Dadaalkeyga & Samirkeyga kuma qasaarin Alx😇❤️ Xafladii Dhalashada Jacaylkeyga😊🎉

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah wll hambalyo dhalasho wacan soo barbaar abti noqo kii waalidkiisa iyo dadkiisa iyo dalkiisaba anfaca guulaysta wll

  • @fittboi390
    @fittboi390 2 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo abaayo hormar wacan ayaan idin rajeynayaa adiga iyo wiilkaagaba

  • @mumbamulumba5458
    @mumbamulumba5458 2 ปีที่แล้ว

    Lovely

  • @Hireyinc
    @Hireyinc 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabbi alle hakula koriyo ha idin xafido abti daahir yare soo barbaar guulaysta familyga dhamaantiin

  • @NimcoAbdiqaadir-g4g
    @NimcoAbdiqaadir-g4g 5 หลายเดือนก่อน

    Wll meshu waxagee ad joogtid ega

  • @sihaammohamad1503
    @sihaammohamad1503 2 ปีที่แล้ว

    Dahiriye aniga wllky hbo mcn samraa sad mawaayo

  • @abdihakimchine7952
    @abdihakimchine7952 2 ปีที่แล้ว

    A socoto

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว

    Gulayso sister ❤✊

  • @NimcoAbdiqaadir-g4g
    @NimcoAbdiqaadir-g4g 7 หลายเดือนก่อน

    Wii wiilka abiihmudhitsy

  • @NimcoAbdiqaadir-g4g
    @NimcoAbdiqaadir-g4g 7 หลายเดือนก่อน

    Wll xagee kunoshay

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 2 ปีที่แล้ว

    Qabowga maxaad odaygii isaga eriday kula korin lahaa barafka waad kudhimatay

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 2 ปีที่แล้ว

    Ma filand ayad jogtaa waa maxay meeshan wada cadatay baraf dartii

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 2 ปีที่แล้ว

    Ot kaunis mimmi menenkö kahville 😅 tervetuloa , moikka tane Uudenkaupungin hei hei kulta

  • @samanwathe961
    @samanwathe961 2 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @nimcoyusufahmed6366
    @nimcoyusufahmed6366 2 ปีที่แล้ว

    Asc