Millions time hadaan dhageysto ma laga dhergaayo asaraarta jaceylka iyo kala saarka jaceylka riwaayadihii ugu horeeyay ee lagu baabi'iyo axmed naaji soo saaristii iikar sheekh cali Aun C'era Una Volta soomaaliya Mahadsanid qaraare
23:00 waaye, waa soo noqdi qaraare jaceelkii hore macnahiis dhageeso - waaweenka aa leesku tuurooyaa. wax alifoow ma jiro hadda. Iftin Band ii Killer AUN & Maryan Nasir
Millions time hadaan dhageysto ma laga dhergaayo asaraarta jaceylka iyo kala saarka jaceylka riwaayadihii ugu horeeyay ee lagu baabi'iyo axmed naaji soo saaristii iikar sheekh cali Aun
C'era Una Volta soomaaliya
Mahadsanid qaraare
Intaan galabtii SYL banooni ku soo cayaarey habeenkiina aan Asraarta jaceylka Tiyaatarkii Qaranka ku fiirsadey..
Nabadda macaanaa.
Xusuus wanaagsan. Haddaad bilyeeti heshay Adaa nasiib badnaa.
Classic Iftin Band ahaa shan cawo isku xigto aa la fiirsadi, xasuus waaye muusiga iftin maleh maseelkiis (exceptional) baaquli yaalka hadda yeeraayo ma jirin waqtigaan. iska baashaal abaa. salaane waa kuu soo tuuri.
Waayo wayo master qaraare mahad sanid
Bella canzone. Grazie Cbdirashiid
Shukran Reer Xamar, Bililiqo waa dhacdee Dulqaad kistoo Meeshii aadno waa la imaaha Wllhi Bilahi
Alle haku naxristo axmadey killer
Eesh calaa hees thanks qaraare
23:00 waaye, waa soo noqdi qaraare jaceelkii hore macnahiis dhageeso - waaweenka aa leesku tuurooyaa. wax alifoow ma jiro hadda. Iftin Band ii Killer AUN & Maryan Nasir
Thank u. I love u Dr. Qarare
Ilaahey ha u naxariisto killer
Heestaan ilin ayey iga keentey Xamareey aan xasuustey
الله يرحمك ويغفر ويسكنك فسيح جناته يا احمد شريف...waayo Waayo
hees sharax thanks
Waaw axmed sharif kilar iyo maryan naasir. Mashaa alaah
Wlhiy 2 saac subaxnimo
Ayaan saf ugaley tikrka
Hadaan xasuusto aad baan
Umurugoodaa nabdaan heesanay
Subixii gooso tigirkaaga fiidkii aad 6 habeenimo ayaa soobexe
Adoo inaba cabsiqabin wlhiy
Aniga iyo asaxaabteeyda lm sorry
Banaadir
😭Sorry
Cabdi abukey mahadaay
kiler and luul jeylani 143
🎤👑👑👑👑👑👈👌👌👌👌👌👌
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 banadir 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
Ich danke dir Bruder qaraare
Qaraare qof jiro aa thy waaw
thanks qaraare
Sidii canbartii ahaane
carfoon badan caasha luula
camalkaagaa ideeqee
Cishqigaaga ihaayee
Sxb #qaraare kun iyo kow jeer mahadsanid sida aad nooga haqabtirtay heesaha banaadiriga
Osman Gelle heesta oo dhan lyrics inte ka hela?
Ceyn lagu caafimaada tahay cida leyga soo canaade waankuu soo cidloodey
10:38 12-06-2020 hees xasuus 🎤
Old is gold
Isiiiiiiii
Waw mahadzanid
Thanks aad aad
2025🎉😂😂
Allah yarahma legend
ASARAARTII JACEYLKA waa riwaaysdii qaaliya aniga ahaan
Tankis
👍👍👍🌟🌟🌟🌟
Wll heesti ahead hadan qaldaneen xagagii soo da daa xareediisa la dhansadaa so gili plz
❤❤❤
Asc sxb waxaaan ku weydiinaaa heesaha axmed shariif kaliya miyaa heysaa banaadiri ahaan hadaad heyso heesaha shimaali axmed shimaali albumka xamar maxaa looxumeynaa nala wadaaag
Mahadsanidiin. 😍
Wow
Wanka xumahay xamar cadey ya xalmarinayo
Qaraare waxan garan waayay abwaanka heesahan oo dhan sameeyay waxa aad u xaqireyso hada fahmay Awes cabdi (kaafiri) aad ka dhalatay
❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🍇🍇🍇🍇🍇
Sxb qaraare waxaan kaacodsanayaa riwaayadii shamaala oo uu lahaa abwaan axmedey cabdi gaashaan oo dhameystira (0615872162) nambarkaa iigu soo dir walaal qaali thanks