MASEER# DARTIIS AYAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #qisooyinka #somaalida #ayaangobdoon #

ความคิดเห็น • 112

  • @maariyamaanochannel
    @maariyamaanochannel ปีที่แล้ว +9

    Naa ayaaney setahay cafimadka kwrn shalay telephoneka aa iga jabay marka maanta aan soo iibsadey xalay qisada maana daawan part1 part2 Caawa aan daawanooyaa viva ayaan gobdoon jiroo jooga ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nihalbintusigale5813
    @nihalbintusigale5813 ปีที่แล้ว

    Mansha allha wl qali 👑 🥺

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura ปีที่แล้ว

    ina gobdooney abyo inad cfmad qabto rajena i. A

  • @aaminaaadan7307
    @aaminaaadan7307 ปีที่แล้ว +1

    Caawo waa soo habsaantay xbbti ku mee

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @NadiifoMaxamuud-wz1nd
    @NadiifoMaxamuud-wz1nd ปีที่แล้ว

    Jah waa hesti maxamed saciid bk

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +2

    Qiso shidan igdheh ❤❤❤🎉🎉

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayan quruxey alh ku xafido idika iyo ciyalkaka iyo dumashi dhamantina abyo wan sugay wlh qisadan 5 galabta iska bagay howshi San u sugay Lee wan dalay ❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋

  • @user-gs5kl1lp9s
    @user-gs5kl1lp9s ปีที่แล้ว +1

    Abyo aayane waaa iska jeclahy qisokiinka soomalia. ❤❤❤ mahasanid 💞 waaakugaya maaanto dhan

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Abaayao mcn Ayaan masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +8

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @NadiifoMaxamuud-wz1nd
    @NadiifoMaxamuud-wz1nd ปีที่แล้ว +1

    Masha alha ayantenah rabi haku xfdo xbbt🥰❤️

  • @MudanIbrahim-xt3mg
    @MudanIbrahim-xt3mg ปีที่แล้ว +2

    Ya iga so horeyay ❤❤

    • @Najminaa
      @Najminaa ปีที่แล้ว

      Ani😅☝️

  • @user-kowsar739
    @user-kowsar739 ปีที่แล้ว

    Was ayaan qurux

  • @naimapaeqaali6198
    @naimapaeqaali6198 9 หลายเดือนก่อน

    I mis u ayaaneey😢

  • @khadrahaji3161
    @khadrahaji3161 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka Allah. Mahadsanid abaayo sharafay. Allaha ku xafido xabibti ❤❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid Qisooyin wanagsan waaye Qisooyinkan caad baan o ga heli waaye. ilove those have many parts thank alot my sister

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +5

    Anaa u horeeyo maanta maash'allaah tabaarakallaah

  • @user-er4um3ti8p
    @user-er4um3ti8p ปีที่แล้ว

    Naag saaxiip maleh waasaas mas waaye

  • @user-uk3kc5ji8v
    @user-uk3kc5ji8v ปีที่แล้ว

    Ha Saad San ayaaney waa xaalad xanuun badan Allah kulama kulan siiyo xaladas adiga iyo anagaba

  • @Salmamohama
    @Salmamohama ปีที่แล้ว +1

    Ninka hadu labesto mexee macnaha ee sameynesaa inkastoo ani an wali lela gursan

  • @AbdinasirAbdinasir-qk9db
    @AbdinasirAbdinasir-qk9db 6 หลายเดือนก่อน

    Wcs.walal.qali

  • @RaqiyoismaciilRaqiyoisma-vp9ej
    @RaqiyoismaciilRaqiyoisma-vp9ej ปีที่แล้ว +1

    M.a Abayo Ale hakubarakeeyo ❤️❤️❤️

  • @shamsoshacni4031
    @shamsoshacni4031 11 หลายเดือนก่อน

    mahadsanis♡♡♡♡♡♡

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว

    Ma naagtii sidaas wanaaga iyo dhaqaalaha loogu waday ayaa dhabar ka toogatay

  • @nabihamoussa8937
    @nabihamoussa8937 ปีที่แล้ว

    Asc Ayaneey away qaybti 3 waan kaasugayna xbbty

  • @rahmaadan6518
    @rahmaadan6518 ปีที่แล้ว +1

    Wuuuw Ayaan Gobdoon meeday qaybtii 3 aad waanku sugaynee xiligeedi waa lagaadhe caawa manoo gambisay 😂

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 ปีที่แล้ว

    Naag saaxiip magasho

  • @asmadaahiramare2639
    @asmadaahiramare2639 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan apaayo mcnto alle hanoo ka xafido💋❤🇸🇴🤲

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว

    Thnks ayaaan alla yaxfadka .

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi xalay si fiican uma jeefin markii aan qabtii 1 aad fiirsaday waxaan ka naxsanaa qaybta 2aad waxa dhici doono. Uff Naag Saaxiib magasho

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 ปีที่แล้ว

    A s c ayaaney xabibti allaha ku xafido adiga iyo family gaga waa xanun sxbta dhafta idin dhaxeyso haku qayanto o intaas aa so sacideyneysey

  • @NastexoAhmed-i5z
    @NastexoAhmed-i5z ปีที่แล้ว

    M.a horey uu soco wlshey mcn ❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว +1

    Wcsww Ayan quruxey👸 wankusalmy 🖐️ frist like first comment❤🤓

  • @ahlaamnura749
    @ahlaamnura749 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey waxba mayhaysanee sidee uga qayb qaadatay saaxiibadeed

  • @kiinkulane9287
    @kiinkulane9287 ปีที่แล้ว +1

    Indho👀weyneey saan u sugayay lee sheekadan ayaan thanks

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg ปีที่แล้ว +4

    Qisadii Khalid io jawaahir yaa xasuusto gabadhii qabiilka lagu nacay wllhi qisadaas aaaaaad aan uga helay waan kuso ceshceshta🥰💋

    • @NadiifoMaxamuud-wz1nd
      @NadiifoMaxamuud-wz1nd ปีที่แล้ว +1

      Haa wlh wn xasusta ad ban ula cajabay

    • @Hayaamooz
      @Hayaamooz ปีที่แล้ว

      Waxa isku dayaa marku qisadan dhamaado ayaa fiirinaa

  • @qali-channel
    @qali-channel ปีที่แล้ว +1

    Ayaniy abayo mxa kuhilee 🙄

  • @tufaaxburhaan620
    @tufaaxburhaan620 ปีที่แล้ว +1

    Wcs habo qaali tageero Wayn kuu ahy muqadladada mid ima dhaafo Garowe jano kaso salamaya 🙌🥰🤍

  • @najahahmet2266
    @najahahmet2266 ปีที่แล้ว

    AyaaneeYie ilaaa mantaH wlHi acconkaaga isha Ku haaYe Thank qlpi saa noola ShaqeeeH👸🥰

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad ปีที่แล้ว

    Maskin waka shugey na qeyb ta kale ee xisaha badan mama

  • @FarxiyaDeeq-j9d
    @FarxiyaDeeq-j9d 9 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbti❤

  • @FaaizoShire-je8ke
    @FaaizoShire-je8ke ปีที่แล้ว +8

    Wcs ayan dheymaney gabadeyda samided

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว

    Ayaney SAXIIP WALEE NAAG MA GASHO SHEKADANNE SAXIIP AY KU SOCOTAH SAA DAREMAYO

  • @JiniFoodleh-z2d
    @JiniFoodleh-z2d ปีที่แล้ว

    Wcs ❤🎉Habo😢😊

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว

    Asc ayaanay xagee ka dhacay wallo qalbi

  • @sagalfaarax2509
    @sagalfaarax2509 ปีที่แล้ว

    Wcz abaya horu soco

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤️❤️❤️❤️

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz ปีที่แล้ว +1

    Thank you xabibti waa lasoo dhaqsatay manta

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 ปีที่แล้ว

    Ayaaney qebta3 aaway manta maxaa maxanuusaty abaayo bini aadan layahaye abaayo

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 ปีที่แล้ว

    Ayann gabdonn ❤❤❤

  • @Queen-official
    @Queen-official ปีที่แล้ว

    Qeyta kle away hee ani wan isku dawada markey dhamato lkn like wan sii sara ayaan cajis ma jiro 😊

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein ปีที่แล้ว +1

    Indho weyne Ana uhoreyo

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +2

    Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan7227 ปีที่แล้ว

    Qosas Chanel neh qisooyinkisa noso badi ayaaney
    Qadada ku karsadaaa
    Inta samecad ku xirto baa dhag kula siista a cuntada intaan karinaayo maba daremo caajis ileeen aaad baa u sheeko jeclahay
    Midkan weyn waan ku casheeyaaa
    Hada daan aan fiirsanoyo cambula cambula dhag kasiye istakiin baa ka wataa hada daan commnet ga qorooyo
    Qisooyinkaaga mid aanan eheynbo igu ma socoto
    Codkaaga allah haku daayo mashllah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @ummuabooth347
    @ummuabooth347 ปีที่แล้ว

    wcs abaayo ayaan iiwarn adiga iyo caruurtada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹

  • @ikraamcali4271
    @ikraamcali4271 ปีที่แล้ว

    M.a ayaaneey

  • @Haniabdiraxman-vl6ij
    @Haniabdiraxman-vl6ij ปีที่แล้ว

    Mhdsnd boqoradena ayaaan qurux ❤❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney shekadan maba eheen inaad nagu bargooyso ee ilaahey qeyr haku siiyo 😂😂😂 yano sexanaa cawa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs my dear abaayo ayaan cadeey waan kusalaamay inbadan

  • @Sakiya463
    @Sakiya463 ปีที่แล้ว

    Naa ayaney ha idhihin lee sxbti aa ninki aroosay sida qiso ayaan hore aa arkay labo gabdho sxbo ahaa mid Reerkooda faqiir ahaa io mid taajir eh rerkoda ilaa yarantodi wee cawin jirtay weso garab qabatay markee wenaden neh ninki sxbted ilaa yaraanti so gacan qabatay ela gursatay😢 😢 nagaha qaar waa balayo sxbtinimada aan wax ka aqoon

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว

    Ayaan hirsi iwaran❤❤❤❤

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير ❤❤❤❤

  • @idil_aragsan
    @idil_aragsan ปีที่แล้ว

    Waa dhwnhy abaayo

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi ปีที่แล้ว

    Ayaaaney m.a abaaayo mrwalba wxn isku dayaaa qofkii ugu horeeya ee comentiga dhiibta ama like sarta inaaan noqdo mrkaan soogalaba m.a boqolaal buumarayaaa❤

  • @ubaxubaxabdihashi3899
    @ubaxubaxabdihashi3899 ปีที่แล้ว +1

    UF wlhi saxiib nagged wxlaso dhawysto ma aha bal maxay kadoontay gabadhi asageed dhafisay wxn unacay sxb naageed waasaas alla xanun badanaa markii ninkga saxibda guursado ilhow natusin

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว

    Salamad min kuli afada

  • @naimoabdi2695
    @naimoabdi2695 ปีที่แล้ว

    Xpipti away qebti 3 shekada wad lasodahdey

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 ปีที่แล้ว

    M.a❤🤩

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 ปีที่แล้ว

    Ayaan markaa aad dhahdid waryaa wan qoslaa walahi

  • @ferihaabdallah4126
    @ferihaabdallah4126 ปีที่แล้ว +3

    M.a San usugayay 😂😂 shukran xabiibti ❤

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 ปีที่แล้ว

    Ayaaney ciwanka baba iga sosliya 😅 shugran xbbt

  • @aaminocadeey8920
    @aaminocadeey8920 ปีที่แล้ว

    masha allah❤❤❤

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว

    Lasoo dhaq so ayaaneey weyba iguso cotaaye aleela he wa inan is jiraaa yey iqabsanine😅

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 ปีที่แล้ว

    wcs queen ❤❤❤❤😊

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan7227 ปีที่แล้ว +1

    Midaaas saxib lama oran karo waa kuwa sharafta ka qaaday magaca saxib tinada markas cml ciil baaba I qabta 😖
    Lakin daacad ma duloowo
    Lakin weyba faqaanaa dumaashigeeder maxey saas ka waday wasaqda 😖

  • @hakiiimoaboukar
    @hakiiimoaboukar ปีที่แล้ว

    Asc ❤❤❤❤❤❤❤

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo❤

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 ปีที่แล้ว

    Xapptii ❤❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen ปีที่แล้ว

    Asc abyo ayan sethy

  • @nasromaxamedmuxumed2414
    @nasromaxamedmuxumed2414 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo ❤❤

  • @munoomar24
    @munoomar24 ปีที่แล้ว

    Asc abayo qali seethy caawa sida mobelka indhaha ugu tagayay wad yabe maxa caawa wad nogosyee quruxeey

  • @sacdiyaisseahmed7402
    @sacdiyaisseahmed7402 ปีที่แล้ว

    Ayantyda ayantan comment masobixine setahy abyo

  • @dahaboomaryusuf
    @dahaboomaryusuf ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah tabaraka laah xbti ❤❤❤

  • @amiinabukar-vk3fq
    @amiinabukar-vk3fq ปีที่แล้ว

    Habbo masar uso socdaye ma iso dhaweynee😊

    • @HibaakMohamet
      @HibaakMohamet ปีที่แล้ว

      😂 abayo wakhtigaaan naag lama soo dhaweeystoo hutel daag

    • @amiinabukar-vk3fq
      @amiinabukar-vk3fq ปีที่แล้ว

      @@HibaakMohamet nagtada ba'de wil ahay😁

    • @SabrinAbdi-ib8ep
      @SabrinAbdi-ib8ep ปีที่แล้ว

      ​@@amiinabukar-vk3fq😂😂😂😂

  • @sahraali879
    @sahraali879 ปีที่แล้ว

    Ayaaney geed aktayda kuyaala amaa dadka kaga waalaa 😂😂😂😂

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว

    Mar hore arkay muuqaalkan 😂😂😂

  • @IqraileysInaahmed-gb1oi
    @IqraileysInaahmed-gb1oi ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 ปีที่แล้ว

    thanks hpo mcn 🧕🏻🫡🫀🤍

  • @faadumofay59
    @faadumofay59 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ayaney mahad sanid mcnto

  • @Khadan-nv6bk
    @Khadan-nv6bk ปีที่แล้ว

    Ayaan waxnku waydiy gabadhamalab maryaa lameeheriyey waxn rajayenay inad isoojawabti

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 ปีที่แล้ว

    Caku ciil badanaa meel macan ku dhamatay aar bl naguso qalad qeebta xigta cwa ayaney Hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @Suuday-mo9rx
    @Suuday-mo9rx ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @hapifaysial6189
    @hapifaysial6189 ปีที่แล้ว

    Wcz xbbti ayaan qaali

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว

    Wcs