Mashaa Alaah, in Culumadii Somaliland fadhiga ka kaceen, arkaynaa in Amnigu khatar ku jiro,,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.พ. 2024
  • Edited by mideeye

ความคิดเห็น • 111

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 4 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha allaha geesi geesi dhalay oo u jawaabay kuwa xamar iyo kiinaya iyo maraykan iyo kuwa raacaya ee ka soo hor jeeda Somalilandba .runtaad u sheegtay Somaliland Alla ha ka qabto cadawga ku soo duulay dal iyo debedba
    Guuul guuu Reer,Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @abdulrahmanahmed8077
    @abdulrahmanahmed8077 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallahu Khair. Waa kuwaa Shuyukhgda cilmiga iyo Aqoonta ku hadla. ❤❤❤ حفظك الله يا شيخنا
    Jaahiliinta diinta ku shaqaysata Allah Muslimiinta ha ka qabto.

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 หลายเดือนก่อน +4

    Allah Haku barakeeyo,sheekh Caalim ah taariikh yaqaan ah xog badan haya.
    Waa in la helo dad badan oo taariikhda aqoon u leh.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allh jzklhq sheik from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤲🏼🤲🏼🇮🇷🇮🇷🥰💞❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 4 หลายเดือนก่อน +3

    waa nolol u quudhi waa dad gaar ah shalay iyo maantaba taariikhdana way iska indho tiriyaan ilaahay baan ka magan galay sharkooda jazakallah khayr sheekh guul iyo gobonimo somaliland masha allah

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 4 หลายเดือนก่อน +7

    RABOOW JABI CADOOWGA SOMALILAND

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 4 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah guul ❤🎉❤🎉❤Somaliland ❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @cabdiraxmanmuxumed8696
    @cabdiraxmanmuxumed8696 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mnsha allah❤ allah Haa ku dhawro sheekh runsheeeg

  • @chamaabraham5088
    @chamaabraham5088 4 หลายเดือนก่อน +4

    ❤Masha Allah cimri dheer iyo caafimaad Ayaan kuu rajeynayaa sharaf iyo karaamo ayaad huwantey

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 4 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliland guul inshalaah sheekh ale haku xafido❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯✌✌✌🖕🖕🖕soomaliland waa mid❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha alah ilahay ha barakeeyo culimada somaliland ❤❤❤

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 4 หลายเดือนก่อน +2

    Culimo kushega kasoo jeeda yamyam iyo qadaad wayn uma baahnin waxa nagu filan culimadayada guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ale ha ku xafido aamiin

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 4 หลายเดือนก่อน +3

    Manshaallah Manshaallah ilaahey ha ku xafido ❤❤🎉🎉

  • @ahmedyusuf1185
    @ahmedyusuf1185 4 หลายเดือนก่อน +6

    mashaa Allah,Alla ha ku xafido. Intaas bay garan layihiin qaar culumo afka ka sheegta ayaan badan.Waxa ay ku siffowben munafqiin waye.

  • @fatimamohamoud2287
    @fatimamohamoud2287 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah tabarakallah

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaalaah ❤❤❤❤ hadal xaq ayaad sheegtay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilhyw dalka iyo dadka ba noo barakee yaa rabi ❤❤❤❤

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alla ha ku xafido geesi geesi dhalay

  • @Kw58437
    @Kw58437 4 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallhu khayr sheekh wa sax

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman4153 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allah Ilaahayow culimo hanoo waayin

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah culumadeena allah habarakeeyo guul somaliland 💪👍🤲🤲🥰🥰🥰🤍🤍💚💚💚❤

  • @ShucaybMaxamed-lz2wd
    @ShucaybMaxamed-lz2wd 4 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa diidaya somaliland oo madax banaan ❤❤❤❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alleh sheekh geesi alle alle cimriga haku dhereyo bidmilahi karim ❤❤❤❤❤❤❤❤hanolato somaaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 guuuleysat ln sha Allah
    guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 4 หลายเดือนก่อน +7

    Somaliland guul❤❤❤

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ha inoo soo celinina dhulbahante haku biireen meeldaran

  • @Ahmed-iz8be
    @Ahmed-iz8be 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanslah culimada soomaliyeed meesha allah ku xisaabinayo allah nama joogiyo. Qabyalad baa diintii ka waynaatay

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l 4 หลายเดือนก่อน +2

    Well done you absolutely correct

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 4 หลายเดือนก่อน +2

    SHEEKH RABI KHEYR HA KU SIIYO SIDAA RUNTA UGU SHEEGTEY KuWA CULIMADA ISKU SHEEGA AH QABIILKA MADAX MAREY

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤mashallah ninkii ilahay iskuxidha isagaa kufilan ilahay hayna xifdiyo geesi baadtahay ❤

  • @Abz_146
    @Abz_146 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ayaa lajira reer Somaliland wanaynu gulaysanayna isha allah aqonsiga Somaliland wuu yimid haqarxan xasidinta reer Somaliya

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 4 หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
    Amiin amiin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ilahay haku xafido shiikh qofka muwaadinka aha isma qariyo ama shiikh ha,ahaado ama cuqaal ama shacab

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah tabarakallah Allah ha xafido sheekh aamiin 👍👍

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 4 หลายเดือนก่อน +1

    Because kama hadlaan qabyalad i qaawan oo isaaq nacayb ah ama dadka somalida kala fogeeya❤❤

    • @Marin2030
      @Marin2030 4 หลายเดือนก่อน

      Way ka hadalayn dadka ay Somalidiid ugu yeedhan waayo waa hal reer marna beesha Burco&Berbera&Hargeysa degtaa ama beesha dhexe ama idoor miyan kuwada un list-adaa sii dadadban iyo sii toos ahba way ugaa hadalan

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ruwaayadaa la yidhaa cirada maantiyo culumada wakhtiga maashaa allaah culimadii inbaanool

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 4 หลายเดือนก่อน

    mashaa allaah sheekh hadalka waa in run ta laga sheego

  • @ashasaid6336
    @ashasaid6336 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤mansha Allah guuuul somaliland guuuul guuuul

  • @abdirahmaanmahamed9042
    @abdirahmaanmahamed9042 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allh allw culimada wngsn no barakeena allw dhwrna

  • @L0vs_z0
    @L0vs_z0 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alla tabarakala

  • @garyaqanabdinasir8441
    @garyaqanabdinasir8441 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sh Adansiiro kadib Malaa rajaa jirta oo culimo xor ah ayuu dalku yeelan

  • @nathra7351
    @nathra7351 4 หลายเดือนก่อน +2

    Culimada hawiye iyo Daarood juudaan oo ah cadowga somaliland culimada daarood waa sheydaamada ibleyska alle harogo luwaasi

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHALLAH MAASHALLAH INSHALLAH LONG LIFE

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya nabiga❤

  • @ibrahimguled9767
    @ibrahimguled9767 4 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah khayir wll

  • @nathra7351
    @nathra7351 4 หลายเดือนก่อน +2

    Daaroodku waa fidno ilaahay umada somalia iyo somaliland haja qabto culumida ibleysku ku shaqeysto ee daarood juudaan ishalah alle harogo

    • @manineima4398
      @manineima4398 4 หลายเดือนก่อน

      Xaarood waa musiibo umada loo soo diry

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 4 หลายเดือนก่อน +1

      Nacam bille😅

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@manineima4398waarun

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน

    Taageera Iiraan iyaga ayaa marwalba u hadla oo taageera Muslimiinta oo dhan.!!!

  • @advyser
    @advyser 4 หลายเดือนก่อน

    Waa culimada salafiyada uun eh la soco
    Qolooyinka kale maaha

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah khair

  • @user-qo6vu2hj7m
    @user-qo6vu2hj7m 4 หลายเดือนก่อน

    Masham allah

  • @user-eb7dz8fp5g
    @user-eb7dz8fp5g 4 หลายเดือนก่อน

    Alle haku barakeeyo shiikh

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 4 หลายเดือนก่อน

    Mashalah wa culimadi sharafta lahayd

  • @aminaali5323
    @aminaali5323 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wadaadada Reer konfurow wax ka bartay diinta dhabta ah
    qabyaaladii iyo xoogagii yaraayee diinta kabarateen ayaa iskaga kiin khaldane

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sheesh ilahaay ha ku sharfo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน

    Yaa rabbi. War gaal wuu utalin karaa Muslimiinta.!!! Ee waxaad tidhaahdaa khilaafada looma dooran karo.!!!

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 4 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuuulsomaliland❤

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dib waa in aanay noogu soo noqon haawaydaas wuxuushta ah sida bahàlka iyo ugaadha isku cunaya.

  • @cabdilaahicumar3485
    @cabdilaahicumar3485 4 หลายเดือนก่อน +1

    maansha allaah waa xsqiiq hadalakiisaaasi .qudunquutooy ku quuso. maxaa waadadeenii kale in ay xaiida u sheegaan iyga oo ku dargay kuna tanaday ayey hadimo ku hayaan dalkooda.ilaahaybaa la xisaabtami.

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 4 หลายเดือนก่อน

    Gardadarada inagaa lahayn hasa yeeshe alle nagumA celiyo

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmed-iz8be
    @Ahmed-iz8be 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka aad qoriga kaga saxeexdeen. Allah ka baq

  • @hajii2033
    @hajii2033 4 หลายเดือนก่อน

    mashallaah hadal xaq❤❤❤❤

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 4 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-ec4eb2ho5y
    @user-ec4eb2ho5y 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @yasminibrahim7524
    @yasminibrahim7524 4 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @Ahmed-iz8be
    @Ahmed-iz8be 4 หลายเดือนก่อน

    Sool iyo awdalna maamulo way yeelan karaan sida u cadaynayo kitaabka aad akhrinayso. Maxaad lascanood indhaha uga lalinaysa sheekhow

  • @rodahoreh6728
    @rodahoreh6728 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน

    Kaasaa Sheekh Sheeganaya??? Bal eega Caqligooda??? Kuwa kala duwey hadalka ayaa khaldan.!!!

  • @user-mc7bb4np8s
    @user-mc7bb4np8s 4 หลายเดือนก่อน

    Scw wllyaal Heshiiskaas 2da doowladood walaalaha Ethiopia iyo Somaliland Waa walaalo heshiiskii 2da xukuumadood ku heshiiyeen Abiye Ahmed iyo Madaxwayne Muuse Biixi heshiis 20 killo mitter Madaxwayne Muuse Biixi bixiyo Xukuumada Abiye Ahmed ictiraafkii miiska saran wallaalayaal Somaliland socotey ninkii sugayoow cirka eeg Abiye Ahmed 145000 Ciidan bad dhulka iyo cirka keenaya ber bera saylac hargaysa cadeey Burco gobolkii raga soil sanaag ilaa xaduudka British Somaliland wallaalayaal koonfuri ha maqlina been sheekheena aad ayuu u mahad San yahay Madaxwayne Muuse Biixi iyo Xukuumadiisa Qaranka Somaliland guul wacan

  • @beencadjr4477
    @beencadjr4477 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waa orom afsomali bartay
    Dan buu leeyahy waa la idin ku dhex jiraa
    Walalayaal
    Wejigaan weji soomali maaha
    Waa orom
    Ila fiiriya

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 4 หลายเดือนก่อน +1

    يا شيخ اولاً .. بارك الله فيكم.
    ولكن شيخنا الم تجد ..كتب اخري غير محمد بن عبدالوهاب ( الخارجي ) ؟؟؟باتفاق علماء عصرة فضلاً عن العلماء المعاصرين …

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 4 หลายเดือนก่อน

    YUGAANDHIISKA IYO ITOOBIYA ILAALISO

  • @janira7480
    @janira7480 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh yada halo dhibo dowlada somalian geljirayasha hala qado 😅😅😅

  • @user-zf8xu1ej2g
    @user-zf8xu1ej2g 4 หลายเดือนก่อน

    Wax waalan

  • @Ahmed-iz8be
    @Ahmed-iz8be 4 หลายเดือนก่อน

    Danbiyadii SNM ay ka gashay awdal sheeg. Sool iyo awdal gobolo mamul samaysan kara maanay ahayn

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 4 หลายเดือนก่อน

    Dagaalka lascaano wuxuu salka ku hayey in ciudanka meesha lagu gumaado isaaq nacayb dartiis

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 4 หลายเดือนก่อน

    Faqash jabtay rumayso ama ha rumaysan

  • @ibrahimhassan9542
    @ibrahimhassan9542 4 หลายเดือนก่อน

    Benbadaana

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน

    Kan Muuse miyey walaalo yihiin??? Way isu egyihiin.!!!

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow dawlad aan diinta ku maamulayn umadeeda dawlad xalaala maaha waa xaaran waxan kitaabka alle iyo sunada nabiga csw aan ahayni waa xaaran waana lagu naar galaya waxad dhoob dhoobaysa waa waxa umada ku lugoyseen ee diinta looga baydhay

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is 4 หลายเดือนก่อน

      Dawlda somali ka jirta
      Ee sharciga
      Diinta wax ku xukunta
      Ii sheeg
      Wadigan sheekha
      Ku dhaganee
      Waxan u malenaya
      Inaad ku hoos noshay
      Dawlada taagta daran
      Ee somliya jogta
      Culimada somaliya u hadasha waa sx lkn culimada reer somaliland
      Markay hadlaan wa khalad somaha
      Dawlada tagta daran ee
      Somaliya jogta
      Waligeed inanay hor mar
      Gaadhin aamiin ii dheh

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikh callbox. Siyaad Barre mujrim buu ahaa, Muuse Biixina awliyo? Shiikh fayk!

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkow CARABIGU MAAHA DIINTEENA. HARTIGA MUUSE KA HORYIMID MA GAALAA???

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 4 หลายเดือนก่อน

    💕💕💕🇬🇶🇬🇶🇬🇶💕👍👍🇬🇶💕

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 หลายเดือนก่อน

    Masulka snm waa faasid waa runtod imasa la idin bar yay

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 4 หลายเดือนก่อน

    Sh bikuli ixtiram hadii aad diideen midnimada somaliya maxaa diidaya in intii aan isaaq aheyna diido go itaanka oo ay taageeran midnimada ? Jawaabta sheekhaa laga rabaa

    • @GF-fk4is
      @GF-fk4is 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb dawlada taagta daran
      Ee somaliya Miyaad ku hoos noshay
      Hadaba isaaq waxa uu ogol yahay inuu go.o ana wan ku raacsanay inay isaaq dawldooda u tashtaan
      Anigoo ah nin
      Ka soo jeeda beesha
      Mehri ismaciil jibirti
      Dawladaydu waa somaliland
      Dawlda taagta daran
      Ee somaliya
      Hadhacdo hormar waliged
      Magadho
      Amiinta igu dar adna

  • @Ahmed-iz8be
    @Ahmed-iz8be 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaba ma UN ta buu joogay

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน

    Ka waran ka kugu ag sawiran ee foorara.!!!

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 หลายเดือนก่อน

    Culimadoodu waa kuwii yidhi la jiifiyaana bannaan.

  • @qaasimasahal8426
    @qaasimasahal8426 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow ,adaa noo sheegaye ,khaatumo ayagaa is ogaaladaye ka leexo,reer Awdalna ayagaa ismaamulaya jidka aad jeexdo ayaa noo soconaya ,Umadda Somaliland reer sheekh Isxaaq ayaad u taqaanaa,haddii aad tiri xuduudka isticmaar ayaa sameeyey kaad ku dooddeyso oo aad leedahay Somaliland baa leh yaa Sameeyey ,cidda sameysay waa ayo ,halkeese xuduudkaas ku eg yahay kkk yaab.

  • @iali8540
    @iali8540 4 หลายเดือนก่อน

    Kibir iyo isaaq nacayb ayaa ciidanka qaranka lagu soo weeraray.

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 หลายเดือนก่อน +1

    isaq kaliya ma xasuuqin majeerteen wuu xasuuqay kama cabanayan idinka maxa idinka u cabadeysan 32 sano dadki lagudilaye laascano snm baa haysatay oo dadka dilesay maxa loo so qaban wayay

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 4 หลายเดือนก่อน

    Dd

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 4 หลายเดือนก่อน

    Kk xabo lashidanayo ninka didey ayaa xoolo lasiinayey oo noloshaad aragtey loo sameyey xaqu wuu qaban munafiqiintaa

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 4 หลายเดือนก่อน

    Wadad nimadada waxba kama jirto muuse juudan baa kaa dhex hadlaya inad iska amusto baa you roon

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 4 หลายเดือนก่อน

      Bacaac muuse kuwas hooyadaana was

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 4 หลายเดือนก่อน

    Ka waran WAHAABIYADA.!!! INLAYN WAHAABIYA AYAAD TAHAY??? Ka waran Xambalka Laftigiisa iyo wahaabiyadiisa ayaa keenay KHILAAFKA.!!!

  • @liibaancawiye8160
    @liibaancawiye8160 4 หลายเดือนก่อน

    Sheeq matihid ee calancas baa tahay somali diid

    • @safiyoahmed5864
      @safiyoahmed5864 4 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk somalida adiga qado doqon yahoow

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 4 หลายเดือนก่อน

      Somalida aad jeceshahay waatee haday cidi tahay somalidiid waa adiga oo xataa diin diiday oo balaayo raadisa oo fidno muslim kala gaysa raadinayay xasbunallaahi sharkaaga adiga iyo shaydaanba

    • @Kw58437
      @Kw58437 4 หลายเดือนก่อน

      Shekhu wa geesi isaga iyo muus biixi
      Manshallah guuul Somaliland kanaxow nafta wa

  • @uk16944
    @uk16944 4 หลายเดือนก่อน

    Shiek Mustafa is one of the cornice diseas in somaliland.
    He is lies about Axadiis Rasuul SAW.