KOOXDA XUDUNTA FANKA OO SAMEYSAY BANDHIG FANEED ISKUGU JIRA HEESO IYO MAJAAJILO 2018 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

ความคิดเห็น • 115

  • @asmaciiltira3120
    @asmaciiltira3120 6 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaw masha Allah way shidan thy kooxdu hore u socoda

  • @mohamedyusuf7766
    @mohamedyusuf7766 6 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ku nacay oo ku diiday woow dudub ayey igu deeqday heestani😍

  • @asmaacabdi7024
    @asmaacabdi7024 6 ปีที่แล้ว +2

    Markan ruwayda dawaday qosolkii baa iga dhamaaday safwaan tokiyo nin qosol ka samaysan dhamntiin maba kala dhacdan guul 🤛🤛🤛🤛🤛🤛

  • @maxamuudaxmed981
    @maxamuudaxmed981 6 ปีที่แล้ว +3

    Xudunta fanka dadaalka
    Halkaa kazii wada my wlky qli Alfanaan zover axmed

  • @mustafeplaza9828
    @mustafeplaza9828 6 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah kooxda xudunta fanka ilahay haydiin dhawro
    Jiira u juuga horumartiigsada
    Nuuqda wabaari somaliya

  • @asmaacabdi7024
    @asmaacabdi7024 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaw xudanta fanka fananin qaliya is hely 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙌🙌🙌🙌💪💪💪💪💪💪💪💪hore usocoda koox jirta

  • @yuwaazackl311
    @yuwaazackl311 6 ปีที่แล้ว +12

    Amarka illahay waxan isdhiihi un adaa usoo hooreeya commentiga manta waxanba arkii un kuwoo mar hore igaa soo hor galey. Abtii dhexka racaa naga dayaa bal hada #Like sadaqad isiiya waa maskiinka dalanee 😁

  • @xamdamaxamed1821
    @xamdamaxamed1821 6 ปีที่แล้ว +3

    kooxda ima kala dhacdo aadban idin salamaya maxmed zover safwan tokiyo digaale yare dad igu qaaliya tihiin walalayaal

  • @hibaaqwilzan3566
    @hibaaqwilzan3566 6 ปีที่แล้ว +4

    Koox shidan dheh

  • @xidigtabuuhoodlenajma1700
    @xidigtabuuhoodlenajma1700 6 ปีที่แล้ว +2

    Abwnaan cabdirxmn. Helo wlky wan ku mainstay wle abwnki abwnd❤️❤️🌹🌹

  • @ahmetjama8393
    @ahmetjama8393 6 ปีที่แล้ว +3

    Viva Zuper mahad and galaydh cidii igu raacsan farta taaga

  • @siciiddhiiflyrics8950
    @siciiddhiiflyrics8950 6 ปีที่แล้ว

    digaale Yare wllhi
    Waa musican Jira

  • @yuusufaxmed4781
    @yuusufaxmed4781 6 ปีที่แล้ว +2

    Buse weli codkiisu waa sidiisii alle khaatumada hakuu wanaajiyo

  • @calixariir1217
    @calixariir1217 5 ปีที่แล้ว

    WAAW XUDUNTA FANKA WAA KOOX JIRTA LEHNA FANAAN ABWAAN JILAA DAARAGJAR WAANA KOOX WAYN ANA WAXAN KU HAMINA YAA IN AAN KA QAYB GALO KOOXDAA JIRA WALIGIIN
    BAJIRA

  • @hamzekgufi9578
    @hamzekgufi9578 6 ปีที่แล้ว +3

    Viva xudunta fanka

  • @samsamwarsame9438
    @samsamwarsame9438 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooowwww horumar wacan

  • @ahmetjama8393
    @ahmetjama8393 6 ปีที่แล้ว +3

    Zuper mahad kaa yarbaan idinka hyaa iyo galadh inta kale apdate baa uu bahantahiin

  • @nimcomustafe4225
    @nimcomustafe4225 6 ปีที่แล้ว +3

    💋💋💋💋💋💋 safwaan zxpkay wlhi rabaad noqotay

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว +2

    Maamo sahra ilays jiroo jooog marwo qaaaliya

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 6 ปีที่แล้ว +2

    Kooxdan aaad ayaan ujeclhy wa dhalinyaro wada qalpi xaadhan digaale yare rijaal hees mcn iitun ana

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 6 ปีที่แล้ว

    Wow Sahara waa hees macaan

  • @saidsomali9170
    @saidsomali9170 6 ปีที่แล้ว +3

    Top xudunta fanka

  • @hamzekgufi9578
    @hamzekgufi9578 6 ปีที่แล้ว +2

    Viva zover Axmed

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 6 ปีที่แล้ว +2

    Top go forward

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 6 ปีที่แล้ว

    Yusuf cegaag sxb Keep going

  • @abdihakiimahmedahmed5138
    @abdihakiimahmedahmed5138 6 ปีที่แล้ว

    wow sahra Ilays you too good.

  • @Awale.british
    @Awale.british 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy waa Funny Safwaan Tokyo hhhhh

  • @SummerAbshir23
    @SummerAbshir23 6 ปีที่แล้ว

    Wow amazing song💯🎶🔥👍
    Sahra Illys 😍🌹🙌👏

  • @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109
    @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109 6 ปีที่แล้ว +5

    Yusuf cegag dib isgu noqo ader hayska tahiine

  • @hazanzaki1172
    @hazanzaki1172 6 ปีที่แล้ว

    Nio waxan Rabaaa inan Music barto Talo xage Ka helaaaa Digaale Yare

  • @abshirchannel2830
    @abshirchannel2830 6 ปีที่แล้ว +3

    Like jecla dadku de ana ila ogaada bahasha

  • @sidiiqtikaana8657
    @sidiiqtikaana8657 6 ปีที่แล้ว

    Macalin mahamed hassan hussein digaale yare aad ban kusalamaya adiyo kooxdadaba

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 6 ปีที่แล้ว +6

    zafwaan tokyo
    nin lawaayay

  • @yaxyejirdexayd9187
    @yaxyejirdexayd9187 6 ปีที่แล้ว +7

    Busi fanan qaran 💚🗨❤

  • @munamaxamed3262
    @munamaxamed3262 6 ปีที่แล้ว +2

    Heesta sahra ilays waawa xiligu waa kala wareegee waxaad se ku xisaabtantaa inay jiraan qaar kaloo badan

    • @amaalkhadar5988
      @amaalkhadar5988 6 ปีที่แล้ว +1

      Mshallh sahra ilays fanaanad jirta

  • @queenofsomalia8561
    @queenofsomalia8561 6 ปีที่แล้ว +3

    safwaan Tokyo inu dalka ka soo tahiirbay ayaan moodayey miyu jooga ahahahah... waa la waayey 😂😂😂

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว +14

    Koooxdi Anu weynay
    Zafwaan Tokyo 😂😂👍
    Mdxa qoSoLka TahY niO😂

  • @isramustafe492
    @isramustafe492 6 ปีที่แล้ว +4

    safwaan tookiyo walee waa xaraabaad

  • @garaadyuusuf3600
    @garaadyuusuf3600 6 ปีที่แล้ว +1

    mohamed hassan aad ban kusalamaya sxp

  • @hamzedayib5032
    @hamzedayib5032 6 ปีที่แล้ว

    Mxaa Qudhc meesha jooga

  • @sayidtinhoqani7532
    @sayidtinhoqani7532 6 ปีที่แล้ว

    Mamo nala saair adu hhhh hore uu soco mama 😍😍😍

  • @hamzekgufi9578
    @hamzekgufi9578 6 ปีที่แล้ว +3

    Kooxdu makala dhacdo

  • @fadxilaasim5590
    @fadxilaasim5590 6 ปีที่แล้ว +1

    Kooxdii kooxaha

  • @hamzehamut5678
    @hamzehamut5678 5 ปีที่แล้ว +1

    HorE U Socda Xudunta Fanka Like ta iLa DhaaFiNa WlaLaYaaL😱

  • @nimcoabshir2267
    @nimcoabshir2267 6 ปีที่แล้ว +2

    sahra Ahmed illys talo wax Ku ool ah baad nasiisay anana waanu qaadanay

  • @almazamoh2258
    @almazamoh2258 6 ปีที่แล้ว

    Kalayata waxa inka dhiman inaad ruwayda iyo heesaha is wafajisan

  • @haarinaari4074
    @haarinaari4074 6 ปีที่แล้ว +5

    *koox la tebay soo noqosho wcan idiin xiisny tollahi*

  • @HALDOORMEDIA
    @HALDOORMEDIA 6 ปีที่แล้ว +5

    *Subscribe* iigu Deeqa
    Walaalahayga Soomaaliyeed

  • @noloshamedia6717
    @noloshamedia6717 6 ปีที่แล้ว +2

    waar saaxiibayaal subscribe ila gaadha

  • @shaymashacni7929
    @shaymashacni7929 6 ปีที่แล้ว

    Firs coment 😋☝️☝️☝️☝️

    • @suhaibomar4287
      @suhaibomar4287 6 ปีที่แล้ว +1

      Shayma shacni wan arka inaad ugu horayzo xbb😂😂

    • @abdisamadmohamudroble1986
      @abdisamadmohamudroble1986 6 ปีที่แล้ว

      salaan sare xaaji busi abihii hibaaq maxamuud maxamed busi

  • @muhiimabarre4502
    @muhiimabarre4502 6 ปีที่แล้ว

    Sahra ilayas waa runteed naftada jecloow first

  • @najmaabdi7100
    @najmaabdi7100 6 ปีที่แล้ว +2

    heesta sahra ayaan Ku haystaaa

  • @najaxjama9494
    @najaxjama9494 6 ปีที่แล้ว +1

    Tolow taa shiidaka ahi xagay Ka Timi

  • @naasirxooshka7691
    @naasirxooshka7691 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninkastoo loo taagi waayo naagbaa furfurta 😂😂😂😂😂😂

  • @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109
    @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109 6 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka kabaha iyo surwalka leysuguma talo galin jiniis ba kuso bixi laha wiil yar bad tahee qabaka labiska iska sax plz

  • @safiajama7459
    @safiajama7459 6 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk so funny walhi

  • @sirali2057
    @sirali2057 6 ปีที่แล้ว

    u cawrataa dhaayahayga waa midho qatar ah inaba caadi maahan

  • @ibrahimabdi8900
    @ibrahimabdi8900 6 ปีที่แล้ว +2

    Busi cawale adan u ekaa

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 6 ปีที่แล้ว

    👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @suhaibomar4287
    @suhaibomar4287 6 ปีที่แล้ว +4

    Dayax band yo beerta libaaxyada shaashadii idinka saaray filayaa😂😂

    • @naasirxooshka7691
      @naasirxooshka7691 6 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂 suhaybow halkana ma joogo

    • @suhaibomar4287
      @suhaibomar4287 6 ปีที่แล้ว

      naasir xooshka hhh adi melkasta ma taagantahy

  • @abshirissa3941
    @abshirissa3941 6 ปีที่แล้ว

    Wooow

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +3

    Oo garaceey xagaad ka dhacdeen beryahan😆😆

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 6 ปีที่แล้ว

      Mcm shiine inder mxd ucayaysaa hhhhhhhh

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว

      @@Hamdamowlid5
      Mxaa kaa galay adiga anagaa isku somalilander ah ee

    • @Hamdamowlid5
      @Hamdamowlid5 6 ปีที่แล้ว +1

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 hhh anba somalilander ban ahy inder wan kula kaftamayay sorry iga raali ahaw

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว

      @@Hamdamowlid5
      Waa caadi quruxeey wllo

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว

      @@allahwithmeneverbedeprived3494 allh wa gracii qdw buuufin jiry aya duriydii kso noqdy Inu bufiyo.😂

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 6 ปีที่แล้ว

    xudunta fanka koox jirtaa

  • @abdirisaqbuux5750
    @abdirisaqbuux5750 6 ปีที่แล้ว

    Wxay dee busi Wuxuu qaadaya heestii lo,dee
    Kkkkkk

  • @ifraxsanifraxsan9543
    @ifraxsanifraxsan9543 6 ปีที่แล้ว +1

    Koox da xundanta fanka baryhan lama garge wnu dintabnay oo wn diinxiis safwn tokiya

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 ปีที่แล้ว +1

    #Naag baa maseertay markaasay maalin waxaa losoo sheegay in uu ninkedi dhintay markasay tiri walhi in uusan dhiman karin isago naagta kale furin😂😂😂😂
    Hadaan kaa qosliyey Subscribe My Channel mahdsend 😘👍

  • @najahibrahim5721
    @najahibrahim5721 6 ปีที่แล้ว

    Nacaala shaydan kuu yaal

  • @returntoallah1334
    @returntoallah1334 5 ปีที่แล้ว

    Xudunta fanka koox aan tageero nolda zhopyal

  • @miitasmedia3369
    @miitasmedia3369 6 ปีที่แล้ว

    Walaalo subscribe isaar hadaad awoodo

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 6 ปีที่แล้ว

    Sahra ilays yaa lanbar ka haye ?

  • @basrafarahgowdan5129
    @basrafarahgowdan5129 6 ปีที่แล้ว

    Wööööööw😘😘😘😘😘

  • @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109
    @umuhoodoayaanumeeymacabdal1109 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkk ader rer hargeysa jilaga iyo fananku ma isku mid bad bal kan eg la modo inu buranburkii islaamu cawska ku sameyen jiren tirinya ila ega yab

  • @siciiddhiiflyrics8950
    @siciiddhiiflyrics8950 6 ปีที่แล้ว

    SUBSCRIBE II SAARA
    ASXAABTA

  • @abdirisaqbuux5750
    @abdirisaqbuux5750 6 ปีที่แล้ว

    Wx kle

  • @Baraarug93
    @Baraarug93 5 ปีที่แล้ว

    Waar naga fur waryaa alaabtan(Rajistiinka).
    Oo yaa kugu xiray? Naga fur baanu ku niri! Xaggee laga xiray Kklkllll intaas baa beerka i cadaysay ugu dambaysa.

  • @abshirissa3941
    @abshirissa3941 6 ปีที่แล้ว +1

    Eeshacala koox

  • @fadxaqueen3481
    @fadxaqueen3481 6 ปีที่แล้ว

    Inanka indha ka dagalmaya