SIR KULUL VILLA SOMALIA (4310)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 88

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 18 วันที่ผ่านมา +2

    Diinten islamka waa naxariis iyo wanaga mahaa dhiig shacbka maskinta ee 33 sano dulmi ku socdey ina lagu kortunta ☝️☝️🇸🇴

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 18 วันที่ผ่านมา +3

    Somali waa dad walalo ah oo is dhaley meel kasta haa joogta yaan laa isku dirn fadno laga dhaxa aburin qurba joogta Allah kaa baqa☝️☝️🇸🇴

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 18 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanllah Allah xaqa haa nagu suga fidnaada iyo af xumada kaa socta social mediyah qabiiyalda yaan laa hurin qabiilkasta somali waa walalo 33 sano waxii laa so qasay yaan dib lo so celin waa dulmi dhacay waa ina horey lo socda hormar dadaal laa is cafiya dhaman somaliweeyn💙☝️🇸🇴

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 18 วันที่ผ่านมา +2

    Saxib hadii isbaaro laqadayo waa in ey shacabka iyo waxgaradkodaba ey qeyb kanoqdan qadista isbaarada waa hadii cadalad ey jirto

  • @YusufLugey
    @YusufLugey 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa lahu maqlaa

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 18 วันที่ผ่านมา

    Odayaasha Gaajecel oo hadlay
    waxay aheed inay lahadlan
    ninkan fidnada kiciyay oo dab
    ka kushubaaya dhalin yarada
    Gaal-jecel oo ah, Amin jeesow.

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 18 วันที่ผ่านมา +2

    isbaaro in laqado waa wax wanaagsan lkn timirba lafaa ku jirto

  • @user-bg3re8qk7b
    @user-bg3re8qk7b 18 วันที่ผ่านมา +3

    Waa jira

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 17 วันที่ผ่านมา

    Guulle wacan RRA lafta gareen dadkiisa iyo dalkiisa Guulle wacan

  • @toosin
    @toosin 18 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanallah cirooley isbaarooley difaacayso. Mucjiso.

  • @Abdikadirsaid-q5l
    @Abdikadirsaid-q5l 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waa ku maqleynaa garawe joogaa

  • @sedson02
    @sedson02 18 วันที่ผ่านมา +3

    Eeyga wasiirka amniga KG waxba kama qaadi karo Xildhibaan Amiin Jeesow .

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa in aay is dhiibaan qoryaha laga xareeyo laxiro indanbiyada aay galeen kuwa dad diley in laga gudo xaqa in laxiro kadib beydhabo laga saaro isbaariiste kuma noolaanaayo koonfur galbeed

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 18 วันที่ผ่านมา +1

    Hubaal in lagu daro isbaristatasha askarta kg waa maya lagu dari maayo ha u niqdaan meshay ka yimaden shacab wa shacab lakiin askarta kg dhabarka in laga toogto ditaar uma nihin maya maya maya amiin jeesow intu so waco iyago la iska ilaaway bay dhabarka ka togan donan maya wa walatena (waba kale shakinay waxan galjecelka dibadaha jooga ayaa soo karkarinaya is ilaaliya moriyantan tiktok ayaan dhagaysana

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 18 วันที่ผ่านมา +2

    Asc macalin Adam thank you so much allaha ku xifdiyo dawladaan awalba alshabaab ayeey aheyd marka yeeyna noodowladeyn tuugada tuugada dhashey damultuugo

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alshabaab hashiiskooda waa in ladilaa rahweyn mideyn tooda waa saas
    Wey hashindoonaan dee

  • @hodohamse273
    @hodohamse273 18 วันที่ผ่านมา +1

    Kg Mayland guul insha Allah

  • @fatimahaji7845
    @fatimahaji7845 18 วันที่ผ่านมา +1

    Si fican Aya lagu maqla

  • @moogahajii4659
    @moogahajii4659 17 วันที่ผ่านมา

    Waa lagu maqlayaa

  • @Inccoonnuu1
    @Inccoonnuu1 18 วันที่ผ่านมา

    Wiilaha ama dhinyarada isa soo dhibtay GARASH BOROGAM HALA FURO OO BEERAH HA LAGU TACBO SHQO ABUUR IYO WX SOO SAAR XG BEERH HLOO JIHEEY QOF KAsta

  • @CusmaanDhooke
    @CusmaanDhooke 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdulaahicabdi9288
    @cabdulaahicabdi9288 18 วันที่ผ่านมา

    Waa jiraa maqal

  • @Cali.ShiineGele
    @Cali.ShiineGele 18 วันที่ผ่านมา +2

    Haa

  • @HassanAhmed-cu8qk
    @HassanAhmed-cu8qk 18 วันที่ผ่านมา

    Ha

  • @user-qr1ti8dm7c
    @user-qr1ti8dm7c 18 วันที่ผ่านมา

    Asc aadan inder marwalba waan ku dhageystaa ee halkaas ka siiwad dad Kan mooryaantan

  • @sumayoibraahim5937
    @sumayoibraahim5937 18 วันที่ผ่านมา +1

    Maqal would jira

  • @JeylaaniCadowabiikar
    @JeylaaniCadowabiikar 18 วันที่ผ่านมา

    Haa waa lagu maqlaa

  • @user-ef7ne9nd7m
    @user-ef7ne9nd7m 18 วันที่ผ่านมา

    Waa dhabarka aan idinka tooganee

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 18 วันที่ผ่านมา +1

    Asc macalin adan

  • @AadanIbrahim-ry7wy
    @AadanIbrahim-ry7wy 18 วันที่ผ่านมา +1

    Haaa sifiican

  • @AadanIbrahim-ry7wy
    @AadanIbrahim-ry7wy 18 วันที่ผ่านมา +1

    Way luguma Dari karo

  • @user-hr3kc1kc7p
    @user-hr3kc1kc7p 18 วันที่ผ่านมา

    Kkk

  • @Cumarmaxamedwarsame-sf8sh
    @Cumarmaxamedwarsame-sf8sh 18 วันที่ผ่านมา

    Suuxiso waaye

  • @user-ob9fy9mp6w
    @user-ob9fy9mp6w 18 วันที่ผ่านมา

    Waaladilyaa laduugimaayo waa lasalbinaa

  • @c.raxmaanabuukar2441
    @c.raxmaanabuukar2441 17 วันที่ผ่านมา

    Maya

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan abdiraxman wuxuna rabin baad shegaysa

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 17 วันที่ผ่านมา

    Xasanshiikh wuxu konfurgalbeed juqa juqeya gaaljecel wuxu kadhigtay xaabo dabka lugu shido

  • @MohammedfarahGagaale
    @MohammedfarahGagaale 18 วันที่ผ่านมา +1

    Haaa

  • @CabdullahiJarka
    @CabdullahiJarka 18 วันที่ผ่านมา

    Codha waa okey

  • @abdirisaqmahamedsomow8282
    @abdirisaqmahamedsomow8282 18 วันที่ผ่านมา

    maqalka waa boqol boqol

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 18 วันที่ผ่านมา

    Wax garad ma tihiin dhulka Digil iyo mirifle ka baxa eeyo ayaa tihiin walaahi dhulka Digil iyo mirifle ma joogaysaan

  • @Ur.mr.abdiii
    @Ur.mr.abdiii 17 วันที่ผ่านมา

    Maya qabiuleeste matihid wallaahi

  • @yaasiinjaamac1616
    @yaasiinjaamac1616 18 วันที่ผ่านมา

    maqal waa jiraa

  • @sedson02
    @sedson02 18 วันที่ผ่านมา

    Ma KGalbeed ba layni yidhaah mise mayland ?
    Mayland ma naqaan , sheekadan Yaaqbariweyne ma dhamaato miya ?

  • @user-lu9lw2jh5f
    @user-lu9lw2jh5f 13 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 18 วันที่ผ่านมา

    Dhulka hawiye waa in la gubaaa😂 si dhibtooda looga nasto 😂

  • @gablax
    @gablax 18 วันที่ผ่านมา

    Asc codsi dadka mayda ku hadlayo wax badan Kama fahmin balse please isku day in turjun ku dartid please

  • @c.raxmaanabuukar2441
    @c.raxmaanabuukar2441 17 วันที่ผ่านมา +1

    Qiyaano😂😂😂

  • @abdikoran
    @abdikoran 18 วันที่ผ่านมา

    haaaaaaaaa

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 17 วันที่ผ่านมา

    Gaaljecel raxanweyn isku dal iyo iskudadbaa tihiin yaanlaysku kiindirin hawiye labadiini gabdhood kadoonta

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 18 วันที่ผ่านมา

    Beenlow

  • @mahadmohamed2153
    @mahadmohamed2153 18 วันที่ผ่านมา

    Top maqal bro

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 18 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne Cashuur ka hadlaayo madaxweyne ma ahan umanna qalmo

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 18 วันที่ผ่านมา

    Malagudaraayo shacabka dagan koonfur galbeed ku habargidir kuli hawiyah iyo shacabka oodhan waa in labaaraa guryahooda wixii hubhaysta waa inlaga qaadaa qori aanshar ciyeysneyn lama heysankara lafta gareen waa inuu sharci kusoo rogaa

  • @HamzaAbawiina
    @HamzaAbawiina 17 วันที่ผ่านมา

    Maqal walamqia

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f 18 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله 😢

  • @user-gs1oq5eb5m
    @user-gs1oq5eb5m 18 วันที่ผ่านมา

    Odayaashaas wa kuwii somali ay kadagiweysay ayagadhan wa fadlan kushubo macalinka Lugeeyyo waxaas tuugadaa hasoo qaaaadin

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 18 วันที่ผ่านมา

    hubka ha laga dhigo shan sano oo dhaqan celin ahna ha loo diro

  • @mohamudaden1375
    @mohamudaden1375 18 วันที่ผ่านมา

    Mooriyaanta maxkamad hala soo taago ama gobolka halaga musaafuriyo

  • @user-lu9lw2jh5f
    @user-lu9lw2jh5f 13 วันที่ผ่านมา

    Macalinka maqal ma jiro

  • @Jay-i5k
    @Jay-i5k 18 วันที่ผ่านมา

    They will take the money an do the deed.😂😂😂😢

  • @user-lu9lw2jh5f
    @user-lu9lw2jh5f 13 วันที่ผ่านมา

    Maqal ma jiro

  • @c.raxmaanabuukar2441
    @c.raxmaanabuukar2441 17 วันที่ผ่านมา

    Tuuk 😂😂

  • @user-zr9yt5el2b
    @user-zr9yt5el2b 18 วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 18 วันที่ผ่านมา +1

    Rahweyn waa alshabaab
    Waxaa kamid mahad karatay ali dheere mahad salaad fahad shangole
    Hawiyo jawaab nasiya dee
    Ma kuwan rahweyn baa deee
    Hawiyo dalka hala gasaaro dee Alshabaab kooda dee

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 18 วันที่ผ่านมา

    Hawiye ayaa tiraahdeen waaba kan idin soo dirsaday annaga gaaljecel ma rabno kuwa idin soo dirsaday ayaan rabaa

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 18 วันที่ผ่านมา

      Right walhi libax BA tahay waa fahantey

  • @mohamedegal1177
    @mohamedegal1177 18 วันที่ผ่านมา +3

    No they could turn their back on us if we add them to our soldiers

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f 18 วันที่ผ่านมา +1

    ماشاء الله ❤

    • @Mrrred2023
      @Mrrred2023 17 วันที่ผ่านมา

      Afkaaga caano lagu qaby gabar sade aad ayn kuugu hambalyeynayaa sida soomalinimada aad oga jawabty anigo ogaaden ah fikradahyga wanagsn ee ilaah kusiiyay guul DM ilaahy soomaaliya guul hagarsiiyay

  • @Cumarmaxamedwarsame-sf8sh
    @Cumarmaxamedwarsame-sf8sh 18 วันที่ผ่านมา

    Haa yuu ku mashquulinin

    • @user-hr3kc1kc7p
      @user-hr3kc1kc7p 18 วันที่ผ่านมา +1

      Been baa iskadhadhiiciseen

    • @user-hr3kc1kc7p
      @user-hr3kc1kc7p 18 วันที่ผ่านมา +1

      Ma aaqoonsanin kufaargalbeed

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 18 วันที่ผ่านมา

      In ad aqonsato Loma baxan

  • @user-ob9fy9mp6w
    @user-ob9fy9mp6w 18 วันที่ผ่านมา

    MaA Maya Maya

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 18 วันที่ผ่านมา

    No

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 18 วันที่ผ่านมา

    Alshabaab diin alle adaa tagaano dee
    Mweyne laftagaren
    Shacabka masaakiinta ah badbaadi dee
    Alle wuu ku aawin dee
    Alshabaab daarood Alshabaab hawiyo waa tuugo is baxeysi kudhisan weye dee oo Wlhi
    War dalka kagabta dee

  • @sedson02
    @sedson02 18 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan federaal dowlad federaalka uunba xidhi karta , baadhitaano badan kadib .

  • @KousowMed
    @KousowMed 18 วันที่ผ่านมา

    HLaeryo yaanlgu.darinciidanka 22:54

  • @sedson02
    @sedson02 18 วันที่ผ่านมา

    Waar ma waxad katirsan tahay kuwa Daaciish ? Kuwa Shacabka Germany mindida la dhexgalay .
    Ma Swizerland baad joogta ?

  • @sedson02
    @sedson02 18 วันที่ผ่านมา

    Geeljecel aya iska celin kari laadihiin markaasa Hawiye iskusoo kicineesiin 😂 .
    Sedson02
    Wiil Sheekhaal ah .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 18 วันที่ผ่านมา

      Dhulka oromaniya ee koonfur galbeed waa joogan dadkii difaaci lhaa😂