Dawlada somaliya baa sabab u ah, waqooyiga waxay tageertay argagixisadii laascanood duqaynaysay. Koonfurta iyo mabiga wadankana Sido kale mamulada puntland iyo jubaland bey weerarta
Nimanka culimada sheeganaya waa kuwa hagraday dadkooda oo Kenya dabada la galay halkaasna fariimaha ka soo dira. Waxaan ku leenahay kalaya oo dalka gudihiisa imaada oo ninkasta reerkooda ha hor joogsado
horta wixi ceel la qodayo wain dowlada dhexe lawareegto si loo joojiyo miyiga ceelasha qabiiladu kaqodayan oo qofki miyi dhisana laga dumiyo ileen fidnada waxa wada wa reer magaalka
Baaqa culimada wazx ba mabadalayo Ee waxa looga bahaan yahay talada dalka iney la wareegaan si kasbashaa ama xoog ah Kadib na ay ku dhaqaan diinta Balse culimada hada joogta iyagaanba ila fiyoobeen
Waa midhii aad beeraysay 2022. Benti qabiilaysnayd ee aad ku kicinaysay reer laascaanood iyo aragtiidaqdi ahayd dadka deegaanka ayaa is difaacaya. Marka inaad maanta la yabantahay kama aha ee waxuunbad isleedahay xasan ku dhaliil
Been ma ahaan Wallahi. Kenya last year Waxaay ku faaneeysay in aay gaartay population ka baddan 56 million. Meesha aay itoobiya ku faaneeyso in aay ka baddan tahay 130 million: Anagana maalin walba siddii falastiin ayaa ladoonayaa in naloo dhameeyo si dalka loo qaaato.
arinta cerigaaba ugu fududud wain lakala badho oo isaaq intoda yar ay degan meysho doona la aadan hartias kataliyo war culimada taas kari waayay miya wa qabanaya
dadka magaaladu faraha haka qaaden reer miyiga iyo dhulkoda roobkas uun bay baacsadan oo wakhti ay iskudilan ba mahayan ileen fidnadu wa miyiga ladegaameynayo fidnadodhan
isaaq marna garoowe qayb soo goosanaya marna jigjiga qayb kaso soo goysanaya dhiig kudaadiya bay culimadu runta usheegi waayen ee culimadu wa munaafiqin
Hogaamin xumada xasan sheekh iyo xumaanta dawaladiisa ayaa sabab u ah
Xassan sheeq dalka allah ka qabto wa ma siiwo socota runtii
Walhi waxa lagu hayo walaalahena reer Gaza 😭😭
Hal mar aan uduceyno reer Gaza 🤲🤲
Allow cadow gumeysiga ka celi 😭🤲
xasan sheekh wain xilka laga casilo soomali wuu dhaawac tiraye
Xasan sheikh wuxuu ku suntan yahay hogaamiye colaad iyo musuq ku caanbaxay
Alle ha ku xafido geelan miidiya
Ilahay naxariistisa kama quusaneyno i.a mar walba kheyr aan filano🤲
Hooyda somali ka wase sheekada daarood u sheeg munaafayow qabyaalada lafihiisu ka buuxada ciyaal sheeko waa lag dhargaya
Xanuun darood baa ku haya, alshabaab, qabuirahay lafagayo, mamulgoboleedyo fadhiid ah oo aan shacabka waxba uqaban, dhul darood kama jiro
Baay shabeelaha hoose shabeelaha dhexe iyo mudug galguduud sanaag iyo sool iyo hiiraan bakool iyo ismaamulka
Allah somali Nabad hadhex dhigo
bro good ❤
Gaylan saxiib maxan kutageera ilahay cafimadka hakuu siyafiyp
Sanadkii 2016 u ekaa 2024
Mansha allaah brother
allow adigu noo hiili
Aniga waxaan oran lahaa dadka somaaliyeedoow caqligu ha shaqeeyo midnimo waa muhiim magaceena ku dhisan midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴
warrka cusub
Hogaamiya xumada wadanka kajirta aya sabab u ah. Xassan sheikh wadanka allaha dhafiya . illahow xassan sheikh nadhafi oo mardambe hanagusoo celin.
dagaalka ssc khaatumo kujirto oo keliya xaqa wayo waxa lagu dilaya xasan sheekh ba madaxweyne noo ah ee soomali kafallaagobi mayno kala goyn mayno💙💙🇸🇴🇸🇴
Hassan sheikh term walba uu yimado qabiilada somaaliyeed way is xasuuqaan.
Ugeedka warbixintada fahaney
Wa dawacaley bad boy
Ma jirto dhaqan wanagsan oo aynu leenahay haddaynu Soomaali nahay, waxa aynu nahay dad caqligoodu hooseeyo, iyagu isxasuuqaya, caruurta, iyo wayeelka qowraca.
Waxa aynu nahay dad diinta Islaamka haysta balse caabuda sanadka qabiilka ah.
Somaliland maxaa laga rabaa😢😢😢
Dawlada somaliya baa sabab u ah, waqooyiga waxay tageertay argagixisadii laascanood duqaynaysay.
Koonfurta iyo mabiga wadankana Sido kale mamulada puntland iyo jubaland bey weerarta
Cadowgeena wuu tarmayaa anaguna waa tirmaynaa war aan isdaba qabano soomaaliyey
Nimanka culimada sheeganaya waa kuwa hagraday dadkooda oo Kenya dabada la galay halkaasna fariimaha ka soo dira. Waxaan ku leenahay kalaya oo dalka gudihiisa imaada oo ninkasta reerkooda ha hor joogsado
Adiga ayaa ka mid ah ku ololiya colaadaha maamulada iyo kuwa qabiilka remember 2023 waxaad ka shaqaynaysay dhulbahante iyo isaaq ku dagaalamaan sool sanaag iyo cayn .
Ilaahoow sharta galbeedka iyo kuwa taabacsanba Naga qabo oo xasan garguurte uhoreeya
Dhibaatada somalidu waa qabyaalad lkn waxay ka timaada siyaasiyiinta hadii siyaasiyiin wngsan oo dacada la helo hubaal waa la heshiin
Adigaba Kow Ka Ah Oo Nacayb Qabil Kubiyo Dhigay😊
horta wixi ceel la qodayo wain dowlada dhexe lawareegto si loo joojiyo miyiga ceelasha qabiiladu kaqodayan oo qofki miyi dhisana laga dumiyo ileen fidnada waxa wada wa reer magaalka
Xaarimi adigu naar afuuf baa tahey kow baad ka tahey waxba boodhka heysku qarin janabaa ku leefi
Colaadu way dhamaan inshallah
Baaqa culimada wazx ba mabadalayo
Ee waxa looga bahaan yahay talada dalka iney la wareegaan si kasbashaa ama xoog ah
Kadib na ay ku dhaqaan diinta
Balse culimada hada joogta iyagaanba ila fiyoobeen
We been telling Gaalo on twitter X not to lifted the Army Embargo see waxa dhacayo
ilaahayow culimada hader joogta wax hanoogu dhiibin wayo wa munaafiqin weliba kuwa isaaq oo aaminsan gooni goosadka
Culimada isaaq Afka ka leexi waa ku sideee,
Gooni ugoosadku somaliland ayaa Dani ugu jirtaa,
Sbbto Diinta islaamku waxay ogoshahay in muslimiintu midowdo se diintu masheegin inay soomali midowdo markaa Qaraxa markii walba muqdisho ka dhacaya dadkaaga ka ilaasho somalilandna weligaa ma Gaadhaysid ogsoonow
Faraha Ka qaad culimada walaal.
Culimada qabiil malahan.
Mushkilada ugu wayn ee Somalida haysataa waa Microphone 🎤 Qof kastaa waxa uu rabo ku sheegayo adaana kow ka ah
Doqon baa tahayee ninkan runtuu ka hadlay lkn adiga iska hadle baa tahay
Ilmahi farmajo qayla ma dayan
Waa midhii aad beeraysay 2022. Benti qabiilaysnayd ee aad ku kicinaysay reer laascaanood iyo aragtiidaqdi ahayd dadka deegaanka ayaa is difaacaya. Marka inaad maanta la yabantahay kama aha ee waxuunbad isleedahay xasan ku dhaliil
@@Hamzaleeb wa run dee reer ssc way isdifaacayen difaac xaqa
Arinta dds maxad kala socotaa lajanow?
Way dhamnsaa ugaaz😂❤😊
adigu macarab baaad ismoodaysaa
Wr wariyahan wxn niyada ku qabtoba wu so wariyaa madorabin nogu xirn😂😂
No no brother mafahmi kartid because you not a edicated
Been ma ahaan Wallahi.
Kenya last year Waxaay ku faaneeysay in aay gaartay population ka baddan 56 million.
Meesha aay itoobiya ku faaneeyso in aay ka baddan tahay 130 million:
Anagana maalin walba siddii falastiin ayaa ladoonayaa in naloo dhameeyo si dalka loo qaaato.
Waxaan sugnaaba waa Jamuriyadda Maxamuud Saleemaan. Sida Jamhuuriyadda Isaaq.
Video ga wiilka somaligaa oo ethiopian ku xabada kaniina ooga dhigayo maxaa looga hadli waaya😢
Gaylan media waxd ahayd kugu horeeya ee colaada somalida bilaabay
Wxd ahayd kuwii ugu horeyay ee isku diray umada simaliyeed.
Dhul nabad ah ayaad munaafaqad ka bilawday boqolaal kun ay ku dhintee
Illhay iyo umada somaliyeed danbi dhaaf waydiiso
Imilka iska dhigaysaa mid wanaag dadka u sooo gubiya
Ma waxaad la fikir tahay argagixisadii madaafiicda la dhacayey shacabka laascanood
waxa dhiiga lagu joojinkara in lamaamnuuco miyiga ladeygaameynayo oo wixi wax qabanaya magaaloyinka camiran laakin qol iyo merkad cidla laga taagay fidno mooye faaiido maleh
arinta cerigaaba ugu fududud wain lakala badho oo isaaq intoda yar ay degan meysho doona la aadan hartias kataliyo war culimada taas kari waayay miya wa qabanaya
dadka magaaladu faraha haka qaaden reer miyiga iyo dhulkoda roobkas uun bay baacsadan oo wakhti ay iskudilan ba mahayan ileen fidnadu wa miyiga ladegaameynayo fidnadodhan
Gurgurte mesha jooga Somalia nabad isula joogi mayso odaygan dagal qabiil ayuu ka shaqeynayay lately waana helay oo ka gungaaray
Waa sax lkn wax walba ha siyasadeen
fallaagada idoor wixi kaso hadhay waxa fidnada wada wa reer magaalka degaameynaya miyiga ee wain lamamnuuco miyiga ladegameynayo oo reer miyiga loo daayo dhulkoda oo hadi ceel laqodayo dowlada dhexa qodeysa
Idoor la heshiiya daroodaw Hahaha
isaaq marna garoowe qayb soo goosanaya marna jigjiga qayb kaso soo goysanaya dhiig kudaadiya bay culimadu runta usheegi waayen ee culimadu wa munaafiqin
Afhayeenka daroodismka oo isu haysta wariye balse warkiisa waa la hayaa 😂😂😂😂😂😂😂
Adiguna qabyaalad iyo cuqdad ayaad ku sagootisay..
😂😂
He is telling the truth. Adigu cadee wuxuu shegayo qaladka kujira.
Isagu run buu ku sagootiyay waayo runtaad utaqana qabyalad iyo cuqdad lkn adigaa cuqdad iyo qabyaalad la ildaran