SIR LAGA HELAY 'SUCUUDIGA' | WADA XAAJOODKA | SHURUUDAHA XAMAS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • XAMAS OO SHURUUDA ADAG HOR DHIGTAY MARAYKANKA | ISRAEL | WADA XAAJOODA OO WAX WAYN INAY KASOO BAXAAN AAN LA FILAYN, WAA MAXAY SABABTU • SIR LAGA HELAY 'SUCUUD...
    Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
    One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
    With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

ความคิดเห็น • 39

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 27 วันที่ผ่านมา +10

    آللهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸🤲

  • @qaroofow
    @qaroofow 27 วันที่ผ่านมา +7

    Inay mareykanka iyo reer galbeedka xabadka u garaacdaan Israa'iil Falastiina indhaha laga daawado ayaa ah ayaan daro iyo fadeexad hasysata madaxda muslimiinta laakin gargaarka Alle ma dheera

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 27 วันที่ผ่านมา +2

    Falastiin alley leeyihiin ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin ee xasuuqa ku socdo aamiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin Allah ha ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 27 วันที่ผ่านมา +5

    Subax wanaagsan A.hafid

  • @UpdallaAlfa
    @UpdallaAlfa 26 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g 27 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين حلى اليهود الظالمين،ءامين

  • @craxmaancaydiid8612
    @craxmaancaydiid8612 27 วันที่ผ่านมา +2

    Gaal iyo iraan hoosta ayey iska ogyihiin

  • @shiinem1499
    @shiinem1499 27 วันที่ผ่านมา

    Xar

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 27 วันที่ผ่านมา +4

    Madaxda carbeed ilaaheey idin ciqaab waayo waa munaafaqeen ushaqeeya yuhuud iyo mareykan ree palestine iyagaa gacmaha kaxiray waana camiiliin

  • @qaroofow
    @qaroofow 27 วันที่ผ่านมา +3

    Aniga horeyba waxba kama sugeynin Iiraan. Teeda kale wadahadalka la sheegayo waa lug gooyo iyo marin habaabin. Waxaanse la yaabanahay inay madaxda gobalka gaar ahaan dhexdhexaadiyayaasha la fahmi la'yihin ujeeddada Netanyaahuuu

  • @DhabarFiiro-k4f
    @DhabarFiiro-k4f 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mise wad cabsanaysaa

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 27 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤ ASC Wrx Wbr wll Cabdi Xaafid iyo inta lasocoto saakay❤❤❤❤❤

  • @Jameeco
    @Jameeco 27 วันที่ผ่านมา

    Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 27 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wr wb

  • @AliMire-hj6iy
    @AliMire-hj6iy 27 วันที่ผ่านมา

    Asc. Adeer ha oran khadar ee waxaad tiraahdaa qadhar.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 26 วันที่ผ่านมา

    MA IRAN AYUU KU DIRAYA MAREIKAAN OO U LEYAHAY IRAN AYAA IDILEYSA.WLHI WAA WARKALEE.

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 27 วันที่ผ่านมา +1

    War waxaas waa sheego iska da kan daalinkan Saudia. Xukuma iyo xasan sheakh si qarsoodi ah ayey ku tageen
    Kuwa shaydaan ka caabuda ayaa kala xiriirinayaa😅😮

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 27 วันที่ผ่านมา +1

    MBS wuxu ogyahay inuu khalad weyn ku jiro

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 27 วันที่ผ่านมา

    Hadeeyba qalbiyida Simalida hanatey ma ayadaaba xayeysiin u bahan maxaad u xayeysiinee

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 27 วันที่ผ่านมา

    C/xafid iran inay weerar ku qaado ha sugin waa ruwaayad ay metelayaan ,israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo iran ,waa sugaynaa baq baqda iran

  • @adenismacil6351
    @adenismacil6351 27 วันที่ผ่านมา

    Sucuudiga iyo imaraadku waa waa saaxiibka Esraa,il iyo maraynkanka wax dan ahna kama laha shacabka reer falastiin

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 27 วันที่ผ่านมา

    Asww

  • @DhabarFiiro-k4f
    @DhabarFiiro-k4f 27 วันที่ผ่านมา

    Haddii kale kuma dhagaysanayno

  • @DhabarFiiro-k4f
    @DhabarFiiro-k4f 27 วันที่ผ่านมา

    Asc adiga laftigaaga ayaa khaldan hadhin kooxda ee waxadtidhahdaa dawlada falastiin war iskahay

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 27 วันที่ผ่านมา

    Halis iyo kurbo ilaheey haku rodo wa kii cqrur somali guryaha ku jabshay sagal saac habeenimo kidib soo tarxiilay iyagoo gajeysan qaar biya qabow lagu kicinayay somalida aad ayuu u bahdilay wllhi

  • @ruqiasalah5744
    @ruqiasalah5744 27 วันที่ผ่านมา

    Aniga waxa aan ogahay in mareykanka, but Israel iyo iranba in ay is ogyihiin loona Dan leeyahay Middle Eastern country and Muslim community in lagu xasuuqo, that’s why ay muslimiinta ay uga aamusan yahiin, xisbulsgeytaan iyo iran waa xasid neceb Sunni Muslim

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 27 วันที่ผ่านมา

    Maraykanka dagaalka isagaa wada waxba kama jiraan dhexdhaxadin maraykan

  • @nasrabashir3958
    @nasrabashir3958 27 วันที่ผ่านมา

    Shirka iyo waxa ay sheegayaan waa been bulshada caalamka baa lagu mashquulin maraykanku asagaaba dagaalka wada masar iyo qadar waxa uu kadhigtay maraykanku kubad uu ku ciyaarayo. Ilahay reer falistiin ha quweeyo hana xifdiyo.😢

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 27 วันที่ผ่านมา

    Yahuuda la hadli mayno

  • @Zara-s2h
    @Zara-s2h 27 วันที่ผ่านมา

    Iran madaxweynahoodii la dilayba umay aar gudinee ma ismail haniiyah ayay u aar gudaysaa!!? 🤔🤔 miyaan see laga korayn beenta yuhuuda iyo rer galbeedka. Wada hadalkana waa xiyaano rer Gaza lagu xasuuqaayo. Mashquulis 🤔🤔

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 27 วันที่ผ่านมา

    Ilahay aya dili doona madxda carabta, ma waxy u maleynayaan in mareykanku wadka ka celin doono, kkkk

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 27 วันที่ผ่านมา

    Israeli waiting president Trump period.

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 27 วันที่ผ่านมา

    Iran way qaadaysa dagaal
    Waji Gabax ku yahay dowlada ha suniga maxaa turkey ku jiro😅😮

  • @DhabarFiiro-k4f
    @DhabarFiiro-k4f 27 วันที่ผ่านมา

    Runtu waykaa fogtahay cabsibaa kugu jirta ????????????????????????????????????????????????????????

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g 27 วันที่ผ่านมา

    Sidee mareykan uga qeyb gali karaa wada xaajoodka isagoo dagaalka qeyb ka ah ? Soo uma eka,eelka kii dhigay u ergootooy!!!

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 27 วันที่ผ่านมา

    Imaaraatka waa munaafuq ugu wayn ee muslimiinta dhibaatada ku hayo,mohamed bin salman good game ayuu ciyaarayaa,idinkana dawlad falastiin ogolaada ,ana israel waan la heshiinaynaa ,waa arin fiican

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 27 วันที่ผ่านมา

    Maxamed bin salman ewelbo faaiido maleheen hadii ladilo balse Mamareykankaa malakamood kacelinkaro balse Ninkii dilgeeyto Al aaqiir dadlee dililaayo balse mahilmaansayahay Ninki Qunsulidada turkiga uuku dhex googooyey sidi Hilibki taas waakusugee dheh marey Nowotabo