Caaqil Rashiid Jaambiir oo ka warbixiyay Shirkii uu kaga qayb-galay Awaare & Ujeeddadiisa | Wareysi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 455

  • @mubaarigsiciid747
    @mubaarigsiciid747 16 วันที่ผ่านมา +19

    Ilaahay. Caqliga iyo. Cimrigaba. Ha kuu barakeeyo waligaa nabada ka shaqee caaqil. Jira noqo

    • @adanelmi
      @adanelmi 16 วันที่ผ่านมา +2

      CAAQIL HADAAD KAA MAQLAYSID. EE YUSRA HARTI WELIGAA MAQAL WAR.ISA SI CADEEYA HORTA YAAD TIHIIN MA ISAAQ MISE CIDKALE.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 16 วันที่ผ่านมา +3

      Waxa la sheegay in aanay isaaqba ahayn wuxuu waa sheegato

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา +2

      @@adanelminin aan dagaal aqoon ayaa colaad huriye ee Dhedigga Isaaq dhego loo dhigi maayo waayo hiil iyo hoo toona ma leh

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา +1

      @@HindaAbdulle-fl2jjafka nool hiil iyo hoo toona ma leh “afku waa idin dheer yahay irbadna dhuub ma gelisaan “

    • @MubarikHarun-r7n
      @MubarikHarun-r7n 15 วันที่ผ่านมา

      Wuxu waa sheegato waar adaa ii geed xidhaaye maad ka jawaabtid tii hore ee aad nabaday

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 15 วันที่ผ่านมา +5

    Hadalka Caaqilka u fiirso,” nin aan nabad wax ka tarin ayaa colaad ku baaqa”. Waana xaqooqi kuwa colaadda ku baaqaa in aanay hiil iyo hoo toona lahay bal ay jecel yihiin inuu muslimku isku dhamaado. Afku dab leh ayaa la yidhaa dadka noocaas ah waana Ehlu Naar

    • @Cajabo
      @Cajabo 14 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa thank you

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 16 วันที่ผ่านมา +16

    Colaadaa in la qaboojiyo Muhiin bey aheyd
    Colaadna waa la xakameeyaaye
    Allah ha inaga qaboojiyo
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 15 วันที่ผ่านมา +1

      war miyaanay ka quruxbadnayn in loo dhamaado walaaluhu intay qaybi walaaladi ku wacad furayo maxaa keenay cuqdada iyo kala qaybinta oo iyaga gooni u saaray sida H Awal diyaarka ugu tahay Arab oo heshiska qaata moye inay garabkissa joogto hadaanu midh ka hadhayn ? kala awdaan labaduyo mid cidla ayuu igaga dhaqaaqay isago magaca baddashay midna dhigga iyo dhuuxu ii shubo horgalnimo ayuu diiday iyo kofiyad bacle walaalkii ceel kaga yimid !!!!!!!!!!!! from saylac city ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 15 วันที่ผ่านมา +2

      @ dee walaalkii u Ooda xigey waa kii kula dhintey Dagaalka oo waa Ciidage Garxajis
      Awalka aad leedahey diyaar bey u yihiin waa Saambuuse laga Eedaamey amaba Ciyi Waa ka beryay Arab maalintii Cadowgu xasuuqaayey kuwii u Ood xigey oo Reer Samater iyo Reer Liiban ahaa umey soo gurman
      maxey ugu soo gurman waayeeyn?
      From G36 Daud Garxajis UK 🇬🇧

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 10 วันที่ผ่านมา +1

      @@sahraj3885 Awal waa afku xoogle aan colaad iyo nabad toona wax ka tarin. Nabadda ciddii wada way dhaliilaan hub intay soo qaataanna dhinacaaga ka dagaalami maayaan afkooda xuna haysan maayaan ba muslim Allow waxaa xaggee loo raacaa

  • @Axmed-Kayd
    @Axmed-Kayd 15 วันที่ผ่านมา +5

    Waxaynu joognaa wakhti nabadda lagu xajiimoodo
    Qofkii nabad laba maqlna lala coloobo jiifku wax wanaagsan ayuu qabtay 🎉

  • @CamuYazzer
    @CamuYazzer 15 วันที่ผ่านมา +3

    للهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ
    اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 16 วันที่ผ่านมา +15

    Maxaad soo kordhisay een oofwareen isaaq ahayn

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 16 วันที่ผ่านมา +1

      Waa qoomkii fidnada abuuray ilaahay hasoo hadeeyo

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา +1

      Oofwareen la’aantii Muse kursiga lagama fujiyaan luqadiisii ayaa lagula hadlay

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 15 วันที่ผ่านมา

      @@samowsamale3490MAANTA OOFAREEN HADABA CEERIGAABO HA DIFAACO CADE GUDE IYO KAN GADWEYNE LA BAXAY AYAA LA SAFAN HUWANEE?????

    • @AhmedIlyas-d1y
      @AhmedIlyas-d1y 15 วันที่ผ่านมา

      Maa taas ayaad aminsantahy 😂​@@samowsamale3490

    • @AhmedIlyas-d1y
      @AhmedIlyas-d1y 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@samowsamale3490ninka aad magac dhabtay maaha mid ka soo muqday meel ay eag isku hayaan ee waxaa lagaa dhadhiciyay uun ee reerkiinu uu sheegay oo uu hore iyo kani iyo kii kale m'agace isaaq dilay waa cado gude😂

  • @ismaciilcabdirashiid2143
    @ismaciilcabdirashiid2143 15 วันที่ผ่านมา +3

    Ina jaambiir waa shaqsiyad aad u fiican ninka nabadda wax katara ayaa colaadana wax katara abaalkaagu jano mudane❤

  • @caliraabi4251
    @caliraabi4251 15 วันที่ผ่านมา +2

    Caaqil
    Jaanbiir
    Yes❤

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 16 วันที่ผ่านมา +11

    Rashiidow Falaadhi gilgilasho kaagama godee. Xaal aan bixino. Badhi fur-baad izaaq ku samaysay. Naga fadhiiso waryaa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

      Qofka nabad diidaa waa mid aan colaad iyo nabad toona wax ka tarin

    • @hanadxaaji5550
      @hanadxaaji5550 15 วันที่ผ่านมา

      Wlhi ina jambiir nabad aysan fidinayaa iyo xalku halkuu ahaa mari maayo is qaban weyday
      !!!!!!!!!!

  • @ismaaciilrooble7976
    @ismaaciilrooble7976 15 วันที่ผ่านมา +2

    Caqliga iyo raganimada kugu jirta Ragga xukunkagaya iyo reer S/Land Allaha wada siiyo Aamiin

  • @cabdixakiinmaxamed659
    @cabdixakiinmaxamed659 16 วันที่ผ่านมา +17

    Gardarada Sokeeyaha Rag baa Gees biciid u Leh ,inta garxejis hoosta darood kala heshiinyo in la aamino waa fogtahy waa reer shisheeyaha aad ugu jajabn isaaqa kalena aad isugu soo xayd xayda

    • @AxmedDeeq-z8l
      @AxmedDeeq-z8l 16 วันที่ผ่านมา +7

      Colaad iyo nabad midna wax kama tartid calosha isaaqna waad kujirtaaa

    • @se1059
      @se1059 16 วันที่ผ่านมา +4

      Colaadna waad ku baaqda hadhowna waa lagu waaya waa shaqadii lagugu yaqaanay

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 16 วันที่ผ่านมา

      ​@@AxmedDeeq-z8lkkkkk ader niin sidada in ade hoos joogtid waa ceeb dayoos bolice marga leys kaah ceeliye ayee amuuse

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 16 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@AxmedDeeq-z8lnabada badan waa cabsi waye niin sida marku dadal uu diiyar yahy mxa soogi

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 16 วันที่ผ่านมา +3

      @se1059 ader anigo reer liban ahy walige cabsi maya qaan

  • @cabdixakiim718
    @cabdixakiim718 16 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay hadimooyin badan buu nagaga bedbaadiyey Guddida GX36 ee aad musdambeedka u tihiin.

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 16 วันที่ผ่านมา +7

    Caaqil Jaambiir shaqo fiican ayu soo qabtay. Wax la maleegayay ayuu ka hortagay, waana ku mahadsanyay. Dadka ka xun nabadda lagu heshiiyay Awaare, waa qof ilaahay iyo diintiisi ka kufriyay. Waa ina isogyahay inu yahay munaafaq.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 15 วันที่ผ่านมา +2

    Warso iyo Nato waa wadamo isku tagay blse Baho waa reero isku tagay oon waxna isku soo kordhinayn. Waana mid ka mid ah Aafooyinka Qabaa'ilka

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 10 วันที่ผ่านมา

      @@zakirboss143 waa kuwaa isku soo kordhiyey ee dagaalkii inuu baaho ka hor tegey afka xoogle iska naso sxb

  • @mussejama311
    @mussejama311 16 วันที่ผ่านมา +11

    MashaAllah
    Caaqilkaan always islaax buu ka shaqeeyaa ❤❤❤
    Guulayso aduun iyo aakhiribo

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 16 วันที่ผ่านมา

      Islaaxee waa odayaasha samcadiinii dilay

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 16 วันที่ผ่านมา +11

    Inanguumeed Inanguumeed dhalay oo ciilqabe ah yusra harti

    • @ozzylink
      @ozzylink 16 วันที่ผ่านมา +1

      iskamuus xawyaneyo. ha noo so ooyina iska ceelii harti

    • @AhmedAli-cv1yt
      @AhmedAli-cv1yt 16 วันที่ผ่านมา +2

      Aabahii Maxaa u caysay waa ceeb aabahii maxuu kuu dhimay wuuna geriyooday yaa kusaamaxaa

    • @SulekhaYusuf-y1h
      @SulekhaYusuf-y1h 16 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 adiguna shayma oromo or shayma abarso 😂😂😂 talaw 2daa nanausi siday ukala baxday ma garanaysa😂😂😂

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

      Nabad iyo colaad toona wax kama tartaan Oromada Gudaha

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

      @@SulekhaYusuf-y1hOromada Gudaha ayaa kuwan la yidhaa nabad iyo colaad toona wax kama taraan

  • @hanadwarsamehanadwarsame3938
    @hanadwarsamehanadwarsame3938 16 วันที่ผ่านมา +12

    Munaafaq dabadhilifah 😊😊😊

    • @salmansufi7638
      @salmansufi7638 16 วันที่ผ่านมา

      acudu balah

    • @Beru700
      @Beru700 16 วันที่ผ่านมา

      Lacag ayuu so qatay oo jigjiga ka so qaatay .
      Waxa uu rabaa in uu reer sheekh isaxaaq kala dilo

  • @cabdixakiim718
    @cabdixakiim718 16 วันที่ผ่านมา +3

    Guulayso Chief-Caaqil Rashiid Jaambiir.

  • @NurGacan
    @NurGacan 16 วันที่ผ่านมา +12

    Ninkan waa dhibtooyinka somalind ilahay in u gumeeyo u so diray

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 16 วันที่ผ่านมา

      Wlhi waa Runtaa wll , waan kula qabaa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา +1

      Nabada ayaa ku dhibeysa miyaa oo dhiig Islaam ayaad tabtaa adoon weyba xoog iyo xoolo toona ku darsaneyn

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 16 วันที่ผ่านมา +9

    Jaambiir (Cadawga Gudaha)

    • @SulekhaYusuf-y1h
      @SulekhaYusuf-y1h 16 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 shaymay adigu ha ku imato yuera harti ah abaarso ma jogtaa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

      Oromada Gudaha

    • @kl8650
      @kl8650 15 วันที่ผ่านมา

      Huwanta gudaha waxay bahdileen isaaq oo dham

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 15 วันที่ผ่านมา

      @ waa kuwii idin xoreeyey haddan aad wax ku tihiin colaad iyo nabadba waa rag yaqaana idinka tabartiina dhami waa afka reer afku xoogle

    • @SulekhaYusuf-y1h
      @SulekhaYusuf-y1h 15 วันที่ผ่านมา

      @samowsamale3490 kkkkk war nacasaw ma nagaa wax xoreeya jabhada waxaa idinku jiray nuux basto macane iyo muse judan tarikhda waxaa isin gashay Erbad Dun Magalisan afkuna wuu idin dheryahay kkkkk sxb iminkana sxb futadiinun ilaahada

  • @youniswais9780
    @youniswais9780 15 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay ha ku xafido jiif caaqil jaambiir anagoo reer america ah waanu idinku raacsanahay inaad colaada dadka walaala ah soo afjartaan khayr badan ilaahay ha idinka siiyo dhiigaa aad joojiseen cuqashina iyo saladiintii labada beelood ee ogaaden iyo garxajis ee soo afjaray dhiigaas ‘ khayr ajarkaas ka wayn oo ilaahay laga waydiisto anigu garanmaayo’waanu idiin soo ducat at anaguna

  • @cabdijoseph263
    @cabdijoseph263 16 วันที่ผ่านมา +8

    Nin kasta oo ciidagle ah oo wax sameeya waxa uu war bixin siiya foodhadhi
    Si suaalaha saxda loo waydiin
    Kf waxan kula talin laha in ay suaalo caadiya waydiiyay
    Oo qabyalada iska dayan

    • @hassanesse3347
      @hassanesse3347 16 วันที่ผ่านมา +2

      Suaal aad rabtay oon la waydiin waa tee? Wax kasta oo dadka ka dhex guuxayay waa la waydiiyay

    • @abdifataharabayto9551
      @abdifataharabayto9551 16 วันที่ผ่านมา

      Adigaaba qabyaalad hadlay bro😂​@@hassanesse3347

    • @mawliidahmed3883
      @mawliidahmed3883 16 วันที่ผ่านมา

      ​@@hassanesse3347 wuxuurabaa
      1. kee adag adinka iyo Reer Isaaq
      iyo wixii lamida

  • @warsameali6769
    @warsameali6769 13 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay caqliga, cimriga iyo caafimad kaba hakusiyadiyo caaqil jaambiir.

  • @museadan9335
    @museadan9335 15 วันที่ผ่านมา

    Guul caqiil

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare2044 16 วันที่ผ่านมา +10

    Caaqil jambiir shaqo ficaan ayad qabtey haw bixin qashinka qayladooda

    • @adanelmi
      @adanelmi 16 วันที่ผ่านมา

      @@kedirindhoyare2044 ISAAQ BAD U XIINIINYO WEYN TAHAY SOW MAAHA MARKA.CIDKALE HADASHONA FUTADAD KALA QABANAYSAA INTAD CADOWGA ISAAQ TAHAY MEEL GAADHI MEYSID YUSRAAY

  • @caliraabi4251
    @caliraabi4251 15 วันที่ผ่านมา

    ❤yes
    Taanki yuu

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 16 วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah 😍 ilaahay haku barakeeyo adeer 🤲🏼🤲🏼

    • @Abdicilmi-j3t
      @Abdicilmi-j3t 16 วันที่ผ่านมา

      WAAD CEEBOWDAY. TOLKAA. DHADHAMAAD KA RAACDAY. MAAD. TACSIYADAYN WAAR WAAD. CEEBOWDAY. GOLA DAMBE. OO. ISAAQ JOOGO IMAN MAYSID. SAQAJAAN DILAALA AYAAD TAHAY

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 16 วันที่ผ่านมา

      @ adoo ayo ah ma’ Oromo ayaa ka’hadashay arinka Reerka 😆 nacalad hakugu dhacdo doofaar yahow Orom ka ah 🇪🇹🇮🇱🤧🤢🤮👎🏼 naga aamu Gowrac ayaad suganaysaa Oromow InshaAllah 🤲🏼

    • @adanelmi
      @adanelmi 16 วันที่ผ่านมา

      @IbiEntertainment CIDAGALE KUWII SHALAY ISAAQ BASASAYEY MIYNAAY AHAY KUWII CADE GUDE WADAY MIYANAY AHAYN KUWII LAHA INANU H/JECLO U HIILINO WAANU KASO TASHANAYNAA MIYANAY AHAYN KUWII FAQASH U SHAQAYN JIREY MIYANAY AHAYN CEENTINA QARSADA ALLAH IDIN KASHIFI DOONA MAGACAN GARXAJIS KU SHAQAYSTA ARMAA LAYDIN WAAYA BERI KA MAALIN OO CIDKASTA IDIN DIIDA OOD GABOOYAHA MEEL LA NOQOTAAN SIDA.SEEDIGIIN BAQTI BATUUN AAD JECESHIHIIN.

    • @adanelmi
      @adanelmi 16 วันที่ผ่านมา

      ALLAYLEHE BURDAA TIHIIN BAHO MAGAADLOW
      KARIN BOODHLE BAAD NAGU BANAYSENE
      INYAR OO BERI JIRTIYO BOQOL NIN MOOYE
      ALAAYLEHE BAABAH TIHIIN BAHA MAGAALOW
      ARAB MARKA LAGA REEBO

  • @AxmedSaleban-x3v
    @AxmedSaleban-x3v 16 วันที่ผ่านมา +2

    Nabada Nimaan waxba.katsrayn ayaa kashekeeya caaqil Ilahay miisaanka xasanad ha ugudaro

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 16 วันที่ผ่านมา +7

    kuwannn maha garxajisssss ee waaa calooshood ushaqaystayaaallllll

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

      Colaad iyo nabad toone wax kama tare

  • @RidwanMaxamed-gg7xc
    @RidwanMaxamed-gg7xc 15 วันที่ผ่านมา +2

    Arab waxa xasuuqay waa dawladda
    Garxajisna wuu ku saxanyahay heshiiska awaare ee lagu nabdinayo dadka wada dagan si ayna colaad uga dhaxbilaabmin.

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 16 วันที่ผ่านมา +4

    Waa nin baqanaya oo reer guleeda waa cibaaro

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 15 วันที่ผ่านมา +1

    Janbiir waa ragii talin jirey

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhi ninkani waa runtiii😮❤🎉🎉

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 15 วันที่ผ่านมา

    Maanshalaah jaambiir wax wanaagsan ayaad samaysay ilaahay ayaa ajar kaa siin doona inshaalaah

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 16 วันที่ผ่านมา +2

    Adeer waanu kubaranay

  • @_faatax
    @_faatax 16 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidagale waxaa kusoo baxday xumaanta iyo naxliga ay Somaliland ka dhex wadaan odayaasha iyo siyaasiyiinta
    Bal u fiirso 24 saac inta hadashay ee ciidagale

  • @CadeGude
    @CadeGude 15 วันที่ผ่านมา +1

    Isaaqiiw kudaba fayla
    Cadegude iyo jaambiir
    Waa hadaad rabtaan inaad
    Tanaadaan
    Caqliga maanta isaaq kamuuqdaa
    Maaha kii layaqaaney
    Waxa soo raacaana waa
    Caligurey iyo jamac shabeel

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarak Laah nabad ayaa naas la nuugo leh kii dhaliilaana waa ruux aan Allah ka cabsi lahyn

  • @NurGacan
    @NurGacan 16 วันที่ผ่านมา +5

    Isaaqi somalind hore u kala qaybisay hada midoobin wazaad bilowday kueii itoobiya

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 16 วันที่ผ่านมา +7

    Reerkii ciida gale ma habaarbaa kudhacay dhaqan ahaan siyaasad ahaan iyo baabaleeshin ahaanba way udhinteen ciida gale tolow yaa habaaray😮😮😮😮😮

    • @aasiyacabdi
      @aasiyacabdi 16 วันที่ผ่านมา +1

      Xaaji cabdi iyo suldaan maxamed suldaan cabdi qadir Allah how naxariisto labadodaba ragaas ayaa inaga hayey marka xarkaga ayey so goosten

    • @CabdiraxmanSuleiman
      @CabdiraxmanSuleiman 16 วันที่ผ่านมา

      cabdi waraabe

    • @AyaanXarir-l7m
      @AyaanXarir-l7m 16 วันที่ผ่านมา +1

      Cidagale wax haka sheegin horado wax iska celiyo

    • @hiigsimedia1892
      @hiigsimedia1892 16 วันที่ผ่านมา +2

      Ciida gale Arab wuu la dhintaye
      Bal soo sheega isaaq kaloo la dhintay
      Intaad reer dham caayeysid
      Hadii caaqilku nabad ka taliyeyna ceeb maaha Afka noolay

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

      @@aasiyacabdiCiidagale waa ragga Arab la dhintay Caaqil Jaanbiirna nabad ayuu soo xidhay Oromadii Gudaha hiilkoodu waa afka oo colaad la huriyo

  • @ozzylink
    @ozzylink 15 วันที่ผ่านมา +1

    Rashiid Jambiir made an excellent decision. Neighbouring countries run to peace before war and most of you people want to run war with another Somali clans??? Where is YOUR BRAINS. These wars should come to an immediate END!

  • @owi2056
    @owi2056 15 วันที่ผ่านมา

    Caaqil rashiid runta ayuu ka sheegay Khayrna allaah ha kasiiyo. War nabada garabsiiya reerahaas dariska ahow.

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 16 วันที่ผ่านมา +8

    Daba dhilif dhalay nacas nimo meel iska dhigtay

    • @NazliSaïd-q4x
      @NazliSaïd-q4x 15 วันที่ผ่านมา

      Qaran dumisow waxad tahay daadka hagu sheeqin

  • @cabdilaahiaxmed9480
    @cabdilaahiaxmed9480 16 วันที่ผ่านมา +1

    Gudida Suldaan Cado Gude gudoomiyaha u yahay ayaa Garxajis matasha, Suldaan kaligii meel ordayaa ma matalo

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 15 วันที่ผ่านมา +1

    Cheif caaqlikayga ha noo dhaafina isaaqow ninki dagaalamayow wa is hurantiin daaroode,anoo habaryoonis ah raali kama ahaanayo in ninka ugu fariidsan dhamaan sulaamadayadee

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 15 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah caqiil Jambiir

  • @mahadjama851
    @mahadjama851 15 วันที่ผ่านมา

    Cheif Caaqil rashid mohamed jaambir xayakallah Abti

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 16 วันที่ผ่านมา +5

    Fulay😅

  • @AhmedKahin-j7r
    @AhmedKahin-j7r 16 วันที่ผ่านมา +3

    Nabad qofkasta waa u dan

  • @adanelmi
    @adanelmi 16 วันที่ผ่านมา +2

    TODOBO SANO AYAA MAGAC GARXAJIS LA YIDHAAHDO MEELKASTA LA WAREEJINAYEY BAL HORTA ANIGU NIN H/JECLO AYAN AHAY 24 HOURS AYAN NINKAANU IS QABANO U QABTAA NIN CIDAGELE OO FAQASH AHA MA QABAN KARO COME ON SULDAAN GUUD OO H/JECLO AH OO ISAAQ HOGAAMIYA AYAANU SAMAYN INSHA ALLAH.

    • @caydaruusshekhahmed686
      @caydaruusshekhahmed686 15 วันที่ผ่านมา

      Xafadina la tag Mada isaaq waxay taray jegaanti iyo qadhmuunki aad isaaq kuso dhex tuurteen aya laga soo kabtay hada oo marka cadaw is aragteen aad ka tanaasusheen hadana waa sii hadlaysan inta maca dalkii hoos hoos somaliya ugu darteen oo boobteen ilamadeeryal bal gartiina akhrista oo wixii dalkan Denbi ka gasheen ogaada

  • @JaamacFaarax-n6f
    @JaamacFaarax-n6f 16 วันที่ผ่านมา +3

    War suldaanka guud ee habaryoonis waa ina xirsiqani raali ahaw jiifcaaqil

    • @abdulkadiral-hashim3134
      @abdulkadiral-hashim3134 16 วันที่ผ่านมา

      Yaa kugu yidhi Ina Xirsi Qani Aabihi Xirsi Qani ayaa Suldanad ugu horeyay Saldanad uu ku abtirsadaa majiro.
      Suldaankayaga guud dhamaan Habaryoonis waa Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar

  • @MohamedOsman-s7i
    @MohamedOsman-s7i 16 วันที่ผ่านมา +1

    Nabad wax dhaama majirto, Jiif Caaqilku waa ku saxanyahay cida Ku dhaliishaa aduunka waxba kama oga.

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 16 วันที่ผ่านมา

    Ciidagale Arab wuu la dhintay waanuu la dhaawacmay waan waajib saaran
    In nabad laga shaqeeyaana waa diiniyan bal kawaran dad wada nool oo kala godobaysan hurdaduu seexanayo nin godobaysani
    ILLAAHAY ayaa ugu danbi dhaafaya durbaan colaadeed waxba inoo tarimayso
    ALLAAH halaga baqo

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 16 วันที่ผ่านมา

    odaygu si wanaagsan o macquulka waafaqsan ayuu u hadlay NABADA IN LAGA TALIYA WA WANAGSANTAHAY MAANSHALLAH

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 16 วันที่ผ่านมา

    He is right absolutely 👍. Dagaal faidamalaha.

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 15 วันที่ผ่านมา

    Bidhi jaanbiir Waan ku salaamayaa

  • @seed3966
    @seed3966 16 วันที่ผ่านมา +1

    Asc waa run ninka nabada wax ka taraa yaa colaadana wax kaqabta 🫵😎🫵

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 15 วันที่ผ่านมา

    Iskusoo wada duuduub caaqil jaambiir waxa uuka taliyay danaha reer aware bes , halkaasi hadalka halagu jooji nin walba dantiisa isagaa yaqaaana

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 16 วันที่ผ่านมา +3

    Rashiid Xilka wareeji Toos. Adiga iyo ina cadda Gudde xagee ciidagale ku wadaan. Waar Naga fashiiso plz

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา +1

      Nabadda ayaa ku dhibeysa miyaa?

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 15 วันที่ผ่านมา

      Ogaadeen shalay markay laascaanood ka dhacasay laabtuu garaacanayay daaroodnimo maantana dhamaantood waxay akhrinayaan bal dhagayso ta kale hadaad nabad ula tagaso arab ayay wax gaadheene in lala socodsiiyo sowmaaha ileen sababtay halkaa utageenba iyagay ka bilaabatee ma nabad aan cid tol iyo kuwii lays hayay toona kuu ogayn ayay raadinaa ​@@samowsamale3490

  • @LibanAli-bj5en
    @LibanAli-bj5en 16 วันที่ผ่านมา

    Dadku si dabiiciya umay dhimane wa la laayay.. warka sidisa usheg..
    Dad shacaba lagu laaayay dhe..
    Ha asturin cidanka cagjare

  • @cabdixakiinmaxamed659
    @cabdixakiinmaxamed659 16 วันที่ผ่านมา +5

    IN garxejis yahy cadowga kowaad ee isaaq ku dhex jira laba dhacdo oo dhawaan dhacay kelia inagaga filan
    1) waxay la hadleen ogaaden oo u sheegen inay nabd hayaan hartitana rabaan inay la heshiiyan iygo waxba kala tashan reerka sanadka dhan difaaca ku jire habar jeclo ee lasoo weerary ee isaqo dhan difaaca u ah
    2) iyadoo arab la xasuuqy ayay ugaaden u tageen heshiisna la galeen iygoo arab wax talo ah waydiin oo ah reerka maatadiisi la laayey
    War hadii caqli la leeyahy reer somaliland ta kale. Ama isaaqa kale wlhi blhi tlhi inaad garxejis la aamini karine halaga fiirsado reerka waafalaago cid uu la talo yahy ma jirto yey bad ina gelin halayska jiro

  • @khadardhamac7140
    @khadardhamac7140 16 วันที่ผ่านมา +3

    Caaqil dhiiqo xataa warbaahin ciidagale mooyee warbaahin kale ma fadhiisan karo

  • @Mohamed-y9i5n
    @Mohamed-y9i5n 16 วันที่ผ่านมา +1

    ina janbiir ilaahay ka baq tolka ayad ku badalatay lacag iyi aduunyo af mishar iyo hadal badan lama baahna

  • @MohamedAhmed-ri6ny
    @MohamedAhmed-ri6ny 16 วันที่ผ่านมา

    Laynta reer sheekh isaxaaq iyo kala jebinta reer sheekh isaxaaq ayuu lacag ku qaataa Alle ku doori

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 16 วันที่ผ่านมา

    Barakada. Lagaa qaad. Wuu hadlayaa weliba. Jaanbiir. Indha. Adagaa. Ma. Dhilaa

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 16 วันที่ผ่านมา

    NINKAN WAAA FITMO SUBEEER AWAL INA JAMBIIR MEEL HASARAN WAAA MORYAANE

  • @Engadenmaxamedaden44
    @Engadenmaxamedaden44 15 วันที่ผ่านมา

    Dhega hadalka ina janbiir waxba Kama fahmin ee waa afgobaadsi uun ban u arkaa anoo ader u ah wlhi 😂😅

  • @salaancawad1138
    @salaancawad1138 16 วันที่ผ่านมา

    reer isaaq iyo reer sheekh isaxaaq ayad kala garan laday

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 16 วันที่ผ่านมา +1

    dhibaaato aan adiga ahynnnn majirto

  • @YAHYEXUSEEN-h5m
    @YAHYEXUSEEN-h5m 16 วันที่ผ่านมา +3

    Wllaahi ciidagale wakhtigii snm dhul jiif ayay ahaayeen habar jeclo waxay naga dileen 112 qof

  • @BaasheCumar-zs8cl
    @BaasheCumar-zs8cl 14 วันที่ผ่านมา

    Ina jaambiiraw waxba ha meermeeraysan waxaan macquul ahayna ha angula hadlin xogtaada uheedadaadà iyo himilada qasdigagaba haddaanu Arab nahay waanu nahay

    • @BaasheCumar-zs8cl
      @BaasheCumar-zs8cl 14 วันที่ผ่านมา

      Waanu ognahay ama ka galgalo ama ka xanaaq godobtaasi adigay ku fadhidaa Kuna jìiftaa si wacan ayaanu u ognahay suldaanka guud ee habaryoonisna waxba ha xagxagan baho garxajisna aduun baa iminka sameeyey lasagna mawlay waar dacawaley ma tagtay oo ma soo eegtaay waxa dhacay ma tacsiyadaysay aràb waar yaa hadalkaagani wallet nama gelin maxaad ergo ciidagale iyo sacadmuuse ergo midaysan uga wada deri weyday

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 16 วันที่ผ่านมา +1

    Shirkaa Awaare maad odhan shaysaanbaa I geeyay. Bacaac .

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 16 วันที่ผ่านมา +1

    jaanbiirow haddii caawa lagu odhan lahaa siyaad bare ayaa la soocelinayaa shaqadii ayaad bilaabilaheyd
    .geeriyeey raggbaa bilaa camala camal ka dhigtay . jaambiirow accounki la caseynayey lawaa.

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤waaruntii nimaan naf iyo maaltona kuu hurin nabadna kuu goyn karin ayaa afka ku xuugle meel fadhiya noqda rashiid jaambiir iyo inti kala qayb gashayba jasakalahu khayr ilahay iyo matidi aad dhiigoda ilahay amarki ku bajisenba abalka wadkahelaysa maangaabka dadki ku batay ilahay halaga baqo colaad yaan la hurin wixi la xalinkaro ee dadku diyar uyiin hala xaliyo kii huriyaa islamnimadiisu saxmaha

  • @NagiibMaxamed-bh6oh
    @NagiibMaxamed-bh6oh 16 วันที่ผ่านมา

    Reer guleed iyo ogadenba kala dhexgalay dhe

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 16 วันที่ผ่านมา

    Rashiid janbiir waa baalo huriyo. Maaha nin caaqinimo ito odaynimo shaqo ku leh.😊

  • @kl8650
    @kl8650 15 วันที่ผ่านมา

    Wa bila caqli caaqilko 😂

  • @maftuhmohamoud
    @maftuhmohamoud 15 วันที่ผ่านมา

    Abtigay hadalkaa jilicsan loogama fadhiyin ee ah dawlad iyo dadkeedii ayaa diriray lkn inuu xasuuqii halkaas ka dhacay uu cadeeyo ayay ahayd umaddaas xasuuq ayuu ahaa wixii ku dhacay

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 15 วันที่ผ่านมา

    Bidhi ina jaambir haduu cidagale iyo isaxaaq baho garxajis ka dhigayo anagu ka dhagaysan mayno laakiin anagoo cidagale waynoo dhan ah nalama yidhaa wax baho garxajis layidhaa cidagale iyo isaxaaq ah alleba namuu simine habaryoonis iyo cidagale ayaa garxajis isku ah

  • @samiaguled3886
    @samiaguled3886 15 วันที่ผ่านมา

    Nabad been ah baa lagu dilay 150 niin oo Sh .isxaaq ah. Yusra Ogaadeen yusra harti.

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 16 วันที่ผ่านมา +1

    Talo isaaq leeyahay ayuu ka hortagay si uu ugu raxleeyo ogadeen

  • @MaxamedAxmedOogle-my1ig
    @MaxamedAxmedOogle-my1ig 16 วันที่ผ่านมา

    Qalbi dagay ma jira ee
    Ee ilahay ka baq

  • @Hure31816
    @Hure31816 16 วันที่ผ่านมา +1

    G36 iyo OG dad iyo dal , Wllnimo ayaa deeqda ❤❤

    • @Hamsemostapha
      @Hamsemostapha 16 วันที่ผ่านมา

      War Ogaden hayday nabad doonayan maxay ka dooneen garxajis ee ay ugu tagi wayeen ragay is hayaan ee Arab war nimankani waxy raban inay isaaaq midba meel ku malan sidoodii hore ee ay malin ba mid ugu duli jireen
      Ogaden garxajis wuxu Ka doonaya in bariiska lo fasaxo maxa afka hadalka looga dhawrayaa
      Isaaaq aderr waa mid
      Garxajisna waxa walay oday jeeb cid u kuusta. Raba

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 16 วันที่ผ่านมา +2

    Damiir laawe cade qata ah

  • @caliducaale-y1i
    @caliducaale-y1i 16 วันที่ผ่านมา

    Arab.yey.isdileen

  • @moali-zk8qe
    @moali-zk8qe 16 วันที่ผ่านมา +5

    waxan maqli jiray NIN QOYANI BIYO ISKAMA DHOWRO 🤣🤣🤣

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 15 วันที่ผ่านมา +1

    Nabad Canaan kuma lihid

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 15 วันที่ผ่านมา

    CIIDAGALE ABTIRSIIN MAAHA ADEER WAA MAGAC,KALMADUNA WAXAY KA TIMID(CIIDANGALE) WAXAANA BIXIYAY NIN ARABOO ARII LEH LA YIDHAA OO JILIBKA MAXAMED FANAX KASOO JEEDA WAXAANU MAGACA U BIXIYAY ARAB IYO SICIID GARXAJIS WAKHTI COLAAD LAGU JIRO....

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 16 วันที่ผ่านมา

    FAMILY JAAMAC DUBAD GUDI BAASTO BAHO ABSAME

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 16 วันที่ผ่านมา

    Waa yaa mid idinka hadhin. Nabada kala jabtay

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 16 วันที่ผ่านมา

    الصلح خير

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 16 วันที่ผ่านมา

    CIIDAGALE WUUU FOGAADAY...

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 16 วันที่ผ่านมา +2

    Caaqil jaambiir guulayso adeer ilahay ayaa kugu taageeray naba dhiig baad inaga furatay doqonta aan nabad iyo colaad midna waxba katarin haw joojin dadkeeni wakaa inoo nool maanta cidiba manoolaateen malin qudha ayay waaxaasoo dhami dhinteen 2 cishoo kale wale lama xamileen hadhaco cadawga dabka shidaya ee reermiyiga dabka kushiday

  • @hassanabdullahi7857
    @hassanabdullahi7857 15 วันที่ผ่านมา

    Fulay inajaanbiir war iskamus reercabdi ciise dadmaha anagoocidagale ah ayakudhimanay

  • @nimosugaal9559
    @nimosugaal9559 16 วันที่ผ่านมา

    Garxajisku leef leef Daarood Kama daalan Yusra harti merkii lalahaa ileeyn waa run😂😂

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 16 วันที่ผ่านมา +4

    Munaafiq! Dabo dhilif daarood ! Don’t talk about Arab business!!🤫🤫❌❌

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 16 วันที่ผ่านมา

      Orom 🇪🇹🇮🇱🗑️🤢🤧🤮nacalatullah calayk ilaahay gowracaaga ha’soo dadajiyo walahi Hargaysaan ku wadhi bi’idnillah kariim🤲🏼

  • @hindaomar4265
    @hindaomar4265 16 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaad waxa u samayseen Ciidagale ayaa Arab u gurmaday, markii horana idinkaa hoosaasiyey Arabna wuu is Difaacayaa

    • @khadiijacabdiraxman1308
      @khadiijacabdiraxman1308 16 วันที่ผ่านมา

      Naaya iska hadasho waa markii hiilkiina ay ragbadani udhinteen ayaad sidaa uhadalaysa Arab ragodaa noo og naag nacasa waxba igamaygalin

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤GEESI. JAAMBIIR. HORE. USOCO ❤ COLAADA. NINKA TAQAANA. AYAA NABADANA. YAQAANAA ❤. HOWJOOJIN. ❤. SACA. GEESAHA LEH❤. HUUNADA. HEEGO NAASDHEER HOOGTO HUUNO ❤❤❤❤HORE. USOCO❤ ARABNA. MEEL BAANU KULADHIMQNEYNAA. HADII. LASOO WEERARO❤. WAAR. WARKU SOWMACADA ❤. HUUNO HEEGO NAASDHEER ❤❤❤❤

  • @abdirahmansandulle4943
    @abdirahmansandulle4943 16 วันที่ผ่านมา

    Caaqil fanaan keeni baa ladilee😮

    • @hiddowacan811
      @hiddowacan811 16 วันที่ผ่านมา

      Fanaankee 😅😅😅 imisajeerbaa ladilay

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 16 วันที่ผ่านมา

    Jiif-caaqilkani waa samo-talis ❤❤