DEGDEG: Eriteria oo weerartay Jabuuti & Xiisad culus oo kataagan xadka labada dhinac, qorshe culus..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • DEGDEG: Eriteria oo weerartay Jabuuti & Xiisad culus oo kataagan xadka labada dhinac, qorshe culus oo.

ความคิดเห็น • 11

  • @SalebanGamuute
    @SalebanGamuute 3 หลายเดือนก่อน +2

    Eleteriya Waa soo dhawaynaynaa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haynaga qabto cida inagu mashquulsan dhamaan

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb wax xaqiiq wata keen looma baahna sawiro iyo pala pala pala pala pala pala pala

  • @NurJama-ct9tv
    @NurJama-ct9tv 3 หลายเดือนก่อน

    Elatiya yaad mooday beenaale beenta dadka ka daa waa niman jebirta ah

  • @AhmedFaarah-q1x
    @AhmedFaarah-q1x 2 หลายเดือนก่อน

    Kaddaab

  • @AbdillahiYoussoufAli
    @AbdillahiYoussoufAli 2 หลายเดือนก่อน

    Wax ka jira ma leh

  • @sulyyyy7889
    @sulyyyy7889 3 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣 Jabinta Djbouti🤣🤣🤣

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliya waxa u fiican inay hawlahani sii diyaarsato inta ayna isku hawlin burburinta somaliland oo ay is leedahay hargeisa lagu helaya.kuwaasi waxa weeye 1.waa in dalka somaliya qoomiyadihi 1960 degena oo keliya dawlada dalkaasi ka kooban tahay.2. Somaliya ha dhamaystirto xuduuda itoobiya u dhexaysa oo mid sharci caalamiya waafaqsan.3. Somaliya waa inay distoor samaysataan xuduudihi talyaaniga iyo derisyada kale ku xusan oo ka somaliland ka mid yahay. 4. Waa inay dooradhooyin xisbiyo barlamaan sameeyaan.5. Waa inay madaxweyne cod ku doortaan.6. waa in 30 Sano falgeliyaan dawladnimadooda oo sees adag. Ka dib wixii nooli ee somaliya iyo somaliland oo deris ah oo mid waliba dhinaceeda u dhamaystiran way isla hadli karaan. Haddase somaliland kaalay Mar labaad qaldaan noqo oo annagoo shuruudaha kale noo diyaarsanayn soo gal villa hargeisa oo moofo lagugu hayo suurageli mayso ee habsanka iska daaya oo gudihiina hagaajista inta aan idiin sheegay i.

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 3 หลายเดือนก่อน

    usoo dir 30 dumara jabuuti 30 kaas ayaa ku filane jabuuti way kibirtaye ka aamusii qaarada

  • @Canab-d6g
    @Canab-d6g 3 หลายเดือนก่อน

    L

  • @sahrailtrihe9389
    @sahrailtrihe9389 3 หลายเดือนก่อน

    war umaad benta ka jooji👎👎👎