Lamaanaha Fanka Rasmi Rays Iyo Farxaan Yare Oo Hargaysa Soo Dhawayn Ash Qaraar Ah Loo Sameeyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 410

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms  4 ปีที่แล้ว +68

    Filmka Lu'gooyo Haween Part 24 2020.....
    th-cam.com/video/BCKWdbY6NXs/w-d-xo.html

  • @aragsanmohaa6327
    @aragsanmohaa6327 4 ปีที่แล้ว +28

    Dhabtii Rer abtiyashey waa daad Qalbi nadiif aah viva Somaliland🇭🇺Hargeisa💯❤ Nairobi kenya🇰🇪ban idiin kaaso salamaya Daadka hoyadey macan laagaberay♥️

    • @abdiqaniqadar4095
      @abdiqaniqadar4095 4 ปีที่แล้ว +1

      Abtiyoh noolow oo magacaa ha jiroh ayaan ku leeyey🌎❤🙏

    • @aragsanmohaa6327
      @aragsanmohaa6327 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiqaniqadar4095 thanks Abtii mcn❤🙏

    • @kaltuunahmed3345
      @kaltuunahmed3345 4 ปีที่แล้ว

      Shugran habo mcn♥️

    • @abdirashidhassan4269
      @abdirashidhassan4269 4 ปีที่แล้ว

      Abti Mcn Wan Ka QaadnaY Kal Iyo Laab

    • @aragsanmohaa6327
      @aragsanmohaa6327 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirashidhassan4269thanks abtii💋 ♥️🙏

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 4 ปีที่แล้ว +95

    manshaa alllh walahi reer somaliland🇭🇺 waaa gob wax laga guursado waaa yihiiin from 🇸🇱👍👌👌

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +5

      Waad mahadsanthy lkn ma hadad ogaatay walagiinba goob baanu ahayne taas wa laysku raacay

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 4 ปีที่แล้ว +4

      @@shaadiaofficial7006 maya walshy waligay ban ogaa inaa gob tihiin alle hydin sharfo abayo

    • @jamahasangorod4886
      @jamahasangorod4886 4 ปีที่แล้ว +2

      Yaaaaa hoy joog maxaa halkaa kaa jira in ader war anga kuu hyan joog bartaa

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jamahasangorod4886 hee ina adeer

    • @jamahasangorod4886
      @jamahasangorod4886 4 ปีที่แล้ว +1

      @@boqoradapuntland1250 waa dad xun wlhy 95% anaa kuu og dadka maalinkasta ku farxa soomalida dhibkida weye wllo mcn dhul ficn bad jogta marka ha u galin dadka ka joog

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 ปีที่แล้ว +42

    Rer somalind labiska stylka shaxshaxday kaga darayn masha allh allh haydinsiyadsho quruxda

  • @asaldhaladtogdheer8614
    @asaldhaladtogdheer8614 4 ปีที่แล้ว +48

    Waaw saan usugayay farxaan iyo rasmi kaalay iska arag saa
    Loo soo dhaweeyay reer hargeisa gob gob dhashay wlhy from burco

  • @mujlamoha6308
    @mujlamoha6308 4 ปีที่แล้ว +7

    rer hargeyso wlh gob batihin gabadheyna iyo nin keyda si qurux badan uso dhaweysan thankz😘😘😘😘😘😘

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilahey naguma ceebeyo inantaa dhan Muqdisho nagasoo gashay ilahay ha isku kiin barakeeyo ilahau idinma Kala Qaado 🥰😥Aameen Yaa Rabi بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خيرducadii rasuulkana aaminta uraciya 🥰

  • @Farhnarab
    @Farhnarab 4 ปีที่แล้ว +15

    I love my people somalia 🇸🇴 iyo somaliland🙏🏽🙏🏽

  • @soumeyamohamed3154
    @soumeyamohamed3154 4 ปีที่แล้ว +13

    Miss you more somaliland hargeisa💚⚪️❤️my home sweet dhulkaygii hooyo wllhi hargeisa mesha kaliya fanka ugu shidan❤️wllhi❤️welcome rasmi rays and farxaan yare❤️🥰haa ismartiyenina😂❤️mgaladu waa magaladiini❤️😁fanantaydaa one love❤️

  • @sukaynaabdi3340
    @sukaynaabdi3340 4 ปีที่แล้ว +40

    Gob baa tihiin rer somaliland from OGADEN 💉❤️

  • @princessfarhia2420
    @princessfarhia2420 4 ปีที่แล้ว +39

    dad jeclhy walee wax la idnka guursado waa tihiian gob reer somaliand❤

    • @khalidashli4400
      @khalidashli4400 4 ปีที่แล้ว

      Anaa ku jooge de kaly anaa ku gursanye🤣🤣🤣

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว +5

    Hoygii fankiyaw hoygii murtida iyo hooyadii abwaaanka HARGEYSE 💚💭❤🙏🙏🙏🙏✔✔✔✔✔✔hargegse illhaw nabada iyo nimcada kuu siyadi💚💭❤✔✔✊🤴🤴💕💕💕💕💕

    • @farhiyadhamys6403
      @farhiyadhamys6403 4 ปีที่แล้ว +1

      somaliland dhalad amiiin amiiin yaa rabi yaa rahmaan

  • @farduusheeno4033
    @farduusheeno4033 4 ปีที่แล้ว +4

    maasha allah reer hargeeyso gob gob dhashay rasmi iyo faxaan illah ha isku kiin daayo isha nacastana ha idiinka qabto ❤❤❤❤💋

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว +27

    Rasmi Imika Ayay Baran Doontaa Fanka Saxda Ah 😀 Dhawr Heesood Oo Dhaxal Gal Ah Na Waad Sii Qaadan Ee Soo Dhawoow Dumaashi 👏👏👏👏

    • @farduusapdirahman2925
      @farduusapdirahman2925 4 ปีที่แล้ว +1

      Ana waan soo socdaa hadaba😂😂😂

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 ปีที่แล้ว

      Farduus Apdirahman boo Kaalay Adiga Aan Dumaashi Kaa Dhiganee Kadib Kusoo Dhawaynee Kadib Fanka Kugu Darnee 🤣🤣🤣🤣

    • @abdiwahapmohamed6076
      @abdiwahapmohamed6076 4 ปีที่แล้ว

      Hargeisa wx dhama lawaa

    • @farduusapdirahman2925
      @farduusapdirahman2925 4 ปีที่แล้ว +1

      @@bintiahxmedsaleban9682 laaskaan jooga bari gaadhi soo raacayaa yaan lagu waayin😂😂

    • @mohamedismail8560
      @mohamedismail8560 4 ปีที่แล้ว

      @@farduusapdirahman2925 soo dhwoow heesta u horay anaa eraydeda iska lehe 🤣

  • @nashaadabdi8120
    @nashaadabdi8120 4 ปีที่แล้ว +3

    Somali hadaan nahy waa sharaf aan dheer nahy umadaha kale isoo dhaweynta io farxda io quruxda ❤️❤️❤️

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว +41

    Farxaan iyo dumashi rasmi kuso dhawaada casimada dalka somalilnd hargeisa hadhwanaag 💝💝💓

    • @safiessa2604
      @safiessa2604 4 ปีที่แล้ว

      mapi

    • @safiessa2604
      @safiessa2604 4 ปีที่แล้ว

      👧👨💝💞💘💗

    • @leyladaahir2624
      @leyladaahir2624 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 dal ku lahaa gobol dheh dal mesha kuma yaale

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 4 ปีที่แล้ว +3

      @@leyladaahir2624 gobolka ma hoyada ka dhigtey

    • @farxiyahahmed1078
      @farxiyahahmed1078 4 ปีที่แล้ว +1

      Gobol kulaH Aqoooon la.aaN waaaaH TaaaaH aaad laaa ciyaysoH caaaaaaac

  • @raihanaibrahim5922
    @raihanaibrahim5922 4 ปีที่แล้ว +4

    Khalid shayga nin sharaf iyo akhlaaq ku dhamaatay mansha aalah sidoo kale waxaa i muuqdaaa dayax iyo madar ubax dugsiya dad adduun 😍😍😍

  • @mohammedabdulaahi
    @mohammedabdulaahi 4 ปีที่แล้ว +11

    Manshalaha reer hargeysa
    Dad qalbi wanaagsan
    Tihiin lamanaha si wanaagsan
    U soo dhaweyseen ma.a
    Inta soo dhweynta ku faraxsan
    Like ku qabo

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว +3

    Woow hargeyse waa fanan qurxiye imika heeso dhaxal gala lasiin oo ay la tagi imikay fananad dhaba noqonaysa masha allah wellcome hargeyse hadh wnag hooyada franku waxba ma diido waxkaste wayso dhawysaa💚💭❤🙏✔✔✔✔✔✔✔✔

  • @kaafiyaabdiasiisabdiasiis1898
    @kaafiyaabdiasiisabdiasiis1898 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah hargeysa gobonimada waan ladhalaney iyo doodhaweynta qurxda badan welcome dumo rasmi iyo farxaan yare welcome to hoyga fanka somaliyed

  • @farxiyahahmed1078
    @farxiyahahmed1078 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a dayax Films go forward
    Welcome lamanaH qarnigaH

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 4 ปีที่แล้ว +11

    ABDIRAHMAN iyo Bahda Dayax films Halmbalyo sidaad dadka inoo martidaa usoo dhaweynaysaan mnsha Allah mapruuk Wllhi ❣️ Mapruuk Bahda Dayax films iyo ABDIRAHMAN oo ah shakhsi aad uwacan oo dadku isaman yihiin mnsha aallah

  • @jamila___janno2593
    @jamila___janno2593 4 ปีที่แล้ว +4

    Gopanimo Dadki Lahaa Dadkaygi Marti Soorka iyo Soo Dhaweynta Fican Wan Idinku Bogaadinaya Gacalka❤❤❤❤

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah welcom From somaliland gar ahan hargiesa cadey soo dhawaad lamanah qarniga 😚😚😚😍😍😍😍😍😍😍rasmi fananda aan tagero uu ahey From hargeisa

  • @somaliqueenable
    @somaliqueenable 4 ปีที่แล้ว +2

    I love how dhaliyarada somaliyeed isku imaadeen. Mashallah

  • @Raho339
    @Raho339 4 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allaah tabaarakalaah Ogaadeen iyo sabaroon isguursaday iskuwaara aaaaaaaaaaamiin yaa Allaah 😍 😍 😍

    • @indomie7
      @indomie7 4 ปีที่แล้ว +2

      mashallah ani wa gabar ogaden gadarbursi ah waa reer abtiyashey

    • @Raho339
      @Raho339 4 ปีที่แล้ว +1

      @@indomie7 maansha Allaah tabaarakalaah waxaa iskakaadhaley gobtii ogaadeen iyo waliba sabaroon maansha Allaah www 😘😘😘❤💚💜💙💛👍

  • @naciimashire1633
    @naciimashire1633 4 ปีที่แล้ว +5

    Habaday rasmi raysa iyo wallkay qli welcome to hargaysa mar waa dumaashiday maran habday qli

    • @ismahanmohamud9797
      @ismahanmohamud9797 4 ปีที่แล้ว

      Qabiilkeeda yaa waaye rasmi reys

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 4 ปีที่แล้ว

      @@ismahanmohamud9797 koley wa reer somalia

    • @Internut1985
      @Internut1985 4 ปีที่แล้ว

      ismahan Mohamud ogaadeen

    • @naciimashire1633
      @naciimashire1633 4 ปีที่แล้ว

      @@ismahanmohamud9797 ogaaden anigan isaaq iyo ogaadenba iskaydhaly

  • @ifraahmohamed1441
    @ifraahmohamed1441 4 ปีที่แล้ว +11

    Dadkaaz gobnimada kujeclahay reer somaliland ❣✌💫

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 ปีที่แล้ว +13

    HARGEYSA SOMALILAND WELCOME ❤❤❤

  • @mushtiiabdihakimali3589
    @mushtiiabdihakimali3589 4 ปีที่แล้ว +10

    Lamanahygii farxan iyo rasmi ad ayan u tageraa♥️

  • @Fogaan_Aragmedia
    @Fogaan_Aragmedia 4 ปีที่แล้ว +3

    Welcome to hargeisa
    Hoygii murtida iyo
    Hooyadii abwaankaay

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 4 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah wllhi reer hargeisa waa dad qalbi fiican maasha allaah

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 4 ปีที่แล้ว +2

    Reeeer somaliland anigana isoo dawaysan wa idin jacelahay ❤️❤️❤️❤️

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 4 ปีที่แล้ว +2

    Labadii lamaane oo Nairobi ugushidnaa soodhawayn sharaf leh waan idiin xiisidoonaa rasmi iyo farxaan

  • @zakariyemahad4570
    @zakariyemahad4570 4 ปีที่แล้ว +17

    Sxb clraxman qof kaqalbi wangsan wlhi ma,arag ilhy hku dayo qofan tagero batahy wallhi thans✋✋🖐❤❤🧡🧡

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 4 ปีที่แล้ว

      Anaa Kula mida waa wiil aad uwacan dhabtii mnsha Allah dadkuna waa usiman yihiin mnsha Allah 🤩

  • @nabadiyonololofficial4653
    @nabadiyonololofficial4653 4 ปีที่แล้ว +6

    Maaashalah dhalinyartu ha is qabsanto gacmaha waayo waaa dhalin yar soomaliyeed inta igu tageersan like taaa iga badan

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 4 ปีที่แล้ว +7

    Khalid shayga wlhi waa qof wngzn alle janada hakugu deeqo

  • @curasho1
    @curasho1 4 ปีที่แล้ว

    BesT videO apdirahMaN dayax BesT youtubers of hargeisa ⭐

  • @nimoyusuf4345
    @nimoyusuf4345 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaa dhalinyaro wangsan oo qalbi wanagsan team dayax show allah haydin daayo

  • @sacdsmohmed8677
    @sacdsmohmed8677 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allha ilhy ha ku dhawro wlo cabdi raxman waxad tahy qof qalbi wangsan 😍🥰👑

  • @sacdsmohmed8677
    @sacdsmohmed8677 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allha masha Allah WelCome hargeisa walalo yaal 👏👏👏👏

  • @hodantafay3839
    @hodantafay3839 4 ปีที่แล้ว +13

    welcome to hargeisa couples 💞

  • @sofiamohamed8820
    @sofiamohamed8820 4 ปีที่แล้ว +2

    Hargeysa meel dhal boqortooyo kunoshahey😍😍😍😍

  • @uksoma927
    @uksoma927 4 ปีที่แล้ว +2

    I love my beautiful couple Ramsay ray mashallah

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 4 ปีที่แล้ว +7

    M.allaaH ReeR somaliland wlhi waa Dad Qalpi FuRan ♥️

  • @hamdihassan8341
    @hamdihassan8341 4 ปีที่แล้ว +2

    So dhowow ku so dhowow dhulkii barwaaqda ina abtiyey rasmi iyo walalkeyga farhaan reer hargeyso wan idin wada salaamay dhamaantiina si fiican ha loo so dhaweeyo lamaanaha qarniga

  • @intisarm6014
    @intisarm6014 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah this is so nice I'm so proud all of you guys my brothers and my sisters in my homeland my youngest generation in Somaliland the beautiful couple they home we love them God bless you all I mean I love Somaliland my homeland♥️💕💕❤💕❤❤❤❤❤❤❤

  • @queennawaal2164
    @queennawaal2164 4 ปีที่แล้ว +42

    Saan usugayay yaa ila mid ah

  • @farxiyahahmed1078
    @farxiyahahmed1078 4 ปีที่แล้ว +1

    HoooooYgiH murtidaYoh HoooyadiH amanTaY 💘❤❤❤❤❤ Hargaisa cadaY ♥️♥️♥️♥️

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 4 ปีที่แล้ว

    Wow!!!
    Manshallah tabarakallaah soo dhawayn saa hakaa ahaato ama ka seexo meesha👑🙏

  • @hawacookingchannel0
    @hawacookingchannel0 4 ปีที่แล้ว

    Ala jecliya dadkeygii anigana goormee sidaan iyo si ka fiican la iiso dhaweyni doona masha Allah hormar wacan ayaan idin rajeynayaa dhamaan yar iyo weyn ba iso booqda mahadsanidiin dhamaan ❤❤❤

  • @bushramohamed3989
    @bushramohamed3989 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh farhan iyo rasmi welcome to hargysa and Borama

  • @maryaanfarax6821
    @maryaanfarax6821 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah marka arko laba qof is jecel wan ilmeya rubti farxad dartiisa

  • @muniitaibrahim6113
    @muniitaibrahim6113 4 ปีที่แล้ว +3

    Mncha Allah farxan iyo rasmi rays kuso dhawada hoygi nabada hargeisa cadey taageera buuxda idiin haya wlee

  • @caliyamaxamud3951
    @caliyamaxamud3951 4 ปีที่แล้ว +10

    Woow welcome to hargeisa lamanaha

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 3 ปีที่แล้ว

    Hargaysa caadi maaha, inshaallah was inaan tagaa holiday ga ugu horeya

  • @safiyoxirsi3449
    @safiyoxirsi3449 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alllah walalahayn reer hargaysa sharaf iyo korkiina ha ahaato mansha alllah

  • @farahaprilahmett9680
    @farahaprilahmett9680 4 ปีที่แล้ว +1

    Lamaanihii qarniga soodhawaada

  • @shadiyasharaf4238
    @shadiyasharaf4238 4 ปีที่แล้ว +8

    Samsam wlhi qof yaro markan arko iska qosolo😘😍😂

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 4 ปีที่แล้ว +22

    Hargysa fanan habeya layidha alaa maxay habysay qarbadano sida xola ciyii jiray 🤣🤣🤣 rasmiRays imikad fananad buxda noqonaysa

    • @inajamaccaabi5582
      @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq ✔✔✔❤🙏❤

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa Runta 🤣🤣

    • @princesssawsan2048
      @princesssawsan2048 4 ปีที่แล้ว

      @@inajamaccaabi5582 ❤😍

    • @princesssawsan2048
      @princesssawsan2048 4 ปีที่แล้ว

      @@idontcare6649 haa inder balbalarka xata waso wadna dhawan

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 4 ปีที่แล้ว

      @@princesssawsan2048 taasi balbalaar ma iman karto Hargeisa waa tii tiri Hargeisa uma baahni haday timado waa La dili walhi 😏

  • @sowdamuhumed7077
    @sowdamuhumed7077 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah walalahy love you dhamanten 💞💝💛💚💘👀

  • @cayuushacabdulle9883
    @cayuushacabdulle9883 4 ปีที่แล้ว

    Zamzam sharaf waad ika qoslisay wlhi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

    tii yarayd galaftay amiin baa joogta masha allah somalilanders nuuur cala nuur hargaysa wa la isugu yimi lakiin goabaladii odhan baa jooga

  • @farxiyocabdiadam2165
    @farxiyocabdiadam2165 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh Somalia isku faraxsan wlhi halkeygaan farxat kadareemooyaah

  • @asadali-qn5fw
    @asadali-qn5fw 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allh hoyga fanka iyo fananita somaliland guuul iyo gobonimo wllhi waan ku xisay dalkaygi somaliland hanolato 💚💚💚❤💚❤💚💚❤💚❤

  • @muzcabnuur1324
    @muzcabnuur1324 4 ปีที่แล้ว +4

    Welcome Dumashay Raxma rays
    Lamaanaha Qarniga

  • @updiraxmaanahmett7361
    @updiraxmaanahmett7361 4 ปีที่แล้ว +3

    Faadumo riyaad tageero buxda from laska caanaha

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 4 ปีที่แล้ว

    Rasmi qurux badan weeye ❤❤ maansha allah iyo xaajigeeda jaceelku ha waaro ❤❤❤

  • @fatmahahmed7212
    @fatmahahmed7212 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah so dhawyna wacan 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zamzam5196
    @zamzam5196 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw saan ugufarxay in ani laiso dhaweenaaya cml hargesa gob gob batihiin from galkacyo

  • @shadiyasharaf4238
    @shadiyasharaf4238 4 ปีที่แล้ว +10

    Rasmi and farxan welcome ban idinlenahay 😍😘

  • @lailaqueen4927
    @lailaqueen4927 4 ปีที่แล้ว +2

    So dhawow rasmi iyo xajigeeda

  • @xamdaabokor9204
    @xamdaabokor9204 4 ปีที่แล้ว +3

    Ana uzo horye farxn yare and razmi rayz idn wat 🥰🥰

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 4 ปีที่แล้ว

    #Dayaxflims sodhowayn qaran ayey smayey ayaga iyo bulshadoda msha allah guulaysta

  • @hamdaahmed9823
    @hamdaahmed9823 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah welcom to hargesa lamanah qarniga 💋💋💞💞👏👏♥️💖💖

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 ปีที่แล้ว +1

    Diinteenii mcneed walaga dhaqaaqay alle hyna so hanuunshoo subxanalaah

  • @fartunmohamud2693
    @fartunmohamud2693 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh lamanha qarniga so dhawada Anigunh hoygan uso socda insha allh🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏C/rahmn qif qlbi fcn bdth wll masha allh

  • @shaaficikabadhe7857
    @shaaficikabadhe7857 4 ปีที่แล้ว +4

    Hargeysa waa lagu ogaa dadnimadaa

  • @nimcoabdi9446
    @nimcoabdi9446 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh 👍👍👍👍👍👍

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 4 ปีที่แล้ว +3

    Welcomto somaliland farhan yare and dumaashi rasmi reys❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuzan6485
    @zuzan6485 4 ปีที่แล้ว +12

    wlcm to hargeysa rasmi rays iyo farxan yare❤

  • @mudiali4232
    @mudiali4232 4 ปีที่แล้ว +1

    Salad lagu jiraa hada Reer hargeisa asxaabta allah ka cabsada plz

  • @princesssimanliibaan4372
    @princesssimanliibaan4372 4 ปีที่แล้ว

    Masha.alah waa lamaane qurux badan

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 ปีที่แล้ว

    1k waxyar iiga dhiman igaarsiiya team dayax ♥️🤴🤴🤴🤴🤴🤴👸👸👸👸👸👸♥️✋

  • @mahamudabdilshi4294
    @mahamudabdilshi4294 4 ปีที่แล้ว +4

    Sodhawaw dumashi iyo indrkay farxan from borama

  • @hamdajama1287
    @hamdajama1287 4 ปีที่แล้ว

    Samsam waa qof qalbi wanaagsan manshalah

  • @fadxiyamuuse8405
    @fadxiyamuuse8405 4 ปีที่แล้ว

    Soo dhawada wlky farxaan iyo dumo rasmi rays dalku waa dadkinii dadkuna waa dadkinii ❤

  • @umuiqbaal1767
    @umuiqbaal1767 4 ปีที่แล้ว

    Mnshllh welcome to hargaysa hadh wanaag dumsh rasmi ❤️❤️❤️❤️👌

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 4 ปีที่แล้ว

    Madhawa allah sifiican haloo soo dhaweeyo

  • @thequeen4918
    @thequeen4918 4 ปีที่แล้ว

    Mancha allah tabaraka nolada dhamantii dadkaygii iyo lamanaha qarniga antagero farxan iyo rasmi 😘😘😘😘😘😘😘

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 4 ปีที่แล้ว +17

    Dhalintu yayna odayaasha qabyaaladu dishay dhagaysane iyagu ha Israacaan oo ha is taageeraan

    • @laaleyschannel2711
      @laaleyschannel2711 4 ปีที่แล้ว +4

      odayaashu waakuwii dhalay dhalinta qofkasta aabihii ayaa La TaLo yahay

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 4 ปีที่แล้ว

      @@laaleyschannel2711 saxiix

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 4 ปีที่แล้ว +2

      Odayashu dhibki dhacay bey shaahid ahayeen

  • @ridwanahmed7891
    @ridwanahmed7891 4 ปีที่แล้ว +2

    Dumashi soo dhawoow hargaisi waa magaaladadii❤❤

  • @suhuradan5130
    @suhuradan5130 4 ปีที่แล้ว +11

    Welcome lamanaha
    Rasmi Rays iyo farah yare
    Welcome welcome welcome

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 4 ปีที่แล้ว

    Wale reer somaliland Waa asal dhalad viva reer new hargeysa ii loodada my home

  • @aaminahussein4039
    @aaminahussein4039 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah dadkaygeee soo dhawaada keep going mrksta

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 4 ปีที่แล้ว

    Asc wllo faadumo riyad ilkaha maxad u maydhay casankiiba qurux badanaa

  • @monam7931
    @monam7931 4 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwww rasmi dumshi welcome to hargaysa cadeeeeey

  • @shacnicaydiid2876
    @shacnicaydiid2876 4 ปีที่แล้ว +1

    Welcome hargeisa lamaane aan jeclahay

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Rasmi iyo farxan ❤️

  • @happy...4856
    @happy...4856 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha