CAWALE ADAN KHADRA DHAABA HARGEISA LIVE SHOW 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +25

    habalaha duriyada haweenka somliyed iyaga number 1 ah wlahi hargsiea cadey

  • @faysalqolqol3817
    @faysalqolqol3817 5 ปีที่แล้ว +62

    Inta nabi maxmed SCW jecel like ii camira

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 5 ปีที่แล้ว +17

    Woow heestaa wuxu ugu hiliyay khadra mrky mursal iyo hodan dheexda gashaden viva cawalee boqorka cise wayn one love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @istahililwadsan2691
      @istahililwadsan2691 5 ปีที่แล้ว

      hhhhh wllo hesta imika ma cusba wa hore ahyd

    • @princesssawsan2048
      @princesssawsan2048 5 ปีที่แล้ว

      @@istahililwadsan2691 🤣 wn ogy qali

    • @sucaadahmed8260
      @sucaadahmed8260 5 ปีที่แล้ว

      Heestan waxaa loo qaaday khadra xayd islaanta madaxwaynaha jabouti

    • @hassanmouhiyadine7359
      @hassanmouhiyadine7359 2 ปีที่แล้ว

      Cawaale fanan jira nolow one love cise wayn tolkay aan jeclhay and all somali mohamed noladaa

  • @kmlhssn4668
    @kmlhssn4668 5 ปีที่แล้ว +33

    Duriyada Isaaq
    Ilbaxnimo iyo qurux

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 5 ปีที่แล้ว +4

      Masha allaah ilaahay hana ilaaliyo aaaamiiiin dhamaanteen

  • @wayhanolzba2428
    @wayhanolzba2428 5 ปีที่แล้ว +8

    Hablhaa hargeisa ma cid qurux iyo ilbax nimp ku gadhayza

  • @hamdaahmed2229
    @hamdaahmed2229 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha llh cawaale waxab ka helay siduu habalah u ixtriraamayo Mida kasat taleefankeed ugu duubayo kale way iska wayanya dadka markan oo kale

    • @asmacabdi9296
      @asmacabdi9296 5 ปีที่แล้ว

      Haaa isla wyni male Awale Adan😍😍

    • @roodacadaad9525
      @roodacadaad9525 5 ปีที่แล้ว

      Rer hargeysa coqdada manaqano xomantana iskuma racno Cawale showogi qarniga ino ka qabtado Hablaha rer kaysa hesida uqorxdabadan aya uhirgaliaya❤❤❤❤

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 5 ปีที่แล้ว +8

    Cawale fanan udhigma fanka Kuma jiro 💯

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +12

    Hablaha SOMALILAND
    Quruxda walahi cid kuma gaadhayso Mansha allah

  • @ahmedmahamoud4005
    @ahmedmahamoud4005 5 ปีที่แล้ว +3

    Hargeasa anaga jogna ma rabno in qof somaliya laga shegto ee bashaal awale

  • @neimamoussa5435
    @neimamoussa5435 5 ปีที่แล้ว +2

    Waww notre chanteur awaleh jiir oo joog hn from Djibouti

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi sifiicn ayuu u qanciyay taagrayaashiisa qof walbo telkiis ku duubtay

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว

    Woo awaley you make kadra dhaaba very happy 86millions vieux x x

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 5 ปีที่แล้ว +6

    My beautiful somaliland people love 💖 them nabadu macaana

  • @axmedmaxmud7984
    @axmedmaxmud7984 5 ปีที่แล้ว +2

    Nasra abdirahman hablaha hargysa inanta ugu booran

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 ปีที่แล้ว +2

    Awale Fanaan Qaran

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah hablaha reer jabuuti uu soo xagga bahay somaliland iyo reer hargaisa mashallah

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +19

    Ilbaxnimo dumar qurxoon hargeia walahi show yada gabi somalida wan wada eega macal Djibouti nothing compares wax lama mida majirto hargeisa sikasto u show samaystan wax lamida majiro 110 ban ku so noqnoqda kuwa kale boring ban ka qada hargeisa hadhwanag

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah wllo waa sidaaa hargeysa

    • @ayaandheeman5312
      @ayaandheeman5312 5 ปีที่แล้ว +1

      Xgee Ku iloowday borma hablahooda insh aallh waa arki imku borma imiday fnkagan qaliga cawale aadan mrka arki habalaha duriyad qurxda badan ee samronka ah wll qli OK from borma❤🌹 showga cwale arki donta habalaha duriyad borma qurxdod ok

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว

      @@ayaandheeman5312 hablaha Borama hablaha hargeysa ka qurux badan

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 5 ปีที่แล้ว +2

    Isga uun ba enjoy garyey music kabaxaya meesha😁😁naaga meesha jooga music uma jeeden ee Snapchat ba walay.

  • @mahadahmedmohamed9005
    @mahadahmedmohamed9005 5 ปีที่แล้ว

    fananku wuu hesaya habluhunawaytabinayaan tolaw kamiramanada iyo TV yada kasoqaybgalay

  • @khadraahmed8878
    @khadraahmed8878 5 ปีที่แล้ว +1

    Legend awaale

  • @zamzamahmed4654
    @zamzamahmed4654 5 ปีที่แล้ว

    Stage ka hargeisa siduu ugu raxysanayo hhahahahha manshalah fananka fananada

  • @mahadahmedmohamed9005
    @mahadahmedmohamed9005 5 ปีที่แล้ว

    waxaan aad ulayabay dunidu siday isubadashey bal ufiirso waa qof iyo talefan

  • @khairaaliammaan2130
    @khairaaliammaan2130 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mukhtarali3186
    @mukhtarali3186 5 ปีที่แล้ว +1

    Ww cawale hes hagarla aaana

  • @jamalabdi8699
    @jamalabdi8699 5 ปีที่แล้ว

    Heestan waan ka danbeeyaa

  • @cabdirixinmaxamedxasan5742
    @cabdirixinmaxamedxasan5742 5 ปีที่แล้ว

    Cawaale Aadan ❤❤❤❤❤

  • @sihamaxmed7204
    @sihamaxmed7204 5 ปีที่แล้ว +2

    Yaa ila arkay wariye sagal mustafe oo awale LA ciyaaraysa snap na iska duubaysa mise aniga kaligay baa arkay 😂😂😂😂😂

  • @harguees
    @harguees 5 ปีที่แล้ว +11

    Heestan Live buu uu gadayayeh, waa maxay cajalda kuu kor gabateen. Hawraar sida ciyaal laptop uga dubaysayn cid walba maa aha. Shame

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo7042 5 ปีที่แล้ว +3

    xaliimoyinkuma snapkay ku maqanyihiin isafuna cidluu lu xiiqay 😂😂

  • @mahadahmedmohamed9005
    @mahadahmedmohamed9005 5 ปีที่แล้ว

    shaqadoodu maxytahay balse fananku wuudadaalay hablahana midwalba mar ayuu sohor istaagay snapchat keda thnks cawaale

  • @amranm2283
    @amranm2283 5 ปีที่แล้ว +1

    Naagtii fanaan gursata maseer baa dilaayo naayada maxaad ninka isugu xoqeeysan xishooda dee

    • @hayaabintusln3122
      @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว

      Waba u dhamen laha ani nin malin wlibA kun oga lushaan istaqfurullaah caku dhib badana

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesta ma khadra silimo ayuuu ugu tala galay taloow🤔

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 5 ปีที่แล้ว

    Noloshu,ina lawada noolaado,soomali oo federal cadaalad ah lasamaystee ku fcnthy. Hadii lwaayaayo qaa silac iyo wada handaraab.

  • @QAYSSTUDIO
    @QAYSSTUDIO 5 ปีที่แล้ว

    Waaaw

    • @maankaboy4671
      @maankaboy4671 5 ปีที่แล้ว +1

      Sxb subscribe ii saar ana waan ku Sara plz

    • @bahjaahmed5908
      @bahjaahmed5908 5 ปีที่แล้ว

      Nasra.buuro.ciyaada.suuqad

  • @amiirshekh7292
    @amiirshekh7292 5 ปีที่แล้ว

    Naago surco iyo diyaano isla dhacay iga dheh reer marqan

    • @sadam8268
      @sadam8268 5 ปีที่แล้ว +3

      Xaasidnimo daarood iyo foolxumo yuururta iga dheh reer gaajo

  • @nadraaxmed5909
    @nadraaxmed5909 5 ปีที่แล้ว

    s

  • @fatousalah2832
    @fatousalah2832 ปีที่แล้ว

    Fzuv4

  • @iqra_billanahmed7717
    @iqra_billanahmed7717 5 ปีที่แล้ว

    Qofka qadro dhaabo yaqaano waa aniga qofna kama dun wanaagsano🥰🥰🥰🥰🥰👎

  • @itsalwayscloseenought1217
    @itsalwayscloseenought1217 5 ปีที่แล้ว

    Nasra balbalaarka 1:37 sawta wasiirska aroosyada Ayaan ku Oga halkana Miyay timid