Asc maracade iyo inta la howl gasha. walaal hadeyn showyadaadii xiisaha badnaa runtii dadka somalida ah ee ku cirika waqooyi ee dunida aad bay uga helaan showyadaada ee la soco
Turkey waxa ila wngsn in uu taageero dawlada sharciga ah ee Mr abiye waayo haday Soo noqdaan tplf saldhiga turkey ee Somalia khatar ayuu gali Somaliana farogelintii tigre iyo xasuuqii wuu Soo laaban
Qof aan xog hayn marka uu hadlo waa sidan oo kale magaalooyin kale oo badan oo canfar ah baa weli gacantooda ku jirta adna wax kale baad noo soo qortay
MA CALAASHAAN ABIYE AYUU SAAXIIB LA YAHAY FARMAAJO AYAAD UGU HIILINAYSAAN. MIYAADSE OGTIHIIN INUU ABIYE U SOCODO SOOMAALIYA IYO DAKADA HA SI AY UGU SHAQAYSTAAN
Jabka TPLF iyo dhaman ethiopia wan ku faraxsanahay lkn markad eegto cidanka Abiye Salamaya ama la socda Ama kuwa uu khadnada u jeedinayo dhamantood Hubkii Walaga dhigay taasina waxay ku tusinsysa ineey cidanka ethiopia jabeen, dhana moral, dhinac is, amminka Dhinac walba bal Ufiirso markay ciidanku Abiye la kulmayaan dhaman hubka Walaga reebaya Which means waxa dhintay is aminkii
One of the best somali reporter in a somali jounalists we aproud of you mr maracadde keep the reporting this fact news.
Nin rageed caalamka ka yaabiyay Abiye ahmed cali guul guul guul
Abiye axmed ali ayaanodama tigraayy marabna wacathowga somalia gull wacan abiye gulleysa
Abiy Ha guulaysto
Alla gessisana abi guul aa ku rajeynayna mudane
Tigrey waa jabtey allaha jabiyo
Waxaan rejehna inay dowladaa Ethiopia guleysato
Abiye aaa geesi wanaa oqoyahan military
Inshalah wu guleysan
Allaha barakeeyo guusha Abiy Ahmed tigree ha jabaan
Tigrey down Abiy Ahmed Will be win Insha Allah.
Aad bad u mahadsan tahay MARACADE
Maracadde Show
Waa meesha aan ku kalsoonaha wararka aan ka xigto
Horey u soco sxb
GuuL. Abiye
Adeer Maracade Adiga iyo Horufadhi Media iyo xuseen Kurti Xogta qarsoon sadexdiina Ayaan dhagaystaa, Xaqiida wararkiina iyo Qabyaalad la'aantaa iyo dhaxdhexaadnimo ayaan idinka baranay Allaha idin xafido madhagaysano Soomaalida ku waalatay weriyenimo iyo wararkooda dhinacaka raran.
Abiy will win in sha Allah
Waa guulo la taabankaro sida ay u socdaan hawlgalka mulateri waana soo dhowaynayaa 💖😍
Abiy ahmed waa geesi ha guleysto
Guul iyo gobanimo horay usoco hogamiye gesi wadankisa jecel💪
Aad ioaad ayaad ugu mahadsan tahay warka farxada leh aad noo soo gudbisid alle haku xifdiyo
Wakaaas Hajabo Juntaaaga Iyo Wixii Lajiraaba
Halyay Dr Abiye Horay Usoco.
Mahadsanid mudane maryo Cade
Thank so much maracade show
MAASHAA ALLAAH GUUL ETHOPIA,,, GUUUUL ABEY AHMED INSHA ALLAAH,.
Masha allah waxan sugnaba wa warkaga
Hàdalkan waa maquul waana ku faraxsahay jab walba oo loo gaysto tigree
Waaaw aby guuul tuugafii somaliya burburiyey tirgee ilahay sooma.celiyo
Mr Maracade keep going ,your channel is neutral media
Helpless heroe
Abiye
Waaa geesi
M.A Maracade Walahi waan kutageera mudo dheer 🥰
Guuul abiy
almost 3 years oo an ahaay dhageyste ku xiran maracadde show and tv cawa waxan kuu dawanayaa si live ah
Baga alxandullillaah ❣️❣️
keep going mr abiy ahmad ali
Asc maracade iyo inta la howl gasha. walaal hadeyn showyadaadii xiisaha badnaa runtii dadka somalida ah ee ku cirika waqooyi ee dunida aad bay uga helaan showyadaada ee la soco
mashaalh live ayaad kadhigtey
Masha allha horay usoco hormar wacan
guul
We enjoyed your news
Tigre allaha jabiyo hal ala kama reebo Abey guul geesi ah Oromo waaye ninka axmaar ma aha geesi dheh ku soco hal tigre ah ha reebin❤️
Thanks for the update
Thanks wllo aad Baan kuu dhagaystaa warkaaga runtii tplf ma soo noqon dooto inshalaa
Dr guul
Maracade show.
Haqabtiraha wararka Caalamka
Keep on legend
Guul itoobiya wan soo dhawaynayaa guusha etoobiya reergalbeedka waa jabkooda
Hadaanu soomaali nahay Tigray iyo jabuuti waa isku mid waa xadaw labaduba dheeraad ku Ah geeskaa Africa 2 baduba waa cadaw jabuuti waa cadawga ugu xun Africa Ama geeska africa
Keep go pro
Qofkii Ugu horeeyey E Daawada likena saara say Mansha Allah
Ilahay hajabiyo tobi alef
msh allah
Turkey waxa ila wngsn in uu taageero dawlada sharciga ah ee Mr abiye waayo haday Soo noqdaan tplf saldhiga turkey ee Somalia khatar ayuu gali Somaliana farogelintii tigre iyo xasuuqii wuu Soo laaban
Asc Mohamed ciisow .
Warkaaga waa jecelnahay inasn dhagaysano.
Balse sxb date iyo wakhtiga ha illaawin.
Mahadsanid.
Waad mahadsantahay maracadeshow markasta wararka inaga shaandhee maanta waxad so gelisay in debraburhan ay gacanta ku dhigtay tplf warkaasina mid beena ayu noqday.
Abii waxa lagabadiyay markii uu uguuray ruushka iya jeynaha
Hormar wacan sxb TV caadi ah baad Noqotay.
Kama daalo daawashada Chanel.kaan.
👍👍👍👍👍👍
Mahadsanid sxb
Dugaagii TPLF iyo adoontoondiiba waxey u jabeen si aan ceymis laheyn..
Number one
WAXAA YAAB LEH DADKAN BOGAADINAAYA ABIYE. IDINKA MAXAA IDINKA GALAY REER ABASIINIYA IS DGAALAYA
Beeta umada ka daa sidaa maad ahaan jirin
Tigtray iyo jqbuuti 2 badaba Cashar haloo dhigo Intay Ismaciil cumar gele ama Tigray reer galbeed lashaqaynayo Africa Nabad Noqon mayso
Fadlan sheekadii Alfu layl walayl noo soo tabi
Sxb Ethiopia iyo aakhiraba
Waaloo shaqaystaa
Qofkii aan aqoon ulahayn
Wuukudawakhayaa
Green screen. Inaba caadi ma ahan
Anaga hadaanu somali nahay labada midna nooma roona waa isku kaaya mid
An kuugu daree jeneraldii dawlada e laluushka faraha badan qaatay wala laayay sida an ka helayno war nagasoo gaadhaya ethio
Hhhhh TPLF wa ay jabtey waxan usheegaya kaxor intan Kaxasuuqin wa ay qaatan Nabada mmmmmmmmmmmmmmmm
Tplf waa cancel geeska africa yaala
Meeqo afaad leedahay maracadow?
Sxb reer galbeed fhimaye ha ka baqin wararkooda ha noo soo gudbin
America oo qaylinaysa waa TPLF oo la baacsanayo
Var baan u jeedaa !
Qof aan xog hayn marka uu hadlo waa sidan oo kale magaalooyin kale oo badan oo canfar ah baa weli gacantooda ku jirta adna wax kale baad noo soo qortay
Aad baad ugu mahadsan tahay maclumadka qiimaha leh eee aad sooo gudbiso waxad tahay dadka farakutiriska ee warkoda la Qadan karo
ILAAHAY IDINKIIS WAY BURBURI ITHOOPIA IYO ABIYE WIXII LA SOCODA
wlhi itoopia madaxa naga gashay dagalpaa dhacay guulpaa la gaarey io guul darro la garey na waashey wax sugan aanu kaa helno zxpow hye dheh
Shekadii waa la fahmay eegga .USA ayaa dabada ka waday oo lacag bixinaysay sarakisha laalushna bixinaysay
Xalada bosaso ka soo hadal ....
M
MA CALAASHAAN ABIYE AYUU SAAXIIB LA YAHAY FARMAAJO AYAAD UGU HIILINAYSAAN. MIYAADSE OGTIHIIN INUU ABIYE U SOCODO SOOMAALIYA IYO DAKADA HA SI AY UGU SHAQAYSTAAN
Jabka TPLF iyo dhaman ethiopia wan ku faraxsanahay lkn markad eegto cidanka Abiye
Salamaya ama la socda
Ama kuwa uu khadnada u jeedinayo dhamantood
Hubkii Walaga dhigay taasina waxay ku tusinsysa ineey cidanka ethiopia jabeen, dhana moral, dhinac is, amminka
Dhinac walba bal Ufiirso markay ciidanku Abiye la kulmayaan dhaman hubka Walaga reebaya
Which means waxa dhintay is aminkii
Abiye libaax waa nin dalkiisii naftiisii u horay in tplf la jabiyo waa Arin wngsn yaan la siin tigre wax jaanis ah oo danbe ilaa la Soo gabagabeeyo
Kkkkkkkkkk dalka ad ka waramayso waxba kama taqanid e iska amus benta ka da dadka
Mudane talo
Hduu ABIY jiida hore tegay sxbki farmaajo muxuu isna jiida hore alshabaab utegi wayey si uu uso afjaro
Maraykanka waxaa kasoo dhaw inay dayaaradaha aan la wadin uu ku weeraro raysulWazaaraha Ethopia. Sababtoo ah waxaa usuuro gali wayday Qorshihiisii ahaa inuu soo celiyo TPLF oo uu dadaal bdan 30Sano kudhawaad uu u ku baxshay oo uu ka dhiganayay Isbaarada looga taliyo geeska Africa.
War dalkas waxba kama ogid e iska amus
Malmahan Ethiopia dagalka kasocda waxu noqday mashruc rera TH-cam views badan kuhelan. kasagita guryaha kuyala ma dhama 30 mana aha dhul faida ugu fadhiya tplf
Beenta dawlada hanoosoo sheegin
Beenale Abiy Ahmed Ayaa Qabsaday kulaha Adeeer beenta Umaada kaada Wariiye ayaad iska dhiigaysa
waaryaa beenaale xagaad warkan kakeentaa
beenale