Allah u naxariisto Mamadaas runtii aad ayan u necbhy hooyo dhibatesan cidii ay doontaba ha ahtee xitaa ma dawan karo vediosyada nocaaas ah Yaa Rabbi u gar gaar hooyo kasta o dhibaateysan
Sheeko kasta labo dhinac bay ledahay inigu umalayn maayo gabadh baari ah oo wanaagsan oo miskiin ah oo raaliyo ah in dulmi iyo dulli intaas le eg uu kudhici karo mudo intaas le eg sabab la aan sabirkeeda buu ilaahay ugu hiilin lahaa oo uu ugu gargaaro lahaa qof Muslim ah oo ladulmiyey madhacdo in dulmigii khaatumo xumo ugu darsanto ilaahay madluumiinta wuu ugargaaraa aduun iyo aakhiraba haduu madluumkaasi saabir yahayna nasriga ilaahay wuu usoo dadajiyaa laakiin madhici karto in qof Muslim ah indulmi tobanaan sano ah ladulmiyo oo uu sabro hadana in ilaahay khaatumo xumo jasihiisa kadhigo ufiirao xadiith kaan ويقول الرب عز وجل: وعزتي وجلالي لأنصرنك ولو بعد حين. اتَّقوا دعوةَ المظلومِ، وإن كان كافرا، فإنه ليس دونها حجابٌ اتق دعوة المظلوم ، فإنها ليس بينها وبين الله حجاب
Asc sawda wllo sidaa ha dhiihiin gabdhaha somaliyed waxay ku so koren xorniimo halkay kuwa carabtu ku koren ciiqab iyo cadab maxay wax iska celiisa bahdii ayaa laga saray siday marna guriiga ugu xidhayen marna ay u letiihin cebayay no so giidaysa ku waas dulmii ayaa dhameyay marna iyaga ayaa isxasiidaya walahay waa qonyab leh
Wcws wrwb SCW SCW SCW SCW SCW SCW Adeer mcnto Allaha idin xafido Adiga Drs Sawda Mohamud Qaalib Caruurtaada IYO Zeygaadaba Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Janadana ALLAHA nagu wada kulmiyo Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah Asxaabeey 100k inyar baa nooga dhimane ee aan saarno like IYO shereba MAHADSANID Falastiin Guul Guul Insha'allah////////
Sowda qaali
Qalanjadii afrikay
Qiimo badan
Qaayo wacan
Qalbiga ku jecel
Aamiin aamiin yaa rabbi
illahay cadow gacan ta hanoo galning bini Adam qar koot waa cadow illahay hana kaqabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Allahu akbar, Jazaakallahu khair xabibti. Carabta aad ayey gabdhaha udulmiyan Illah kabaqa carabeey.
Ilaahow unaxariiso qafuur raxiim batahye
Subxanallaah qisadii xalay ayn kamurugooday tanaaba kadaran dulmi badanaa
Masha allah sawda waa qiso cajiiba wa run dadkeenu ma aqbalaan duliga inta leeg subxana allah 😢
Subxaana allaah ilaaheyow na badbaadi
Salaamu caleykum
Mahadsanid wll.
Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam
Walashay qaali sharaf abaayo seedtahay
Walahi. Wa qiso. Layaaba.
ILLAHEY
HAU GAGARO walalaheyno
Masha Allah walaasheey dar alle ayan ku jeclahay Allah ku xafido ❤
Subaxaanallaha❤❤❤❤❤
Asc walaashay sawda walaheen reer falastiin ilaahay ha uhiiliyo intaas kadiib waxan aad uga xanuun saday dhacdooyinka carabta kadhaca iyo waxan aan bini aadamka caadiga ah kasuurto gelin ama aysan kufikiri karin damiirka islaamkana aqbalikarin runtii waa wax xanuun badan dhacdadani balse ninkaas gabadha sidaas ugalay ilaahay baa cadaalad mariyey wuuna kuhaboonaa in sidaas loogalo odaygaasi
Allahoum'rahamna wa hafidnaa
Allah naxariistisa ha ufuro hooyada dhabaatada ugu tagtay dunida 😢
ALLAHOU AKBAR
Subhaallah dulmiga haa laga foogad Shukran Abayo sawda 😢😢
Wcs walaashay aad baan kugu farxa markaan arko wajigaaga Allah ha xifdiyo
Subxanllah wllhi waa qiso murugbadan Wllhi 😢allow ha nagu keenin
Subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah
سبحان الله 😢😢😢😢😢
صلوا على الحبيب صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Asc fadlan waxaan ugu ogaa gabadh wanaagsan ,sawirada dumar madaxa qaawan ha soo dhigin
Subhanallah
Allah u naxariisto Mamadaas runtii aad ayan u necbhy hooyo dhibatesan cidii ay doontaba ha ahtee xitaa ma dawan karo vediosyada nocaaas ah
Yaa Rabbi u gar gaar hooyo kasta o dhibaateysan
Ilaahay wuxuu naarta usamastay ayuu ogaa yaa alaah 😢 thanks sister qisaska
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤صلوا على الحبيب المصطفى محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Asc dhamantin❤ Drs sowda Walhi waa qiso cajiib ah ❤
ماشا الله
Shayma ma ahyn iny nafteda goyse😢 lkn qadar by ahyd
Ilaahay cadabtiisa dhayl uma samayn aakhiro warjiraa carab sharkeda alle hana mootiyo
Aamiin ilaahayow kadulqaad
Aamiin yaa Rabull caalamiin.
Subhan' ALLAH
Subax allha
اللهم انصر اخواننا في فلسطين نصرا قريبا
اللهم❤صل❤وسلم علي❤ نبينا محمد❤ صلي❤ الله عليه❤ وسلم❤
Subaxaanallah
Aniga ogu horeya manta hooyo iiducese❤
sawda qaliba❤❤❤
Walhi waa qiso xanuun badan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Haaa😢😢😢😢
Wcs my dear abaayo sowda sharafeey allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay inbadan
Jazaakallaahu kheyr wllo ❤❤❤
Asc Walashey.fadlan.igu.cawii.labarkada
Subxana Allaah
Wsc Wsc wllo sharafeey mahadsan wll qaali
يا رب أنصر أخواننا الفلسطينيين
Mashallah waan ka heley sheekada la kiin duulmiigu m'a fiicna❤❤❤❤❤❤❤
Thank you sister Sawda mahamud.
Waan ku salaamay sawda qaali ilahay ha ku xiftiyo adiga iyo familygaga ❤❤❤❤❤❤❤
sawda qalbiyeey dee imika wabn sugaa qisooyinkaga😅
Asc mcnto qaali sheeko wacan❤❤❤
Subxanallah
Mashallah sawda qaliyey ❤️
Walahi waa qiso xanun badan wax badan ayaan kafaa ideysanay dumiga ilaaheey majeclo subxanalah mahadsanid abyo sawda walahi wan la ilmeeyey😢😢😢 qisadaan
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Ya ALLAH u naxariso GABADHA
أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين أمين
يا الله
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وسيدنا و شفيعنا محمد بن عبد الله ❤❤❤
Waan kaxumahay murugo ayay aduunka uuga tagtay lkn cadaab bay dooratay waayo qofka isdila waa ehlu naar siduu nabisheegay ilaahay haunaxariisto miskiinta danbigeedana hadhaafo yaa rabbi aamiiin
Subxanallah xasid sanaa yahuu Allaah ha naga baadbadiyo Allaah xa u naxaristo maamadhaa Allaah haku xifdhiyo Insha Allah mahadsanid sawda Mohamed
Imanka Allah xakagathe gabadha muxusaa ugu bahdilaya.
الظلم ظلمات يوم القيامة
Masha Allah 🎉❤
Mansha allh ❤
SALAAHU calayhi wasalam suubanaha muxamed ameen muxamed mustafa suubanaha nabiyanaa
60 kun Ayan wadeedi saaranay channel kor ha loo qaado 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Subxnllh.😢😢😢😢😢😢alla xanuun badanaa.
Wcs xabibti gaali ❤❤❤
Was wrwb scw ❤❤❤❤
أول الحمد الله إن لم اكن من الأولين لا احب كتابة احبك اختي سود بنت محمود غالب
Sheeko kasta labo dhinac bay ledahay inigu umalayn maayo gabadh baari ah oo wanaagsan oo miskiin ah oo raaliyo ah in dulmi iyo dulli intaas le eg uu kudhici karo mudo intaas le eg sabab la aan sabirkeeda buu ilaahay ugu hiilin lahaa oo uu ugu gargaaro lahaa qof Muslim ah oo ladulmiyey madhacdo in dulmigii khaatumo xumo ugu darsanto ilaahay madluumiinta wuu ugargaaraa aduun iyo aakhiraba haduu madluumkaasi saabir yahayna nasriga ilaahay wuu usoo dadajiyaa laakiin madhici karto in qof Muslim ah indulmi tobanaan sano ah ladulmiyo oo uu sabro hadana in ilaahay khaatumo xumo jasihiisa kadhigo ufiirao xadiith kaan ويقول الرب عز وجل: وعزتي وجلالي لأنصرنك ولو بعد حين.
اتَّقوا دعوةَ المظلومِ، وإن كان
كافرا، فإنه ليس دونها حجابٌ
اتق دعوة المظلوم ، فإنها ليس بينها وبين الله حجاب
Supxanalaah 😢
Nabsii waa nabsiii yaa rabii aqiirana wey sugeysaa
❤❤❤❤❤JZK my daughter
Haa waan xasusta
Walaahi waa dulmi fowqa dumi alla ha u naxariista mamadaa sowdaay adiguna mahadsanid abayo
Mahadsanid qali ❤
سبحان الله
Lkn waxaa fiicneed iney aabohood soo wataan ileen waa lid xaq baa lguugu leeyahy 😢😢😢
Miskiin wlhi ninkaas gabadhaas miskinta waa cinqabay😢😢😢😢
Allaahumma sali calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed kamaa saleyta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidul majiid wabaarik calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed kamaa baarakta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidul majiid
Wcs walaashey sowdo qaali xafidullaah ❤❤
Aldulmu dulimaat min yawmil qiyaamah😢
Xasidsa'naaa😢
Wcs mahadsanid quruxey
Xasbunallah wa nicmal wakiil allow adaa xaqsore ah 😢
Nabsi waa wax kuuyaal noloshaada dulmihagelin waahi wan ooyey xaqdara sheekadzn subxanalaah
Dulmigii uu keystay waalga jaray runtii😮😮
Ax wllhi marking 2aad ban kucishtay yaab dartii qofku xumayee bisinkee subxanallah aduunka laga jaray this aakhiro hadhsan😢
Asc sawda wllo sidaa ha dhiihiin gabdhaha somaliyed waxay ku so koren xorniimo halkay kuwa carabtu ku koren ciiqab iyo cadab maxay wax iska celiisa bahdii ayaa laga saray siday marna guriiga ugu xidhayen marna ay u letiihin cebayay no so giidaysa ku waas dulmii ayaa dhameyay marna iyaga ayaa isxasiidaya walahay waa qonyab leh
Wcs abayo Somalid Waku jiraan dulmig Wayne hadleeyn
Amin thuma amin
Walaal weydhacdaa waan arganey wax baden oo gabadha soomaliyd
Casalam calcium abooyo hore usoco
انا لله وانا اليه رجعون😢😢😢😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂sawda
Hooyada hado naco abaha adne wo kunacaa😢 anipo aabo la aanba kore😢
Walaahi aad beey ii saameysey qisadaan waayo soomaalidaba berigii hore haweenku wey garaaci jireen waa casri jaahili ayeeyadey allaha naxariistee waxey iiga sheekeyn jirtey dhibaatadii eey soo martey waa arin xanuun leh