ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
#Heestani waxay ku jirtay riwaayadii Caanka ahayd EE ADUUNKA 🌎 |1982.EE UU curiyey Abwaan Mohamed Ali Kaariye AHUN | 1980- 1981 - 1982 |#ERAYADA |HEESTA| LYRICS|👇👇#HassanAadan.00:01 Wallee gabdho aan arkiyo00:02 Gayaankoodaan heshiin00:03 Mid baan idhi gacalisooy00:04 Aqalka gogoshiisa iyo00:05 Gasiin ma karin taqaan00:06 Gurbood ma korin kartaaye?00:07 Waxay tidhi waad gaftee00:08 Galaaskaa Layma dhigin00:09 Aqal gogol layma barin00:10 Gasiin ma karrinnayoo00:11 Dherriga waan ku gubanayaa00:12 Dherriga waan ku gubanayaa00:13 Gurboodka la ilbaxyoo0014 Godolkaa naasahooy jaqaan00:15 Haweenkay gabboojisaa0016 Caruurtana waw gurracan00:17 Ged kalaa loo korinayaa00:18 Caruurtana waaw guracan00:19 Ged kalaa loo korrinayyaa00:20 Mataasaa gaariyooooooo00:21 Gargaarkii HOOYO NOQON?.#SAHRA DAWO00:21 ALLA Xabiibi taasi ma anigaa?.#HASSANAADANMAY MAY inagga Innagga00:22 Goor iyo ayyaaaaaaaaaaan00:23 Labbaan hawshoodda gabin00:24 Labbaan hiddihii gambiyin00:25 Labbaan caaddadooda goyn00:26 Labbaan garab marin sharcigoo00:27 Jacayl Jacayl godldoo aan gudhin00:28 Gu' iyo Jiillaalba maaloooo00:29 Jacayl godladoo aanan gudhin00:30 Is garabsada aan ahaano 0031 Jacayl godladdoo aanan gudhin#SAHRADAWO00:32 ALLA XABIIBI ma anaad00:32 Saas iggu Leedahay?.#HASSANAADAN00:33 MAY MAY Xabiibi Innaga00:34 Innaga Innaga Innaga00:35 Goor iyo ayyaan00:36 Labbaan hawshooda gabin00:37 Labbaan hiddihii ka tegin00:38 Labbaan dhaqankooda gadin00:39 Labbaan caadadooda goyn00:40 Labbaan garab marin sharcigoo00:41 Jacayl godladoo aanu gudhin00:42 Gu'iyo jacaylba maaloo00:43 Jacayl godladoo aanu gudhin00:44 Is garabsada aan ahaanoo00:45 Jacayl godladoo aanan gudhin#SAHRADAWO00:46 Wallee geeshkan wiilal kacay00:47 Gadhqabad reer ma hantiyaan00:48 Mid baan idhi gacaliyoooooow0049 Maxaad guur ka damacsanThy0050 Sideed xil u gudan kartaaaaa00:51 Gankaa mayska celin kartaaye00:52 Wuxuu yidhi guur dhibkii00:53 Siddii gorgorkii noqooo00:53 Gabow baa igala wacan00:54 Hadaan xil gudan maxaa00:55 Aniga gegiddaa i dhigay00:56 Gankayga maxaa dagaal00:57 Aniga goradayda Sudhay00:58 Ninkii gardaraa u socddee00:59 Gujiyo feedh ila dhacanna1:00 Police kaan dacwada u geyn1:01 Makaasaa geesiyoooooooo1:02 Geyiga usoo mudh baxay#HASSANAADAN1:03 ALLA Xabiibi kaasi ma anigaa?.#SAHRADAWO1:04 MAY Inagga Innagga goor iyo1:05 Ayaan labaan caashaqa gunfurin1:06 Labbaan gef dhexdooda imman1:07 Labadda galad iyo wanaaaaaag1:08 Labada guur raaxo hella labada1:09 Kalgacaylku waa gobbe kalgcylku1:10 Waa gobbe gartee isu dheeli tira1:11 Kalgacayl kalgacaylku waa gobe1:12 Is gartoo is garabsada aan ahaano1:13 Kalgacaylku waaaaaaaaaa GOBBE:::::::::::::::::::::::::::DHAMAAD::::::::::::::::::::::::::::#WQCabdisalaanFaaraxQaarey.TH-cam.com✍️
😊
❤ heesta Gasiin 🙏
Sahra dawo carab waye rer shibis abahed calasey malel ilmo badan u dhashay calasey malel abahey habar yar u ah maxamad muse waye guryo badan abahed ku leyahay shibis waxda calisow dhere❤❤❤ song
Horumar Wanaagsan Walaal keep going Subscr&Like Waan Kuu Saaray Weliba Share aan kuu raaciyay isoo Booqo addigo Raali AH thanks 🥰🥰🥰
mahadsanid abwaan, bulchina official..
Anaya good iyo Ayaan..
10-07-2024 ayaan dhageeysnayaa
Sahra dawo cod macaan❤
Fahan Heeskaa walaal wuxuu ragkudhaamaa
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa
❤
18/8/2024
24/7/2024
#Heestani waxay ku jirtay riwaayadii
Caanka ahayd EE ADUUNKA 🌎 |1982.
EE UU curiyey Abwaan Mohamed Ali Kaariye AHUN | 1980- 1981 - 1982 |
#ERAYADA |HEESTA| LYRICS|👇👇
#HassanAadan.
00:01 Wallee gabdho aan arkiyo
00:02 Gayaankoodaan heshiin
00:03 Mid baan idhi gacalisooy
00:04 Aqalka gogoshiisa iyo
00:05 Gasiin ma karin taqaan
00:06 Gurbood ma korin kartaaye?
00:07 Waxay tidhi waad gaftee
00:08 Galaaskaa Layma dhigin
00:09 Aqal gogol layma barin
00:10 Gasiin ma karrinnayoo
00:11 Dherriga waan ku gubanayaa
00:12 Dherriga waan ku gubanayaa
00:13 Gurboodka la ilbaxyoo
0014 Godolkaa naasahooy jaqaan
00:15 Haweenkay gabboojisaa
0016 Caruurtana waw gurracan
00:17 Ged kalaa loo korinayaa
00:18 Caruurtana waaw guracan
00:19 Ged kalaa loo korrinayyaa
00:20 Mataasaa gaariyooooooo
00:21 Gargaarkii HOOYO NOQON?.
#SAHRA DAWO
00:21 ALLA Xabiibi taasi ma anigaa?.
#HASSANAADAN
MAY MAY inagga Innagga
00:22 Goor iyo ayyaaaaaaaaaaan
00:23 Labbaan hawshoodda gabin
00:24 Labbaan hiddihii gambiyin
00:25 Labbaan caaddadooda goyn
00:26 Labbaan garab marin sharcigoo
00:27 Jacayl Jacayl godldoo aan gudhin
00:28 Gu' iyo Jiillaalba maaloooo
00:29 Jacayl godladoo aanan gudhin
00:30 Is garabsada aan ahaano
0031 Jacayl godladdoo aanan gudhin
#SAHRADAWO
00:32 ALLA XABIIBI ma anaad
00:32 Saas iggu Leedahay?.
#HASSANAADAN
00:33 MAY MAY Xabiibi Innaga
00:34 Innaga Innaga Innaga
00:35 Goor iyo ayyaan
00:36 Labbaan hawshooda gabin
00:37 Labbaan hiddihii ka tegin
00:38 Labbaan dhaqankooda gadin
00:39 Labbaan caadadooda goyn
00:40 Labbaan garab marin sharcigoo
00:41 Jacayl godladoo aanu gudhin
00:42 Gu'iyo jacaylba maaloo
00:43 Jacayl godladoo aanu gudhin
00:44 Is garabsada aan ahaanoo
00:45 Jacayl godladoo aanan gudhin
#SAHRADAWO
00:46 Wallee geeshkan wiilal kacay
00:47 Gadhqabad reer ma hantiyaan
00:48 Mid baan idhi gacaliyoooooow
0049 Maxaad guur ka damacsanThy
0050 Sideed xil u gudan kartaaaaa
00:51 Gankaa mayska celin kartaaye
00:52 Wuxuu yidhi guur dhibkii
00:53 Siddii gorgorkii noqooo
00:53 Gabow baa igala wacan
00:54 Hadaan xil gudan maxaa
00:55 Aniga gegiddaa i dhigay
00:56 Gankayga maxaa dagaal
00:57 Aniga goradayda Sudhay
00:58 Ninkii gardaraa u socddee
00:59 Gujiyo feedh ila dhacanna
1:00 Police kaan dacwada u geyn
1:01 Makaasaa geesiyoooooooo
1:02 Geyiga usoo mudh baxay
#HASSANAADAN
1:03 ALLA Xabiibi kaasi ma anigaa?.
#SAHRADAWO
1:04 MAY Inagga Innagga goor iyo
1:05 Ayaan labaan caashaqa gunfurin
1:06 Labbaan gef dhexdooda imman
1:07 Labadda galad iyo wanaaaaaag
1:08 Labada guur raaxo hella labada
1:09 Kalgacaylku waa gobbe kalgcylku
1:10 Waa gobbe gartee isu dheeli tira
1:11 Kalgacayl kalgacaylku waa gobe
1:12 Is gartoo is garabsada aan ahaano
1:13 Kalgacaylku waaaaaaaaaa GOBBE
:::::::::::::::::::::::::::DHAMAAD::::::::::::::::::::::::::::
#WQCabdisalaanFaaraxQaarey.TH-cam.com✍️
😊
❤ heesta Gasiin 🙏
Sahra dawo carab waye rer shibis abahed calasey malel ilmo badan u dhashay calasey malel abahey habar yar u ah maxamad muse waye guryo badan abahed ku leyahay shibis waxda calisow dhere❤❤❤ song
Horumar Wanaagsan Walaal keep going Subscr&Like Waan Kuu Saaray Weliba Share aan kuu raaciyay isoo Booqo addigo Raali AH thanks 🥰🥰🥰
mahadsanid abwaan, bulchina official..
Anaya good iyo Ayaan.
.
10-07-2024 ayaan dhageeysnayaa
Sahra dawo cod macaan❤
Fahan Heeskaa walaal wuxuu ragkudhaamaa
Magacaygu.waa.cawil.cabdi.oo.jooga Hargeysa waxaan.soo.dhaweynayaa
❤
18/8/2024
24/7/2024