اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Kaalayaha walalahy cidii ubaahan group anah dar illahay inoogu samayn group salaatullaylka ,astaqfaarta,xowqalada,saliga nabiga scw❤balse waa cidii dar illahy dhab uga tahy oo aan jarjarayn ay ka go antahy i.a
@@afnaaneddabsanwllo afnaney jadwalka isheg ana Wlahi astaqfarta iyo saliga nabiga wax badan wan ku helay oo aan ku arkay alhamdulilah Hadana ina jadwalka raca raba isheg wllo
Saliga iyo istaqfaaarta qofkii badsho degani iyo farxad ha u diyaar garoobo iyo Nimcooyin kale kusoo daato sidii roobkii
Illahey kheyrka hakuuziyaadiyo wll waad nadhiiri galisay
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
isoo duceeya walayaal team afnaan arin baa iga xirane in ilaahay isoo furfuro🤲
Manshaallah
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️
Afnaney sidan Ku jecelnahy Alle haku jeclado
Gabadhaan xaramka guŕyaha meel walba uga soo duceeya sababtoo ah waa goat social media taageera oo usoo duceeya🎉
Masha allh alle haku xafido
Alle ha uwada fududeeeyo umuuuruhooda dhamaaantiiin
Ilaahay hkuu rumeeyo abaayo❤
Wcs sis allahumaa amin❤ we love you❤
Masha Allah ❤😊
Amiin ya Rabi🤲
Amiin 🤲 🤲
Jazakallah abayo ❤❤❤
Amiin amiin amiin inshallah yaa rabi mashallah
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Jazakallah khayr xbbti qali ❤❤
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Amiin amin amin amin amin amin ❤❤❤
maashallh abaayo ❤
Masha allaaah tabaraka raxmaan maalin maal maha kamid ah aan kula soo wadaagi doono qisadayda bi idmillaah
i.a rabi haku rumeyo
MashaAllah afnaney ilah hanoka barakeyo
Group salatul leyl iyo digriga diyaar ban uahay
Kaalayaha walalahy cidii ubaahan group anah dar illahay inoogu samayn group salaatullaylka ,astaqfaarta,xowqalada,saliga nabiga scw❤balse waa cidii dar illahy dhab uga tahy oo aan jarjarayn ay ka go antahy i.a
Wlo igudar
@@HanaAbdirahmaan-pp8uf diyar weyeh wa inosamayn ha inosobataa gabdheenu
Waalal noo samee
Diyaar
Ana igu dara
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Jazakallah khayr xbbti ❤
Abaayo ilaahey hanoo kaa daayo abaayadaas ee ducada naga dal batay neh ilaahey sida eey jeceshahay oo qeer leh ilaahey ha siiyo alxmdulilaah afnaan neey waad mahad san tahay
amin alii thanks in badan
@@afnaaneddabsan adigaa mudan abaayo
@@afnaaneddabsanwllo afnaney jadwalka isheg ana
Wlahi astaqfarta iyo saliga nabiga wax badan wan ku helay oo aan ku arkay alhamdulilah
Hadana ina jadwalka raca raba isheg wllo
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🏽
MashAllah am from Kenya
اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
Amiin yarabi ❤
Masha allh ❤❤❤
Amin yarabi ❤😊
M.a alaha idin xafido asxaabey anigana isooduceeyo
Mashallah me forom burco wan kujecelahy. Afnaanney wllo mcn❤❤❤❤❤
Walashy Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
amin wlashey jasakalah
Amiin ya rabii
Masha aalh hno qali ❤
Masha allha
Wcz
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Alhh gabadhaas how fudydiyo qofkeeda xnuunkana alhh haka kor qaadona adiga ducada kusoo gaadhy alhh haku siiyo mcnto
Wlhi hadalkaaggga wuu idhiirigeliyaa❤
Aamiin aamiin aamiin aamiin
Shukran afnaan wllshy qali😊
Allahu akbar ❤
Hamiyadeena wanaagsan allaha noorumeeyo aamiin aamiin aamiin yaa allaah
صلى الله عليه وسلم
Aaaamin yaa allah
Afnaney abyo waxanotahy dhirigaliso garab wahel zxb wax kudhiba rabi kuma tuso adun iyo akhiro abyo qali
m.a xbbt jasakalah ilay kuwi janada ku kulma hynaga dhigo
Amiiin Allah quf walbo wuxu kuhaminayo Allah hasiiyo ameen❤
Aamiin aamiin aamiin alehacaafiyo
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
اللهم صل وسلم على محمد
🤲🤲🤲💯💯💯❤️❤️❤️🥰🥰🥰
Amiin yarabi
Masha Allah sister ❤❤
Aamiin Aamiin dhamaanteen 😢
Wlllo afnaaneey saan kuu jeclahay alllah hakuu jeclaado dhiirigelisadaydiii❤🥰💯
amin amin xbbt adina sido kalw rabi adomasiaa u jwcwlyahy haka mid dhigo
Masha Allah qurux dumarey
Maaaaanshlh❤❤❤❤❤🎉
Mashaaallah allah haka ajar siiyo
Scw
Thanks sistre qali big ❤
Waan kaqadanay qali aniga iyo inta burco igula nolba❤
Maa shaa allh hdiiba Qisaski anaga Nagala tabinaayo
Allahu akbar
جزاك الله خير يا غالي ❤
Baaaraka allaah
Amiin Amiin Amiin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲
Mnshaa allllaàah wll dhiirigelintaada wan ubaahanahy mrkasta
Allah ku barakeeyo
Walashy Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯👑🌹🫶✨️🫂❤️🥰😍🫀
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Afnaney groupka igu so dar
Alxamdu likaah
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Scw Scw
Scw Scw Scw
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه أجمعين❤
m a Allah❤
Alxamdulikaah
Shugran❤❤❤❤❤
Amiin ❤
Manshallah walahi xalay waxan ku celceshay laxawalwalqud ilabila one week waxan daremayey garac wadana waxa laga rabay 120 wuxu garayey 52 hose ayu udhacy dawada waxaba igama bedelin lkn xalay waxan sokacay salada suba kahor waxan tukady 2 ragcadod waxanbku celcelyiy xaqalada intan wahana gacanya sary walahi biliahi daqiqado kadib wan ficanady mantay waxan bilabay in an socso oo telka kuhalo manshallah
Scw.scw scw scw
Aamin aamin
Chanalka kaliyoo caajiska naga qada oo rajada nagaliya mhdsanid afnaneey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ala yacisak wll
M.a❤ my fv afnan wan ku sugayay xbbt😢
Abyo mcnto ilahy Ha kubarakeyo
ALLAAHUMA AMEEN
Markale scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Afnaan subux wanaagsan xagaaga
Ilaaahow awod an adga ahyn malihin ilahow baryadada kama daalno ilahy baryada naga aqbal yarabi
Afnan Abayo isheg guruba aad samesay waa xage
From lascanood qali.wana ku jecelahay
m.a xbbt jasakalah mariya mwl walba ad jogtan qalbiga idinka raliya
Abayo inten kalasoxirira
Adi xage jogtaa afnaney
Gurbka igu dar wll
Asc walalahayh isoducay plz muradaah baan lehahay
Reer burco ayan wanan ku dhagsta qali
❤❤❤❤
Xowqalada ano wado ban haben ku riyode maamo dariskeyga ah oo dahab ii xireyso iyado qosleyso
Masha allah afnaney shalay dan wuku raadinayay hadan ba arko videogaga farxad darema macaney kenya joga aniga xata
xbbtm.a jasakalah rabihaka abal mariyo
M.a❤❤❤❤❤❤❤
In ilahay ninka jeclahy calaf igu daro igu duceya
Yaa allah ilahyow ugu dar
@@khadijahassanibrahim4697ameen ya rabi
Alle hakuugu daro wllo
@@sucaadsucaad-c6x mahdanid wllo qali