MUNIIRA CAFIS AYAA IGA TAHAY ANIGA & FAMILKEYGA XUMAAN KUUMA QABO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 212

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  3 หลายเดือนก่อน +43

    Ma qaldame waa Alle Cafiska wa wax wanaagsan like saar & subscribe thanks welcome

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 3 หลายเดือนก่อน +1

      Asc niin rageed wakas si fican xishmad iyo qimo lee aniga waan kaxu.adey sedi bogina burcad haisku kiin mariyo

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 3 หลายเดือนก่อน

      Mohamed sedi wixi Amira kaso gadey madaxayaga kudafaaf sedi qali

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 3 หลายเดือนก่อน

      @@MohamedBuskutOfficial walahi qof duun macaan Bad tahay

    • @denisblacky3400
      @denisblacky3400 3 หลายเดือนก่อน

      Aslaama Caleykum Walalkey setahay Allaha kuubara keeyo Allaha Idin Cafiya Adiga iyo Munira Walalkey Mataano Ayey kuusidaa please 🙏 walalow Xamliga Mataano uurka waa kaduwan yahay please🙏 soo Cesho Alle dartiis Iskugu Naxariista Igana Raali Noqo Waa Balqiis🙏

    • @zamzamcabdiraxman5351
      @zamzamcabdiraxman5351 3 หลายเดือนก่อน

      Waa sax
      Cafis waa shey qaali ah
      Wixii khayr idinku jiro Alle ha idin wafajiyo, Aamiin Aamiin ya Rabb🙏

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน +15

    Maxamed Buskud Rijaal Baad Tahay
    Ningoba iyo Geesibaad Tahay
    KOOB KA RAGA ADIGAAN KU
    SIIYEY 2024 MASHA ALLAH

    • @ayankhalid7996
      @ayankhalid7996 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa beentisa macafinin wuxux rabaa siduu ku dililahaay ciil ayuu u qabaa

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 3 หลายเดือนก่อน +22

    Mashalaah sas aya wanagsaan asxabta iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow 😢😢😢

    • @ZuuRuja
      @ZuuRuja 3 หลายเดือนก่อน

      Asc

  • @nasra9836
    @nasra9836 3 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaallah Mahamed Buskut si wanaagsan ayaad sameeysay, Allaha idin Barakeeyo adiga iyo Owlaadada hadii uu calaf isugukiin harayna Allaha idiin fududeeyo, Mahadsanidiin.

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wllky sifican ayaad uhadashey

  • @Fatuma..v22
    @Fatuma..v22 3 หลายเดือนก่อน +3

    Congratulations brother you have done good manner ...respect is so much power wonderful

  • @sahrahassan5787
    @sahrahassan5787 3 หลายเดือนก่อน +10

    Walaaloow horta furud badanidaa, caruurtaada iyo adiga inaad Isla joogtiin ayaa idiin wanaagsan laakiin maqrib iyo maqshib hadii aad u dirtid waxey ku sugan yihiin kama war qabeysid.

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 3 หลายเดือนก่อน

      kaan nagahaa masakintaa bukucayaraa

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ciyaal madiina daganaan ,respect ,qurux ,aqlaaq, edeb

  • @loloali8678
    @loloali8678 3 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك ياولدي الله يحفظك قال رسول صلى الله عليه وسلم :(من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيراً أو ليصمت)✨

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahay mid kaloo ka qeyr badan ha kuu sahlo wll maxamed sabraa sedkiisa helaa😊

    • @miskimohamedtv7736
      @miskimohamedtv7736 3 หลายเดือนก่อน +3

      ILAHAY iyada haw sahlo

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 3 หลายเดือนก่อน

      kaaan naagti klee ee uimataa naaag mahaaa waa qof xanunsaan dhihi karaa nin 3 naag marayaa meso agmaree

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@zainabmoha1835ilaahay ayaa u banayey inuu 100 dumara guursado kkkk 😂
      Tuu fahmi waayana iska fura

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤shukran walkeey

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 3 หลายเดือนก่อน

    Togetherness is better than separation always! ❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allaah 💯✅ keep going wll

  • @xamiida20
    @xamiida20 3 หลายเดือนก่อน +4

    Salaam maansha Allah legend ❤❤❤❤❤ walaalkey waan uxiisnay eraygaad dhihi jirtay hawada maanta waa cabsi cabsi

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤❤alaaah haku barakeyo caruurta Mami Maxamed

  • @yumna4675
    @yumna4675 3 หลายเดือนก่อน

    Silent is best answer mid samey take care of her she is pregnant ilmaha sita bilked iska dib..even munira qof xun mahaa hormankeda iska bedel qar marka umushan qarna uur leyihin

  • @MamaYusuf-s7x
    @MamaYusuf-s7x 3 หลายเดือนก่อน +9

    Rerka diib usoceliiya ayaan dhihilahaa

  • @xamdixarako2479
    @xamdixarako2479 3 หลายเดือนก่อน

    M.a wlhi sida saxdaa ka hadashay sasaa wanagsn aduunka leskuma deydo hadan kala rooraaanin buuq ma dhamanaaaayo allahuma baarik

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s 3 หลายเดือนก่อน

    Manshallah nin raga tahay wayo wad ka ficnatay inan la caytanto Alle haku xafido reerkagana Alle haysu kin sakhiro

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waxii jira ilaaheey baa oog😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 3 หลายเดือนก่อน

    MAASHA Allah ALLE HAYDIN XAFIDO DHAMAANTIIN AAMIIN YAARABI 🤲🏻🤲🏻🤲🤲🤲🤲

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah tabaraka Eedo hadii Ragoo dhami sidaas ookale samayn lahaayeen ayaa fiicnan lahad waxba maxumaadeen Alle haku karaameeyo

  • @Queen-tu1ml
    @Queen-tu1ml 3 หลายเดือนก่อน

    Good husband allah kuxafido ❤

  • @zawjatulmohamed7576
    @zawjatulmohamed7576 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed buluko maxamEd bidaar 😂😂😂😂

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 3 หลายเดือนก่อน

    waad ka raaysey mashalaah❤

  • @amalmohamed8465
    @amalmohamed8465 3 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllah Tabarakalah Allh ha ku ciseyo

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤Lkn mahamed buskudow wey kaa muqata in ay munira kamaqantahay.halkaas waxa halkas laga daremaya in xaaskada ahayd qof kuroon.lkn dhib majro familka wey isku dhacan weyna hishiiyaan hadaan lakala roonanin roob Mada.o
    Maxamadoow afdaboolan dahab waaye.waana ceeb xaaskada in aad kahadasho.mida kale maanta muniiro waa walac qof uurleh hada lama xisabayo.

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 หลายเดือนก่อน

    May Allah make your life together ❤ may Allah protect you

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walkeey

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 3 หลายเดือนก่อน

    Aboowe waan kugu faraxsanahay saa u hadashay laakin aboowe furiinka badan iska daa ilaahay baa masuuliyadaas ku saaray u adkeeyso oo adaa dalqadaha gacanta laguu geliyay ee ku adkeeyso! ❤❤

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 3 หลายเดือนก่อน

    Mohamed buskut Aqlilu Masha Allah Haa waa sax

  • @ifrahmahamud5560
    @ifrahmahamud5560 3 หลายเดือนก่อน +6

    Manshallah nin rageed buskud

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 หลายเดือนก่อน +3

    MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 3 หลายเดือนก่อน

    Maashalaah waa nin masuula si wacan baad u hadashay sidaas ku dayda hadii aad tihiin rag Iyo dumarba

  • @ambiyomuhumed6072
    @ambiyomuhumed6072 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tubarakllah Allah ku barakeya Mahamed buskad

  • @Bee-bh8nk
    @Bee-bh8nk 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha’allah

  • @Mumino-s9l
    @Mumino-s9l 3 หลายเดือนก่อน

    Manshallah Mohamed buskud sifiican baad uhadashy ilaahay hakusharfo. Marwalbo aamusnanta waa sharaf.
    Mida daahir calasow wallahay waxan aniga ka aminsaanaa umbaad kunuxnuxsatay. Daahir wuu shaqeesanayaa. Dadkane waxey uhestaan inuu gabdho caawinaayo. Dahir dantiisuu meesha ogujiraa.

  • @aasuf119
    @aasuf119 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah rag rag dhaley guulayso bro sidaan ku soco

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 3 หลายเดือนก่อน

    Maxamed wll muniira naag ba walaysa e u ducee

  • @qajo9403
    @qajo9403 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku sahlo gaari fiican aad jeceshay insha'allah masha'allah nin aqlaaq leh batahay masha'allah hori u soco maahir edo macaane so barbar❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰❤️❤️🥰🥰🥰

  • @maryamdheerey998
    @maryamdheerey998 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mash allah ❤❤❤❤❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 3 หลายเดือนก่อน

    Nin raga ayaa tahay masha allaah aad ayan uganaxay markan arkay xitaa madaawan muqaladaa mashalaah ninraga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maxamadoow

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 หลายเดือนก่อน

    Ma sha Allah edo you are good has abandoned you are good example wallee waxaa tahay tusaale wanaagsan hadana anigu waxaan kugu waanin laha maahir hooyadii soo cele dadku way ka latagaan wayna isku noqdaan

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah cafisku waa muhiim❤❤❤

  • @AshaIbrahim-h7o
    @AshaIbrahim-h7o 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mashalla ☝️❤

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 3 หลายเดือนก่อน +5

    Well done bro 👏🏾 👍 👌

  • @falisa576
    @falisa576 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah tabarakallaah
    Dhalinyaradu hakugu daydaan
    Raganimo lays dheer yahay weeye

  • @Scrub101
    @Scrub101 3 หลายเดือนก่อน

    It is so 😔 sad. She is pregnant with twins. She can't do it alone. Munira always walks away from her children, so I will pray for you guys.

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nin rag dumarka lama tirsato

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Walaalkiis!!Si Wanaagsan Oo Aabe Soomaliyeed Oo Wanaagsan Sameeyn lahaa Ayaad Sameeysay?? Tan kale Cafisku Waa Wax Wanaagsan ay Tahay In La Is Wada Cafiyo !!!Well done Mohamed Buskut! 🥰💯🫡✊✅

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 3 หลายเดือนก่อน +6

    KOOBKII RAGA RAXANWEYEN AYAAN
    SIIYEY BAYDHABA IGA GAADH SIIYA
    ABWAANAD BULLA DEEQA
    HABALYO

  • @kadraibrahim4036
    @kadraibrahim4036 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax msahaallah 👍👍👍👍👍

  • @BMC-mq2jw
    @BMC-mq2jw 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ii muuqata labadiinaba inaad is jeceshihiin, waxaan rajaynaayaa inaad Maahir iyo mataanaha uurka kujira fiirisaan Allah dartiisa iyo caruurtiina dartood iskugu samirtaan

  • @Fotballlover-px3uw
    @Fotballlover-px3uw 3 หลายเดือนก่อน

    Jaanis buu kuhelay intaasu rabay buskut waa nin caqli badan walle

  • @higmatsahal5835
    @higmatsahal5835 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wll Maa Shaa Allaah Alxamdu Lillaah amusnanta wa dahab⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️ Wa kaa Cafis ayaa kadhashay…Cawrada wlsha or wlka Muslim ka ah wa la khrshaa Allaah hakuu xifdiyo rerkaa wll sidaa iyo si kawanagsn ayaa kurajaynayaa gd luck wllo 🙏Ameen ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️👍

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 3 หลายเดือนก่อน

    Maa Alah fariid baa tahay iyadana sidoo kale Muniira cafisku waa wax wngsan calaf haduu dhamaado mar walbo wanaag lagu dhameeyo ayaa wngsan Aniga soo celi ayaan ku dhahaa waayo wali waad is jeceshihiin both of you

  • @maslah345
    @maslah345 3 หลายเดือนก่อน

    Nin culus oo miisaankiisa fadhiya ayaa tahay

  • @ayuubburhan3466
    @ayuubburhan3466 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah gob baa tahay

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 หลายเดือนก่อน

    Please soocele Munira

  • @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq
    @SamiiroAbdulhiSiman-dr1gq 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah

  • @RahmaWeheliye
    @RahmaWeheliye 3 หลายเดือนก่อน

    Jah Waxaas baa nin rageed lagaa dhaaha👍👍👍
    Koob koob dhashey mashallh 👍👍👍💯 inta ku dhiman allha ku dhameestiro

  • @ugaasoskitchen2797
    @ugaasoskitchen2797 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofka dadnimadiisa waxaa la ogaadaa waqtiga qilaafka ama waqtiga culuska.Well done! you are real man.

  • @kadraibrahim4036
    @kadraibrahim4036 3 หลายเดือนก่อน

    Msahaallah 👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 3 หลายเดือนก่อน

    Aaway wadaadadii reer kan isku celiya fadlan

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂 dadaan israbin miyaa sheekh isku celin karaa

  • @fadumosheikh1156
    @fadumosheikh1156 3 หลายเดือนก่อน

    Asc walalkey horey u soco Allaah haku xifdiyo hana ku barakeeyo London waa hot

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wll qail bring my sister in-law back please

  • @DEKAMUHUMED-c8p
    @DEKAMUHUMED-c8p 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamad midiihore 5 cunag euguhoreeysay soocili hadeey macquultahay

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 3 หลายเดือนก่อน

    MAsha Allah❤

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alla tabraka raxman geesi wale rajalbad tahaye soo celi xaska

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 3 หลายเดือนก่อน +5

    War hooy taa haku noqon walhi wa Nacas

    • @miskimohamedtv7736
      @miskimohamedtv7736 3 หลายเดือนก่อน

      Dadka hayskudirin

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 3 หลายเดือนก่อน

      @@miskimohamedtv7736😂😂 Maxa tiri? Oo ya marki hore bananka soo dhigtay ceebaha.😊

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 3 หลายเดือนก่อน

      Wallahi been maaha wax laa soo dhawaysto maaha qoftas

  • @farhiabasal1227
    @farhiabasal1227 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah gobonimo

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed buskut gacanaa kuu taagey caaydaada asoo qadenee aad lacag ka sameenee 😂😂😂

  • @nimcoibrahim8190
    @nimcoibrahim8190 3 หลายเดือนก่อน

    Armad raaligalinta adi ku qasabtay si ay wiilkedu ula hadasho darted!

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed8473 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah hambalyo wllky maqadame waa ilaahay

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 3 หลายเดือนก่อน

    Haa san kaan waa qurx

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 3 หลายเดือนก่อน

    SubhanaAlah oo hada ma waxaad na leedahay shaqadeyda waa TH-cam ma shaqeeyo adiga oo yurub joogo Aabo tahay 5/1 plus Maahir 2 mataano are on the way jidka ku soo jiraan mustaqbalkooda dharkooda waxbarashadooda ma TH-cam ayaa ka maareyn rabtaa Nolol se miyaa xoogaas ayaa kugu yaalo maad shaqo aadid ma anaa yaabin show waxaan lahaa yaa u haayo Maahir markuu shaqada aadaayo ileyn waaba nin aanan shaqeyn war ma jiro afkii baa juuqda jabay wallahi Ilaahow caafimaad aan ku shaqeysano hanoo waayin oo rizaaqdeena TH-cam ha galin

  • @Sprintzx-x9q
    @Sprintzx-x9q 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal Maxamed Naftaada waad ceshatay.

  • @fatimaabdi6128
    @fatimaabdi6128 3 หลายเดือนก่อน

    Naag uur leh ma furanto ee ogow buskudow hooyada maahir iyo maahiryo kaloo ay soowadaba soo celi

  • @NuunAli-q6k
    @NuunAli-q6k 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashala

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sasaa fadee❤

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 3 หลายเดือนก่อน +2

    Lkn wey fududatey gabadhu lkn urka guba nagta Markey urledahy ma walno mana fiyobo naagti wax dhasha og ax sorry iska cafi ilmahadiba qubaye😢

    • @shamsocali3492
      @shamsocali3492 3 หลายเดือนก่อน

      Taas aan been eheen nin miyaa fahmaayo hee waxa la maraayo

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 3 หลายเดือนก่อน

    Fariit gabartane fariiit. Masha Alaah

  • @mahamuudali7705
    @mahamuudali7705 3 หลายเดือนก่อน

    Max'ed buskut, you're legend

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allaaha good job ❤❤❤

  • @UmuAnaschannel-j5q
    @UmuAnaschannel-j5q 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asxabda iso dhaweya abayo cusub an ahay

    • @munir69420
      @munir69420 3 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah ❤❤❤

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alllha wa samirtay walahi walitkaga xita wey caysay. Lkn why ka so bixi

  • @H099-u3u
    @H099-u3u 3 หลายเดือนก่อน

    Cafiska sida u qadatay uso cesho waa qof ku jecel indhaheda ka muqdan

  • @muhuboadan7999
    @muhuboadan7999 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah 🎉

  • @Mudane-Sare
    @Mudane-Sare 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks buskut

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wad sax santah sas ahawu gabadh ad cesh wadgtan hauso jawbi waxn ceb ahyn kama qadaysid

  • @kherdoncabdi2288
    @kherdoncabdi2288 3 หลายเดือนก่อน

    mansha alah

  • @halimahassan4376
    @halimahassan4376 3 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله🎉🎉🎉👍

  • @CuriSuuf
    @CuriSuuf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muniiro aqli ahan xita waxa ka qaldan mise uurka waa mo ogi wlhi wax dad wawen lo shegin no shekte waxbo ma fhnsano lkn quruxley waa

    • @Beingme541
      @Beingme541 3 หลายเดือนก่อน

      Maskaxdeda ma fadhiso walahi ASA fahmiwayi

    • @SuleekhoAbdislaan
      @SuleekhoAbdislaan 3 หลายเดือนก่อน

      😊❤

  • @foosk9260
    @foosk9260 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha diinta leh guurso

  • @Faayoow
    @Faayoow 3 หลายเดือนก่อน

    Markii lagu cadeeye maa kibreee

  • @Beingme541
    @Beingme541 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka qaba uurka laguwasha wa kuwa mentall issues ka qaba spirituality and physically kuwa cadiga un normal kaqada lakin munira wa nafistay 😂

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 3 หลายเดือนก่อน

      Nafis ma aha waxa. Naag walan oo bila aqli ah. Ayada unba sharafta iyo kalsooni iska dhishay.

    • @Beingme541
      @Beingme541 3 หลายเดือนก่อน

      @@bluerain3282 xaladeda okale market kuqabsato lee kahadlikartaa

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂buskud wlh Janis aaa ku heshe sfcn bad ucananate😂😂

  • @لارا-ق5ش
    @لارا-ق5ش 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤🫶🏼🫶🏼🫶🏼👍👍

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 3 หลายเดือนก่อน

    Sharaf bad ledahay wllo wax fican bad samaysay dumarka lalama caytamo wa hooyo marna walasha marna xaskada