Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Arinka Jabuuti & Somaliya Mou gii Xaalada Awdal Doorashada & Maxaabisti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ค. 2024
  • Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Arinka Jabuuti & Somaliya Mou gii Xaalada Awdal Doorashada & Maxaabisti

ความคิดเห็น • 175

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 17 วันที่ผ่านมา +7

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job and great work

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t 16 วันที่ผ่านมา +2

    Adeero muuse waa inaadeerkaa ee heshiiya shisheeyaha KARBAASH guul guul soomaalilan 💚🤍❤️💪💪💪💪❤️💪❤️❤️❤️❤️

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 15 วันที่ผ่านมา +2

    Adeer khatumo State waa somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @queenafrica8219
      @queenafrica8219 15 วันที่ผ่านมา

      ONE SOMALIA 🇸🇴 ONE NATION 🇸🇴 UNITED WE SHALL BE STRONG 🇸🇴 💪 DIVIDED WE WILL BE WEAK ❤SOMALIS STOP TRIBESMEN AND BE ONE 😊

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 16 วันที่ผ่านมา +2

    Maanta si fiican ayaad u hadshay maanta

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 วันที่ผ่านมา +3

    Guul soomaalilan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 14 วันที่ผ่านมา

    Alxamdullilaah buur madow hadii qaylo kasoo hadhay!!

  • @Umo580
    @Umo580 15 วันที่ผ่านมา

    REER MURQAN LAAN IDOOR WAKAA KIIUGU WEENAA SUBXAANLAA

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 17 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka masaakiinta ah eed ka faashateen ee madaxtooyada ku dhex xidhan sixirka halaga furo hadii kale waa la eedi?❤😂🎉😢😮😅😊

  • @abdiali319
    @abdiali319 17 วันที่ผ่านมา +1

    Boqor Buurmadaw hadii shacbigu Muse Biixi soo saaro, mala shaqaynaysaa?

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342 16 วันที่ผ่านมา

    Please hala soo dhaweeyo boqor buur madoow

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 17 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @cabdibile-ch9zt
    @cabdibile-ch9zt 17 วันที่ผ่านมา +1

    Arimaha aad sheegayso oo dhan intooda badani waa run laakiin Boqor cismanoow wixii laascaanood ka dhacay dhulbahante ayaa ka masuul ah waanay ka badheedhen sax iyo qalad ba daarood oo dhan baana isku raacay dagaalkaa ujeedaduna waxay ahayd keliya in soomaaliland la burburiyo adigu se bal waxaad noo sheegtaa ujeedadii aad ku raacday cadawga soomaaliland ku soo duulay muuse biixi ayaan mucaarid ku ahaa jawaab ma u noqonaysaa umada reer soomaaliland

  • @maryami2299
    @maryami2299 17 วันที่ผ่านมา +2

    4nin 00 isaaqa baa soomaalida koonfureed ka wada fiicnaa rag ii hore adiga Waa kaa fiicnaayeen

  • @geri7490
    @geri7490 16 วันที่ผ่านมา

    ❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 16 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer madaxwayne muuse Biixi Dawlad muuqata oo sharaf leh ayuu sameeyay ilahay wuu ogyahay umaduna way ogtahay markaa ilahay baa uhiilin inshalah soomaliland ha noolato madaxwayne muuse Biixi na ha noolado

    • @khmo1832
      @khmo1832 16 วันที่ผ่านมา

      Amiin insha Alla Muse Bixii waa khar Elahay usodira qaranka guushana wuheeli insha All.Amiin

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 17 วันที่ผ่านมา +1

    Habar jeclo
    3da xisbi ee Kulmiye|Wadani|Wabari waxaa gudoomiye u ah waa habar jeclo
    Waxa aan hogaan hen ee Khasaaray wa Garxajis

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 17 วันที่ผ่านมา +1

    USP waxaa wada lahaa Dhulbahante iyo Samaroon
    Waxa kaliya at ku midoobi karaan wa in ay Cadeeyaan mowqifkooda waliba odayaasha gudabiirsi

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c 16 วันที่ผ่านมา

    Yaaaa miskiin haweenku geela ma liso xagayaga

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 16 วันที่ผ่านมา

    HA DHACDO SOMALILAND HA NOOLAATO AWDAL STATE OF SOMALIA

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 16 วันที่ผ่านมา

    BUURMADOW WAA DOQON. AWDAL MA WAXAAD RABTAAN IN AAD GUMAYSATAAN ?

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 16 วันที่ผ่านมา

    Faanbadanaa 😂😂😂😂😂

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 16 วันที่ผ่านมา

    Absolute that's true

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaad mooda inuu nabad wado qasbuuwada

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 17 วันที่ผ่านมา +2

    Isaaq in dhaweyd Jab ma arag
    Marduufkiisii wuu is dul sarnaa
    Balse Dhulbahantaa jabiyay shartiina ka qaday
    Way kabmi la yihiin
    Marka muusoow Gowraca isaaq si wanagsan u gowrac anigu wan ku tageeraa Cire Cambe xabsi dhig

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 17 วันที่ผ่านมา

      Huwantu ma beenta Maxy kufalaan Talaw Horta

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 16 วันที่ผ่านมา

      Ma tuulada meel aan ahayn baadvka dagaalantay mise dhul isaaq khayaali ku nool car kasoo bax tuladada

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 16 วันที่ผ่านมา

    Macsokor caleen shaah

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 17 วันที่ผ่านมา

    Noolow Boqor,si fiican oo gobonimo leh ayaad u hadashay.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 14 วันที่ผ่านมา

    Tuug buurmadoow

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi7218 16 วันที่ผ่านมา

    Walee isaaq waa wareereen kkkkk

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 17 วันที่ผ่านมา +1

    Boqor buur madow sheekadiisii waa bedeley oo muuse biixi ayuu isu dhiibey si uu hargeysa u tago

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 16 วันที่ผ่านมา

      Oo maxaad rabtay ma in siilja hooyadaadii Faqashta ahayd uu isku dhiibo?

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 17 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Benale labha aflee khaain wadhaan😂

    • @medbahdon3855
      @medbahdon3855 17 วันที่ผ่านมา

      Anagu hadaan reer Djibouti nahay somaliland anakaa dhisnay anaakaa kajecel isaaqa waxna kama hayno .

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 17 วันที่ผ่านมา

    Samarooney waliba caruurta madaxtooyada smland kudhex dabran ee laga faashaday waa gadabuursi habar jeclaana dhashay❤😂🎉😢😮😅😊

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 17 วันที่ผ่านมา +1

    Nimankani garaadadu waxababa gacanta uguma jiran meesha alshabaa ayaa haysata oo aan garaadna waxaba gacanta uguma jiraan

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 16 วันที่ผ่านมา

    Geesi qaran

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 16 วันที่ผ่านมา +1

    Fulay

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 16 วันที่ผ่านมา

    Muusuu kuwaashay kana

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 17 วันที่ผ่านมา

    Caqli boqor ma aha!!!!!

  • @zainabhassan3823
    @zainabhassan3823 16 วันที่ผ่านมา

    Odaygii

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 17 วันที่ผ่านมา

    Samarooney habar jeclo siilkii inantooda ayey fadhataysteen dadkay sidaa ugaleen inan baa dhashay waa la garanayaa❤😂🎉😢😮😅😊😊

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 16 วันที่ผ่านมา +1

      Afkaaga Edeb u Yeel yaa Xashiishadoole .

  • @fawsiyamaafuul4277
    @fawsiyamaafuul4277 17 วันที่ผ่านมา +1

    Faanka iska daa

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c 16 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @malabbyemaraqeeye5720
    @malabbyemaraqeeye5720 16 วันที่ผ่านมา

    Waa sidaa RUNTU
    sidaa haloo cadeeyo

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka raga ah waa ninkaa dalkiisa u difaaaca isaga oo mucaarid ah waayo dad dalkiina raba in uu dumo waa in aan ka difaacaa hadanu difaacin xaguu doorasho ku galayaa

    • @user-kn4fh5gn5y
      @user-kn4fh5gn5y 17 วันที่ผ่านมา

      Dhedig hadii aad difaaci weydo isgaka teg libaax baa imanaya

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 17 วันที่ผ่านมา

    Samarooneey sixirkaana waxa sameeyay habar jeclo" ilaahay waxanu u waydiinay habar jeclo qaran jabay❤😂🎉😢😮😅😊

    • @ninilahaywarkii9767
      @ninilahaywarkii9767 17 วันที่ผ่านมา +1

      Haku fara xumayso qolada aad sheegaysaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 16 วันที่ผ่านมา

    BUUURMADAW TUUUG MILIKHSANAYA

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 17 วันที่ผ่านมา

    Hargeysa ma tagi karaa boqorka??? Kkkkkkkkkkkkk

  • @AbdinuurWarsame-y4w
    @AbdinuurWarsame-y4w 17 วันที่ผ่านมา

    Beeñaale

  • @AbshirSamaleh
    @AbshirSamaleh วันที่ผ่านมา

    Ben bàdana rerkani

  • @user-wy8ic1bx5y
    @user-wy8ic1bx5y 17 วันที่ผ่านมา

    boqorku watarikhyahan

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 17 วันที่ผ่านมา

    Dulcad wa dalsomali ader mcn

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 17 วันที่ผ่านมา

    Samarooney sixiroole dadka madaxtooyada dhexdeeda ku dabran eed ka faashateen waliba dadkaasi waa gadabuursi kasoo fura dabarka sixirka❤😂🎉😢😮😅😊😊

    • @abdishakur9845
      @abdishakur9845 16 วันที่ผ่านมา

      Bisinka yaa ku dabray kuwaasi

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 16 วันที่ผ่านมา

    Galaal wuxuu ku jiraa youtube isagoo leh 1964 waxaan ahaa dable ah qolada raad raaca ah ee jihad loo socdo ogaan jiray taangi iyo bamboo midna ma wadan galaal 1964

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m 17 วันที่ผ่านมา +4

    Muuse Biixi bay u darantahay waan arkii doona

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 17 วันที่ผ่านมา +2

      Cadawga SOMALILAND iska muraaradilaaca

  • @nafisaabdishideh1752
    @nafisaabdishideh1752 17 วันที่ผ่านมา +5

    Waa benale Ada kamid aha dadki jabiyey cidanka e iska amus lacaag ayad ku dileyseen muse bixi

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 วันที่ผ่านมา

      Waa jifidayda hadana waanu ognahay inuu huwanta ugu horeeyo imikana haduu qarankiisa usoo noqonayo huwantana buufinayo waan soo dhowaynaynaa lkn haduu siiwato hawshiisa inooma imaankaro

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale 17 วันที่ผ่านมา

    Buurmadow insurance boqor yahay waxa cadaynaya siduu u hadlayo wuxuu ku cad hayay boqor

  • @MohamedIbrahim-yk4cs
    @MohamedIbrahim-yk4cs 16 วันที่ผ่านมา

    Reerka uu sheegayo Djibouti waxa looga yaqaanaa wadna galaaseer,waayo halgankii gobanimada kuma jirin.

  • @cabdiqaadirmaxamed5556
    @cabdiqaadirmaxamed5556 15 วันที่ผ่านมา

    Somaliland xor weeye

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 17 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @user-in2xe1tm2t
    @user-in2xe1tm2t 16 วันที่ผ่านมา

    WAR DOQONOOW ADAABA DIBAD WAREEG AH EE NACNACDA NAGALA TAG

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 16 วันที่ผ่านมา

    Boqor buur madaw wa xiniye cade fariida markuu iswalayo mooyane

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i 16 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti hana xishooto ehelbaanu nahaye

  • @iidJamal
    @iidJamal 17 วันที่ผ่านมา

    Boqor....burmadow....adigu..qabil.sheega...iska...da.....hadad..wax.garan....allahaga .ka..cabso..

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 17 วันที่ผ่านมา

    Wabeentii asaga kamid aha intajabisay ee huwanta gudaha ah

  • @abdullahiismail7644
    @abdullahiismail7644 16 วันที่ผ่านมา

    Ugaaden mareexan laylkase owrtable intaaas wali ismaydin arkin harti ooo habarjeclo la fac ah baaa lahaaa gantaalihii guuxa kuluulaaa

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 16 วันที่ผ่านมา

    sabxaan alaahh war boqor buur madoow kasi noqday waxuuyidhi soomaaliya maidinka uunbaa waxahaa????dadka caqligooda haku ciyaarin?isaaq waxuuyahay iyo waxuu ahaanjiray soomaali waataqaan

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 17 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya gumaysigeeda inaad u tartantaan oo u kala duumataan ma ahan ee Caqligiina isticmaala

  • @abdinasiradan8760
    @abdinasiradan8760 16 วันที่ผ่านมา

    REER BOORAMA MIYAA KU DHUUSTAY, ?????? JINI BOQOROW

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 17 วันที่ผ่านมา

    Boqorka waxn Sida MOU utaageray Iyo Sida huwanta villa wardhiiglay ismacil cumar geeleh ubuufiyey kusoco

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 16 วันที่ผ่านมา

    ISAAQU IYAGAA KA ABAAL DHACAY JABUUTI. MUSE KHAAYIN BUU NOQDAY. ADNA WAAD KU GARGAARAYSAA

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 17 วันที่ผ่านมา

    Tarikhda guracan jojii boqorow .....

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 17 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahan ciidan soo guuray markii shanta soomaaliyeed ladagaalntay ayey in yar kala hadheen markaasay leeyihiin ciidan baa jebinay

  • @fahima6186
    @fahima6186 16 วันที่ผ่านมา

    Been io bararaq meel kuma gaareeyside bur bur udiyaar garoow😅😂

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 17 วันที่ผ่านมา

    MUUSE KHIYAABO AYUU WADA WUXUU KIRAYNAYAA MAAGA BADA CAADIGA LKN KALA DIL IYO ILA MEERAYSO WEEYE

  • @abdullahiismail7644
    @abdullahiismail7644 16 วันที่ผ่านมา

    Walee isaaqna Ku baray aniguna horaan kuuu ogaanay inaaad manaafaqtahay garaad abdikariin ali nuur baaa nakaa tusay

  • @Halgame334
    @Halgame334 16 วันที่ผ่านมา

    SIYAASADA SL MADAXWEYNE MUUSAA MEEL SARAYAA. ADU UDHAAAF. HAWLISA HAKA DHEX GELINN

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 17 วันที่ผ่านมา

    dadkani waa dad buka jabuti bin dawlad noqoto IdoorOromo kadan beyey in kurdiga fuulo Gele waxakadan beyey IdoorOromo

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 16 วันที่ผ่านมา

    Karbash Wixi Somaliland kahorjedaa waa inaad meel wliba godadoodka kuwa buufi😂

  • @user-be5dz1sm2v
    @user-be5dz1sm2v 15 วันที่ผ่านมา

    Nin yohow khiyaali kama ilbaxaan dhulbahantaa cadaabaha jiidhsiiyey dowlad dhisanba iskadaaye waa caqli cawaannlayaal aan ilbixinba ismana dhaamaan waa usma dhaanto iyo dhesheed

  • @user-ex3yh4no1m
    @user-ex3yh4no1m 15 วันที่ผ่านมา

    Beenta snm waa taa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @DeereLabo-tn8ex
    @DeereLabo-tn8ex 16 วันที่ผ่านมา

    Waxaa ayaan daro ah dadka boqorka u tahay
    Amxaaro ayaa dalka qeeyb ka siinayaa
    sababtoo ah xasan shiikh iyo jabuuti baa weerar igu ah
    Kaa aqli qof waxgarad ah ma aha adiguna waxaad sheeganeeysaa inaan qooys boqor u tahay
    walaahi kuwa aad boqorka u tahay baa hoogey
    Waxaa kuu wanaagsanaa inaad tiraahdid xasan shiikh iyo Geele jabuuti baa weerar igu ah
    waxaan gaashaan buur la sameeysanayaa itoobiya
    Taa waa aqli wanaagsan
    Laakiin itoobiya dhulkeeygi qeeyb ka mid ah oo degen dad soomaali ah baan xabashida siinayaa
    Taasi weligeey man arag mana maqal
    Dawlad dhulkeedi iyo dadkeedi cid kale siineeysaa
    Waa mid igu horeeysa oo aan ka maqley muuse biixi iyo boqor buur madaaw

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 16 วันที่ผ่านมา

    MUSE OO TUUG AH KOLBA ITOBIA MA SIIN KARO DHULKA IYO BADA UMADA SOOMALIYEED

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 16 วันที่ผ่านมา

    SIYAAD BAY ISAAQ KU WAASHEEN. BUURMADOW MUU KA HADLO QALADKA SOMALILAND GEYSATAY ?

  • @abdullahiismail7644
    @abdullahiismail7644 16 วันที่ผ่านมา

    Why bilaahay baaan daarood u arkin harti ooo aan waliba ku dhamayn baa Ku jabiyey dhulbahante hal nin kama maqnayn

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 วันที่ผ่านมา

    Weriye waad kumahadsantahay inaad odaygan intiisa wanaagsan noosoo ururiso lkn waaka inoogu xun oo huwanta laascaano kadagaalamaysa ayuu taageersan yahay waa jifdayada buur madaw hadana umaanaan bogin huwan salaaxiisa hj hadaanu nahay wixii qaranimo kahooseeya waanu necebnahay

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 16 วันที่ผ่านมา

    INAALILAA😂
    BUURMADAW YAA LA TALIYA OO YIRAAHDA EE ISKA AAMUS. WAAYADAN BEENTIISAA BADATAY😂

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 17 วันที่ผ่านมา

    Muuse laydinkaraac muuse geesi atuun bay lugaha jiidayan waxaawada wareegaya il kan hadlata wa laaluush uunbalagu dilata muuse

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 17 วันที่ผ่านมา

    Mantuu noo amanay faqashtii oo cidkaste ka xun

  • @maryami2299
    @maryami2299 17 วันที่ผ่านมา +1

    Saylac turki Haa loo saxiixayaa ee barbara itoobiya siiya hadaa runsheegaysan

  • @zainabhassan3823
    @zainabhassan3823 16 วันที่ผ่านมา

    Bisadii madobayd ma beentii bay weli shubaysa

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 17 วันที่ผ่านมา +4

    King Boormodo u r great man of all kings long live to u insha allah

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 17 วันที่ผ่านมา

    Muuse aya la hurqaaday huwanta gudaha

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 16 วันที่ผ่านมา

    BUURMADAWOW BEENTA AAD TAARIIKHDA KA SHEEGEYSID MAADA´ KA WAANTOOBEYN 😂😂. ADEEROW ISKA AAMUS😂

  • @user-te1dw9kp4g
    @user-te1dw9kp4g 15 วันที่ผ่านมา

    Boqor waxan ku moodayey nin caqli badan laakiin aan filming lahay markaa maxaad ka keentey gobolkii inaga godey ee sool ha firdhin awdal haha fogeyn jabuuti

  • @nafisaabdishideh1752
    @nafisaabdishideh1752 17 วันที่ผ่านมา

    Waar shirqolkaad ka mid ahayd

  • @cabdiqaadirmaxamed5556
    @cabdiqaadirmaxamed5556 15 วันที่ผ่านมา

    Somaliland mid soday katumo argagxiisda

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 16 วันที่ผ่านมา

    Waa axmad gurey 2. Isaaq Qax sidaadii u Qax dhulkaa hawiye. dagaal waa dicfaac 2 waqooyi somalia mar 2aad. Waagii hore oromkaa muslimiyay. Maanta amxaarkaa muslimi. Anagaa naqaan gaalka xabashiga awdal stat waqooyiga somalia:

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 16 วันที่ผ่านมา

    WIXIISU WAA YOOL HABAABIN NINKAN 10 WAJIILE LAMA AAMINI KARO WAA HUWAN BALAAYO MADOW

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m 17 วันที่ผ่านมา

    Muuse Biixi waa ninki Somaliland soo hoynayay o Somalia ka midoobayay. Waayo ficilka u samaynayo waax ay ku tusaysa inu wiciisi qaatay si loogu soo duulo Somaliland o loo kala daadiyo. Wayna muuqata inay Somaliland wax la dhaho ma jiro.

  • @Sirad47
    @Sirad47 16 วันที่ผ่านมา

    Buur madow maaha miyaa....yaaa maalinba waji. .? Sdeer naga daa oo meel ku sugoow.

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 17 วันที่ผ่านมา

    Yaab kii Askrta Somaliland $500 baan idin siin ee muse rida sow maha kii laha kan xun ee buuran, ee ilaa 2018 Somaliland rubshada ka waday, walaahi 20 sano baan xidhi laha hadu SL cag soo dhigo, wasakh😏

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 17 วันที่ผ่านมา +3

    NIN ragweed damac leh Boqorku wuu difaaca qaranka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤