Nin adigoo ubaahan inuu ku garab istaago oo caruurta kula koriyo ku cidleyey oo ilmihiisa oo xanuusan dayacay ha ka maqnaadan ku oran lahaa. Waa qof bila naxariis iyo damir ah. Aabo xita laguma tilmami karo.
Wlhi wan qoslay wa sheko macaan xamaasad leh ugaaso si gooni ah ugusi macaan tabinteda hanaga harto kuwi oohinta iyo jileeca nagu wareeriyey even ilmaha wa activ
Masha'allah tabaarak Allah walaahi sheeko aad iyo aad u fiican ayey ugaaso no so gudbisay si macaan ayey ninkaas uga xaraabeysatay .
Thank you ugaaso.
Wuusoo wayp Arkey hakula haysto ilmihiisa lakiin ugaaso noomad sheegin naagtii aaweay
Masha Allah wa hooyo aqlibadan hadii naagkasta qaliga lahanlehed faraxyasha wakaguleysanlehen
Thank you abdiqadir iyo ugaaso 🙏😘❤️
❤❤❤❤❤ hooyo qali
Nin adigoo ubaahan inuu ku garab istaago oo caruurta kula koriyo ku cidleyey oo ilmihiisa oo xanuusan dayacay ha ka maqnaadan ku oran lahaa. Waa qof bila naxariis iyo damir ah.
Aabo xita laguma tilmami karo.
❤❤❤❤
Anaaa kula midda Ugaasooy majicli sanbacada jacaylka kudhacay 😂🤣🤣🤣😂🤣😂🤣😂
Soo celi walalo❤
Thanks ugaaso
Ugaaso big lo❤❤
Ha soocelin
❤
C/qadir. Iyo team adkaray😂. Aad. Baad uma hadaan tihiin. Aad baad. U caawisan. Habdhaha soomaaliyeed. Ee dhiban
Ha soo celin
Soo celi❤❤❤❤❤❤❤❤qaaali
🎉🎉🎉🎉🎉
Abdiqadir fahan mesha xuja iyo kala shaki aya taal wuna kusaxanyahay odeygu gabadhana wa fariid hadal waalid maqal ah ilaahow hablaha sida ino wada yeel
😢my wlhi....royalow aaba haniyey markd dhahday aabahy so xasuusty allah idaayo
Janiskeda maqasaarin
😅
Ninka sidan ku sameeyey gabadha ayad kanexeysay abdiqadir xoolihi laga qaaday
Ka dhabee fasakhaada markii ay u bahnaayeen buu ka cararay hada tuumbo uu nuugo ayuu rabaa.
Wlhi wan qoslay wa sheko macaan xamaasad leh ugaaso si gooni ah ugusi macaan tabinteda hanaga harto kuwi oohinta iyo jileeca nagu wareeriyey even ilmaha wa activ
Soceli
Soo celi haddi kale aniga I bar