Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Kormeeray Dekadda Berbera oo Mashaariic Waa Weyni Ka Socdaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 เม.ย. 2021
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

ความคิดเห็น • 95

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 ปีที่แล้ว +9

    Mashalaah waa guul
    Nacabku darbiyada ha jiidho

  • @abdishakurabdiqadirdwr1264
    @abdishakurabdiqadirdwr1264 3 ปีที่แล้ว +8

    Alxamdulilaah

  • @badeed1523
    @badeed1523 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah somaliland guul

  • @ibrahimnuh6534
    @ibrahimnuh6534 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc Illaahoow noo siyaadi guul & gobonimo

  • @book2316
    @book2316 3 ปีที่แล้ว +5

    Step by step in sha Allah!

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว +2

    Shib alla kaasii aamiin

  • @hussindahir3557
    @hussindahir3557 3 ปีที่แล้ว +5

    Asw...Mashallah

  • @duniyosalepan2061
    @duniyosalepan2061 3 ปีที่แล้ว +4

    Mundane
    M/Wayne casuurta laga qaado alaabta dib u eegis ku samee, dadku waxa ay kacabanayaan korodhka cashuurta waxayna noosheegeen in 3goor lakordhiyay into aad joobtay,

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland.
    Masrada Berbera
    480cm
    Hore lo soconya insha Allah
    Barxada 30000 .well done.
    95% wa gabo gabo

  • @abdispidermen3445
    @abdispidermen3445 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah guuul ❤❤❤❤

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 3 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah horaa loo soconayaa

  • @familiekeyseahmed5194
    @familiekeyseahmed5194 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland, hore lo soconya insha Allah.💪💪💪✌✌✌👍👍👍

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว +4

    Madaxwayne buuriga ku tuf kuwii inagasoo horjeeday. 👍🏿👍🏿👍🏿

    • @salehelmi2110
      @salehelmi2110 3 ปีที่แล้ว

      😎😎😎 waa sidaa HA waa buuri cun waa buuri ku.ganacsade - dhaqan Oromo asalkood kaso jedaan 👎👎👎

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว

      @@salehelmi2110 walahay Madaxwayne ka wanaagsan inuusan ina soo marin, Number 1.
      Waxaad kursiga la doonaysa Cirro oo tabar yare ah, oo ku shaqaysta Tola’ayey.
      Cirro hogaamiye ma ahan mana noqon doono, mid dhaama oo dalkan lagu aamini karo keena fadlan.
      Hadii kale Kulmiye ayaaanu ahay abid dadka intii Somaliland horuumarkeeda jecel oo dhami..
      Muuse Guulayso Madaxwayne 💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿
      Waliba gobolka aan kasoo jeedana waa Barri walee

    • @salehelmi2110
      @salehelmi2110 3 ปีที่แล้ว

      😎😎😎 HA (Oromo la qarameyay) caydh 30 sano ku habsatay S/land - naas nuujin , xaraan urursato , dad & dhul boob , fusuq & faxshi ku macaash - ciil & cuqdad kula dhex joogaan , magac xumo S/land u sababay - waa laga saaray S/land dhulkood (Oromiya) loo raraya 🚫🚫🚫

  • @sali3492
    @sali3492 3 ปีที่แล้ว +8

    Markii hore aad baan u diidanaa go'itaanka Somaliland, laakiin sanadkaan bilowgiis ayaan taageersanahay Jamhuuriyada Somaliland.
    Horay u socda. Guushiina waa guusha Somalida oo dhan.

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland wa dad wanagsan o daacad ka ah ama u hogaansama dawladnimada wallahi ban ku dhaartee haday somali koonfur fasixi lahayd dal wanagsan ayay noqon lahayn o ay is caawiyaan somalia is garabsadaan

  • @safialambert3861
    @safialambert3861 3 ปีที่แล้ว +3

    Merci Beaucoup M. Le président Muuse Biixi GUULE vive Somaliland

  • @cabdicasiisdaahir9741
    @cabdicasiisdaahir9741 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah allow dhowr jamuuriyada guulaysatay ee somaliland iyo MADAXWEYNEHEGABA.💚🤍❤️🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah tacabkii siyaasadii iyo Dedaalkii maskaxdii aqoontii maalgelineed.... dhaqaallee yahan... ex Madaxweyne Xaji Siilanyo......

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 3 ปีที่แล้ว +4

    Madaxweyne noolow hogaan wangsb baaad thay alle wadanka alle ha ina barakewyo

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 3 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland guul iyo gobaaniimo cadaaweenu hajabo somalilandaar guul

  • @hassanhussein5366
    @hassanhussein5366 3 ปีที่แล้ว +2

    Masehallh

  • @khalidcali6996
    @khalidcali6996 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah horu mar wacan slland ❤🗯💚

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว +2

    Muuse xayraan somaalklaand wuxuu u haystaa inuu dukaankiiis yahay. Jaarso, iyo oromo.muuse jaarso.

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer shaaani oo dhan baa maraya
    Alla idin doori

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah madaxwayne good information

  • @salehelmi2110
    @salehelmi2110 3 ปีที่แล้ว +1

    😎😎😎 caaqil Muusa & xaabadiisa - wax qabadkood waa isku sawir mashaariic Mr.Silaanyo asaasay 🚫🚫🚫

  • @alijaamac2952
    @alijaamac2952 3 ปีที่แล้ว +2

    Taariikhdii madaxweeyne siilanyo ma sha Allah

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah cadow jabee

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว

    Muuse xayraaaan
    Ilaahyow ummad sland ka qabo, isaga iyo ina'akiisa maslax muuse xayraan
    . Aamiiin yaaaaa rab.
    Farmaajo intaa ku riyoonayaa, xayraan aqoon yare. Inuu saaqid ahaaaa way ka muuqataaa

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 3 ปีที่แล้ว +1

      Farmaajo halkan lagama yaqaan e amison waydii iyaga ka masuule

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiganiidris860
      Adeer. Waxaan ahay real slander. Laakiin runtu fanto maaha, meeqaamkii somalila'd miuse xayraan dhulkuu la dhacay.

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 3 ปีที่แล้ว

      @@abdicash8787 marka maxa farmaajo meesha keenay mad si kale u dhaliishid

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiganiidris860
      Waxa keenay markasta uu qudbadaynayo wuxuu ka hadlaa farmaajaa sidan ah farmaajo waa sidaa. Muxuu wax uga dhigayaa waaba cadowgagee haba soo qaadin. Inuu jiroba. Weli maa ragtay ragii ka hireeyey. Cigaa AHN. Riyaale, siilaanyo oo isu jilciya QDW.

  • @yacquubmahad2830
    @yacquubmahad2830 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 3 ปีที่แล้ว +2

    Da kadu waa bilaa dan damis ee maxaa ka jira hadii mar kab bada dhax diisa ku gubto wax bakh tiyaa ma jiro ee taas maxaa ka jira

    • @HassanMohamed-gv1ft
      @HassanMohamed-gv1ft 3 ปีที่แล้ว

      How do you know?
      Adeer wax iska qor ma ah
      Waxaanad waxba ka ogayn commit lagam sameeyo

    • @captainusopp4395
      @captainusopp4395 3 ปีที่แล้ว

      @@HassanMohamed-gv1ft afkaaga caanu lagu qabey intaas oo jeer baa dakada lasoo doobey hal mar oo markab dab damisa lasoo duubey maad arag tey aduuu dadkad qurux badan oo bilaa dan damisaa u daran

    • @awarsame1611
      @awarsame1611 3 ปีที่แล้ว

      Captain Usopp
      Asc warka lagusiyey waa khalad .
      Marka u horeysa dekeda marka ladhisayo waxa lagudhisaa plan ama qorshe. Waxa kamid ah xafiisyada maamulka, xarunta dabdamiska, warshada electric, masajikii salaada, musqulihi ama toilets shaqalaha,
      Waxas oo dhan ayaa ku jira dhismaha dekeda cusub. iska hubso nacabka

    • @captainusopp4395
      @captainusopp4395 3 ปีที่แล้ว

      @@awarsame1611 wcs wll anuu waxaan jeeda bada dhex diisa hadii uu mar kab ku gubto waxii bakh tiin lahaa larabaa taas un baa ka dhiman meesha waxii fcn inaa la is xasuusiyo khalad ama nacam laguma dul dhaco

    • @awarsame1611
      @awarsame1611 3 ปีที่แล้ว

      @@captainusopp4395
      Aan kugu celiyo wllal, kolkan ku leeyahay xarunta dabdamiska waa dekeda gudahega iyo xaga bada. Waxa kamid ah labada tug ee marakibta riixa waxay wataan qalabkii iyo tuumboyinkii dabka daminayey marakiibta bada dhexdeeda

  • @lahilahi1076
    @lahilahi1076 3 ปีที่แล้ว

    هههههه👎

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah
    alaylehe inteedaan ku sugay aradka gaaroodi
    Raasiga berbera waa wadnaha reer waqooyiga
    Waxaan garanayaa wakhtigii dawladii siyaad barre
    Ayadoo sonkortii somaliya ka goday oo muqdisho sonkor ladahay oo markabkii u horeeyey ee sonkor sida kusoo xidhay berbera oo boqolaal baabuurtii siisawga iyo sabaaxyadu sonkortii la yaacayaan oo maalin labaadiiba xamar shaah sonkoraysan lagu cabay ayadoo la qiimeeyey inta casho ee markabku xamar ku tegi karo iyo marka markabbku berbera ku xidho inta casho ee baabuurta reer waqooyigu xamar sonkorta ku keeni karaan taas oo ay dhaqso badatay markii berbera markabkii lagu xidhay.
    Somaliya iyo itoobiya intanba dekeda berbera waa halka ugu fiican ee ay wax kala soo degi karaan

    • @ccxkhsbcrb8149
      @ccxkhsbcrb8149 3 ปีที่แล้ว

      Tariikh cajiiba ayaad noo faa idaysay Adan madaxay Saluuto bro

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuse biixi nin wax hogaamin kara mayahay?
    Dhankayga waa maya

  • @haayaahm3d36
    @haayaahm3d36 3 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland wey horumartay
    Soo noqona maysee kii sugayow samir

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 ปีที่แล้ว

    *Muuse dekada Berbera oo qudha ayuu dalka oo dhan kadhisaa*

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll muuse muu dhisine bal halkaa kunoqo cida dhisasa

    • @salehelmi2110
      @salehelmi2110 3 ปีที่แล้ว

      😎😎😎 caaqil Muusadekeda wu isku sawira 👎👎👎

    • @haayaahm3d36
      @haayaahm3d36 3 ปีที่แล้ว

      @@salehelmi2110 isku sawiraa layne, cadawguu u bushaareeyaa inay Somaliland horumarty
      Afna uu ku difaacy maalinkuu farmaajo caalamka uga dacwoonayey horumarka aan gaadhnay

    • @haayaahm3d36
      @haayaahm3d36 3 ปีที่แล้ว

      Nio heedhe idinku Soomaali Maxamedeey leaders kiina cay iyo dacaayad ka dayni maysaan, intay qayrkiina xiddigaha guryo ka dhisanyeen idinku isku mashquulsantihiin
      Dalka laydiin kama xigo ee waxaad u qabanysaan u qabta cay uun hala fadhiyinee

    • @salehelmi2110
      @salehelmi2110 3 ปีที่แล้ว

      😎😎😎 hor marka S/land wa Kulmiye-HA mamulka laga tuuraya - tuugta HA & rakaabkood xilalka laga saaraya - isticmalka kitaabki ina Cigaal la joojinaya - S/land cusub la wada leeyahy & ictiraaf caalmi loo dhaqaqaya 🚫🚫🚫

  • @haayaahm3d36
    @haayaahm3d36 3 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo waxaan leeyahay samir iyo iimaan 😂meel kle alle ha kaa siiyo

  • @shaafibieber1155
    @shaafibieber1155 3 ปีที่แล้ว +1

    Jabhad isbeero dhigtay oo Somalia dekedaheedii kuwo kamida leh kaalaya aan baad idiinka qaade e

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 3 ปีที่แล้ว

      😅😅 ilaa qiyaamaha dhagakaasaan idinkaga taagnaananaa ayuhal qadaadweyn

    • @haayaahm3d36
      @haayaahm3d36 3 ปีที่แล้ว

      Ala maxaad maalin riyood ku jirtaan
      War intaad anaga nagu mashquulsantihiin ayaad qayrkiin ka hadheen
      Wax kale ku odhan maayee SAMIR IYO IIMAAN 😂

    • @abdiganiidris860
      @abdiganiidris860 3 ปีที่แล้ว

      Amison wlsha ka cesho

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 3 ปีที่แล้ว

    Walee silanyo waxbuu uga tegey dalkan ninkasta ba ha iska hadlee mashallah

  • @ahmedjama5730
    @ahmedjama5730 3 ปีที่แล้ว

    Qabyaaladaystaha weyn muuse biixi dalka noo dhaaf intaad kufaanaysid siilaanyaa qabtay

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 3 ปีที่แล้ว

      Dawladnimadu waa shaqo socota wll mid haduu bilaabo kan kalena wuu dhamaystiraa uun ka kuxigana wax cusubuu bilaabaa lkin inga somaliland ahaan qabyaaladbaa indhaha inaga tuurasa oo somali inga reebtay

    • @mohamedaden5155
      @mohamedaden5155 3 ปีที่แล้ว

      Siilanyo iyo muuse waa isku dan ee adiga dantaadu maxay ahayd

    • @ahmedjama5730
      @ahmedjama5730 3 ปีที่แล้ว

      Ma heegadii muusaa nimanka ila hadlayaa.boqortooyada sacad muuse dawlad noqon mayso

    • @salehelmi2110
      @salehelmi2110 3 ปีที่แล้ว +1

      😎😎😎 Tuugnimadi HA 30 sano kula dhex joogeen Somaliland way kashifanty - caaqil Muusa wa ciyaartooyda ugu dambeeya (HA Oromo la qaramweyay) 👎👎👎

    • @haayaahm3d36
      @haayaahm3d36 3 ปีที่แล้ว

      Hadalka madax weynaha caadi umaad dhagysan ee uu berbera ka lahaa xafladii xadhiga
      Muuse anaa dhisay marna Muu odhan ee khurafaad ka iska jar
      Mudane siilaanyo ayuu aad ugu amaany khudbadiisii owna ugu mahad naqay

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne wali dorashadii lama gaarin canbaaree walawayn laakiin cid halkan joogta oo u shaqaynaya walawayn ma jirto ee curfiga jooji. Takale maad umagacawdid mareyanimada dakada cidaan reer berbera ahayn haday wadaninimadu dhab kaa tahay.

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 3 ปีที่แล้ว +3

      Oo Wll maxaa u diidaya in qof reer Berbera ah loo magacaabo?
      Wll iskadaa qabiil naceybka waxa ka fiicnaa adigoo yidhaahda qof shaqada ku haboon.. Dekada waxa u muhiim ah qof shaqada garanaya oo daacad ah horumarna soo kordhinaya..
      Laakiin hadaad tidhaahdo qof aan reer Berbera aheyn ha loo dhiibo maskax badani kuma jirto..waxana kaa muuqaneysa qabyaaladii qadhmuuneyd.
      Viva Somaliland

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzegalool102 hadii wax latoosiyo ma qabiil nacaybaa. Miyaanay qurux badnayn in shaqaalaha dowlada cidwaliba ka muuqato ma waxaad isleedahay reer kaliya ayaa dakada xaq u leh. Baladigu dib iskugu noqo talabaad berbera ma reer ayaa leh.

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 3 ปีที่แล้ว +3

      @@xaqudirir244
      May berbera reer ma leh xilkana waa loo siman yahey laakiin waxa yara foolxumo ah in qof yidhaahdo xilka yaan loo magacaabin qof reer Berbera ah..
      Qof reer Burco ah yaan loo magacaabinba wey ila foolxun tahey.
      Laakiin waxaa ila quman qof shaqada garanaya ha loo magacaabo Abaskuulna ha ahaadee..
      Miyaaney kula aheyn?

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzegalool102 khalad ayaad fahantay meeluun baynu uwada soconaa. Dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay yaa dakada xukumayay. Bal itoosi hadaan khaldamay

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 3 ปีที่แล้ว +2

      @@xaqudirir244
      Waxa xukumaya kolba ninka dawladu u dhiibto ciduu doonaba ha ahaado e
      Ninka iminka hayaaba waa reer Hargeysa hargeysaanu ku dhashey..
      Aniga lafteyduna reer Hargeysaan ahey.

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 3 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah