Sooraan Hees Macaan Jaceyl Baa I waalay Lyrics 2019 | Jowhar Tv lyrics | bishaar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 890

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 3 ปีที่แล้ว +283

    Allaha kuu naxariisto qaamuuskii soomaaliyeed abwaan sooraan.

  • @sharmkemahdi9048
    @sharmkemahdi9048 3 ปีที่แล้ว +411

    Yaadwanaya markuu dhintay kadib allaha how naxariisto

    • @ismaaciiladam7363
      @ismaaciiladam7363 3 ปีที่แล้ว +5

      ani

    • @yaasiinjimcalexasan4291
      @yaasiinjimcalexasan4291 2 ปีที่แล้ว +9

      Aniga zxp cawa & marqan yaa nakala haasta

    • @mohamedsayed5290
      @mohamedsayed5290 2 ปีที่แล้ว +7

      Soran maha ninkani muxyadiin la dhahaa zawirkizaayunbay zareen wanay izu cod eeg yihiin

    • @asadmaxamed4634
      @asadmaxamed4634 2 ปีที่แล้ว +9

      Ilaahay haa unaxariisto sooraan hadaad 2022/9/6 dhegeysanayso like

    • @sakariyesmart7089
      @sakariyesmart7089 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

  • @sharmaakeabdifataaxabdulaa2085
    @sharmaakeabdifataaxabdulaa2085 2 ปีที่แล้ว +232

    Markuu maraayo (wuxu waa aduunyee ruuxba waayo soo joog) walhi waa oyey 😭😭😭😭

    • @cabdisamadjama3147
      @cabdisamadjama3147 2 ปีที่แล้ว +22

      Hada ma joogo aduunka mar waxa dhaceysa inaguna sidaas an uga tagi doono

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 2 ปีที่แล้ว +5

      😢😢😢😢😢😢😢

    • @somaliland20
      @somaliland20 ปีที่แล้ว +7

      Sawirka uun baa sooraan ah codku isaga mahaa waa muxuyadiin geele

    • @atooresiciid4764
      @atooresiciid4764 ปีที่แล้ว

      ​@@somaliland20waa isaga sooran weeye wlahy😂

    • @HassanGantal-f1n
      @HassanGantal-f1n ปีที่แล้ว +2

      allh haku naxaristi 😢

  • @maankamaanka-zl9jl
    @maankamaanka-zl9jl 2 ปีที่แล้ว +30

    Wuxu waa adunyee ruuxba waaaya Soo joog 🥺🥺 Rabi ha kuu naxariisto abwan waxaan dhageysanayaa 2023/bisha labaad saacadu waa 3:00galbnimo 💝🙏 rabiyow amuuraha noo hagaaji

    • @Mohamedsomali999
      @Mohamedsomali999 11 หลายเดือนก่อน +2

      2024 bisha labad ayan dhagesanaya saaacadu 12:00

    • @nuurdiinaxmed5058
      @nuurdiinaxmed5058 หลายเดือนก่อน

      2024 bishi December 1:9 Am habeenimo💔👋

    • @MaxamedkafimohamedAbdi
      @MaxamedkafimohamedAbdi วันที่ผ่านมา

      1/2/2025​@@nuurdiinaxmed5058

  • @adnaanali6284
    @adnaanali6284 10 หลายเดือนก่อน +14

    Walwalliyo dhibtaan qabo 😢
    Ruuxi waayo Arago 😢
    Waan kaa waraystaa
    Waxyeeladan I saarane
    Waaa bil Ramadan ah ooo la soooman yhy 6cisho oo cwa Marka lagu daroh ayey Ramadan ayn noqonysoh 7
    Ooo aanu kla maqany Amira
    Time 3:15 oo aan saxuurnyh
    Mar kle ayaan zooo pqan donaaa inch allah

    • @sagalabdirahmaan4815
      @sagalabdirahmaan4815 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wll amiira makuuso laabatay hada afar bilod baa laga jogaaye

    • @XusenAbdiali
      @XusenAbdiali 3 หลายเดือนก่อน

      😮

    • @MoohMukhtaar
      @MoohMukhtaar 3 หลายเดือนก่อน

      Noosoo sheeg inay kuusoo labaty😂

    • @IidleShabac-fn1pf
      @IidleShabac-fn1pf 2 หลายเดือนก่อน

      @@sagalabdirahmaan4815😅

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 3 ปีที่แล้ว +55

    Allah ha unaxariisto abwaan sooran uduceya mar walba🤲😭😭😭😭😭

  • @FaraAhmetAli
    @FaraAhmetAli 2 ปีที่แล้ว +55

    Marku marayo wuxu waa duunyee ruuxba waayo soo jog ilma igu timii wlhi 😭😭 alle haku naxariisto awaaan sooran sugule😥😥

    • @faysalmohmed1519
      @faysalmohmed1519 4 หลายเดือนก่อน +1

      Allaah yarxamu raaximiin

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 3 ปีที่แล้ว +85

    Ilaahay ha unaxaristo abwaan soomaliyeed🤲

  • @raxmoxuseen6113
    @raxmoxuseen6113 2 ปีที่แล้ว +75

    Isma laheynoo jaceeyl baa ku waaliye isma laheynoo cabdi baad is wayinee isma laheyno waqtiga ku ciliyee 😰😰💔💔 10 Sano nolol iyo jaceyl iyo ubad Baan ku farxsaneen hesany alla jaceyl xanuun badana tan waa ka gudba adna waxa ku rajena nolashada inaa farxd ku nolato 🥰🥰🥰 Saad ii xumesay kuma xumenayo caruuteda abahood batahy wanaagii horaa ina dhax yaalo xumaanta ii quurtay kuma quurayo farxd igu nolow

    • @Cumarxreed
      @Cumarxreed 2 ปีที่แล้ว +3

      Sorry huno qaali waxani waa aduunyo ninba waa maalin niyada qeyr usheeg

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 2 ปีที่แล้ว +3

      Wll sidaad usamirtay allah hakuu abaal mariyo koley qof fiican baa tahay sidaan kaa arko

    • @raxmoxuseen6113
      @raxmoxuseen6113 2 ปีที่แล้ว

      @@Cumarxreed I.a wall mcn shukrn alxm 🙏🦶

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 ปีที่แล้ว +2

      ​@@cabdiqaniwardi5743 walee taas been eheen waa gabar fican lkn qofaa jecleen inee nolato waa qalad😥

    • @mutaahalarab6330
      @mutaahalarab6330 ปีที่แล้ว

      😢😢

  • @suu5222
    @suu5222 ปีที่แล้ว +11

    Wuxu wa aduuunyo 😢😢😢
    Ruuux waaaya sooo jooog✋allow jcyl danbe laabtayda hakuh beeerin hdn adoontadi ahy🙏

    • @rahmaabdi5566
      @rahmaabdi5566 ปีที่แล้ว +4

      Alla baaayo kadaaaa💔😭

    • @aasiyanuur9600
      @aasiyanuur9600 หลายเดือนก่อน

      Maxa sas dhan ugu nacday

  • @AbdullahXzee
    @AbdullahXzee ปีที่แล้ว +6

    Rabi naxariistii janno hakaaa waraaabiyo Sooraan ismaaaciiL zuGuLe 😢

  • @jamaaldeeq8026
    @jamaaldeeq8026 3 ปีที่แล้ว +22

    sooraan allah ha unxriistee wuxu yidhi waraysi laga qaaday heestan ani ma qadin lakiin muxuyadiin geele nin la dheho ayaa qaaday oo sooraan u cod eeg anba ninkan sooraan u haystay lakiin maha wanba yabay malin dhan nin ku muran sanayn sooraan weeye codkani👏🏽 allow u nxriiso amiin abwaan sooraan

    • @فهدعبدالله-م8ق
      @فهدعبدالله-م8ق 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa isaga alle ha unaxariisto eee

    • @najiibyare6186
      @najiibyare6186 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa soraan alaha unaxariistee yaa Allah janana gee

    • @umuzana
      @umuzana 23 วันที่ผ่านมา

      Haa maaha sooraan Allaah ha U naxariisto 😭

    • @engneerismaaciil1406
      @engneerismaaciil1406 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@فهدعبدالله-م8ق war maaha ee ha nabina ninka

  • @kham3610
    @kham3610 ปีที่แล้ว +7

    Wuxu waa Aduunyooy,
    Ruuxba Maalin soo joog.
    Wadku waa lama huraan,
    Waaxidka ayaan baryayaa,
    Wadada toosan iyo hanuun.
    Aamiin inoo wada dhaha.

  • @MaxamedsaleebanMaxamedsa-ff1uq
    @MaxamedsaleebanMaxamedsa-ff1uq ปีที่แล้ว +5

    Wuxu waa aduunyee sooraanba waayo soo joog
    Allaha 😢kuu naxariisto😢abwaan😢😢

  • @apdalleabdirahman
    @apdalleabdirahman 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha u naxariisto heestan sooran muu qaadin ustaad geele ayaa qaaday

    • @Haa-980
      @Haa-980 11 วันที่ผ่านมา

      Haaa Àun intu noolaa baabu yidhi maa qaadin anigu

  • @Abdikafi-Mohamed
    @Abdikafi-Mohamed 3 ปีที่แล้ว +47

    Heestaan waxa qaadaya Abwaan Sooraan ma’ahan ee Muxyidiin Gelle, soraana wuu qaaday laakiin codkiisa waad ka soo tagteen Walalayaal.

    • @cabdifitaaxwadani8875
      @cabdifitaaxwadani8875 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa lkn soraan bAa moda inu kuso baxayo allha unxristee

    • @RobleAbdikarin
      @RobleAbdikarin 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaha u naxariisto sooraan lkn heestan sida loosheegay waxaa qaadaya iskana leh Muxyidiin Geele

    • @xamsecali6231
      @xamsecali6231 ปีที่แล้ว +1

      War miyaydaan caqli lahayn ninka Heesta qaadayaa iskana leh waa Muxyadiin geelle sooraan marna ma qaadin

  • @MaxamedCalimaxamed-f7j
    @MaxamedCalimaxamed-f7j ปีที่แล้ว +3

    Allah unaxriisto abwan sooran
    Wuxuu aduun ruuxba malin soo joog
    Waxn dhagaystay subaxnimo 25.11.2023
    Amuuraha allh sahlo

  • @duule77
    @duule77 ปีที่แล้ว +7

    "Wuxuu waa aduunyee
    Ruuxba waayo joog"
    Allah ha u naxariisto abwaanka isagu waayihiisii soo joogyee😢😢

  • @farhiaosmandirie8594
    @farhiaosmandirie8594 ปีที่แล้ว +9

    Wuxu waa aduunyee ruuxba waayo soo joog😢❤

  • @cabdicaziizyare2832
    @cabdicaziizyare2832 3 ปีที่แล้ว +15

    Allahayow adaa weeyno waaxidee Qabrigiisa waasic uga dhig danbigiisana dhaaf sooraan😢🤲

    • @ABDALA_GRAPHICS
      @ABDALA_GRAPHICS 3 ปีที่แล้ว

      Amiiin

    • @najiibabdi5846
      @najiibabdi5846 2 ปีที่แล้ว

      Amiiin yaa rabi

    • @_SOMALI_
      @_SOMALI_ ปีที่แล้ว

      Muu qaadin muxiyadiin geele nin la dhaho qaaday isku cod eegyiin baadh

  • @YaquubX
    @YaquubX 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u naxariisto 😭❤ wuxu waa adiyo ninba waayo soo jog😭😭😭😭😭😭 abwaan galay qamuska somaliya

  • @jamacabdi4285
    @jamacabdi4285 ปีที่แล้ว +2

    Muxiyiid geele nin cod dahabi ah le runtiiii heesta muuqaadin sooraaan alle ha u naxariisteee

  • @maandhemanka3357
    @maandhemanka3357 2 ปีที่แล้ว +4

    Allow unaxariiso kitaabkiisa gacanta middig kasiii Aamiin Aamiin Abwaan sooraaa

  • @ciisecabdimaxamed1804
    @ciisecabdimaxamed1804 3 ปีที่แล้ว +24

    Alla yaraxma
    Allaha u naxariusto

  • @mohamoudmohamedali3699
    @mohamoudmohamedali3699 2 ปีที่แล้ว +1

    Astaan soomaaliyeed Abwaan Ibrahim Ismaciil Sugule Alle haku Naxariisto.

  • @shafeecabdullahali7167
    @shafeecabdullahali7167 3 ปีที่แล้ว +18

    Allaaya raxma raaximiin wallaahi hees aad u macaan

  • @xafsa.xsn6679
    @xafsa.xsn6679 2 ปีที่แล้ว +3

    alle ha u naxaristo fanaankeena marna majaajilastaheen sooraan aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @MohamedAli-jh6hb
    @MohamedAli-jh6hb 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ku naxriisto sooran u deceeya

  • @Abdirahmaan-101
    @Abdirahmaan-101 8 หลายเดือนก่อน +8

    Allah haw naxariisto walaal aamin aamin ku caawiya 🤲🏽

    • @CaptainDj143
      @CaptainDj143 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin😢

  • @CSheeko
    @CSheeko 2 ปีที่แล้ว +6

    Rabbi ha unaxariisto marxuun sooran ismaaciil sugule iyo umada islaamkaba inagana alle ha inooga daba naxariisto😓

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 4 หลายเดือนก่อน +1

      the baste hees Abwan soraan Lagend

  • @carabcraxmanaxmed8337
    @carabcraxmanaxmed8337 2 ปีที่แล้ว +22

    Allah unaxariisto heestaan waan jeclaa balse ma ogeen in uu isaga qaaday

  • @abdurahmanahmed9816
    @abdurahmanahmed9816 3 ปีที่แล้ว +21

    Legend Somaliyeed ilaahay haku naxariisto.

  • @Baruudbarud
    @Baruudbarud 18 วันที่ผ่านมา +1

    15/1/2025
    Alla yaarax ma sooraan 🗿

  • @Mustaf-warsame0023
    @Mustaf-warsame0023 3 ปีที่แล้ว +51

    Wara uu habeenkii
    Waraabuhu warewgayoo
    Weerkuna uyahay wehwl
    Wadku iima fududee
    Walwalkiyo dhibtaan qabo
    Ruuxii waayo aragoo
    Waan kala waraystaa
    Waxyeelada ani isaarani
    Wuxuu waa aduunyee
    Ruuxba waaya soojoog
    Weheshaday dugatee
    Laga waaban jireyee

  • @Attack-g7
    @Attack-g7 หลายเดือนก่อน +1

    Alla muxuu ahaa ruux adduunka ku wanaagsan 😢💔 Allow adaa naga jeclaaday 😢

  • @deeqdheegle8320
    @deeqdheegle8320 23 วันที่ผ่านมา

    sooraan ismacil sugulle allaha u naxariisto😢😢

  • @hamseayoup7140
    @hamseayoup7140 3 ปีที่แล้ว +9

    Soraan wllhi abwaan dhabuu haaa alla ha u naxariistee😭

  • @maalayacni3026
    @maalayacni3026 ปีที่แล้ว

    Allah janooyinkiisa haka waraabiyo in bdn ayuu inaga wad qosliyay Allah yaa raxmaan u naxariiso waa adoonkagee❤

  • @MohamedDHegjar
    @MohamedDHegjar ปีที่แล้ว +5

    Wuxu ahaa Nin qalbi furan alle how Naxaristee 2019.kii baan burco kula kulmay anaoo Safar ah Oo laascanod ka tagnay oo Hargaysa usocona😢

    • @xikamdaahir3343
      @xikamdaahir3343 ปีที่แล้ว

      Hadii talente jirto ninkaa baa wada qatay alle ha naxariisto

  • @MahdiJamaac-l3o
    @MahdiJamaac-l3o 4 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤alaha unaxaristo from Djibouti 2024

  • @isaxaaqismaaciil4642
    @isaxaaqismaaciil4642 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax walbo wu isku darsaday abwan fanan jilaa allah haku naxariisto ❤

  • @zeyfi_700
    @zeyfi_700 2 ปีที่แล้ว +20

    Haben_Khamiis aH tarikh-da 26-4-2022 BiL sooN_AFur kadiB qofkii arka farintan
    Ha u duceeyo Soran Janadi allha kaa warabsho waa Bil ramadan Allh 🥺

  • @yaasiinjimcalexasan4291
    @yaasiinjimcalexasan4291 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllh xasuus ban galay runtii wayo xas keygi baa so xasuustay lkn waa kala tagnay wayo shey daan baa nasoo dhaxgalay lkn hadaa rabaa inaa isku naqano wayo naag kale indho uma lihi runtii ee noo soo duceeya in sha allah

    • @Farm_With_Suhaib
      @Farm_With_Suhaib 2 ปีที่แล้ว

      Allah haku fududeeyo wll, Kuwii isku soo laabta ee isku waara allah haidinka dhigo

    • @najmoabdi3066
      @najmoabdi3066 2 ปีที่แล้ว

      😭💔𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖 𝙞𝙨𝙪 𝙠𝙞𝙞𝙣 𝙨𝙤𝙤 𝙘𝙚𝙡𝙞𝙮𝙤😭🤲

  • @HamseMoha-tt3uo
    @HamseMoha-tt3uo 11 หลายเดือนก่อน +2

    Nolashaa iska sidaas aha heesta waxaa dareemi kara qof xaladaas somarey ama ku jira markaad dhalin yaro tahay waligaa waxba ha isku jeclaan sababtoo ah waad ka qomamayn dontaa markey dantu ku ciisho ama aad weydo qofku garab istaaga
    Ismalahaynoo jaceylbaa kuwaaliye
    Ismalahaynoo mumtaasbad iswaayaysaan
    ismalahaynoo wakhtigaa ku ciiliye😢😢😢

  • @Nahida597
    @Nahida597 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiga ixanuna cawa xannun daremaaa allow qalbiga iga reeeb meel ugu haro mahayo daruuf jirta awgeed 😢

  • @drsikraanruunmohamuud7970
    @drsikraanruunmohamuud7970 ปีที่แล้ว +4

    Allah Unaxariisto Abwaan Sooran ( Wuxu waa aduunyee ruuxba waayo soo joog😢)Hees Qiiro Leeh😞

  • @HoodaAbdiMahamed
    @HoodaAbdiMahamed 2 หลายเดือนก่อน

    2024
    Dhagaysiga heesta sooraan ku luuqaynayo Allow kuu naxariisay

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame 2 ปีที่แล้ว

    Hessta muxuyadin gele ayaa qaadaye sooran waa lagu qasbayaa un alle ha u naxariiisTeee

  • @Amiiraali-gg3gd
    @Amiiraali-gg3gd ปีที่แล้ว

    Esh calaa cod soraan ilahay ha unaxariisto abwaan qaali ku ah umada somaaliyeed

  • @IidleCabdi-un3xh
    @IidleCabdi-un3xh 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah unaxariisto sooraan❤❤❤

  • @saladomar9682
    @saladomar9682 3 ปีที่แล้ว +3

    Geesi somaliyeed ninka aan ilaawi doonin wlh alle muxuu iga qosliyey ilahow naxarista rabi ka waraabi 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +17

    Sooraan majaajilayste la jecel yahay keep going

  • @AbdikhadirMohamed-y7i
    @AbdikhadirMohamed-y7i หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxaristo

  • @mudanegabaayo1463
    @mudanegabaayo1463 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku naxariisto qabriga ha ku nuuriyo

  • @ridwansicid1687
    @ridwansicid1687 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha kuu naxariisto aamiin dhaha 😢❤

  • @zakipogba6860
    @zakipogba6860 3 ปีที่แล้ว +3

    Walhi cawa hesta 6 jera aya ku celiye dhagesiged cawa waxa walab inaya khyra ku dhamadan ayan rajenaya insha allha 😊😊😊😊

    • @mohamedolow7751
      @mohamedolow7751 2 ปีที่แล้ว

      Anba caawa culees ihaaya uso raadiyay alla umuuraha hasahlo

  • @WARYAVIBES
    @WARYAVIBES 3 ปีที่แล้ว +13

    Allah Qabriga ha u waa siciyo
    Heestan dib u dhagaysan maayo
    Isaga dartiii

    • @madarcraxmaan7634
      @madarcraxmaan7634 2 ปีที่แล้ว

      Sxb isagu maba qaadayo mana laha heesta ninkii lahaa baa qaadaya heesta kabankana tumanaya muxiyadiin geele

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 8 หลายเดือนก่อน +3

    inta og inuusan heestan sooraan qaaadin e uu qaaday muxyadiin geele sawirkisana layska dul saray 👍

    • @ibrahimabdighani9184
      @ibrahimabdighani9184 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi comentska ayaan maanta dhan isha laraacaye maaha codka sooraan AUN

  • @hoodoxiis3031
    @hoodoxiis3031 3 ปีที่แล้ว +12

    Ninka heesta iska le laguma haystee lkn sooraan ayaa qaaday caqli ma haysaane

    • @halimajama1664
      @halimajama1664 3 ปีที่แล้ว +2

      Marxuumku hees maqaadin sister muxiyadin gele weeye way isu yara cod egyihiin sidaasaaa laysugu qaldayaaaa

    • @xafsaxirsi9186
      @xafsaxirsi9186 2 ปีที่แล้ว +1

      waa ruunta♥♥

    • @engneerismaaciil1406
      @engneerismaaciil1406 12 วันที่ผ่านมา

      De sooraan laftigiisa soo dhegayso
      Waar heesta ma qaadine beenta igadaaya ayuu yidhi

  • @SakariyeSaleban-k5f
    @SakariyeSaleban-k5f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha u naxariisto

  • @HaruunAbdulahi-l1x
    @HaruunAbdulahi-l1x ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey ha unaxriisto abwaan soomaliyed

  • @Camaarahmeth150
    @Camaarahmeth150 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan Sooran mu Qadin nin Muxiyadiin geele la dhaho aya Qaday ee haku danbabina Marxuunka 🙏

    • @Munaahmett006
      @Munaahmett006 4 หลายเดือนก่อน

      Zxb cawo meshan murugo jaceyl ba ikente wlhi ma iman lehene😭

  • @nuurmaxamad2296
    @nuurmaxamad2296 2 ปีที่แล้ว +3

    Allha unaxaristo abwankeenii buuahaa allow naxariis baan kaawada barinay aamiin

  • @mohamedameen9709
    @mohamedameen9709 ปีที่แล้ว +1

    Sorraaan legend alle haw naxariisto abwaanka weyn weeeyn alla wayn

  • @AbdiSalam-g7r
    @AbdiSalam-g7r 24 วันที่ผ่านมา

    Caawa ay taarikhdu tahay 10/1/2025 waxan heeskan ku dhagaysanayaa djbouti waxaanan halkan ugasoo ducaynayaa umada soomaaliyeed intii dhimatay inta nool iyo inta iskasooo horjeedaba inuu ilahay wadada xaqa ah inagu sugo insha allah❤

  • @Abdirisak4033
    @Abdirisak4033 ปีที่แล้ว +6

    uxu wa aduuunyo 😢😢😢
    Ruuux waaaya sooo jooog✋
    18-04-2023
    habeen ramadan ah 28
    11:37 p.m
    hargeisa somaliland
    ilahayow soraan iyo intii dhimatay e musliminta u naxariiso wa maalmo khayr qabeeee

  • @yusufmohamed5814
    @yusufmohamed5814 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxu wa adunye ruuxba wayo so joog alle haku naxaristo adunka wa sidaa shegtay😭

  • @MuradAhmad-tm9gz
    @MuradAhmad-tm9gz 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wuxu waa adunyee waayo soo joog allah ha ❤unaxaristo

  • @mohamettmuxuyadiin3027
    @mohamettmuxuyadiin3027 ปีที่แล้ว +2

    Alle Hakuu Naxariisto Abwaan Sooran

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 2 หลายเดือนก่อน

    Waaaw inaba caadi ma ahan allaha unaxariisto abwaan sooraan

  • @ZÖLCHA
    @ZÖLCHA ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto aabo sooraan 🤲🏻🥺

  • @hayaaniidle
    @hayaaniidle ปีที่แล้ว

    Alle Ha u naxariisto Qaamuuskii iyo murtiyahankii soomaaliyeed

  • @sabirxaaji
    @sabirxaaji 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wx wa adunye ruxba wyo so joog😭😭😭

  • @wedieri139
    @wedieri139 5 หลายเดือนก่อน +3

    MashAllah, nice song from Eritrea. 🇪🇷

  • @faraxyusuf7872
    @faraxyusuf7872 3 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭Ilahow unaxariiso qabrigisana unuuri danbigiisana dhaaf Qof qiimo badan leh ayuu ahaaa 😭😭😭

  • @aishafuaad1
    @aishafuaad1 ปีที่แล้ว +4

    Aduunka inta jogto wax walbo waad arkeysa 😢nolosha wey iska buuq badan thy qofki raacan melbey ku tureysa 😢aniga sanba ku racay isma lehen noloshada san noqoneyso 😢lkin wey noqoty dhib malahn wax walbo nolosha cashir bey uthy aniga neh waan ka qatay 😢wuxu waa adunyo 😢qofki nolosheyda san ka dhigay asaga neh farxad buu ku jira aniga neh bila farxad idhigay 😢dhib malahn

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay haw Naxariisto aamin aamin aamin aamin aamin aamin Tacsi Tiiraanyo leh inaalilaahi Allow u Naxariiso

  • @abdinasirali5273
    @abdinasirali5273 3 ปีที่แล้ว +2

    alle haku naxaristo abwan soran

  • @MohamedHuseen-i6u
    @MohamedHuseen-i6u 6 หลายเดือนก่อน +1

    27/7/2023 hada iga dambeeso like 😁❤️‍🔥

  • @kingtaani3445
    @kingtaani3445 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow naxariistii janno ku sii, ilaahayow qabriga kuu waasici

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle kuu naxariisay sooraan abdillahi sugule tiir bad ahayd tusaale mudnaaye 😭
    Xasuus bad se nooga tagtay an tirmahayn 🙏

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 5 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun alaah rabulcaalamiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin

  • @zakihassan4013
    @zakihassan4013 2 ปีที่แล้ว +7

    Allh hau naxariisto aabwaan sooraan🤲

  • @AhmediSmsk
    @AhmediSmsk 3 หลายเดือนก่อน +13

    Who’s watching 2025 ?✌️

  • @Yahyeunsaa
    @Yahyeunsaa 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan sooraan🥺 alle ha u naxariisto

  • @miskihusain6382
    @miskihusain6382 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahy haku naxariisto 😭🤲 wa bil ramadaane

  • @ahmedmohamedhassan6702
    @ahmedmohamedhassan6702 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaw ku naxariso jana fardows amin

  • @Cawo2523
    @Cawo2523 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow ku naxariiso qof caana oon xasuusto mar walba soraan iyo abwaan geesi wlhi wn ilmeya mar walba ilahayow u naxariiso 😪🥹🥹

  • @AhmetJama-xb7jh
    @AhmetJama-xb7jh 7 หลายเดือนก่อน

    Heesta ninka qaaday waa muxiyadiin geelle Ee mahan marxuunka sooran alle ha unaxariistee

  • @SamoSide
    @SamoSide 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuu naxariistiiso abwaan Sooraan

  • @xamdimaxamedismaaciil4789
    @xamdimaxamedismaaciil4789 3 ปีที่แล้ว +9

    Allaha unaxariisto abwaan sooraan

  • @Abdishakur16
    @Abdishakur16 ปีที่แล้ว

    Ilaahoow unaxariisto abwaan sooraan

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 ปีที่แล้ว +1

    Heestan ninbaa iska lahaa ee muulahayn sooran alle ha unaxariista isagoo noolbuu ka hadlay wxuuna sheegay cida qaaday 😩😩😩🥺

  • @oscarismailoscar5728
    @oscarismailoscar5728 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesta sooraan qaadi maayo. Waa Geelle waa ay isu cod eegyihiin qofbaana iska saaray sawirka. Sooraan isaga oo nool ayuu caddeeyey isaga iyo muxiyadiin Geelle ba.

  • @nuurtomohamad
    @nuurtomohamad 3 หลายเดือนก่อน

    Isma lhryno jeceyl ba kuwaliye😢 isma laheyno deq bad iswayine😭💔 isma laheyno waqtiga 😢kuciliye😭 wanugleydu😢 walalowga ma igu dhacy💔🥺

  • @Akram_Eprahim
    @Akram_Eprahim 5 หลายเดือนก่อน +1

    [07/08/2024 ] Maalin Arbacaa Saacado TahaY 10:10 Mar kle Baan So BooqdaY Qofki Ila Mid ah Like Ha iska Saaro Dadka Qalbiga Ka Dhaawacane Alle Ha U Dhib Dhaamo

  • @hibasuleiman4858
    @hibasuleiman4858 6 หลายเดือนก่อน

    Alle naxariita jano haka waraabiyo, qabrigana ha u nuuriyo

  • @YahyeMahamuud-q3t
    @YahyeMahamuud-q3t 11 หลายเดือนก่อน

    Allah ha naxariisto abwaan sooran ❤❤❤❤❤

  • @calijaamac389
    @calijaamac389 2 ปีที่แล้ว

    Alle Hakuu Naxariizto Abwaan SooraaaN ismaaCiiL SuguLe

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle haku naxaristo zooran
    Heestan Gorowe anigoo jogaa jecLaa iLaa hda waa jclhy 🥺
    2022 😩

    • @Borkhatt
      @Borkhatt ปีที่แล้ว

      W|| soraan ma qaado heesta ee marxuunka gafka ka daa

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +1

      @@Borkhattcodka isaga weyh wl gaf sidee ah 😢

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +1

      ​@@BorkhattCodka waa isaga wl sawirkiisa io magacisana waa ay ku qoran tahay ee gaf mahan