@@yasmin-qj8zm fiiri adinka meesha cuntada xataa Itoobiyaan neceeb been beena naga daaya soomaaliyeey anagaa is necnay qabiil qabiil u kala baxnay so marka isku xishooda
MUDANE SOOYAAL It’s not qabil who is talking about tribe. I am talking about Ogaden genocide I don’t care about you tribe you care about tribe and you are talking about qabil not me
Canjerri waa tan cajiinka lagu daro oo iskeed u faxda oo caafimaadka u fiican yeast ma fuicno.intaas ayaan dhaliil iga ah lakiin mashaa Allah sida kale ad iyo ad ayaan uga helay
I am nigerian and I once tried canjeero when I visited ethiopia... it was served with fried,dried beef in a liquid that looked very much like the one in the glass jar of this video, poured on the canjeero after the honey was served. Please I need to know its name as I will like to experience this delicacy here in Europe once again.
It's called Muqmad or Odkac(pronounced odka) dried camel or goat meat cut into very small pieces preserved in subag(goat ghee). Some of them put oil instead but subag is the right fat to use. It is a bit time consuming to make but so worth it.
That’s Somali canjeero and odkac dried minced beef that’s fried and is served with tea and subag gee. Ethiopia has a big Somali cummunity especially jigja since it used to be part of somalia.
Mashaa Allah it looks very delicious 😋 aabaayo, waxaad recipe ga maxuu kakoobamyahay oat flour, yogurt, yeast, maxaakale falan ii soo jawaab jazaka Allahu Khairan
Abaaayo Ayaan waa mahadsan tahay sida aa noo bartay canjeeladan quruxda badan sida loo sameeyo. Abaayo Waxaan ku weydiinayaa, daawaha/birta canjeelada lagu dubo xagee laga helaa maraykanka? ii sheeg magaceeda abaayo qaali. Thanks
Mina M the real one is not with yeast and it taste different this one is flat in taste but the real Somali Canjerri or Laxoox is fermented overnight using natural culture or what is called sour dough yeast 🌹❤️
Nashaad Jama Haa abaayo bur kasto. Dry yeast. 1 cup of whole wheat flour 1/2 cup of all purpose flour 1/4 cup galeey 1 tablespoon of yeast or one pocket 2 tablespoon yogurt Sokor yar iyo cusbo 1 cup and 1/2 of water 40 minute ilaa saacad sug.
kadr Axmed begrudge be CBGB he heir have chu even surge fight been DVD he HGTV CBC CNBC by end they Hecht curb fish egg CBGB high bench dB cf BBC BC judge uh egg CBC BC bench he gcd curb dB FDDI
@@halalliving1670 I knew I should have asked for all the recipe while I had a chance, the way my Somali friend made it, the anjeera was in some sort of palm kernel tasting liquid ( felt like oil) and she had fried beef on it (cut to tiny bits) and served with tea that tasted different from Ethio tea either in preparation (oh, with no milk and I think the palm kernel oil was mixed it but I dont know)
Wll heedhe mar haddaad soomaali wax u sheegeysid afsoomaali soocan ku hadal si dadku kuu wada fahmaan. Waxad u muuqataa qof soomaaliya ku soo kortay, maxaa afka kaa qalday oo qoish ka dhigay.
you need 1 cup all purpose flour 1cup wheat flour 1 tbsp of instant yeast 1 tbsp of sugar 2 cups of water mix all ingredients than wait about one hour to be ready to bake you can use pancake pan you need lit to cover. you can serve butter or honey or olive oil or omelette
o my god I miss ijar Somali iam from Ethiopians
እናቴ እወድሻለሁ ..
Not ijar it's canjeero waryaaa
@@yasmin-qj8zm fiiri adinka meesha cuntada xataa Itoobiyaan neceeb been beena naga daaya soomaaliyeey anagaa is necnay qabiil qabiil u kala baxnay so marka isku xishooda
MUDANE SOOYAAL It’s not qabil who is talking about tribe. I am talking about Ogaden genocide I don’t care about you tribe you care about tribe and you are talking about qabil not me
@@yasmin-qj8zm shame on you
I'm Ethiopian i love somale people 😍 asxabtay wannijacalyaxay 😁
Typing hhhhhhhhhhh
Typing and we don’t love you back. GIVE BACK SOMALI GALBEED
@@thestealth2448 lol all you know is hatred shame on you
zerawit mabratu well when you take our regions and actively try to make our country unstable it’s no surprise there is fucking hatred.
@@thestealth2448 hhhhhhhh doqon baa tahay
I’m Somali from UK i love Somali canjeero to much
Wow luv anjeera soo much... I will try one day inshallah ... Love from kenya
Canjerri waa tan cajiinka lagu daro oo iskeed u faxda oo caafimaadka u fiican yeast ma fuicno.intaas ayaan dhaliil iga ah lakiin mashaa Allah sida kale ad iyo ad ayaan uga helay
masha allah
im from Algeria
I love canjeroo
Masha Allah bro viva Algeria
Macaan badanaa canjeero iyo saliid macsaro shaah lagu daray maasha allaah jazaakalaahu qeyr xabiibtii
maasha allah ... canjeero hoyo iyaa ii sameen jirtay walahi marka hadda wey iga fugtahay ... mahadsanid ... good job
The recipe from the video Sugar, yeast, little salt, Yougurt, 2 cups flour, 2 cups water... Thank you for sharing it. I'll make it in Ramada 🌹
This is amazing. I'm trying to learn how to making traditional food. Really helpful directions and easy to follow.
Masha allah Abaayo mahadsanid canjeeladada Waan sameeye waana kalehay shukran sis😘💙
Masha Allah i love Somali enjera and peoples
Awoel Ahmed we love you too brother ❤️❤️🙋🏽
Allaha kudhasto mcnto
th-cam.com/video/PICDoICw4Po/w-d-xo.html
It's not injera It's canejeelo
اسلوبج حلو وشرحك مع النصيحه شىء ممتع
.Masha Allah waamarki iguhoreysay an arko janalka Abayo qurux allaha Ku barakeyo thanks
ok good alxamdulaah 😍😍 mashallh jizakallwh qurux waye gacan ala ku barakeeyo 😍
masha allah abayo adiga caruurtaad reerkaada oo dhan allah set ha indien xafido abayo gas xun ayaan qabaa root oo dhan wey i dhibayaan muufo barawe ayaan halkan ka bartal oo sameystaa canjeeradan waan tijabin insha allah weligey ma dubin canjeero greek yogurt lags daray thanks sister
masha allaah waxaat tahay somali asal ah shugran xabiibti waaba kahelay canjeradaada
I love Somali food, its so comforting
E Town its somali too 🤗
Masha allaah Waan ka helay hada kadiib I love it 😍
mohamed mohamud in sha Allah
Canjeerada shukri masala jeclahay maasha allah hooyadey macaan kusooxasustaaa muqaalkeeda
Masha Allah Ayaan cadey Jazakillahu kheyr qurux ☺😊
Ayaan Osman waiyakum abaayo. Thank you.
mash allh
tabarkllah
canjeeladi hooyadey cml aya dubtay
weliba sidi zambuuski cml ay u duubatay mash allh
Nibraas cadeey thank you abaayo
sigisi
way
wACAntHay
cAneelDu
hanbLyo
hNbLyo
❤❤
💜💜
💗💗
Masha Allah abaayo waad mahadsan thy waa ino faideysay illahay haku barakeeyo abaayo canjero iyo maraq ama isbinaj noso gal shukran xabiibti
Masha allaah Abayo mcn nosobadi abayo mcn anigo ah
tasanim silet
wa iga duceysatay allaha ku barakeeyo xag awlaad iyo xag walba canjeero la baray
She makes this look so simple :)
Kkkkk walhi waxaaa aaminsanahay qof somali oo canjeero aqoonin majiro kuwiii canjeero sameeys aqoonin hala duugo kaas 😀
Wlh waa jiraa anaa ka mid ah, Coz meshaan masoo galeen Hadaa aqaano
Canjeero qasow wa kasa balse dubooga war kayala😭😭
mashaa allah sis 👍👍👍👍
Thank you
Ubahsbeauty k
Shamso ali mashiii
Qabbanee saafaa
wayanen. mormaa. oromo itophiyaa
Leebito ma yeast ka kawada abaayo Ayan? MaashaAllah love it looks delicious.
hafsa abdi Haa abaayo. Thank you.
Ayan Nura Cooking no thank you 😊 kalimad cusub baa ka barte 😂
hafsa abdi kkkkkk kalimadee abaayo
leebito lee
hafsa abdi 😊
I wanna try this somali bread it looks diliciouse 😋😋😋😋😋😋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙
😊😊😗😊😇😚😘😚😚😚😘😘😚😘😊😘😊😘😊😊😘😊😘😊😘😊😘😊😘😊😘😊😘😘😊😊😘😊😘😊😘😊😘😘😊😘😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😍😊😍😊😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😍😊😊🤗😊😍😊😍😊😍😊😍😊😍😍😍😍😊😍😊😍😍😍😊😍😊😍😍😊😍😍😊😊😍😍😊😋😍😋😍😋😍😋😍😍😍😋😍😍😍😋😍😋😍😋😍😋😍😋😍😍😍😋😍😋😍😍😋😍😋😍😋😍😘😘😚😘😚😘😚😘😘😚😚😘😚😘😚😘😘😘😘😘😘😇😚😘😘😘😚😘😚😚😇😍
www😍😍😍 mashallh jizakallwh qurux
no mashquul. ahmed cafwan qaali
no mashquul. ahmed y
I am nigerian and I once tried canjeero when I visited ethiopia... it was served with fried,dried beef in a liquid that looked very much like the one in the glass jar of this video, poured on the canjeero after the honey was served. Please I need to know its name as I will like to experience this delicacy here in Europe once again.
Its not same somali anjero is different
It's called Muqmad or Odkac(pronounced odka) dried camel or goat meat cut into very small pieces preserved in subag(goat ghee). Some of them put oil instead but subag is the right fat to use. It is a bit time consuming to make but so worth it.
That’s Somali canjeero and odkac dried minced beef that’s fried and is served with tea and subag gee. Ethiopia has a big Somali cummunity especially jigja since it used to be part of somalia.
Abayo birta aad kudubeyso Iyo dabolkeda inte kasogadatey magaceda na isosheek ?thanks
Mshallaah tabaarakallaah, Jzklh Kheir Sister💞
yes Somalia enjera new wow betami desi yilali
Masha Allh abaayo wakugu cusbahay wana kahelya jasakallh
Www masha allah xppti waxn ku weydiinaa greet yogatka mafahansani waxn joga muqdisho
Mashaa Allah it looks very delicious 😋 aabaayo, waxaad recipe ga maxuu kakoobamyahay oat flour, yogurt, yeast, maxaakale falan ii soo jawaab jazaka Allahu Khairan
Chanalkada aad iyo aad aan u Jeclahay, waxa an Jeclaan laha inaa measurements kusoo qortid, hada bilaa qiyaas waaye this video. Mahadsanid.
masha allaah ayaan sxb aqliga allaha.kuu siyaadiyo macaanto
Mansha allah abaayo horay usoco xabibti ana iso booqo
Maasha allah adiga ilaahay ku dhibyareeyay ma ahee’ wax sameyn karo maleh
Masha allah dhiigow birta xagee kahelikaraa waaba kuheystaa? 😍😍
ماشالله طريقة حلوه
maasha Allaah taslami yadiig xabiibtii nooloow
Abaaayo Ayaan waa mahadsan tahay sida aa noo bartay canjeeladan quruxda badan sida loo sameeyo. Abaayo Waxaan ku weydiinayaa, daawaha/birta canjeelada lagu dubo xagee laga helaa maraykanka? ii sheeg magaceeda abaayo qaali. Thanks
Ayanle Mohamed, walal mid sidas u eeg ayaan hystaa waa same haduu kygi oo kale yhy, waana culus yhy, hadad America joogto walmartka ka day. anigu walmart ayaan kasoo iibsdy,
Naziim, Abaayo, Waad mahadsan tahay. Waan fiirin doona Walmartka.
sis daawahan aniga waxan ka gatay target store
Ayanle Mohamed thanks mcnto alle haku dhowro
Maashaa allaah im from austrooliya
Laxooox😹😹مع كبده 😍😍😍😍😍😍
وين المغادير😒😒
MashaAllaah says 🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Geregelewrايش بالععربي رجاء؟؟؟
walal leebito maxaa la yiraaha, mashaallaah mcnto somaliya yaan xasuusty, goorma iigu danbysay canjeero sidaas u qurux badan
Hahahaha
Canjeeelo kulahaa
Laabjeeexo aaa jiro kulahaaaaa
Bun hadii lawaayo badalkiisa ayaa ka helaaa
Lkn waa the best one
Kkkkkkkk
Masha allah walahsey mishari ina sogalisa raba insha allah
Cajeelo, luqada ayanan duminin walal, allah gacnta ku barakeya!
Aad ba u mahadsanthy wllo wan just faaidey
MashaAllaah says 😋😋😋😋😋
I'm your new subscriber , Thank you so much
But how much flour did you add?? And how much yeast?
masha Allah waa ka helay qaabka fudud o aad u diyaarisay
Mahadsanid abaayo
Walaal salid mcsaro af ingiriska maxaa la daxa?
dalac bilaash ama suqaar isoo raacsii😍😍
firomi Etopha wwwoooo love you❤ ichelo😍
Masha Allah ayan nursing cooking😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Asc abaayo see ku heli kara biirta ku dubeysid plz
Canjeero qurux badan
Abaayoy ani waxaa dhib igu ah sii loo wareejinayo
Weligay ma dubin
Canjeeladana Waan jeclahay Marka
See u samayn karaa
wll ayada ka fiirso huuno alaabta soo diraay ayada daawo
serechy nebere mashallhe ayeynew betam arefe nebere gen tamew mare mare eyalegn new ende enjerea mefelgew tamewe
What is labito??
How much greek yogurt, how much sugar and how much salt and how much yeast
masha Allah xabiibti allaha kuxafido
Uhuuuuuu canjeero waa fudeeeyd
Maanshalaah waa canjeelo macaan
Mashaa Aallaa Mashaa Aallaa
So she basically used :
1 cup of oat flour
1 cup of plain flower
Sugar
Salt
Yeast
Greek Yoghurt
Did I miss anything?
Plus 2 cups of water.
@@NagadMcalin thankyou walalo
Mina M the real one is not with yeast and it taste different this one is flat in taste but the real Somali Canjerri or Laxoox is fermented overnight using natural culture or what is called sour dough yeast 🌹❤️
canjeerada sonkor luguma dari jirin wadankii markaan joogney
Cusbo iyo bur iyo biyo bes intza lysku qaraci jiry
@@queenqueen7369 qamiirka hilmaamtay😁
@@Faayqurux hhhhh ha qamirki dariska lga radin jiry hbenki xzuz wlhi
@@queenqueen7369 ruuntaa dariiska rer Eastleigh qamir raadis waa lagu yiqiin. Aniga anoo nin eeh maantaan isku dayaay. Wixii dhan waa isku dagyay
2024 yaa radinoyo sida canjeero lo dubo😂😂
👇
qurex badanaa masha Allah 😋
Abaayo subtitle English u sameey ama ingredients ku xus. Mahadsanid
Masha allah beautiful abayo macnto am new subscriber.
madina Noor soo dhawoow abaayo
waan uxiisay goormee iigu danbeesay
ayan abayo macaan whole wheat flour and all purpose flour ma isticmaali karaa? dry yeast miyaa mise mudan qoyan? fridge miyaa mise diba udeyneysaa inta kuharta
Nashaad Jama Haa abaayo bur kasto.
Dry yeast.
1 cup of whole wheat flour
1/2 cup of all purpose flour
1/4 cup galeey
1 tablespoon of yeast or one pocket
2 tablespoon yogurt
Sokor yar iyo cusbo
1 cup and 1/2 of water
40 minute ilaa saacad sug.
yoghurt ka ma galey baan kubadali karaa
Nashaad Jama yogurt kudar hadaa haysatid. Banaanka dhig fridge ha galin
Thank-you so much xabibti
sidaad wax fudud noogu soo gudbusid. .abyo pineapple cake oo fudud soo so gali ama lasagna kaad awoodid xabibti
Nashaad Jama Haye abaayo in sha Allah.
masha allah shukran quruxey qamirka selodiyarsada
kadr Axmed begrudge be CBGB he heir have chu even surge fight been DVD he HGTV CBC CNBC by end they Hecht curb fish egg CBGB high bench dB cf BBC BC judge uh egg CBC BC bench he gcd curb dB FDDI
Leebto ee soo macneeyaaa?
Qamiiriso Waaye
Ayan Nura Cooking Mahadsanid.
تسلم يدك مشاءلله 😍😍😍😍
mnsha Allah alle haku xfdiyo hppti
can you put recepie in english?
Towards the end of the video, I want to know the name of the black liquid that was poured on the canjeero... I dont speak somali.
It was tea with no milk.
Its optional....most people don't do that....🙂
@@halalliving1670 I knew I should have asked for all the recipe while I had a chance, the way my Somali friend made it, the anjeera was in some sort of palm kernel tasting liquid ( felt like oil) and she had fried beef on it (cut to tiny bits) and served with tea that tasted different from Ethio tea either in preparation (oh, with no milk and I think the palm kernel oil was mixed it but I dont know)
Masha Allah 💕💕👍
Waleykum salaam warahmatullah wabarakaat
great method written in English much needed please
Wll heedhe mar haddaad soomaali wax u sheegeysid afsoomaali soocan ku hadal si dadku kuu wada fahmaan. Waxad u muuqataa qof soomaaliya ku soo kortay, maxaa afka kaa qalday oo qoish ka dhigay.
I’m a Nubian and we call it gurusa
MAASHAALLAAH Abayo imisa shay aad kasamaysay adoo mahadsan
mashaAllah😍😍
can you please make it in English
you need
1 cup all purpose flour
1cup wheat flour
1 tbsp of instant yeast
1 tbsp of sugar
2 cups of water
mix all ingredients than wait about one hour to be ready to bake you can use pancake pan you need lit to cover. you can serve butter or honey or olive oil or omelette
Muna ahmed thx
Qatar waaye
Xili aan baahanahay ayaan fiirsaday cajeeradan
I have to eat now walahi
Canjelo yam yam kasiin laha 😋🍫👆
Walaleey waxad aad ku daraty si fiican umaad sharaxin maxad isku dartyy
We love our Ethiopian pple and a also Eriteria they are our cush pple. Stealth pronkem is the heafs of state not the people
Typing
You are right, it's good to love each other, very good for our hearts.
We love you too.
masha allaaah qurux abooyo allaaah hakuxafido
Abdullahi Roble Waa mahadsantay tahay walaalkeey.
canjero khamir lagumadaro