CASARIYE MACAAN BADAN 👌DADKA IGU MASHQULSAN AMAN ISIIYA ✨️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 70

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 21 วันที่ผ่านมา +9

    Abaayo qamar quraan aqriso dadka wax iskuma quuran alle ha ku xafido adiyo familkaga qalbi ficana aa ledahey ❤❤❤❤

    • @Arfi-s5f
      @Arfi-s5f 21 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah Abayo qamar

  • @inacabdi-dp5yq
    @inacabdi-dp5yq 16 วันที่ผ่านมา +2

    Wowo M.allha ❤❤

  • @NaciimoCarii
    @NaciimoCarii 21 วันที่ผ่านมา +3

    Alllah ku xifdiyo adi iyo familkaga cadawgana allah ka qabto amusnantana washaraf waxatahay dhal culumo sabar sabarkana waqararyahay lakin ajirka kaga fican

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 21 วันที่ผ่านมา +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi war bini adan wax maka dhibayo ee adiga ka magac wen illahey idankiisa guuleyso weliga macanto illahey idankiisa

  • @Fatmanuur643
    @Fatmanuur643 19 วันที่ผ่านมา +2

    Qamar lula ❤ qof aa Allah dartiis ujeclahay thy wixi kugu maqan shartooda Allah kaa qabto

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 18 วันที่ผ่านมา +2

    Qamar dar ilaahy Ayaan U jeclaa intaan Aqaanayba Qof qalbi fiican weeye Qamar. Walaashay Biliaadanka qaar Cidna madaayaan ilaa Culimada waa fakan wayday. Marka iska sabar hana U jawaabin Awalba qof Xisood badan Oo wanaag bada Bulshadaadana U faa,iidayso.

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 20 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah ❤❤❤

  • @AminaOsman-b5k
    @AminaOsman-b5k 20 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaaahy haku barakeeyo wllo qiimo badan shrf badan marwo qaaliya keep going ilaahy haku baara keeyo kuwa kugu mashquulsan ha ujoojin walaaal ❤❤❤❤❤

  • @sofiibrahim77
    @sofiibrahim77 20 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyo waad mahadsan tahay waana ku duceyay horay usoco

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 21 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo waligey ma arkin adigoo dad haysato waxaana ahay qofta markasto ku daawato cadowga allah hakaa qabto xaajigaagana wanaajiso asigaaba ogee inaadan aheen qof xun xurmad badaney allah haku sharfo❤

  • @JawahiranshurOdowa
    @JawahiranshurOdowa 20 วันที่ผ่านมา +1

    Qamar Masha Allah dadka Haa uu jawaabin Waa xasid alle ku daa xolahaga adiga iska Leah qamar luul love you xabibti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 21 วันที่ผ่านมา +5

    Mashlah yasalaam

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 20 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah abayo alle talasaro wax maka halabayo bi idni llaah🤲

  • @ibarahimjeylani5564
    @ibarahimjeylani5564 20 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allha

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 20 วันที่ผ่านมา

    Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidakum.
    Maantaan isku dayey good 👍 mahadsanid Qaali Shukran Jazaakallaah kheyran.
    Intii xun xijaabo mastuuran.
    Sabar sabar aqriso Athkaartaada. qof karti leh lama jeclo walaal ee Allaah ku xamdi Allaah Yaxfidakum aamiin aamiin yaa Allaah

  • @umumuminchannel7460
    @umumuminchannel7460 20 วันที่ผ่านมา

    Wcs masha Allah keep it up sis

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 20 วันที่ผ่านมา +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن بالعافيه عليكم❤😊

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 21 วันที่ผ่านมา +3

    Wlh warun dad aan waxba mesha ku hen baa 1m garay Adana kamuda roodi sida lo sameyo adi lee ka bartay iyo qarkalo badan

  • @yahyaomar7956
    @yahyaomar7956 20 วันที่ผ่านมา

    Masha allah alle huku barakeyo adiga iyo family gaga farxad ku nolow nolosho kuma ciiisho abayo cadawka alle haka qabto ❤❤❤❤

  • @-taibatmuna
    @-taibatmuna 20 วันที่ผ่านมา +1

    mashallah tabarakallah casiriyo kalakacan bìl cafiiya xabibit ❤❤❤

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 20 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 20 วันที่ผ่านมา +1

    Asc abaayo xaasid ka yuusan ka guuleysan adkaar ta aqriso sabarka badi xaajigagana sifiican oo cadow jabis ah ula dhaqan reerkaga adkeeyso wa walasha oo muslimad ah

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 21 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @SWIFTZFN
    @SWIFTZFN 21 วันที่ผ่านมา +2

    ASC abaayo Qamar Lula ❤️ dadka ku mashqula Qamar magartin intan xuun inta fican ka badan we love you sister 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fahmoxaji6853
    @fahmoxaji6853 21 วันที่ผ่านมา +1

    qamar aamusnaan ku dil naag nool inaad tahaa dhibeeyso aqyaar aad tahay run uso gudbiso wexeey taqan aniga cuntada si fiican u aqaan adiga maasha alah sidaa wax uso gudbiso waa la yaabay maasha alah dadka waxan dhahaa qamar binti amiir aa sax u sameyso ka fiirso aniga macalin ma noqo karo gabadhaas aa si aniga u aqaan uso gudbiso aan dhahaa horey usoco

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 20 วันที่ผ่านมา

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 20 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah ❤

  • @theboss3262
    @theboss3262 21 วันที่ผ่านมา +1

    Taslam ideek horay u soco dheg jalaq ha u siin war wax ma kaa qaadaayaan allaah yaxfadakum intii wa ahlaki

  • @malaykamohamed5358
    @malaykamohamed5358 20 วันที่ผ่านมา +1

    Ibnu adam lagama amanhelo hada hadasho io hadi amustidba ha ujojinin waxas waa xasidiin wlhi shashadanle kugu arkey wana iskajeclahay rer ilaa io intan dhisnaa qofki iskudayo wlhi asigale dalayo qali

  • @SahraKhadar-c2q
    @SahraKhadar-c2q 21 วันที่ผ่านมา +2

    الله يحفظكم يارب

  • @SahraAli-m8b
    @SahraAli-m8b 21 วันที่ผ่านมา +1

    Gabartaan.kor.ha.loo.qaado.wax.fiicaney.soo.galisaahe.guulayso.xabiibte

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 20 วันที่ผ่านมา

    Qamar binta amir allah ku xafido wax dhib allah kuma tuso

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 20 วันที่ผ่านมา

    Abaayo cadawaga Allah naga qabto aamin yaa rab 😢❤❤

  • @user-mw8fo2vi8s
    @user-mw8fo2vi8s 18 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah xbbti sadax boqol maistahishida Qamar waa macalinkeen kor hallo qaado asaxaabeey 700 k halgarsiiyo

  • @sadiarashid7393
    @sadiarashid7393 21 วันที่ผ่านมา +1

    i love you Qamarey keep going my sister

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 20 วันที่ผ่านมา +1

    masha allaah❤❤

  • @ayuubjeylani8255
    @ayuubjeylani8255 21 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah qamar bint amiir 🥰🥰🥰😋😋😋

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 17 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashaye Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi hore usoco in sha Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @fifjgfvvfjfhfgg7869
    @fifjgfvvfjfhfgg7869 20 วันที่ผ่านมา

    Maasha alaah alaha hakuxafido khamarey

  • @farxiyotigow2372
    @farxiyotigow2372 21 วันที่ผ่านมา +1

    Asc maasha alaah abaayo gacantada ilaah haguu barageeyo cadowgaa cagta hoos ka sii soco ha ujoojin 👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caashojilacow5787
    @caashojilacow5787 21 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ka qabto wixii kugu maqan abaayo mcn farxaddana allaha ku siyadiyo insha allaah

  • @amiramaxamad5135
    @amiramaxamad5135 21 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤ Masha alah macanto alah ikaxafido walashey qaali love you ❤❤❤❤

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 20 วันที่ผ่านมา

    Masha allah ❤❤❤

  • @umradwan4080
    @umradwan4080 21 วันที่ผ่านมา +1

    mashalaah ❤

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv 21 วันที่ผ่านมา

    Abayo allaha ku sharfo xoogaaga allaha ku barakeeyo

  • @UjiYoga
    @UjiYoga 21 วันที่ผ่านมา +1

    Horey u soco habaryar mcn

  • @SaamiyoAhmed
    @SaamiyoAhmed 19 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @qurxi264
    @qurxi264 21 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh

  • @ambiyaabdullahi4959
    @ambiyaabdullahi4959 21 วันที่ผ่านมา +1

    Dhimalahan waxaas iska daaye reerkagaga dhaqo walshey dad warkiisa iska daa

  • @najmaali1123
    @najmaali1123 21 วันที่ผ่านมา

    Mash Allah

  • @amiramaxamad5135
    @amiramaxamad5135 21 วันที่ผ่านมา +3

    حسبي الله ونعم الوكيل intaas dheh marwalbo abaayo

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 21 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs war wab ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💯💯💯

  • @ambiyaabdullahi4959
    @ambiyaabdullahi4959 21 วันที่ผ่านมา

    Allha hakaahaayo macntoo

  • @SalmoAxmed-ot8cq
    @SalmoAxmed-ot8cq 21 วันที่ผ่านมา +1

    M.a❤❤😊

  • @AasiyoCumarYarow
    @AasiyoCumarYarow 20 วันที่ผ่านมา

    Plz dagalka gabdha halka dayo TH-cam kaliya waxa waya markan dawayo aan si qalbiyan aan oo ku duceyo waa boqor iska afa gaban m.a abyo horeya oo soco 🎉❤

  • @AishaAbukar-r3v
    @AishaAbukar-r3v 20 วันที่ผ่านมา

    Iska sabir abayo aduunyada way xumatay qofka aad wanajiso ayaa ku xumeenayo

  • @FaisoAxmed-zh9rw
    @FaisoAxmed-zh9rw 21 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo tiktok soo geli vedeowyo ❤

  • @CabdiReermagaal-wp6yv
    @CabdiReermagaal-wp6yv 20 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉

  • @fatimaomar165
    @fatimaomar165 21 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 21 วันที่ผ่านมา +1

    ABAAYO. HA. UBIXIN. DUMARKASN. NOLSDHA. DHIBEESO.
    OO ILASH. KABAQEENIN. HA UJAWAABIN
    YEY. KUDAN BAAJIN

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 20 วันที่ผ่านมา +1

    Ha ubixin abaayo dadka qaar xun baa jira illhy ha inaga hayo

  • @indharooninmohamed1296
    @indharooninmohamed1296 21 วันที่ผ่านมา +1

    Wa lahi been madad sheegin daka hadaa ixtoranto doqon eey ku modaayaan

  • @siradm
    @siradm 21 วันที่ผ่านมา +1

    Laakiin ogow dadka warka soo sheego, way badiyaan ama beeney sheegaan ama ayagaaba bilaabaayk, Qamartii saan waaye, haa marki loo dhahana way soo ordayaan. Yaan dadka islaameed lagugu dirin, qofki war soo sheegaayo qayr maqabo. Ka acuudubillaahso, caadi waaye waa dareemi karaa

  • @hafsoisman1847
    @hafsoisman1847 20 วันที่ผ่านมา

    Nacabka darbiyada ha jiiro waba ha ujawabin xasidinta

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 20 วันที่ผ่านมา

    Qamar ka aamus ,Ajarkaaga yey kaa qaadanin , Shar oo dhan Alle hakaa qabto.

  • @ima6291
    @ima6291 20 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa ku dulmiyay qamarey dad wax Ma isku quran dadka

  • @Abdullahi3232
    @Abdullahi3232 20 วันที่ผ่านมา

    Qamareey heee maxa ladhahay xanta nagu kala goaysay nosheeg maxa ladhahay 😂😂😂😂😂❤❤🎉

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 20 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤