WAXAN QABTAY MANTA IYO ROOTI AD U FUDUD BARO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @LulHassan-cm4kr
    @LulHassan-cm4kr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abaayo kareemaka sawer kiisa sefiina kor usoosar waan ubaahanahay

  • @Xakiimaxikma
    @Xakiimaxikma 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh wllaha ruuun iso booqda xbbyal

  • @ruunabdi9030
    @ruunabdi9030 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah abyo illahay xoga haku barakeeyo❤

  • @ShirhanHagi
    @ShirhanHagi 2 หลายเดือนก่อน

    BAKING POWDER XALWADD LAGUMA DARRO XBBTI😭😭❤️👍👍💯😅

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal creme aad sheegeyso waa kuwa leysku cadeeyo gandanii mana kuu fiicna

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @FatumaDj
    @FatumaDj 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 หลายเดือนก่อน

    Ruumeey walaal shaha iga sheekee shaha xageesa la igama maro shaah kuwaalanahay. Shaha Kenya 🇰🇪 bal isoo tus. Ma kii ku jiray aan Somalia ku isticmaali jirnaa. Oo yellow ga ahaabaa baakada yellow ga ah kujiray miyaa 🤔

  • @ubahsopral133
    @ubahsopral133 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤😊

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ruuneey Termuus nooc walbe anaa kuu soo dhiibi karo haddii aad joogto meel cargo leh

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaaah xabibti ❤❤

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo bekinka sede logu dara xalwada

  • @HindamohamedHindamohamed-zm7yg
    @HindamohamedHindamohamed-zm7yg 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallh

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 2 หลายเดือนก่อน

    Talent aan gurigiina aheyn somalida malahan miyaa, Talent kale sameysto aan candhadiina aheyn

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 หลายเดือนก่อน

    Ruumeey walaal shaha iga sheekee shaha xageesa la igama maro shaah kuwaalanahay. Shaha Kenya 🇰🇪 bal isoo tus. Ma kii ku jiray aan Somalia ku isticmaali jirnaa. Oo yellow ga ahaabaa baakada yellow ga ah kujiray miyaa 🤔