Part Two: Heeso bilaa music ah iyo sheekooyin xiiso leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Fadlan ku xidhnow Boodhari yare Official channel

ความคิดเห็น • 193

  • @ladanmohamed1784
    @ladanmohamed1784 4 ปีที่แล้ว +47

    Taysiir markale soo fariisi Chanella wll waa codsi inta qabto in Teysiir markale lasoo fariisiyo Like isku muujiya 👈👍👍👍👍

  • @juleibibade
    @juleibibade 4 ปีที่แล้ว +15

    Taysiir Inta Raacsan Kaliya Like Ha I Saarto Ismuujiya

  • @abdisalanmohmed4947
    @abdisalanmohmed4947 4 ปีที่แล้ว +11

    Ahmed jacayl waa wax kale wlhi
    Zxp wankusalamay ahmedaw kaligah
    Najmana kaliga wan kusalamay
    Taysir adna sido kale
    Bodhariyaw zxp ahmed markale soo celiH

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 3 ปีที่แล้ว +3

    Axyaa fanaan kaa yar ee Tayasiir talent ayuu leeyahay yaa salaam

  • @maryanabdishakur2818
    @maryanabdishakur2818 4 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed walaahi codkaaga xaaduu kiciyaa ilaahay hakuudaayo

  • @abdiazizmohamud4003
    @abdiazizmohamud4003 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed jacel all the way

  • @anabali4674
    @anabali4674 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah wallaahi cod baa ilaahay u dhiibay inamada iyo inantaba siiba heesta ceelasha bari kal iyo laab u keenay heesti👌

  • @hafsajano7724
    @hafsajano7724 4 ปีที่แล้ว +1

    Teysiir keep going brother 👉♥️👌🏃‍♀️

  • @Enjoyable201
    @Enjoyable201 4 ปีที่แล้ว +12

    Wiilkaa yaree cas ban ku haystaa curadsan weeyo caadimaha🥰

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 4 ปีที่แล้ว +2

    maansha alaah ilahow codka caqliga ku barake yarka heesta qamar qaaday afkaga caano geel lagu qabay

  • @amalzain3437
    @amalzain3437 4 ปีที่แล้ว +18

    Ahmed and Tayasiir____besT voice

  • @idilfaysal3142
    @idilfaysal3142 4 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi inankaaH garamada cad uguH cod macaan 😮😮😮😮

  • @malapiitohquruxsan105
    @malapiitohquruxsan105 4 ปีที่แล้ว +14

    Boqorka Codka Tayasiir saLeepaan ALih❤

  • @tayasiirmaxameth8359
    @tayasiirmaxameth8359 4 ปีที่แล้ว +1

    Tayasiir wilka ilamagaca eehadan codka macan ilahay hakudayo walal macan

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 4 ปีที่แล้ว +11

    Waan ladhafi kariwaayy TaYosiir jcyl Comentiga Talent bad ledahY zhp KeeP Going

  • @zukaynamawliid4173
    @zukaynamawliid4173 3 ปีที่แล้ว

    taysiiir legend ninkaaas bal iidan soo casuuun

  • @sagalcumar3478
    @sagalcumar3478 3 ปีที่แล้ว

    Zhakir axmed ali boodhari yare hore u zoco

  • @nimcohunle4760
    @nimcohunle4760 4 ปีที่แล้ว +1

    Taysiir manshlll borooqorki cod ayaa ika dhigay nice wllkayo hore u soco

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 ปีที่แล้ว +8

    Mncha Allah inamadan yaryar sahan tv kubartey talent ayay leyihiin

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 ปีที่แล้ว +1

    Www heesti cumar dhule Wilka yari cod macan allah ha ku barkeyo codka wllo 😍😍😍😍😍

  • @S.Y415
    @S.Y415 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan ka helay dhalin yaradan waliba aad iyo aad u jclahay wllhi dhmntin ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdiazizmohamud4003
    @abdiazizmohamud4003 3 ปีที่แล้ว

    Rer abahey somali ilkaha daman way xirten sanadkan

  • @najmonadarchannal6692
    @najmonadarchannal6692 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a codkada aad ayuu mcn yhy taysiir barnamijkan waa ka heley hormar wacan wllo

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 4 ปีที่แล้ว +1

    Qaraami ayaa igu socda bilaa music inoo soo badiya waliba kuwa wadanigaana ku daro iyo kuwa arooska looqaaday

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashalla Waan U Bogey Dhamaan Dhalinyartan Codadkooda 🔥✌

  • @abdalecawaale8080
    @abdalecawaale8080 4 ปีที่แล้ว +5

    Tayasiir ciyaalnimdi ayan ku xasuusta 😁🙏

  • @ismailbulshaawih6915
    @ismailbulshaawih6915 4 ปีที่แล้ว +9

    ZhpkaT TaYasiir Keep going Zxp

  • @aasiyaaxmed540
    @aasiyaaxmed540 4 ปีที่แล้ว +3

    Tayasiir Cod halaasiya Mnsha allah Hore usoco wll qali👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @mohamedmuhudiin8069
    @mohamedmuhudiin8069 3 ปีที่แล้ว +1

    Tayo siir wll gar io gardaro waa kuwataaa

  • @ayaanaymaan9681
    @ayaanaymaan9681 4 ปีที่แล้ว +7

    Taysiir saleeban ileye keep going pro

  • @khadarahmed715
    @khadarahmed715 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed wa wataa we so celi mar kale

  • @sucadabukar5807
    @sucadabukar5807 4 ปีที่แล้ว

    Msha allah codkina allah idin barakeeyo.
    Waxaba idin dhihi laha ayago dhamestiran noo soo galiya ani hees kle ma dhagesten hada noo soo qaadan kuwa bila musiga ah👏👏👏👏👏👏.

  • @malbasanfani9001
    @malbasanfani9001 4 ปีที่แล้ว +3

    Wwwwww mzha allha alle codka heyni barkeyo wlalo qaliya

  • @kaamilaismail6322
    @kaamilaismail6322 3 ปีที่แล้ว

    Wllky boodhari yare wllo waxan ka codsanyaa filkii inaad soo jishan

  • @ladanmohamed1784
    @ladanmohamed1784 4 ปีที่แล้ว +5

    Teysiir waanku wataa wll Hore usoco ❤🤝👏❤❤

  • @amishamoha444
    @amishamoha444 4 ปีที่แล้ว +3

    Best voice axmad jacayl m allah
    Allaha kudaysto wll

  • @farhanabdii6472
    @farhanabdii6472 4 ปีที่แล้ว +1

    Boodhari yare ku taageera zHp keep going proH

  • @faadumomahamed9380
    @faadumomahamed9380 4 ปีที่แล้ว +4

    inaanka sigaran uga hela ahmed jacaylow

  • @guleidmohamed7613
    @guleidmohamed7613 4 ปีที่แล้ว +3

    TaYsiir axlaa SoWT keeP GoiNg ProH

  • @yazenofficial1156
    @yazenofficial1156 4 ปีที่แล้ว +2

    Tayasiir jacayl sawtu raxma keep going

  • @samiradarjoabdilahi8980
    @samiradarjoabdilahi8980 4 ปีที่แล้ว +3

    Taysiir saleeban cali codka alle Haku barkeeyo wllo qali

  • @ayaancumar4175
    @ayaancumar4175 4 ปีที่แล้ว +6

    Tayasiir tayasiir😍❤

  • @dwecck2578
    @dwecck2578 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow cod macana wiilkas fanaaniin waawayn codkogi kenay

  • @xaawokhaliif279
    @xaawokhaliif279 3 ปีที่แล้ว

    tayasir io ceelasha bari axyaa sawt amazing

  • @izhqiofficial2923
    @izhqiofficial2923 4 ปีที่แล้ว

    Wwwww mnsha Allah. Horta dhamaan aad ayaan uwada cod macantihiin maba kala dhacdaan Allah ha idin barakeeyo codka dahabigaa ta kale sadexda wiil midka dhexda Ku jira hala ii soo raadiyo waaban raacee

  • @yonisibraahim253
    @yonisibraahim253 4 ปีที่แล้ว +2

    Tayasiir kusoco zxp saad sheegty musicna haku heesine keep going lbx

  • @wacanelyrics9598
    @wacanelyrics9598 4 ปีที่แล้ว +4

    Boodhariye wllky IYO asxpta kale hore USOCda najma nalka adiga way nothy12

  • @amuunibrahimamuun1255
    @amuunibrahimamuun1255 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 3 duba way cod wanagsan yihin😊bodhari yare hore u soco wall

  • @ahmetshaakir155
    @ahmetshaakir155 4 ปีที่แล้ว +3

    Tayasir salEepan Hore UsocO wlaaL ku wataa💯🏅

  • @xaawamaxamed7885
    @xaawamaxamed7885 3 ปีที่แล้ว

    Wallhi waxabad moodaa taysiir yare cumar dhuuloo yar

  • @caawiyeofficial1450
    @caawiyeofficial1450 4 ปีที่แล้ว +3

    Tayasiir gaydh hore u soco brother

  • @umusahraalkhayr8551
    @umusahraalkhayr8551 4 ปีที่แล้ว +1

    Axmed deganaantisan jeclahay tayasiirna dhoola cadayntiisa .

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 2 ปีที่แล้ว

    M.a dad wanaagsan

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 4 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed jacayl and tayaziir our Legends

  • @bashirdheere
    @bashirdheere 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan idinka codsanaa walaalayaal markaan hargeysa imaado in aad isoo dhaweysaan reer hargeysa. 🖐

  • @nasrajama3179
    @nasrajama3179 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah please ha ku heesina music waanu idinku yara nasanaaye Maansha Allaah hadii music layka dayn lahaa way wacnaan lahayd

  • @askarchannel3667
    @askarchannel3667 4 ปีที่แล้ว +1

    Tayasir axsan fanaan waaye cod aan caadi ahaynbaa kujira runtii

  • @sacdiyaascad6209
    @sacdiyaascad6209 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma kala dhacn wlhi axmad iyo tayeysir najma masha Allah 😘😍

  • @munamoh8461
    @munamoh8461 4 ปีที่แล้ว +5

    BoQorda codka najam nalka and taysiir😍

  • @yazminabdi7282
    @yazminabdi7282 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnzha Allah dhalinyaro cod macn hore u socda ban idin lenahay

  • @saacidsheikhahmed985
    @saacidsheikhahmed985 3 ปีที่แล้ว

    Taysiir wlhi inaba caadi ma ahan

  • @ikraanmuuseahmed8051
    @ikraanmuuseahmed8051 4 ปีที่แล้ว +1

    Allayacizak jacayl dhaxal galay wax dhaama la waa

  • @idiladan8508
    @idiladan8508 4 ปีที่แล้ว +3

    Taysiir waan ku wata huno alle haku dhowro ❤️❤️💫🤘

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 ปีที่แล้ว

    Wwww wale waa Tubeec yare eshcaal Cod allah ha ku barkeyo codkagag wllo 😍😍😍😍😍

  • @munafaramadow7077
    @munafaramadow7077 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tayasiir wankuwa walhi wllo masha alah alahakubarakeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muslimbrother8461
    @muslimbrother8461 3 ปีที่แล้ว

    arinkiinuba ma maad iyyo cod uunbaa (is there any thing else).

  • @nimcohappy3086
    @nimcohappy3086 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah qadir wax qarinmaye qawlke lahortagi qiyaamaha

  • @malyuundhoore2013
    @malyuundhoore2013 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw hees iyo cod caan Caadi aheen😍👌👏🏼👏🏼🤏🏻👌❤️✅

  • @yurubxasan2134
    @yurubxasan2134 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah hore usocda dhamaantiin prothers and sister

  • @museweli4995
    @museweli4995 4 ปีที่แล้ว +1

    Tayasiir Gaydh keep going

  • @mohamedzaki187
    @mohamedzaki187 2 ปีที่แล้ว

    Waan idin wataa

  • @munamoh8461
    @munamoh8461 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhamaantiiba go forward wlalayaal😘

  • @rahmarawsa131
    @rahmarawsa131 4 ปีที่แล้ว +3

    Tayasiir ku hayztaa wlhi mnzhalh pro💋❤

    • @maxamedmandhaye1066
      @maxamedmandhaye1066 4 ปีที่แล้ว

      naa pal XISHOOD lagug dhufayey

    • @rahmarawsa131
      @rahmarawsa131 4 ปีที่แล้ว

      @@maxamedmandhaye1066 mxnku xishda an sameeyey

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 4 ปีที่แล้ว +2

    Tayaziir kuwataa new❤❤❤❤❤horay uzoco wllky qali

  • @hodanahmed7633
    @hodanahmed7633 4 ปีที่แล้ว +2

    Tayasiir runtii waa top ❤👍

  • @hoodoyuusuf2756
    @hoodoyuusuf2756 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw wad jawabtay

  • @nimcomaxamed6831
    @nimcomaxamed6831 4 ปีที่แล้ว

    maaansha allaah tayasiir iyo axmed jaceyl ilaahey codka hayfin barakeyo

  • @salmaanjamaal3453
    @salmaanjamaal3453 4 ปีที่แล้ว

    Keep goin Boodhari yare

  • @bexxiade629
    @bexxiade629 4 ปีที่แล้ว +2

    Tayasir dhoolocadayntisa yaa Ila arkay 😁

  • @xamdakayse9779
    @xamdakayse9779 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha aalllh dad qiimo leh hore uzucod wlllo

  • @neyrusnafta8161
    @neyrusnafta8161 3 ปีที่แล้ว

    www m.a wad cod macdahay wlle wa wiilka tubeec yare

  • @Mohamed-ey3qe
    @Mohamed-ey3qe 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed baa ugu cod macaan mesha

  • @suhuurkayse5078
    @suhuurkayse5078 3 ปีที่แล้ว

    Keeping

  • @nabiihamaxamed7197
    @nabiihamaxamed7197 2 ปีที่แล้ว

    Warda, iyo tayasiir iyo Axmad jacayl iyo najma nalka so casuum shakirow

  • @nimcoladan9927
    @nimcoladan9927 4 ปีที่แล้ว +6

    Tayasiir cod halaasiya ayuu leeyahay wlhi❤

  • @mohamedxaddi9146
    @mohamedxaddi9146 3 ปีที่แล้ว

    Axmed jaceyl keep going wll

  • @nouhw3h3lzam34
    @nouhw3h3lzam34 4 ปีที่แล้ว +1

    𝙻𝚒𝚙𝚊𝚡𝚒 𝚠𝚎𝚢𝚗𝚊𝚢𝚎 𝚝𝚊𝚢𝚊𝚣𝚒𝚛 💥👑

  • @najaxahmett2171
    @najaxahmett2171 4 ปีที่แล้ว +1

    Tayasiir wlhi dhuun zaaaran❤️💓

  • @soumeiysiad7265
    @soumeiysiad7265 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed iyo najama waan kuu hasta 😍

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed jacayL TaageerO Buuxda 🙏

  • @idilidil6863
    @idilidil6863 4 ปีที่แล้ว +4

    Ax yaa sows tayasiir🥰🥰

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 4 ปีที่แล้ว

    Waaw mansha allah wiilka yare garamada cad aadbu ucod macanyahy

  • @kawsarqueen1061
    @kawsarqueen1061 4 ปีที่แล้ว +1

    Taysiir adaan fanaan kuu qoray

  • @hipaakosman7954
    @hipaakosman7954 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi tayasiir waa wiil cod mcn leh alle haku dhawro wll

  • @sucaadibrahim3682
    @sucaadibrahim3682 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الله اختي الغالية ياحبيبتي نجمة انا احبك يا عمري يا قالي يا صديقتي القلب انا احبك جدا 🌹🌹🌹💖💖💖🤩🤩🥰🥰💕💕💞💞⁦♥️⁩⁦♥️⁩🤩🤩😍😍🥰🥰😘😘💖💖💕💕🌹🌷🌺

  • @nimoabdi4489
    @nimoabdi4489 4 ปีที่แล้ว +2

    Kadaaya axmad hinasaa

  • @abdimajidmuuse9162
    @abdimajidmuuse9162 4 ปีที่แล้ว

    Boodhari Yare
    Horre u soco zxp Qli😍

  • @xidigtasaaxil9715
    @xidigtasaaxil9715 4 ปีที่แล้ว +1

    Taysir oof oof💚

  • @husseinbiyomiin1046
    @husseinbiyomiin1046 4 ปีที่แล้ว

    Tayasiir Geydh Fanaanka Qarsoon 🥰👏👏

  • @yusufsiciid5553
    @yusufsiciid5553 2 ปีที่แล้ว

    Taysiir