Daawo Guusha ciidanka Liyuu Boliska Jaamac shabeel oo Qiray in Cidankii S/land lagu xasuuuqay goobta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 24

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา +2

    Wanku.salamaya bidhan
    Jaamac shabeel wa odayga kaliye isaaq ugu caafimaadka qaba e.runta ka hadla m.a allaah ha baarakeyo Aaaaaamiin

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u วันที่ผ่านมา

    JAAMAC SHABEEL WAA GEESI DULMIGA NECEB OO RUNTA AAN KA GABAN❤. RUN BUU SHEEGAY😊.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา +2

    ogaadeniya guul iyo gobanimo

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k วันที่ผ่านมา +1

    Jaamac Shakeel wa run sheeg

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 วันที่ผ่านมา

    Ninkan jaamac shabeel waa fariid garanaya sax & qalad,geesi aan nina u joojin

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 วันที่ผ่านมา

    Jaamac run sheeg ❤❤

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 วันที่ผ่านมา +2

    Iidoor iyo Xasuuq Maxaa kalaheysto intey dadka sooraadsadan oy dhaqan xumo iyo edebdaro laso doontaan aya marka ladharbaaxo ayey kuwaashan waa Nala xasuuqey

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled วันที่ผ่านมา

    Jaamac shabeel
    Waa wadani soomaaliyeed oo aan runta ka Gabanoo daacad ah 2:48 2:50

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 วันที่ผ่านมา

    Ninkan waa nin soomali ah

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed วันที่ผ่านมา

    🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @cabdiaadan2771
    @cabdiaadan2771 วันที่ผ่านมา

    Jamac shabel ma ka dhacaybu caba kuwey layen wa ku wi werarka laha lkn jamacow dawlad iyo ogaden is wata so werarey o fadhataystey caqli yelo jamacow

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad วันที่ผ่านมา

    Wuu dhacay 1983 ayay ogadeen siyaad bare ka soo qaateen hub ooy yidhaahdeen isaaq ethopia ayaanu ka soo sarayna ka dib ogadeen waa kuwii isaaq waxba ka qaadi waayay ee maydkodii haadku madhiyay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 วันที่ผ่านมา +2

    Iidoor cuqdadii ay ogaden u qabeen unbay banaanka keeneen

    • @DaalloSurad
      @DaalloSurad วันที่ผ่านมา

      Ogadeen waa doqon doqona ilaahaybaa nacay waxaan dil ahayna kuma aslaxaan

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 วันที่ผ่านมา

      @DaalloSurad ilaahay ciduu nacay waa la yaqaan ,waa iidoor gaalo jacaylka,khaniisnimada abaarso,iyo yuhuud jacaylka

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned วันที่ผ่านมา

    Heedhe waa ciidan Raga arrab udagalamyey
    Ma aysan ahaayn shacab

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d วันที่ผ่านมา

    Jaamac shabeel runta kama gabbado .

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad วันที่ผ่านมา

    Jaamac shabeel waa sakhraane markuu cabo yaa wax qora

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad วันที่ผ่านมา

    Dawladii ogadeen calankeedaa dhacayoo dhulkii isaaq oo dhan way ka baxeen

  • @DekaWarsame-g8b
    @DekaWarsame-g8b วันที่ผ่านมา

    Waa nin runta ku dhiinta

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad วันที่ผ่านมา

    Adeer arab iyo ogadeen waxba isuma aha geeridana ninka aabihii la dili jiray ayuunbaa dhinta kii aanu eryan jiray asbihii maantana ogadeen jab ayaa ku dhacaye walaahi inaanay ciidankii siyaad bare ka yarayn kuwa maanta wadhan gagidii ay soo galeen

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 araaab o aydaa hargeysa kabadan miya ogadeen aa😂 rer magan kaliyaa aya awowgaa adoonsan jiraaay ogaden xira idooor loma diraye rer issaq aya idiin xasuuqiii awowgadiii galada buryada udhaqaye was baroor iyo ciiil bad la oyeysa lakiiin dhulka ad kuso qaxdaay walaga rariii idib danbe ujogiii maysiiiid

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 วันที่ผ่านมา

    Jaamac Shabeel wa nin Runta ka hadla oon been ku Sheekayn Ummadda somaaliyeed haddii Runta saas loo kalo Sheegi lahaayeyn oo ilaahey jideeyey oxaaa in Runta leysugu wado Sheego------ Dhiba ma dhaceynba// beesha ISaaq been badan oy Sheegayn Yaa burburisay haddii la Arki lahaa kuligood waa Lagu heshiiin lahaa si dhan ah odadka iyo dalka soomaaliyeed odhan? WAA badbaadin lahaa dadkoo dhan iyo dalkaba ? Sida jaamac Shabeel waa Soomaali odhan saas Runta isugu wada Sheegaan oon dadka somaaliyeed la Rogin intaas ka badan