Insha allah khilafada wey soo noqonee lkn marka hore wadamda musliminta waa in la hormiriyaa aqoon ahan iyo dhaqaale ahaan iyo ciidan ahaan kidibna ay midoobaan oo sameestan sida midowga yurub ama nato❤
SULDAAN CABDIXAMIID ALLOW KU NAXARIISO WLH NINKAASO.KALE UNBAA ISLAAMKA KU FCN LKN UMA MALEYNAAYO INU JIRO AMA MARDHOW SO BIXI DOONO WAYO ISLAAMKA NIN DAMIIR LEH BA MA DHALAN HAAYO
Shikh mustafe alle habarakeyo runti waxan lacajabay qabka tarikhda ukobay dadka nocana kale ah somali waku yaryihin
M/Allah, Sh. Musdhafa, Alla yaxfidak , waa dersi muhim ah tariikhda Quddus, runti qaabkaad uddiyaarisey waan ubboggey " waxa tahay Mucalim qaab diyaarintiisa runti sareyso , jazaaka Llahu kheyran wa caafiya. Asc. Meggin Allih.
Waa ayaan darro in sheekh Mustafa muxaadarada uu halal macnadarro ah ka dhinac socdo سبحان الله
Muxu yahay hadalka micna darada ah o dhinac socdo anagaba wan dhageysan heynaa wax micna darana kuma arki heyneee
M.A Allaah xifdiyo
Mash allh
❤❤🤲💚😢
❤❤❤❤❤❤
Insha allah khilafada wey soo noqonee lkn marka hore wadamda musliminta waa in la hormiriyaa aqoon ahan iyo dhaqaale ahaan iyo ciidan ahaan kidibna ay midoobaan oo sameestan sida midowga yurub ama nato❤
Kuwa buqayo wa caruurta iyo dumarka wax mamulo halo radiyo inta an muxadaro la so jedin sidan si mahin shikha hala isxtiraamo 😢
Haaa
SULDAAN CABDIXAMIID ALLOW KU NAXARIISO WLH NINKAASO.KALE UNBAA ISLAAMKA KU FCN LKN UMA MALEYNAAYO INU JIRO AMA MARDHOW SO BIXI DOONO WAYO ISLAAMKA NIN DAMIIR LEH BA MA DHALAN HAAYO
Afkaaga caano lagu qabay shiikh Mustafa
Q2 aad aaway marka 1-3 aad lee soo dhigteeni
🥹🩵🫀🫂♥️
Qeybta labaad meedey wll
Way ku jrtaa ku qor qaybtii koowaad falastiin ama qudus
Haa sax
1924, 3 march... dowldi islmku dhacdeY 😢
Culimada soomaliyada waqooyi waajib diimeed iyo mid wadaniyadeedba wax kasaaraan inay dallka kusoo noqdaa dhexdhexaadiyana bulshada colaada la isugeliyay
Falastiin sida yuhuud u qabsatay ayaa itoobiyana somalia u qabsan doontaa.
Sh.mustafe ALLAH habarakeeyo waxa fiicnayd sh.mustafe haddii ay usuurtogalayso in uu buug afsomali ah ka qoro taariikhda Palestine ee uu kawaramayyo
Horta waxa laga hadlaayo mafahansantah
Adiga miyaa ubaahan in lagu fahansiiyo mise sheekhaad sheegeysa
Waxaa laga hadlaya sida ay u fashilmeen siyasyinti muslminta oo lo jabay
Hhhhh dad waawayn oo amusa laga kari la yahay cajiib
Waar dadkani maxay ahaayeen sidan uqaylinaya