rooti u fican familka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 548

  • @king.maanka
    @king.maanka 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walashey qaaliga ah aad baan kaaga mahadcelina sida wanaagsan oo noogu faa iideeysay cimrigaaga Allah dheereeyo

  • @khaalidabdullaahi3895
    @khaalidabdullaahi3895 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa macalin safiican ayan kufahan nay

  • @fardowsoahmedcalu6205
    @fardowsoahmedcalu6205 4 ปีที่แล้ว

    Shukri Marsala waan kaaga mahad celinaynaa soda wanaagsan we kaaga faa ideysteen dad badan oo wax aqoonin cunooyin badan ayaqoonin waan kuu mahad celinaynaa aduun iyo aakhiraba siwad waxbarsha cunooyinka

  • @zahrahsan3270
    @zahrahsan3270 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaarek allaha ka xafido shukri masala🌹🖐

  • @atlascollege6459
    @atlascollege6459 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walashey macaan Allah kheyr hakusiiyo

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 7 ปีที่แล้ว +1

    jzkk uqti filah shugran wax Baden shugran alle noga dhigo cimri dheer Allah haku siiyo aduunyo iyo aqiraba

  • @hilowleofficialchannel7494
    @hilowleofficialchannel7494 5 ปีที่แล้ว

    Mash Allah sharafay alle haku barakyo ajir iyo xasanad alle haku siiyo wan ka helnay

  • @deeqoofficiall
    @deeqoofficiall 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah danbigada alah dhafo adun iyo aqiraba

  • @hamdamohamed5473
    @hamdamohamed5473 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waxan jecelahay markasta inaa kaa faaideysto casharadada lkin markasta waxa iga qaldama burka qasiidiisa maxaa i oran laheeyd?

  • @sucaaadmohmoud9319
    @sucaaadmohmoud9319 5 ปีที่แล้ว

    Gacanta alle haku barkeeyo farsamo wanaaga daacadnimada ayaya ka darty maasha allah

  • @mariambela3389
    @mariambela3389 6 ปีที่แล้ว +1

    horta ani wabakaafaaidey wlhi tnx shugri huuno.

  • @falastinargsan6505
    @falastinargsan6505 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaha hada samanayah thanks wax badan ka faidayah

  • @hanaddirir4973
    @hanaddirir4973 5 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH WALAL HORE USOCO

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxan jeclahay siida dagan od dadka wax ufahan siso good job macalin fiican abyo alaha kubarakeyo

  • @fadhiaaar213
    @fadhiaaar213 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah jazaaka Allah sis

  • @ilhaanabdi7092
    @ilhaanabdi7092 6 ปีที่แล้ว

    Masha allha isha allha inan bartan rajeynay

  • @suadgedremoh952
    @suadgedremoh952 6 ปีที่แล้ว

    Xbbti asc jomna la dhex galiya Bad ka ilowday shukran laki shukriya

  • @catiyaadxaaji1316
    @catiyaadxaaji1316 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah shugran xabiibti sida aad noo fahansiineyso

  • @fatumaduwane143
    @fatumaduwane143 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah qaali ani ardeyd cusub aan ahay but chanelkaga aad ayaan ogu heystaa mcnto allaha nooka daayo oo cimri dheer oo cibada suban allaha ku sii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍

  • @amaansaeed8819
    @amaansaeed8819 6 ปีที่แล้ว

    Shugri sharaf qoftaan waanba ku heeystaa wlh sideey wax usharaxdo daacad waaye qalbigeeda nadiif maaha alah ilaahey haku dhoowro

  • @hannaahmed1624
    @hannaahmed1624 2 ปีที่แล้ว

    Maama shukri gacantada ilaheyhaku barakeyo

  • @haninora6146
    @haninora6146 7 ปีที่แล้ว

    Mashallaaah Mashallaaah Allaaha ku barakeyo wlshey quruxeeey Noloow xbbti Jazakallaah kheyran Runtaa kugu jeclahay Mashallaaah 😍😗😗😗❤💚💛💜💋💋💋

  • @farhiyasiman2860
    @farhiyasiman2860 4 ปีที่แล้ว

    Mansha ALAAH WALAAL ALE HAKYBARAKEYO ADIYO ILMAHAGABA

  • @samaanraage5546
    @samaanraage5546 7 ปีที่แล้ว

    Jazakallah xppty rabi qeyr haka siiyo wanaga no sameneso.
    Apyo wxa rapa ina su'al ka weydiyo xalwadi igana rali noqo topic horay wye lkn wa imuhim en apyo labo mar ayan sameye lkn still we I hagaagi la'dahay,thank you apyo shukri masala.

  • @queenmoon6999
    @queenmoon6999 7 ปีที่แล้ว

    Jazaaki allah qeer walaasheey shukri
    Caruurtaada baari allaha kaaga dhigo

  • @princessnasriina3883
    @princessnasriina3883 7 ปีที่แล้ว +8

    Mashaallah mashaallah uqti wlhi roti Qatar easy eh waye
    Allah ajar ii xasanad haku siyo waxwalbo wano faithesay ilmahe iyo ninke uusamena inshaallah wajeclahayan uqti shukran Allah gacmaha haku xafido

    • @hanadali9308
      @hanadali9308 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk walashay qali waxasamasata c v x wa shay ku anfacayo ok wayo camera codkada ay ka guayo ok

    • @ahmedsaki7949
      @ahmedsaki7949 7 ปีที่แล้ว

      ma sha allh

    • @anabey1234
      @anabey1234 7 ปีที่แล้ว

      Adam Ahmed p

    • @ayanhassan701
      @ayanhassan701 6 ปีที่แล้ว

      Adam AhmedAhmedjcbchhzj
      bcbsjmxjqdif&$jjs1246&
      '7

    • @Sadiqsaid
      @Sadiqsaid 5 ปีที่แล้ว

      Mashaallah

  • @kaahakiinahmed5463
    @kaahakiinahmed5463 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah shugri cadeey thanks abayo qurux adiga iyo familykaada allaha idin xafido 😍😍😍😘😘😘❤❤❤❤💋💋💋💋

  • @maryancabdi4259
    @maryancabdi4259 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalo wu i cajabiyay Roodhigaan Rabbi Haka Abaal siiyo huuno😍😍😍

  • @ilhaaansaciid7379
    @ilhaaansaciid7379 4 ปีที่แล้ว

    masha allah qeer illh xakusiyo

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allha iilahey hakubarakeyo

  • @xaawoxasankuuloow3697
    @xaawoxasankuuloow3697 5 ปีที่แล้ว

    maasha Allaah shugri Illaah kheer haku siiyo Illaahna haku xafido adiga iyo Ilmahaaka

  • @rabbaaniyahxasan8580
    @rabbaaniyahxasan8580 7 ปีที่แล้ว

    maasha allaah walaashay shugri khayr badan allaha kusiiyo allaha na kubarakeeyo adi iyo ehelkaada wallaahi waaa naga dhistey cunto allaha inookaadeesto macanto

  • @nasiinxasan3266
    @nasiinxasan3266 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashey shukran wax bdn kaa faaidnay allaha Ku xafido

  • @iqroxasan2724
    @iqroxasan2724 6 ปีที่แล้ว +1

    Wax ad sharaxdo cid mafahmi wayin wayo maclin sabuurad tagan okale ayad wax nagu shegtaa mahadsanid aboyo mcn

  • @samanthabyrd4114
    @samanthabyrd4114 5 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo gacant allah ku barakeeyo ninkii ku caayan danbiguu kaa dhaqay shukarn

  • @genetkebede5410
    @genetkebede5410 6 ปีที่แล้ว +8

    very clear compliment thank you very much michael from Ethiopia

    • @hidaelmi4545
      @hidaelmi4545 5 ปีที่แล้ว

      Genet Kebede welcome sister Ethiopia are our brothers

  • @ibtisaamaragsan5048
    @ibtisaamaragsan5048 4 ปีที่แล้ว

    mansha Allah

  • @reyanali660
    @reyanali660 6 ปีที่แล้ว

    Masha alha xabiibti sifican aya nofahan siisay qer alaha haku siiyo adayo mcn

  • @ashamohamed5465
    @ashamohamed5465 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah ilaahay hakubarakeeyo janadana hakugu irsaaqo

  • @munaahmed1940
    @munaahmed1940 7 ปีที่แล้ว +1

    Sheekada qayamada waa run aniga hada kahor igu dhacdy inta cabir ay sheegen qaatay ayaa wixi iga halabeen lkn adiga waa ka duwanthy abyo ajar allaha ka siiyo

  • @ubahmuktar999
    @ubahmuktar999 5 ปีที่แล้ว

    tanxz abayo.waxad sarey magacood walal

  • @hanisheihk1082
    @hanisheihk1082 5 ปีที่แล้ว

    masha allaah shukri ilahey haku xadido xbbbti

  • @faatiabadullahi2917
    @faatiabadullahi2917 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ameen yaa rabi ilaahow albaabada irzaaqada noo fur ❤⚘

  • @nashuuabdalla1286
    @nashuuabdalla1286 3 ปีที่แล้ว +1

    Side hadalka tusale ino sineso ilahow janada kugeey macalin salad walbo tukado wakuduceya wakujeclahey narta rabi kaxorey 🤲

  • @nuurcali7386
    @nuurcali7386 4 ปีที่แล้ว

    Asc shukri wlly gacantada alaha barakeyo il cadowna alaha kaa hayo

  • @safiaahmed4752
    @safiaahmed4752 7 ปีที่แล้ว

    Shukri allaha ku barakeyo wad noga faideysey abaayo kheyr badan inshalla wad heli awlada allah ku barakeyo .waxan heysta anigu fornada yar electriga ma ku sameyn kara

  • @macantoqurux341
    @macantoqurux341 7 ปีที่แล้ว

    Shugri cadey thnkz qaliyey dhor mar an isku dayey sameskisa wuna iga halabay mahadsanid xabibiti

  • @rahmamahmoud389
    @rahmamahmoud389 7 ปีที่แล้ว +1

    Wllshay shugri masala alla yardaa calayki xpipti alle gacantaada ha ku barakeyo

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 abayo qeyr illaahey hakusiiyo

  • @xalimomaxud639
    @xalimomaxud639 2 ปีที่แล้ว

    MshAlah Allah

  • @barwaaqoabuukar1280
    @barwaaqoabuukar1280 6 ปีที่แล้ว

    Mash allh walsheey qalid allh ajir iyo xasanada allh haka siiyo

  • @dankeschone9794
    @dankeschone9794 7 ปีที่แล้ว +2

    1)Cabirka dabka?
    2)waqtiga dabka lagu daynayo?
    3)waqtiga hawshoo-dhami ay qadatay ?

  • @mohamedali-in3sr
    @mohamedali-in3sr 7 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah Allah ku xafdiyo Qali

  • @muminajeyte8872
    @muminajeyte8872 7 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah Habaryar waan tijaabiyey sidaadookale ayuu ii naqdey masha allaaah masha allaah thankz 😘😘😘

  • @nuurtohassan8137
    @nuurtohassan8137 5 ปีที่แล้ว

    Masha allha hata aya aniga ku sobirey abaay mahasanid

  • @hddj3675
    @hddj3675 3 ปีที่แล้ว

    Maash aallaah nuur calaa nuur

  • @sacdioyoo2882
    @sacdioyoo2882 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @nah8709
    @nah8709 4 ปีที่แล้ว

    Mansh Allaah walal

  • @sumayahussien9268
    @sumayahussien9268 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allah shukran xabiibti🌹🌷
    jizaakillaahul kheyr 🌷💖🌷

  • @shukrimahmud9076
    @shukrimahmud9076 7 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa Allah tabaaraka laah rabi haku xafido xabiibatii, waana fahanay

  • @farxiyoxuseen4166
    @farxiyoxuseen4166 5 ปีที่แล้ว

    masha allaah

  • @sahramaxamed6326
    @sahramaxamed6326 7 ปีที่แล้ว +1

    Jizaakallahu qeyr uqti waa mahadsatahay

  • @heeganworldtravelandtoursa8386
    @heeganworldtravelandtoursa8386 7 ปีที่แล้ว

    mansha allah jizaki allah xabiibti allah yaxmiik

  • @sahrolove5075
    @sahrolove5075 7 ปีที่แล้ว

    thnz in badan qaali wax badan ayaan kaa faiday danbigada allaha dhaafo qaali bdn

  • @faadumayusuffaadumayusuf2062
    @faadumayusuffaadumayusuf2062 7 ปีที่แล้ว

    mash Allah walshey jasallhu khyr ilahy ha ka abaal bariyo adiga iyo waalidkaada uuuuuuuuuuumac qaali 😚😚😚😚😚😚😚

  • @fatwahassan4476
    @fatwahassan4476 5 ปีที่แล้ว

    Shukriyeey abaayo warka badisaa ma batriyaa kugu jira halalka Yaree l

  • @igalanhappy157
    @igalanhappy157 4 ปีที่แล้ว

    m.a hooyo shukir Allha hano dayo m.a Love hooyo mcn ❤❤❤❤❤🙏❤❤❤❤😍😍😍

  • @mohamedhassanali7104
    @mohamedhassanali7104 7 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah shukri allaah haku barakeeyo

  • @hudahasan7459
    @hudahasan7459 7 ปีที่แล้ว

    Shukriyey jzk Allah kheyr Xbbti Safar ayaan ubaxay maantaan soo laabtay hadda Ka dib si fiican baan kuula soconaya insha'Allah mahad sanid .

  • @saidamohamed703
    @saidamohamed703 7 ปีที่แล้ว +3

    Shugriyey dad hadalkoda haa uu bixin shugri waxan araagney gabdho hada lagursadey oo rashin kariis aan oqoniin waa lagu furiiy marka hada bartid canjero kariis in lagugu cayo waa qalad abayo

  • @samiiraabdi635
    @samiiraabdi635 7 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo su al hdan kuwediyo waxan rabaaa rotigaan masha allh wan fahmy lkim mcnto aniga forno mahesto sideen usamesan karaa marka ok

  • @zaharamohamed5638
    @zaharamohamed5638 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah walashey

  • @faadumamaxamed3166
    @faadumamaxamed3166 6 ปีที่แล้ว

    Mcnto maashaa allaah ilaah haku xafido qofna ha u joojin wanaagaga

  • @ayaanali8103
    @ayaanali8103 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah mcnt allah hku xfdo shukri qaali love you mcnt

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 7 ปีที่แล้ว

    Sister wali maan qalin jabin, kkkkkkkkkk mida kale dadka cayda kuu soo be qoraya amba waan ka yaabay
    Lkn ha u bixin sharafeey xaasidka iska badane ,maashalaah halkay ka odhan lahaayeen. Aqoontaada ilaahay ha kuu siyaadiyo anagana ilaahay ha garansiiyo aamiin yaa rabi

  • @fowziassecretrecipes
    @fowziassecretrecipes 7 ปีที่แล้ว

    Abayo shukran Jassakalah khier sister really like your video's and your wanaag. Rootiga kistoo adeega ahaa oo qaleylka ahaa oo Somalia manoo sameyn kartaa abayo

  • @pohlila1011
    @pohlila1011 7 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله
    جزاك الله خيرا و الله يحفظك.

  • @aminaosman400
    @aminaosman400 6 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahy abyo illahy miisanka xasanaadka ha kuusaaro ani wan sameeyay waana ku guuulaystay xppti thankiyo wan kufahanay sifiiiiican

  • @hkhk3549
    @hkhk3549 6 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo rooti kasame warango burka macunikarno

  • @fartuuncadeey4919
    @fartuuncadeey4919 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah quruxeey illaahey haku xafido

  • @mohamedismail8241
    @mohamedismail8241 7 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah shugri allaah hakubarakeeyo adiga iyo reerkaga aamiin cidii ku aflagadayso iyagaa wax isyelay gacantada allaah hakuu barakeey waa hooyo somaliyeed xabiibti asc

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ismail amiiin yarabi

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah l liked wlhi.baana olyo waaye rootigan.wasoo tijabineyna abaayo thanks

  • @shamsoabdirahman9402
    @shamsoabdirahman9402 7 ปีที่แล้ว

    sheeno Ali keynaan waxa laga hilaa baraka basaar iyo day to day iyo galmart insha Allah

  • @munacabdulweli5375
    @munacabdulweli5375 7 ปีที่แล้ว

    Abaayo mashallah Allaha ku xifdiyo

  • @nasteehaabdi3861
    @nasteehaabdi3861 7 ปีที่แล้ว

    Masha allh sister Allha ajar hakasiyo bayo

  • @iqlaasahmadnur2298
    @iqlaasahmadnur2298 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah qali mahad sanid sharafey

  • @zakiahmed7366
    @zakiahmed7366 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo ilaahey ajar hakaa siiyo wa kafaa'iidnay shukran

  • @aaminomohamed8037
    @aaminomohamed8037 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shukri sharaf aad ayaad umahadsanthy allaha kuubarakeyo abayo soomali ayada Ayaa iscunto waxas cml ha ujoojini qofkii chanalkaaga soobooqday ee hadanah adigii waxakasiishegaayo Wa qof jaahila

  • @zamzamabduqadir3956
    @zamzamabduqadir3956 7 ปีที่แล้ว

    masha allh habaryr shukri wanku slma marka hore marka xigta wxaankuleeyhy gcantda iyo aqoonta maskqxdada ilaheey haku barakeeyo

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 ปีที่แล้ว

      Zamzam Abduqadir amiiiin habo

  • @aishaahmed4600
    @aishaahmed4600 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mcnto shukran illaahay gacantaada hakuu barakeeyo wixii cadawgaagaana cagtaada hoosteeda mcnto anaguna waanba sugaynaa wixii cusub

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  7 ปีที่แล้ว

      Aisha Ahmed thanks

    • @diirsheraage5849
      @diirsheraage5849 7 ปีที่แล้ว

      Asc abaayo ukunta hadaan marin dhib meleydahay

  • @aaminaqarancooking988
    @aaminaqarancooking988 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah alla ku xafido qaali

  • @nimcaluzanaciinka769
    @nimcaluzanaciinka769 7 ปีที่แล้ว

    Tnx qaali waxbadan aankaa faaidnay marlabaad shukran dadka waxaay kudhahaan anagaa katirtireeynaa asante saanaa😘😘😘😘love u

    • @rooh114
      @rooh114 7 ปีที่แล้ว

      Oo walal wax xunba masamaynayside maxaa laguu caayi

  • @NasraEsa
    @NasraEsa 9 หลายเดือนก่อน

    Haaa waa gartay

  • @sharafeya3604
    @sharafeya3604 7 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah.ilaahey ajir hakaa siiyo shukran xabiibti.

  • @Kaalay7
    @Kaalay7 5 ปีที่แล้ว

    Man sha alah

  • @nadiyaomar2577
    @nadiyaomar2577 7 ปีที่แล้ว

    asc Masha Allah abyo shukri ilaahey haku xafido adiga iyo ehelkaga iyo caruurtadaba jazakilaah qeer

  • @saadoyasiin6031
    @saadoyasiin6031 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allha sukari khara allha ku siyo

  • @mdnsoguuul8916
    @mdnsoguuul8916 7 ปีที่แล้ว +1

    shukriyey anaa qalin jabiyey. shukran macnto

  • @afaafferesane3119
    @afaafferesane3119 7 ปีที่แล้ว

    Mash Allah tabarakalah macanto allah kubarakeyo

  • @hooyomacaan8714
    @hooyomacaan8714 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah shukran xbbti si fiican ayad no fahamsisay