Dawo garaad Jamac Amray in latoogto qof walba oo/qarax hada ka dhacay xamar khasaro dhimasho..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Garadku waa saxsanyahay. SSCK Waa muqadis aan ka noqosho lahayn hadlna la gelin karayn
    Ninki meel kale wax ka raba Waa xor ha na dhaafo

  • @Umo580
    @Umo580 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO ❤

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maashallah GUUUUUL KHAATUMO VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inaa lilahi wa inaa ileyhi Raajacuun, Allaha u naxariisto Intii dhimatay Inta dhaawaca ahna Allaha caafiyo. Waxaa lagu tala galay in Somalia la dabarjaro.Kuwa badan Qarax baa lagu dhameeyey, Kuwa kalana Dhexdooda ayaa Dagaal laga oogay. Allaha Wayn ha na badbaadiyo.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 44 นาทีที่ผ่านมา

    Waa sax in garaad jaamac
    Suu usheegey weeye weli shilimaa
    Larabaa in qaar lasoosiiyo
    Si loo khalkhal geliyo
    Maya mardanbe meelkale loogatalin maayo
    SSCKHAATUMO MAASHA ALLLAAH
    Waa iskufilan yihiin munaafiiinta
    Horgalka shacabaka laga adeejin
    Oo dhulka kujiida
    Yaan la arkin tuugada qabta

  • @lionlibaax1032
    @lionlibaax1032 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ guud job garaad mideeye

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow xaqah Adaa u hiiliya yaraball çaallamiin

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUL IYO GOBANIMO #SSC_KHATUMA STATE OF SOMALIA 🎉❤

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkani waa War hore oo la soo jarjaray,
    Ma aha imminka

  • @Xxxthatbacon
    @Xxxthatbacon 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ssc kh guul❤

  • @AhmedYusuf-q7q
    @AhmedYusuf-q7q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa sax garaad

  • @mowlidhaji8666
    @mowlidhaji8666 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cagdheer ba katahay adika mee tolkaa

    • @Xxxthatbacon
      @Xxxthatbacon 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cagdheer iyo dhulbahate wa walalo xasidyoho

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    garad jamac garad ismail hadalka kugu malnay runta ayu ka hadlay mesha lagu argo hala dilo horgalada u shaqayan iidor dabacayun argixso snm shbb dacish