Hees Hobeeya Puntland waataa hagaagtee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @abdimaalikmohh7306
    @abdimaalikmohh7306 5 หลายเดือนก่อน +7

    heestan waxan boqday manta ay tarikhdu tahay 2024/07/27 oo ay soo dhowdahay xuski 1 Aug puntiland waxan jogaaa bosaaaso
    hadaad iga danbeysid love shre haila dhaafin ❤❤❤❤

  • @garaadhassen06
    @garaadhassen06 ปีที่แล้ว +21

    Heestan waxan so booqday manta o tar tahy 12may 2023 oo aan mudo sanada kamaqnahy dadkygi iyo puntland misana colaad badan iyo cadow badan gesaha kaga jiran dadkaygow midaysnaada waligiin MD denni aan ugu celino xilkan sanadkan mrkan saan idin leyhy hamodina qabyalad inay iga tahy waa nin ree biciidyahana oo jigjiga jooga one love all my puntlander people❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @umaymocabdi8748
      @umaymocabdi8748 6 หลายเดือนก่อน +2

      Ina adeer puntlander nimada wax noga wayn majidho❤

    • @cadkayare-ie3zn
      @cadkayare-ie3zn 4 หลายเดือนก่อน

      ilahay ba soceliya madax weyne dani guul reer puntland 🇸🇱❤️

  • @boqorkabeelweyntagarxajis6803
    @boqorkabeelweyntagarxajis6803 6 ปีที่แล้ว +155

    nin garxajis ah oo madaxdii isaaq Ayaan ahay guuulban urajaynayaaa wlhyo rer tolkayo puntland hawaarto oo hajirto dad aan isku aragti nahay gob gob

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid wlo 💖💓

    • @luckyforyourself6617
      @luckyforyourself6617 5 ปีที่แล้ว +4

      Waa isku mid majeerteen iyo garxajis aloof

    • @mohadeeq5582
      @mohadeeq5582 4 ปีที่แล้ว +4

      Mahadsanid reer isxaaq dariskeena xalaasha ah full respect

    • @yusufgaban7460
      @yusufgaban7460 11 หลายเดือนก่อน

      Boqorka Beelweynta Garxajis Dariskeyga Iyo Ehehlkeyga Xalaasha Ah , Mahadsanid

  • @cqadircali5668
    @cqadircali5668 5 ปีที่แล้ว +105

    Yaa heestaan daawanaya kadib markii abwaan c/rashiid gudoonka golaha wakiilada puntland noqday😍😍

  • @_wll____
    @_wll____ 2 ปีที่แล้ว +36

    Viva puntland🇸🇱🇸🇱I love all my people🇸🇱❤️😘

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 4 ปีที่แล้ว +30

    Abwaan abdirashid yussuf jabriil siduu “Dowlada puntland🇸🇱” ugu lisay ayaa loogu hambeeyay guulayso mudane Gudoomiye🤚

  • @warsame2977
    @warsame2977 5 ปีที่แล้ว +18

    Abwan abdirashid gudomiyaha baarlamanka puntland 2019. hambalyo waalahi wadani somali puntlander ..

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 4 ปีที่แล้ว +55

    Heesihii ololaha iyo soo dhaweynta markii uu kursiga yimi C.Gaas cajiib ayey ahaayen.
    Dowladi MW.Gaas 90% wey ka fiicney dhanka nolosha iyo dhaqaalaha dowlada maanta jirta Puntland ee MW.Deni.

    • @saynabcabdi1090
      @saynabcabdi1090 ปีที่แล้ว

      Been ma adan shegin

    • @cakoodhanaf5166
      @cakoodhanaf5166 หลายเดือนก่อน

      Anigu waxaan ka mid ahaa local campaigners kii.
      Maalinkii uu garoowe soo galayey anoo laangarusal ku adegayaa bay ii shidnayd marna waxaan dulmeel ku samaynayey banaanka garoowe oo dadweynuhu ku sugayeen marna waxaan tagyey anigoo 5 wiil wata kalabayr marna gurigaan ku soo labanyey anoo eegaya meesha martida bal in wax ka Khalid an yihiin
      Hade ogow gabar yar baan ahaa maanta waxaas kuma dhaco
      Isagoo 2023 tartan ku jiraa waxba ka gaysan wayey.
      Anyway wagaas puntland dal madaxbana haday noqotana awoodeeda waa lahayd.
      Hada xasuus baan heestaan ku dhagaystay waxaan helay sawiro habeenkii abwaanka la I barayey lakin kala lunay kadib markuu noqday G. Parlamanka aniguna aan ka tagay wadanka wakhti hore

    • @abdihakiimsaed6834
      @abdihakiimsaed6834 หลายเดือนก่อน

      ​@@cakoodhanaf5166 Walahi waa xasuus baaye, Dr.Gaas waa dhaqaale yahan aqoon badan u leh.

  • @hoodohilaal5445
    @hoodohilaal5445 5 ปีที่แล้ว +106

    Inta Manta Marku Abwaanku Qabtay Kursiga Gudomiyaha So Boqatay Heestan Farta Taga 🤣🤣

  • @Kumaaqaan
    @Kumaaqaan 4 ปีที่แล้ว +20

    Puntland waata haagtay mashaa allah 🇸🇱🇸🇴

  • @SalmanAli-bi2hs
    @SalmanAli-bi2hs 9 ปีที่แล้ว +97

    Iam #somalilander guul baan urajaynayaa #puntlan

    • @susanpuntlander2817
      @susanpuntlander2817 8 ปีที่แล้ว +3

      Salman Ali mahadsanid walashay anaa sikabadan kuu tagera somli hormara waa wax lagu farxo ninkaan cuqdad qabin horay usocda somliland

    • @ismailhussein9348
      @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว

      Salman Ali thanks bro adna guul iyo gobonimo ku waara soomaliland 💝💯😂😍😍😍

    • @alaahblessyuor1242
      @alaahblessyuor1242 7 ปีที่แล้ว

      bw esalman adna ictiraaf balaran ban kuurajeen hhhhb sorry bwe wlhy ciyar igamaahn inolada lkn dhibka iga dayan an nacawda macan idinka qatee

    • @ahmedyare2940
      @ahmedyare2940 6 ปีที่แล้ว

      +Ismail Hussein kkkkkkkkkkkkkkk

    • @ahmedyare2940
      @ahmedyare2940 6 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkk

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 ปีที่แล้ว +28

    My lovely bloody puntland pple long life 🇸🇱❤️💯👈✊
    Frm Bosaso,Bari pl state of So🇸🇴👈

    • @abdifatahmoha425
      @abdifatahmoha425 ปีที่แล้ว

      Hooyada iyo somalia was xayawaan bosaaso puntland 🇸🇱❤️💪Weye somaliyadaad sheegeyso waxay

  • @fadximahamed3134
    @fadximahamed3134 9 ปีที่แล้ว +13

    manshaa aaallah buntland ilove buntland wan jecelahay Wa meshan ku dhadhsay illahow cadagad jabi amiiin amiin

  • @deeqadq
    @deeqadq 8 ปีที่แล้ว +55

    Wow! Aadbaan uga helay heesta, miraha, laxanka, ciyaarta iyo kuligeed. Love #Puntland noolada oo jira waligiinba, amiiin. Abwaanka qofkii yaqaana ha ilaa soo xiriiriyo, heesban u dirsan lahaaye :)

    • @samirasharif2450
      @samirasharif2450 7 ปีที่แล้ว

      nahla03pt

    • @SomaliPrince
      @SomaliPrince 6 ปีที่แล้ว

      d

    • @Mohamed.mj1808
      @Mohamed.mj1808 5 ปีที่แล้ว

      nahla03pt waa abwaan abdirashiid yusuf jibriil ninka gaaban ee timaha jilicsan ee suutka qaba

    • @abdi......399
      @abdi......399 4 ปีที่แล้ว +1

      War gadoomiyaha barlamaanka puntland weeye

    • @samatarciise1350
      @samatarciise1350 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa iga qoslisay camu

  • @OmarAli-vq1mk
    @OmarAli-vq1mk 6 ปีที่แล้ว +56

    heestan kama dalo 2019 inta dawnesa like taa saar

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah sanad guuro wacan shacab weynaha reer Puntland state Of Somalia.

  • @ciiltirahasanadka1008
    @ciiltirahasanadka1008 5 ปีที่แล้ว +10

    I am from galmudug guul ban idin rajeenayaa

  • @RashiidShaaluco
    @RashiidShaaluco ปีที่แล้ว +6

    Hees Qiimo badan oo weyee❤ hankiiisa ayuu ku cabiray Guddoomiye Abwaan

  • @Kaydsade
    @Kaydsade 5 หลายเดือนก่อน +2

    Puntlandernimadu waa shey ku dhex nool qaaluubteena. Puntland 4 ever.

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 2 ปีที่แล้ว +24

    Ninka hordhaha heesta erayada tirinaya maanta waa gudoomiyaha baarlamanka puntland legend soo samray❤😀

  • @fowsioabdiahmed8709
    @fowsioabdiahmed8709 4 ปีที่แล้ว +10

    Mudane gudoomiye c/rashiid guuley adaa puntland usoo halgamey dhanka fanka mantana masuul ayaa katahy 🇸🇱🇸🇱🇸🇴👍

  • @mohadeeq5582
    @mohadeeq5582 4 ปีที่แล้ว +13

    2020 ayaan daawanayaa heestaan kama Daalo wanba iska jeclahay puntlnd allow balaayada ka xijaab maxaan xiisay mi motherland😪

  • @Fardusahmed124
    @Fardusahmed124 ปีที่แล้ว +4

    Naaag darwiish oo qabyaalad u dhagysanaysa inaan ahy ma layga dareemaa

  • @thehalit7179
    @thehalit7179 5 หลายเดือนก่อน +1

    Augusto oo dhow yaa heestan uso daawasho tagay puntlandernimada ilahay kor haka yeelo❤🇸🇱

  • @YG.357
    @YG.357 4 ปีที่แล้ว +6

    Gudoomiye Abdirashid Yusuf Adoo Gudomiyaheena ayaan Hadana Jaaskaaga iyo Heesaha aad Curiso Daawada❤VIVA puntland❤❤

  • @japdoorganization922
    @japdoorganization922 ปีที่แล้ว +3

    Hobeeya dadkyga harti viva puntland

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 5 ปีที่แล้ว +6

    Cajiib maanta ayaan markale daawan heestaan ninkaas is ruxaya ee xamaasadayna oo loo doortay gudoomiyaha baarlamaanka puntland waa nin wersangali ah abwaan abbdirishiid yuusuf jabriil hambalyo heerka siyaasadeed ee aad gaartay 7sano ka dib .14.11.2019 maalin khamiis ah.

  • @sahrashinni4895
    @sahrashinni4895 ปีที่แล้ว +1

    Maanta wxy ku beganthy 25 may 2023 malin loo dareerayo doorashda xisbayada puntland.. codeyntii tan ka horey wxaa la qabtay 25 oct 2021..father of democracy sicid c.llahi deni baa na gaaarsiyey alle ka sokow...mahdsnid mdxweyne. Adigoo lagaa soo horjedo baad hddana no dadalysaa🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️🌎🇸🇱puntland for ever kor ahow I.a dhulkygiiyow❤️

  • @QGprincess
    @QGprincess 8 ปีที่แล้ว +25

    Noolow Puntland Noolow Allah haku daayo

    • @farhannuut4000
      @farhannuut4000 7 ปีที่แล้ว +1

      waaw waataa gobtii soomaaliyeed waa dad horumar gaaray puntland waxna qabsaday waana dad ilbax ah hore usocda reer puntland maasha alah

    • @JimcaleAwnuur
      @JimcaleAwnuur ปีที่แล้ว

      ​@@farhannuut4000😊

  • @bureeqoladen3493
    @bureeqoladen3493 8 ปีที่แล้ว +9

    Kkkkkkkkkkkk Mansha allah wu ika qosol siyey wilka ciyaraya puntland God bless

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees tii uu abwaan ku ku soo galay siyaasada uu cabdiwali gaas uu ugu abaal mariyay baarlamanka putland in uu Ka mid noqodo gudoomiye maanta

  • @Hanuuuniye4024
    @Hanuuuniye4024 ปีที่แล้ว +3

    3:00 Inta daawanaysa 2023 like

  • @maxamedtaabasho3608
    @maxamedtaabasho3608 2 ปีที่แล้ว +7

    Yaa DawaNya HeestaN NinkaN Oo gudomiyaHa BarLaNka Ah 2022 😂🇸🇱

  • @ahmetsalah689
    @ahmetsalah689 4 ปีที่แล้ว +11

    Inta soo booqatay heesta abwaanku markuu gudoomiyaa barlamanka noqday oo la yaabtay suu isu ruxaayo farta taaga😁😁😁😁

  • @Omar_shooli
    @Omar_shooli 5 หลายเดือนก่อน +3

    1 August 2024 ❤

  • @abaaysuleiman5424
    @abaaysuleiman5424 8 ปีที่แล้ว +3

    hadii madax Wayne hiile hadi madaxwayne hegan hogankeni horsedy puntland wata hagagte hobeya masha allah puntland ha jirto

  • @fatimaahmed8813
    @fatimaahmed8813 7 ปีที่แล้ว +28

    Viva Puntland the land of my forefathers

  • @HindihindiSimba-dx4hf
    @HindihindiSimba-dx4hf ปีที่แล้ว +1

    Cod Macanadina.(sweet voice, beautiful)..Long live PuNt..Am MJ,living alone in Canada

  • @shuaipjama2560
    @shuaipjama2560 6 ปีที่แล้ว +9

    aamino dhool qoftaa waa jirtaa wllhi war like isiiya intii raacsan😀😀

  • @mahamettabdiaziiz5108
    @mahamettabdiaziiz5108 4 ปีที่แล้ว +6

    Gudoomiyaha PaarLamanka PuntLand 🇸🇱 2020 Abwan Abdirashiid YuusuF
    Laaandhere wye warsangeli ah💪

    • @abwaanmaakhiri5880
      @abwaanmaakhiri5880 2 ปีที่แล้ว

      Heesta soo raadisay Abwaan ka dartii abti dhibbadnida🤣

  • @isxaaqmaryacade18
    @isxaaqmaryacade18 7 ปีที่แล้ว +50

    DisLekesrs Are From Cuqdad Land Iyo Galnus Iyo Alshabab Iwm
    PunTlander DhaLadaaN AhaY

    • @abshirdirir1437
      @abshirdirir1437 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkk galnus kaliya weye🥵😂

  • @somaligemer1233
    @somaligemer1233 ปีที่แล้ว +1

    30/Jan/2023 I.a mar un wuu noo soo laaaban Mr Gaas🥰🥰

  • @cabdalleyare8285
    @cabdalleyare8285 29 วันที่ผ่านมา

    Heestan waxaan soo booqday 29/ Nov/ 2024 habeen jimca soo galiyo in mudaana waa kasoo maqnaa dadkeygii iyo dalkeygii barwaaqada iyo nabada allaha noo siyaadiyo reer puntlandow iyo soomaali oo dhan ba

  • @aishacabdullahiali9424
    @aishacabdullahiali9424 6 ปีที่แล้ว +3

    manada dharka quduudka alla ya rahma way dhimatay marhore olz uso duceya clipkaan na kasara meesha mahadsanidin

  • @fardowsamohmed3388
    @fardowsamohmed3388 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne Gaas ila hada wa tageera nolow 🎉 2023

  • @anisonuur5690
    @anisonuur5690 ปีที่แล้ว +1

    2024 ayn daawanaya

  • @safiyogacaliye7723
    @safiyogacaliye7723 7 ปีที่แล้ว +11

    waaaaaw heees igaaa dheh iishiii kaaaaa naxadoy naxuuso naftadaaa waaaaa

    • @ismailhussein9348
      @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว +1

      Safiyo Gacaliye kkkkkkkk sax weeye baye
      💝😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedahmed-fs7op
    @mohamedahmed-fs7op 9 ปีที่แล้ว +5

    mnzh alaah alow ii dhowr dalkayga hooyo ilove buntlnd

  • @faromoha3101
    @faromoha3101 6 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaa Aad iskuruxayo makes me love the song..viva Puntland

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 ปีที่แล้ว +2

      Ninkaani waa abwaanka heesta sameeyeyc.
      2020 ayaa loo doortay gudoomiyahaxgolaha wakiilada dawlada puntland.ka dib markii la cayriyey dhoobo daareed

  • @kaahinmali0fficial358
    @kaahinmali0fficial358 ปีที่แล้ว +2

    Buntland hormarkeda meel fogba laga keenay

  • @mesut7699
    @mesut7699 5 ปีที่แล้ว +2

    Haatana Waa Guddomiyaha Baarlamanka puntland. Ha is Dhigan Maalmihii Qurxoonaa way soo socdaane🎄.

  • @anisaabdikadir4656
    @anisaabdikadir4656 6 ปีที่แล้ว +1

    daldhis allaw nokaa daa wan ku xiisnay aabo inshallah guul iyo gobonimo cadaw gaga u nolow😍😍😍😍😍

  • @saladismail7295
    @saladismail7295 9 ปีที่แล้ว +16

    anoo ah maxamuud salbeeban aad bn ugu faraxsanahay hormarka puntland lkn walalayaal puntland qabiil baa kataliya ee
    waxan rajayn tan xikta in leelkase ama cali saleebaan ama ama qabiil kle oo aan maxamuud saleeban ahayn in uu na ogaamiyo

    • @bahjaali9340
      @bahjaali9340 6 ปีที่แล้ว +2

      Anigo ku hadlaya afka maxamud saleeban Wllo puntulnd qof adag ba la raba maxamud saleban bana wadi karaa

    • @fudumoqaran9183
      @fudumoqaran9183 6 ปีที่แล้ว +1

      Salad Ismail taas lagma yaabo why markii maxamuud salebn nin aan ahyn uu inoo taliyo markaas ayaaa puntland u danbaysa

    • @fudumoqaran9183
      @fudumoqaran9183 6 ปีที่แล้ว +1

      Bahja Ali sax wrkaagu waa run baayo

    • @mohamedabdukadir3271
      @mohamedabdukadir3271 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fudumoqaran9183 waad riyoonayaas hadii aad mooday in maxamud salebaan xilka waligood haynayaan

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 2 ปีที่แล้ว +5

    2022 October daawanaa Puntland🇸🇱 guulayso❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @liibanosman1140
    @liibanosman1140 5 ปีที่แล้ว +12

    #Hanbalyo👏 gudoomiyha cusub ee baarlamaanka Puntland.2019

  • @shukriacm3922
    @shukriacm3922 8 ปีที่แล้ว +7

    Wow! War dadkaan caadi maahan xagee laga soo aruurshey! Ninka heesaya magaciisa yaa iisheega? Guuleyso Puntland insha Allaah iyo Somalia oo dhan.

    • @hanad6666
      @hanad6666 6 ปีที่แล้ว +1

      Shukri Mohamed
      Ali puntland 👈

    • @mustafebulshaale2648
      @mustafebulshaale2648 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa fanaan wayn wll Kastam baa la yiraadaa. Siciido oo dhimatay iyo aamina dhool. Iyo abwaan abdishiid jabri g Baarlamaka Puntland.

  • @wararkamaanta6429
    @wararkamaanta6429 5 ปีที่แล้ว +4

    Gudoomiyaha cusub ee barlamaanka puntland hambalyo ayaan leenahay abwaane

  • @aliyomaxamud6047
    @aliyomaxamud6047 3 ปีที่แล้ว +5

    buntiland guul iyo gobanimo 💚💚💚

  • @natazhamanga633
    @natazhamanga633 ปีที่แล้ว

    Jah heestan ano ciyaal ah dhagysan jiry wan jeclaaa wllhi miss u mudane Ali gas

  • @najahmohamedmuuse
    @najahmohamedmuuse ปีที่แล้ว

    23/12/2023 mnta oo aan so dhawenayo ayatulah C/wali ali gaas welcome back❤❤

  • @farhankabyar4405
    @farhankabyar4405 ปีที่แล้ว +4

    PUNTALND WAATAA HAGAAGTAYR HOBEYA❤️🇸🇱

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 7 ปีที่แล้ว +15

    puntland wata hagagtee hobeya😍😍😍

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 8 ปีที่แล้ว +14

    Viva puntland I love my land
    .

  • @yalmaasantonio8742
    @yalmaasantonio8742 ปีที่แล้ว +1

    intii 2023 dawaneysa love sara😊

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +2

    ALLOW DHOWR DHUL UDUG OR PUNTLAND OR LAND OF PUNT. GUUL IYO GOBANNIMO VIVA DADKAYGA 🥰🙏❤❤💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @abdihalimosman7165
    @abdihalimosman7165 6 ปีที่แล้ว +6

    I aM puntlander 💋❤Dadkygiii nlda

  • @mubaraksalah876
    @mubaraksalah876 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah Guul Reer Puntland- especially MJ Supremacy.

  • @ahmedxoolo2972
    @ahmedxoolo2972 3 ปีที่แล้ว +4

    Puntland my home sweet ❤✊👊

  • @wariyegaryaqaan4070
    @wariyegaryaqaan4070 8 ปีที่แล้ว +7

    waaaa heees Qiimo Leh oo Nuxur ku dhisan

  • @AhmedMAbdi-bw2vq
    @AhmedMAbdi-bw2vq 5 ปีที่แล้ว +5

    Gudomiye Loo baahna, Welcome Abwaane🤩💯👊

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha, allaah Alle hanoo xafidoh Me From Hargaysah
    Lkn ASAL MAJEERTEEN ah

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 4 ปีที่แล้ว

      asal majertena mwxd ka wada mj iyo isaq izka dhala mia tahy bowe

    • @tuugajabsadayoutubka6180
      @tuugajabsadayoutubka6180 4 ปีที่แล้ว

      @@naygajr3122
      Hhhhh
      Haaa Hooyaday baa Isaaq ah Aniguna MJ baan ahay oo HARGAYSA iyo Abtiyaashay baan joogaa Baaye

  • @leyla7108
    @leyla7108 8 ปีที่แล้ว +48

    viva puntland. love my people 😍😘

  • @iiddalmar4319
    @iiddalmar4319 4 ปีที่แล้ว +3

    Ex primenister of somalia
    Ex president of puntiland
    Prof: Abdiwali gaas
    Masuul latabay
    Daldhis
    Inkastoo dad dhis noo joogo MR deni

  • @fartuunhusen7643
    @fartuunhusen7643 ปีที่แล้ว +2

    Heesta 100 jeer ku ceshadey waa kaheley💔💔❤❤❤💙💙💙❤❤❤💙

  • @nazriin9244
    @nazriin9244 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul Puntland 🇸🇱🦾🦁

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 4 ปีที่แล้ว +2

    Maalin xasus mudan 2021 9 jan hambalyo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤

  • @abdirahman1799
    @abdirahman1799 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 yaa usoo xiisay abe daldhis gaas madax waynaHa Somalia 2021 ✊🥰

  • @yahyahaamid8884
    @yahyahaamid8884 3 ปีที่แล้ว +2

    February 2021 Hadaa daawanayso like ta ha ila dhaafin 😍😍😍😍
    From Qardho
    Abwaan Cabdirashiid Nooloow Gudoomiye 🔥🔥

  • @hafsoabdulkadir608
    @hafsoabdulkadir608 ปีที่แล้ว +1

    qof aan puntland kasoo jeefin baa ciil qaba

  • @asmoamoore173
    @asmoamoore173 9 ปีที่แล้ว +11

    maasha alaah buntland ilahow Isku daa Wadad israacsan il.iyo cawrala waaw inaba caadi maha buntland

  • @nuraali8671
    @nuraali8671 3 ปีที่แล้ว +2

    Nice work still watching it 😺

  • @NasteexaIraad
    @NasteexaIraad 7 หลายเดือนก่อน

    2024/5/22 baan dawanaya hees aan aad ujeclahy puntland waata hagaagte hobeya ❤🇸🇱

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    WmAxmed Cilmi cismaan Garaash

  • @kaysa5097
    @kaysa5097 8 ปีที่แล้ว +10

    Waa hees fiican

  • @shiineabdirashiid3717
    @shiineabdirashiid3717 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan saa isu ruxaya
    Hadeer waa gudoomiye barlamaanka buntlnad
    Subxaanalaah

  • @Nuurgamadiid
    @Nuurgamadiid 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkii la iga beeray putland🇸🇱

  • @muhammadsiyaad9670
    @muhammadsiyaad9670 8 ปีที่แล้ว +5

    Maanshaa allaaaaaaaah walee fanadaan Waa asal be Xagay joogta waanba jokari lahaa wlee

  • @zumaiyacabdikadir9093
    @zumaiyacabdikadir9093 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadkeyga nasapo putland umac viva Somalia hanoolaato😘😘😘😘

  • @qalidumar829
    @qalidumar829 7 ปีที่แล้ว +6

    guuuul puntlnd❤😍💋

  • @rahmoabdirashid8970
    @rahmoabdirashid8970 5 ปีที่แล้ว +5

    Still watching 📺

  • @queenayaanita
    @queenayaanita 10 หลายเดือนก่อน

    Inta 2024 dawanaysa wa idin salamaya ✌🇸🇱❤

  • @samsamabdulahi740
    @samsamabdulahi740 6 ปีที่แล้ว +1

    puntland horumar insha alah guul guul

  • @cioffisgroup8710
    @cioffisgroup8710 ปีที่แล้ว +1

    Thank God ,am Mj❤.Ssdf

  • @fardosamohamed8774
    @fardosamohamed8774 9 ปีที่แล้ว +11

    I like this song

  • @ubaxiinacali6517
    @ubaxiinacali6517 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuuna xariiso aamina dhoolna caafi wadaninimadeedan kuxasuusanayna

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 6 ปีที่แล้ว +4

    2018 si mug wayn uciida❤❤😘😘😘

  • @Sudaanireacts122
    @Sudaanireacts122 7 ปีที่แล้ว +2

    Was hers San caadi ahayn buy cabdiwali Ku dhacayday we haka soobaxo was jibkbka saaran

  • @a.a1412
    @a.a1412 5 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah hadda baarlamaan baad noqotay hamblyo

  • @lakimoha2827
    @lakimoha2827 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan anaaba xamaasadu iqaadaa gudoomiyaha baarlamaanka garaad hadaad dib udaawatid like dhac igu sii

  • @caashoaxmed4932
    @caashoaxmed4932 ปีที่แล้ว

    Puntland 🇺🇿 ilahow 🙏🏻. Halkay hiigsanayso rumeee 👑🙏🏻