Wiilka maxaa mugdi geliyey mee ehelkiisa haduu Mj yahay maxaa loo waayeykiisii iyo qaraabadiisii iyo dadkii yaraantiis isla soo koreen. Waar ninka magaca uu labaxay AJ family magacaas baaba shaki leh wuxuu uga jeedo. Ha is cadeeyo hadii kale shaki baa ku gadaaman wiilkaas.
sheekadani waa mid cad inay dhashay hooyadasi
Odaygaan cv giisa miyaan noosheeg dhahay wiilka muu kawaramo
Dadka maxay majareet ushatan wayaab
Wiilka maxaa mugdi geliyey mee ehelkiisa haduu Mj yahay maxaa loo waayeykiisii iyo qaraabadiisii iyo dadkii yaraantiis isla soo koreen. Waar ninka magaca uu labaxay AJ family magacaas baaba shaki leh wuxuu uga jeedo. Ha is cadeeyo hadii kale shaki baa ku gadaaman wiilkaas.
Sawirkan miya Aj ah been badan
DNA ha u diyaar garoobo si sheekada loo soo afjaro.