HABEEN: war culus, iiraan oo sheegtay war ay kayaabeen Macalinka weyn iyo Asraa'lll,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • HABEEN: war culus, iiraan oo ku hanjabtay caawa hadii lasoo weeraro xarumaheeda Nukliyerka, in kuwii iyagana lagaweyn doono bariga dhexe, iyo warar kale.

ความคิดเห็น • 213

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Allah ha u gargaaro reer Falastiin🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇱🇧

  • @MuxammadCali
    @MuxammadCali 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Wcs nadara warkaaga usoo jeeday waa sugayay
    Carurtaada allah ha kuu xafido

  • @Falxadsheikh
    @Falxadsheikh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    inshallah waxaan Allah karajryneeynaa in lagaaray dhamadka israaiil iyo macalinka weeyn iyo asxaabtooda guul islaamka oodhan

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Muslimiintii way laynaysaaye ,,Srail illaahay ha baabiiyo insha allaah

  • @Sakisa3dSakisociid
    @Sakisa3dSakisociid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Israel
    Waa xilligii
    Addunka lagaa waayil lahaa jabkeedii ayaaa soo dhawaaday nadaarow inta igu raacsan like

  • @CumarShariif-lu3xb
    @CumarShariif-lu3xb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Haa wadhamaahee in sh Allah is raaiil

  • @IkraanSharif
    @IkraanSharif 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    warka Afxabashiga ayaan ka dhageysanaayay haddii xarumaha Nukleerka ee iran la beegsado in irana gantaalka guuxisaa ka dheereya ay ku duqaynayso xarunta Nukleerka ee yuhaada insha Allah . marka gaaladu ama Kufaartu iyaga ayaa ka Naf jecel waa yuhaada dhamaadkeedi insha Allah. ilaaheyna yuhaada, mareykan, ingiriiska iwm calaamo xun iyo tafaraaruq haku rido insha Allah.

  • @AHMADMukhtar-b1e
    @AHMADMukhtar-b1e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Qofkii ugu hoore ban haay magaceygu waa ahmad

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah

  • @AmranAbdi-e1w
    @AmranAbdi-e1w 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaha kadulqaado rer Lebanon 🇱🇧 🇵🇸 Syria 🇸🇾 🇮🇶 Iran 🇮🇷 Yemen 🇾🇪 ya rabi ugargaar umadadha gardaradha iyo xooga lagu heysta ay rawaan iney xoog kumamulan dhulalka islamka yahuda melkasta iney xoog ku qabsato rabta ya rabi ka qawo islamka 😢dhulgarir allaha kurido yahuuda nacalada illah haku rido aamin

  • @Suhayb33
    @Suhayb33 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Waa ninka kaliya ee soomali oodhan aadka loogala socdo wararka waayo waa nin khabiir uleh wuxu umada usoo gudbiyo masha allah waan idin salaamayaa dhamaan dadka kuxidhan chanelka nadaara

    • @YacquubMahad
      @YacquubMahad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa kaqaadnay sxb Guuleeso ❤

    • @CaliCindag
      @CaliCindag 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Masha Allah

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Legend waye ninkan qof wx garad un aya kuxiran , wa wariyaha kaliya somalida ka dhagaysto arimaha diwada ,

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH

  • @بسمه-ف4ذ
    @بسمه-ف4ذ 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number+967،738790871 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-...........♡]

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nasiib daro sheekh xasan nasrullaah😢😢😢

  • @SalmaanXasan-dp3yd
    @SalmaanXasan-dp3yd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    بارك الله في اهل ومالك وحفظك الله في مكان

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤ israiil way qiratey dagalkii cidanka laga dilo inta qariinneyso ba badan ❤alahu akbar ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Nugleerka iiraan timir xabaal taala ma ahan ee waa mid sirleh oo difaac iyo weerarba Leh waan rabnaa yuhuudu inay gacantooda dhiigaleh isku xabaalaan uqubadii caruurta reer qasa ayaa waddee

  • @mohamedkorane9717
    @mohamedkorane9717 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Insh alahh way zuulayan yahuuda dhagardoona Allah hanaga bad Badiyo insh alahah

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan ha cirib tiro aamiin yaarabi

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      @@FaisaMahamed-zl4lg AAMiiN

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      أمين يا الله 🤲🏻

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahay hajebiyo yuhuud &NASAARA

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    insha allaah waa dabar go I yahuuda 🤲

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAA SAX.FARIIDO.HAKA CAABIYAAN AAN SOO GALIIN XUDUDKA.ISRAIL WAA LA MUUDSADAY GABI AHAANBA ISRAIL.

  • @maxamudcilmi8953
    @maxamudcilmi8953 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yuhuuda wakhtigoodii waa soodhamaaday inshaa allah burburkoodiiyaa lajoogaa

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no gudbiso ilaahey haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen yaarabi

  • @mohamedabdullahi2410
    @mohamedabdullahi2410 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Yaa iga horeyo nadara Waan ku slamaya masul 🙌

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      anaa ugu horeyay caawa

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤wcs ❤ w dagalkii. 3 xaad aduunka diyar ❤ talo qof walba keydka hadiyaaŕsado ❤ waa lakala shakiiyey❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilahayow guusha muslimiinta sii

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc Sxb Nadaara Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @najiibsilver7206
    @najiibsilver7206 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahayow islaamka guulay ilaahow waxaan kaa baryayaa inuu dhaco dagaalkii aduunka waliba gaal iyo islaam ya allah ilaahow dagaalkaas rid😢😢😢😢

  • @sakiyaxamse8609
    @sakiyaxamse8609 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaw mide dhamaan musliminta by Ethiopian people

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sacii gaduudnaa baa soo dhow Allahu akbar 😢

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma yuhuudba u joojineysa Biden etc, lkn wa marki la waayayey yuhuudda inshallah, wey kibreen waana xilligi la qabanayey iyaga, mareykn etc Bi'dnillah

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 👍 👍 👍

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allaahu akbar

  • @Qoyane
    @Qoyane 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqsiga kaliya ee somaliga ah, aan ku xiranahay barnaamijyadiisa
    Waana la dhacsanahay Siyaasada uu NADARA wararka uso gudbiyo
    Allah yaxifdak

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    ani hadaan ruushka madax wayne ka ahaan lahaa israa.iil nuclear aa kuridi lahaa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaahi eeraan hadii laga taabto meelaha hal bawlaha ah waa lahuba In dhulka ay lajari doonan israaiil oo lawaayi doono

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    🇮🇷 Iran waa Guuuleysan❤

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aamiin insha Allah

  • @Ali-je1po
    @Ali-je1po 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Isra il oo dil ma jiri laheyn wlhi

  • @sofiamohamed6844
    @sofiamohamed6844 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow jabi yahuuda iyo wixii dhibaya musliminta

  • @Arab.Abdielm
    @Arab.Abdielm ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid sani nadaara

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maraykan asagaa wax kasta suubi leh shaydanyahu I believe that

  • @qadarcukash
    @qadarcukash ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa run waxa sodhow waqtigii israiil lodhamen lahaa Allahu Akbar

  • @dunka735
    @dunka735 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninmankaan israaiil waala suulinaa laakin ayagana ummada wey xasuuqaayaan waxbo kamatagaayaan ilaahayow amuuraha sahal

  • @AliTaajir-zn8lq
    @AliTaajir-zn8lq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nadaara nagta iyo dhagahaa laga qaraacay nadaara allaha guuleeyo muslimka

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soo noqod wanaagsan ustaad iyo anagoo macaamiisha ah oo ku sugaynay 🎉🎉🎉

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    dadka dhahaayo anaa ugu horeyay is dajiya caawa anaa idin kahor maray

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂

  • @CaliJama-ee6hu
    @CaliJama-ee6hu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    scww maraykan hadalkiisu run maaha ee waa laa taqtul uqtul marka waxaa lagu dajinayaa iiraan iyo caalamka kale iyo carabaha scww

  • @indhobaaslejanal
    @indhobaaslejanal 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul nadaar❤❤❤❤❤

  • @AbuukarHasan-tm8vb
    @AbuukarHasan-tm8vb 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wcs walal ❤

  • @seed3966
    @seed3966 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Oo ayagaba soow lagu dhufanmaayo meel hal boowlaha ah iraana tamar kala hadhi meyso ✅✅✅

  • @husseinabdulaahiali9922
    @husseinabdulaahiali9922 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mudane xayeeysiinta naka kala yareey adoo mhdsn in kooban ka dhig si warka aan ugu raaxeysano

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    iraan ben ma sheegeyso waade aki doonaa idlaamka guul

  • @YusufHonest326
    @YusufHonest326 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qeyr sheg sxb

  • @MuseMucad
    @MuseMucad ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allha guuleeyo xulfada xamaas

  • @YacinMahmod
    @YacinMahmod ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay ayaa lajira

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 46 นาทีที่ผ่านมา

    Shaytanyahu go ahead tan ka dacda waxay noqon doontaa dhagey far

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    #SHAQSIYAN WAXAN AAMINSANAHAY IN HANJABAAKA ISRAIL UU SAN WAXA WAYN U TARI KARIN WALOW AY ARGOOSAN DHOONA...LKNI IIMA MUQATO INAY BEGSAN DHOONAN QABAYAASHA MUHIMKA AH EE IRAN WAAYO MACALINKA WAYN TAASI DANI UGA MA JIRTO.
    #VIVA HAMAZ ❤
    #VIVA HIZZBULLAH ❤
    #VIVA AL HUUTHI❤
    #VIVA MUQAWAMAD IRAQ❤
    #VIVA IRAAN❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @habonibrahim2404
    @habonibrahim2404 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yahuuda Allha jabiyo dhexdooda Allaha dab dhex dhigo

  • @umuomar-n7u
    @umuomar-n7u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xiligii lakalbixi lahaa baa so dhawaday

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani711 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waqtigii aa la gaaray

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guutada ridwaan layidha waa comondos halaaga waana nimankii 100taangi ka gubey maalin kaliya 2016 ee ka saarey markii danbe xadkii labnan

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb baydhan way is ogyihiin mana.rabaan inay nugler yeelato eraan waayo.marabaan maraykan iyo ingiriis iyo.faran siis in.laga qash qasho.dhaqaalaha ka soo gala carabta joogta bariga.dhexe.oo.ay dhaqaalaha.badan.ka gurtaan.oo carabta.madaxda doqomadaa haysato alxaas guul.guul eraan xt xm.iyo.xh allaha guu leeyo allahu.akbar

  • @Osman-br6yn
    @Osman-br6yn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nadaara meeqa sannaad macalin ahyd

  • @shafiedaahir9296
    @shafiedaahir9296 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siday wax ku dambeyaan waan arkidonaa inash aalah khyr baan rajaynaynaa 4/10/2024 23:36

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Machaallah

  • @AbdullahiShariif-s7l
    @AbdullahiShariif-s7l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawo aana ugu horeyo

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isra,iil ciyaar bay ku jirtaa waa dhamaadka maraykanka iyo israa,iil dhaqalaha aduunkana xidiguhu gali

  • @cabdulahixaaji7596
    @cabdulahixaaji7596 38 นาทีที่ผ่านมา

    Iraan iyada aya waxa aad u ficaan in ey werarto israaril oka,baxdo.aarsi iran dhulka,ha dhigto israail

  • @Iglanaxmadcadawe
    @Iglanaxmadcadawe ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illahayow kuwan lawayo

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wclkm sxb sare nadaara ❤❤❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bismillah asc haa taasaa sax ah in dhamaadki Israeli ey noqon doondo hadey weeraraan xarumaha muhiimka ah ee iran ma maqashay ninki jimca dhima raba khamiisuu xeyxeytaa soojoog ninki laga waayo soojiifaa laga helaa waxa laga waaye dagaalka joojiya waxan imaan doondo iyaga oo intaan kajilicsan oo kaxun iney ku dhawaaqaan xabat joojin allaha kujirabo iney isdhiibaan insha allah

  • @WarsameSaid-sl1bo
    @WarsameSaid-sl1bo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Number one

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yoav Gallant u dhintey

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    انشاء اللهyahuuda go.anka ay qateen wey kuhalagsamayan

  • @geel1590
    @geel1590 55 นาทีที่ผ่านมา

    Mareykan. Hadii ku jiraa dagalkan ciidamadi iyo hubkina wuu garay yuhuuda

  • @subxaanyostudio1359
    @subxaanyostudio1359 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NADAARA SAXB WAAN KU SALAAMAY, SAXB XAYEYSIISYADA WAY BATEEN, EE UKALA QAYBI WARARKAAGA SAXB ,IGA RALLI NOQO WAA CODSI HADDEY SURA GAL TAHAY MAHADSANI. WARKAAGAAN XIISO UQABNAA OO WAAN KU SUGNAA MAR WALBA,. ILOVE NADAARA SHOW.

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs wr wb
    Waa wareeey

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkii soo joog laga waayo soo jiifaa la yiraahdaa natanyahu waa fircoonkii sannadan

  • @madadaalking4010
    @madadaalking4010 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahow gaalo iyo yuhuud jabi

  • @carabjanaale5865
    @carabjanaale5865 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fardo ishorfadhiyo liskumafansho

  • @abdirahmanosmandirir1543
    @abdirahmanosmandirir1543 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sxb eryga nimanka sheecada iska dhaaf. Isticmaalistaada aad ayay ugu badan tahay sida reer galbaadka. Magaca xisbulah iyo xuuti ayaa wanaagsan in ad isticmaashid.

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      xaq baad ku hadashay wakhtigii nabigeeni muxamed scw ma jirin wax shiico iyo sunni layiyidhaado waxan waa wax islaamka lagu kala qaybinaayo waa bacda nabigeeni muxamed scw. diin shiico iyo sunni layiyidhaadana ma jirto diintu waa mid waana islaam

  • @osman-x8p
    @osman-x8p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Midnimo ilaahay hasiiyo ilamka

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iiran ayaa ku leh

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadamashedhi Israel

  • @azcamschannel4545
    @azcamschannel4545 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cawo waxa soyerayo ilaah ha asturo umadas Iran 😢

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bootada iyo beenta waa wax ay caan ku yihiin Sahyuuniyada, lkn waa markii ay hoogi lahaayeen

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @Nuur107
    @Nuur107 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yahuudan cadowka ah ilaahey dhagartoda haka qabto umada islaam ka ah iran waxa lugoyna rufiyanada kabuxa gudaha Iran guwas iney ISKA sifeyan Aya loga guleysankara Israel guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤qiyanada carabta + mareykanka + is raiil. =00000

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yuhuudii waa lagu goobtay😂😂😂

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa tiis waa la ogyahay

  • @abdiali2420
    @abdiali2420 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs

  • @Maxamed-v9u
    @Maxamed-v9u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mareykanku.waa.askari.askarina.madaxdiisu.amarka.aysiiso.uunbuu.fuliyaa.

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaan lay taaban iyo dadkaan maagayaa intee laga dheelaa

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤

    • @abdifatahibnu-sheikh4644
      @abdifatahibnu-sheikh4644 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤