi karo waxa aan ku tilmaamo xasuus gaar ah bayna igu leedahay 5/8/2021 xili saq dhexe abaaro 1:30 ahyd ban meel xaflad ah oo asxaab dhalin yaro ahi jawi ku qaadanyen ban imaaday waxanu ku kulanay gabdh aan horay isu niqin lakiin aan wx xiriira naga dhaxayn banu isla mesha ku kulanay heestaas oo anan horay umaqal ba samecad shidnayd laga daaray aniga iyo qoftii ban ku wada cìyaarnay inantii heesti waxay ladhay codkeeda macanka badan oo aniga markaaz aad ii qanciyay heestii macaanka iyo nuxurka heesta baa dareen aanan horay iigu jirin igaliyay halkii banu gabdhii xiriir ka wada bilawnay ilaa imanka nahay dad jacyl dhaba ka dhaxeeyo marka heestaan aniga saamayn weyn bay igu leedahay

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 5 หลายเดือนก่อน +1

      Intuusan Oday lacag wataahi reerka usoo geed fariisan gabadha guurso , Jaceylada daaha Rag ayaa jidka u sii galee

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 ปีที่แล้ว +8

    heestan inan i jecelday aya .i soo dubtay malintii igu horeyaa hestan
    kalan ayan salamyaaa nolow
    @2063
    ?????

  • @nourahussein2534
    @nourahussein2534 ปีที่แล้ว +6

    31/12/202‪2 sabti sanad wcn buu ahaa hadane sanad wcn bu noqon 2023 inshllh cwa jclkey ga dhabta ahaa ban helay inta is jecel allow isku soo dhowee ❣️🙏🇨🇦

    • @imjihaan4990
      @imjihaan4990 ปีที่แล้ว +1

      Maashallah abyo alle ha nisku kiin daayo ana iso duceey inan helo

    • @nourahussein2534
      @nourahussein2534 ปีที่แล้ว

      @@imjihaan4990 aamiin macaanto adugu ne wxa alle kaga barya qof wngsan ku fahma alle kaga baqa inu ku saqiro 😘🌹😍🙏

    • @ifraaxibrahimibrahim4694
      @ifraaxibrahimibrahim4694 8 หลายเดือนก่อน +1

      Alaha isku kiin barakeyo abyo ❤

    • @nourahussein2534
      @nourahussein2534 8 หลายเดือนก่อน

      @@ifraaxibrahimibrahim4694 aamiin sido kle xayati 👏😘

    • @nourahussein2534
      @nourahussein2534 8 หลายเดือนก่อน

      @@ifraaxibrahimibrahim4694 aamiin qali 👏

  • @askfreitag6794
    @askfreitag6794 6 ปีที่แล้ว +23

    Qadiro jacayl ciyalki hore

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว +4

    Axyaa hees weliba aanan la qaadin waayadaan mid tan la mid ah. 🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. Inkastoo aanan wada aqoon fanaaniinta hadana waan u Hanbalyeeynayaa labada fanaan oo aanan kala dhicin. 04/07/2023 London uk

  • @mobedrito9890
    @mobedrito9890 6 ปีที่แล้ว +14

    Ya salaam heestan way gadantahay walow hore ay u qaadeen imikana iyado muuqal ah ✌️

  • @kingmartin3537
    @kingmartin3537 5 ปีที่แล้ว +7

    Axyaa axyaa hees midhaha heesta yaa .le best fanaan qaadiro jacayl anigu mabaciisa rasmiga ah ma aqaan lakiin waa best fanaan waa fanaan codkiiso yaab yahay yurub geenyo sawjato raxma miyaa magaceedu hargaysa fanaaniin rasmi ah

  • @XARiiRBOY
    @XARiiRBOY 6 หลายเดือนก่อน +2

    1/4/2024 the night

  • @mohamedhasan3522
    @mohamedhasan3522 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa hees an marnaba ka daalin dhageysigeda xiligi an jecelow ahaa

  • @duniyaismael1263
    @duniyaismael1263 4 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxan ku xususta wiiil aan isjeclayan wada dhageysan jirney

  • @SomaliChanel
    @SomaliChanel 6 ปีที่แล้ว +6

    salaan boqortooyo iga gudooma reer hargeisa

  • @FihiimaSaxardiid
    @FihiimaSaxardiid 6 หลายเดือนก่อน +1

    Murtiyahan aqoon badan geesi aan lamari karin raga mudanihiisoow ma seexdoo habeenkii oomatada madaya oo waa laygu mudanyee❤
    Heestan waxaan dhagaysanayaa 11/3/2024ta saacadu waa labadii iyo badhkii habeenimo o hadaan call saacado badan aan jacaylkayga khadar cabdi ismaaciil kula hadlayey kasoo baxay habeen walba jacaylka iyo qanaacada aan isku qabno o sii siyaaday iyo anagoo aad is kugu faraxsan baanu kala seexanaa waxaana rajaynaynaa in aanu is calfano oo guri wada dhisano nolashana wadajir ku dhamaysano
    Xabiibi macaan illaahay milgiyo sharaf haku siiyo maamuus mahad badan ku noolow🫂❤️🔐

    • @khadarhogad5835
      @khadarhogad5835 5 หลายเดือนก่อน +1

      Tii keli ahayd ma ogtahay in aad tahay gabadha aan jecelahay iyo tii keli ahayd, sharaf iyo karaamo Mahuraaneey.

    • @FihiimaSaxardiid
      @FihiimaSaxardiid 2 หลายเดือนก่อน

      May waxba ma ogi e qoraalka meesha inooga dhilid😂​@@khadarhogad5835

    • @FihiimaSaxardiid
      @FihiimaSaxardiid 2 หลายเดือนก่อน

      ​​May waxba ma ogi e qoraalka meesha inooga saar ina adeer😂​@@khadarhogad5835

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว +18

    Laakiin inta ila aragtay inay yurub ku qurxoontahay dhuubnida ama ay gobawgii dhalinyartu oran jirtay ""islaantii yurub""walee way ka baxsatay baruurtii faaxishka ahayd

  • @nimcomohamedabdi8885
    @nimcomohamedabdi8885 3 ปีที่แล้ว +5

    Raga mudanihiisow kumee💓

  • @akramali5570
    @akramali5570 6 ปีที่แล้ว +6

    Tani xaasidsanaa maxay gacanta mustafe gaab ugu adkaynaysaa.

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 5 ปีที่แล้ว +6

    Sowtu raxma
    Iyo fanan qaran qadiro jecel
    Jecelku hawaaro

  • @xargagamusic3559
    @xargagamusic3559 26 วันที่ผ่านมา

    Xaalad jacayl oo aad udaran ayan ku suganahy alx se qoftan jeclahy iyana wa ijeceshahy ilahay calaf ha isugu kaaya daro Zamzam ❤
    3/9:2024

  • @Enghillaac
    @Enghillaac 7 หลายเดือนก่อน +2

    I LISTEN 2024😍

  • @sagalbare9070
    @sagalbare9070 3 ปีที่แล้ว +6

    War heesdan cawa so radiyay /2/23/2021 wa haben salaso ah ❤

  • @wadneyare1853
    @wadneyare1853 5 ปีที่แล้ว +5

    heestan inta ila markii la so dhihay ila hada dawamaysa waa idin salmay🖐🖐

  • @mjlabsaalax9885
    @mjlabsaalax9885 3 ปีที่แล้ว +8

    Liicato tiktokiiga kaso arkay...hada iigu horeesa ya ilamid ah like

    • @suldandugsi5755
      @suldandugsi5755 3 ปีที่แล้ว +1

      Isku mid nahay lkin hore waan u aqaaney waan ilaaway ba Cid qaaday

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +10

    Raga mudanihiisow❤❤

  • @boqran4621
    @boqran4621 5 ปีที่แล้ว +4

    Maskaxdayda hanatoo,
    Miirkayga qaadoo,
    Sideen kaaga maarmaa?!

  • @faraxmohamed3180
    @faraxmohamed3180 2 หลายเดือนก่อน

    29/7/2024 21:08
    Habeen isniin ah dhageysanayaa
    Jecliyaa heestan😂❤
    Murtiyahan aqoon badan
    geesi aan la mari karin
    Ragga mudanihiisoow🥺❤
    Keygiyoow talaw xgee joogtaa aan hestan kuu qaade soo dheere😂😂

  • @samakaabgaradagtv7718
    @samakaabgaradagtv7718 6 ปีที่แล้ว +4

    Hargeysa waaa magaalo bashaal runtii showyo baa beryahan nahaystay

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan hees lama. Oran karee magac kale haloo bixiyo

  • @InaMakhtal
    @InaMakhtal 6 ปีที่แล้ว +7

    Qaadiro jaceyl great talantaali

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 10 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta videyawgeda dhabta ah 4m bu kor udhafay viewskeefa ninka leh pagekan ba hees walba videyawgeda laba jeer bu so dhigin😂

  • @ridwanisamcil3271
    @ridwanisamcil3271 3 หลายเดือนก่อน

    Hesta ano ardayad ah ban dhegeysan jiray inta samecado gashado barega ban fasalka iska fadhisan jiray jclna ima hyn ee Wan iska jecla 😮

  • @munaabdi8228
    @munaabdi8228 ปีที่แล้ว +1

    hestan waxan ku xusuta wil aan ad u jecel mar kastan ii qadi jiray 😢allow cimir dhera iyo cafimad ku isi really ii miss you 😢💔🫂ina xassan

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 6 ปีที่แล้ว +10

    This is best song , good for listen ,

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว +4

    Aar kan qaadiro wali dabadii geelu kamay gu'in ,yurub geenyona qalfoof bay noqotay malaha yarkii xamar bay u xiistay ileen qof xamar tagay inooma tirsanee

    • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
      @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว

      @Updalla Love Raxminho ,wll yuhuuud iiga daran dadkaa xamar xataa ka soo biyo kabaday

    • @khadanadan5381
      @khadanadan5381 6 ปีที่แล้ว

      Habeen iyo malin dayardaah Hargeisa kakaca waay fadhistay Xamar lakin waa dhimatan qofkin caankah baay Camrdu qabata.

  • @khadanadan5381
    @khadanadan5381 6 ปีที่แล้ว +5

    Waaaaaw wwwaaaaaaw geeeyo🌷⚘🌷⚘🌷⚘🌱🌷⚘🎉🎉🎉🎉

  • @abdiahmed9623
    @abdiahmed9623 27 วันที่ผ่านมา

    Mataantaydii noloshay mawluhu isiiyaay axlaam ismaaciil xasan ganey ❤

  • @maxamedMubarak
    @maxamedMubarak 24 วันที่ผ่านมา

    5/9/2024
    Allow hamigey ii rumeey🥺🤲🤲

  • @khabylame4504
    @khabylame4504 ปีที่แล้ว +5

    waxaa tahay mar-leey dumar
    midii ugu saraysee
    marwa doodi noqotaay
    sida mayayga roobkoo
    maansheeyey dunidaa
    naftu kaa mabsuudayee🥰

  • @KaafiyoCarshe
    @KaafiyoCarshe ปีที่แล้ว +1

    18 / sep/2023😢

  • @khadarahmed5497
    @khadarahmed5497 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan Eegaya Marka zanadku Yahay 2021/5/23🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶🥶

  • @lindaomar341
    @lindaomar341 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan jacayl kayqii horee xasusisa dommage

  • @hasan-tx8cl
    @hasan-tx8cl 9 หลายเดือนก่อน +1

    2023_DEC_27😊