Dardaaran ku saabsan dadka muslimiintaa Sh Xuseen Cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ค. 2024
  • 𝗙𝗔𝗗𝗟𝗔𝗡 𝗦𝗨𝗕𝗦𝗖𝗥𝗜𝗕𝗘 𝗦𝗔𝗔𝗥 𝗦𝗜 𝗔𝗬𝗡𝗨 𝗨 𝗚𝗔𝗔𝗗𝗛𝗢 𝟭𝟬𝟬 𝗞𝗨𝗡
    ┇►th-cam.com/channels/Bqg.html...
    MUXAADARO | SH.XUSEEN CALI | TUSAALOOYINKA QURAANKA
    • MUXAADARO CUSUB | QURA...
    MUXAADARO | SH.XUSEEN CALI | WAANO IYO WACDI
    • 𝐌𝐔𝐗𝐀𝐀𝐃𝐀𝐑𝐎 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁 | 𝐒𝐇.𝐗...
    MUXAADARO | SH.XUSEEN CALI | DIINTU WAA NASTEEXO
    • 𝗠𝗨𝗫𝗔𝗔𝗗𝗔𝗥𝗢 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕 | 𝗗𝗜𝗜𝗡...

ความคิดเห็น • 619

  • @AlXusayniIslamicStereo
    @AlXusayniIslamicStereo  3 ปีที่แล้ว +56

    FADLAN SUBSCRIBE SAAR HADAAD NAGU CUSUBTAY┇►th-cam.com/channels/Bqg.html...

    • @muniirqanciye6057
      @muniirqanciye6057 3 ปีที่แล้ว +7

      Mashaalah

    • @ladannuur7377
      @ladannuur7377 3 ปีที่แล้ว +3

      Ok

    • @muhiibjuusto8144
      @muhiibjuusto8144 3 ปีที่แล้ว +4

      @@ladannuur7377 a

    • @idilcali4484
      @idilcali4484 3 ปีที่แล้ว

      Sheekh cali xuseen illahyw janno ku abaal mari aamiin aamiin aamiin♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @habiboibrahim9547
      @habiboibrahim9547 3 ปีที่แล้ว

      @@muniirqanciye6057 iipipippp

  • @raaligaliyeofficial9299
    @raaligaliyeofficial9299 4 ปีที่แล้ว +26

    Maashaa'alaah alle dartiis ayaan kuujeclahay sheekh cali jabuuti alle hakubarakeeyo

  • @abwaanhirad2408
    @abwaanhirad2408 3 ปีที่แล้ว +4

    Jasaakumullahu khayraa ilaahay haku xifdiyo adiga iyo caruurtaada iyo xaaskaagaba xussen

  • @madanimoh3289
    @madanimoh3289 4 ปีที่แล้ว +9

    Wallahi sheekh xuseen cali jubtwaabi ilaahay darteedi Ayaan ku jecelahay Alle ha ku xafido inch.llah

  • @mustafrashid8335
    @mustafrashid8335 4 ปีที่แล้ว +31

    Mnsha Allh Shiikh Xuseen Cali ilhy Hka apaal Mariyo Xasanadka

    • @ss-ro5fg
      @ss-ro5fg 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin amiin😢😭😢😭🤔

    • @hasnaxarago8342
      @hasnaxarago8342 3 ปีที่แล้ว

      You

  • @hcaliyahassan9992
    @hcaliyahassan9992 4 ปีที่แล้ว +10

    Manasha allah illahy ajara iyo xasanaad hakaa siyo aamin yaarabi 🙏😭😭😭

  • @engbudliye6116
    @engbudliye6116 5 ปีที่แล้ว +16

    masha allah waxaan ahay qofki uGu horeeeyey
    allah ha xifdiyo sheikh xuseen cali waa caalim somaliyeed

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 3 ปีที่แล้ว +6

    Aamiin Aamiin Ya rabbi Rahman jissakallahu khayr Shiekh ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @haajirodagan6023
    @haajirodagan6023 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah sh xuseen ajar iyo xasanaad allaha ku siiyo

  • @suleymanhajigedi5448
    @suleymanhajigedi5448 4 ปีที่แล้ว +11

    Ma sha Allah may almighty Allah guide you Amiin

  • @xamdamaxamed1058
    @xamdamaxamed1058 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheekhena huseen ali alle ha ku xafido sheekh ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rubiconstar3135
    @rubiconstar3135 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ajar iyo axsanaad allaha kaasiiyo qeyrka aad nala wadagto sheikena Xusein
    Ilaahay dartiisa kuujecelnahay

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว +2

    Salalaahu Caleyhi Wasalam jisakallah khayr Sheekhow Alle haku dhowro aamiin yaarabi

  • @cabdisamadseenyaale7970
    @cabdisamadseenyaale7970 4 ปีที่แล้ว +24

    Illahay Cilmiga Hakuu Barakeeyo Shiikh Illahay Dartii Ayaan Kuu Jeclahay

  • @azbaandj8517
    @azbaandj8517 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh xusen calija jabuuti illaahaydarti ayaan ujeclaystay❤❤❤🥰

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiin YAA allaah ilaahay ha ku xafido

  • @yuusufmahamed1618
    @yuusufmahamed1618 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashalh shekh xusen Cali allé haku barkeyo anagana cilmaga ad no shegatay kuwa ku camal fala amiin

  • @ahmedzaki1418
    @ahmedzaki1418 5 ปีที่แล้ว +13

    ما شاء الله شيخ الإسلام جزاك الله خير الجزاء Allow ku barake Shek an aaad u jeclhy

  • @ciisecabi1978
    @ciisecabi1978 4 ปีที่แล้ว +5

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
    Masha Allah ilaah haku xafido
    Shiikh xuseen Ali

    • @ubahabdi453
      @ubahabdi453 3 ปีที่แล้ว

      Walalo Barakallah fiik waxan kugu caawin kara manta markad tidhahdid scw waxan maqlay oo weliba maxadaro ka maqlay kuuma jirto erayada aad soo koobayso marka adoo raliya walalo sallahu calayhi wa Salam caadi uqor please please jissakallahu khayr

  • @ayubfodey8639
    @ayubfodey8639 5 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh jazaka laahu qeyr aduun iyo aakhiro rabbi haku xifdiyo sheikhow ilaaahey dartii baan kuu jeclahay

  • @KingKaraama
    @KingKaraama 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahe Haku barakeyo❤ sheekh xuseen cali jabuuti ❤

  • @abdihanihashiabdilaahi
    @abdihanihashiabdilaahi 4 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allaah Ilaahay haynagu Anfaco Sheekhayga aduunyada khayr ku joog

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdullillah

  • @caydiidibrahim5636
    @caydiidibrahim5636 4 ปีที่แล้ว +13

    M.A ilhy culimad noodaa aamin raciya 🤲aaaim🤲

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahy haku ilaaliyo aduun iyo aakhiro runtii dar ilaahy ayan kujecelnahy inabadnoo musliminta ah ayana badeshay qulubtooda barakalah❣❣

  • @amaalcumarcolad5941
    @amaalcumarcolad5941 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi been maha dadku Aduunyo Ayey caydhsa nayan marka illahay khayrka hayna wafajiyo masha Allaha sheikh yadaa labadinaba waad cod macan tihiin masha Allaha ❤❣❤❤❤❤❤🌺

  • @c.fitaaxaxsan4690
    @c.fitaaxaxsan4690 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah sh.xusen cali ilaahay haku xifdiyo cadowga galada ilaahay ha jabiyo amiin

  • @CabdiWalicade-p9v
    @CabdiWalicade-p9v 5 วันที่ผ่านมา

    Masha alh Ala hakuxafido shiq xusen cali. Aqiro iyo aduun ba ajar iyo xasanad ha kusiyo amin amin

  • @rahmohasan4553
    @rahmohasan4553 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah Mahadsanid sheikh xusen ali

  • @mohamedmohamedxasanali7385
    @mohamedmohamedxasanali7385 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ilaahay ajar iyo xasanaad alaah kassiiyo anagana allaah nagu anfaco aamiin ammiin yaa rabi

  • @mihiimcabdi7996
    @mihiimcabdi7996 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah ilaahayoow qlli diinta noogusug Amiin

  • @khadarfuaadali5717
    @khadarfuaadali5717 3 ปีที่แล้ว +7

    Sh xusen cali jabutwi ilhay darti ayan kujeclahay

  • @xaajianelka415
    @xaajianelka415 5 ปีที่แล้ว +18

    Alle ha barakeeyo sh xuseen ali adiyo dhaman culimada islamka alle jannah fardusall aclaa ha isku keen tuso 🙏

  • @zaqaawi2297
    @zaqaawi2297 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a allah ku xafido sh.xuseen cali❤🌏💯

  • @awilfadheye3939
    @awilfadheye3939 4 ปีที่แล้ว +21

    Allah Dartiis aan uu Jeclhy Sheikh Xussen Allah kuu Barakeeyo

  • @Fmsalat
    @Fmsalat 4 ปีที่แล้ว +13

    Mansha,Allah Allah naxariistiisa ha inagu geeyo jannadiisa Amiiiin

    • @FatimaAbdinur-vn3sx
      @FatimaAbdinur-vn3sx 4 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashidadan5109
    @abdirashidadan5109 3 ปีที่แล้ว +3

    Jasaakaallahu khayr

  • @mawlidcabdilahi8670
    @mawlidcabdilahi8670 3 ปีที่แล้ว +3

    Illahay haku xafido sheekh xusen cali جزاك الله خيرا

  • @qaaliabdi2088
    @qaaliabdi2088 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah sheikh xuseen Ali ilahay haku barakeeyo

  • @bulshaawimedia631
    @bulshaawimedia631 4 ปีที่แล้ว +34

    masha allah sheikh hussein daacinimadaada alle hakuu aqbalo wlhi ilaah dartii ayaan kuu jeclahay

  • @mohamuuse9042
    @mohamuuse9042 4 ปีที่แล้ว +6

    shiekh xuseen cali jabuuti alle dartis ayaa ku jeclahay illahey ajar iyo xasanad laso koobi karin haga siiyo muxaradada

  • @ahmedyasinomar118
    @ahmedyasinomar118 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar ilaahay khayrkaas ha inagu sugo, Sh xuseen allah hakaa abaalmariyo

  • @maryanduale9556
    @maryanduale9556 4 ปีที่แล้ว +12

    Maanshalaah

  • @hadsanhusain8654
    @hadsanhusain8654 5 ปีที่แล้ว +21

    Maanshaa allaah ilaahay hanagu anfaco sheeqana ilaahay haka ajarsiiyo ilaahay umada ha u raajiyo si uu u xasuusiyo xaqiiqda

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 3 ปีที่แล้ว +7

    Ahyuul janah shekh Hussein Ali ilahay darti ban ku jeclahay muxadarada noso jedisay kuwi dagesto o ku camal fala allah hanaga Digo🤲

  • @aadamabdidhago4535
    @aadamabdidhago4535 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah mansha Allah illaahY waxaan kabaryA Yaya in wax khayrbadan shiikha ugu bedel anigu kii wax KU qaata ee habaryar illaahay KU anfaco igayeel

  • @fathiyayusuf9226
    @fathiyayusuf9226 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah this is wake up 🆙!😥

  • @maryanali6448
    @maryanali6448 4 ปีที่แล้ว +1

    M.A allaha hanuxafidho sheekhena an jecelnahay Amiin

  • @mohamedabdimohamedmohamed4063
    @mohamedabdimohamedmohamed4063 4 ปีที่แล้ว +22

    Sheikh Hussein Cali Allah ha xifdiyo Walaahi Allah dartiisa ayaan u jeclahay wacdigisa qalbiga ayuu ii dajiyaa

    • @ss-ro5fg
      @ss-ro5fg 4 ปีที่แล้ว +2

      Amiin amiin 😢😭

    • @nasromaxamuud5023
      @nasromaxamuud5023 4 ปีที่แล้ว

      Sidokle Alle haxfido sheqeena

    • @nasromaxamuud5023
      @nasromaxamuud5023 4 ปีที่แล้ว

      Alle hanagu anfaco muxaadi rada ficn wllyal Amiin dhahayaa

  • @suldaanilkacase5262
    @suldaanilkacase5262 5 ปีที่แล้ว +38

    Sh.xuseen ilaahay dartii ayaan kuu jecelaha
    Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo
    Anagana hanagu anfaco

  • @abdialihassanraabuush3998
    @abdialihassanraabuush3998 5 ปีที่แล้ว +8

    Alle dartii ayaan ku jecelahay sheekh xueenoow, allow jannatul firdoowz na wadi geli oo toowbada iyo toowxiidka nagu dil.

  • @abdihakimesmail9066
    @abdihakimesmail9066 4 ปีที่แล้ว +6

    Maashlh sheikh Hussein Cali jabuti janada Allah kawarabiyo

    • @maryanayenweeewabdullahi7550
      @maryanayenweeewabdullahi7550 3 ปีที่แล้ว

      Hy is die eerste dag van my af weg te steek nie maar dit was vir my die beste manier om dit vir die groot trek was dit vir die eerste dag van sy eie lewe te lei en hulle het die afgelope jaar het hy gesê het hy gesê het dat die mens se liggaam is dit nie die enigste werkende persoon in die eerste keer in

  • @hipocismaan768
    @hipocismaan768 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allH sheekh xuuseen wan jecelahay alle ka amarmaryo sheekh🤲

  • @bahdonfarid6436
    @bahdonfarid6436 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah barakalaah ilahay ha nagu anfaco dhamanteen amin amin

  • @abdifatah5180
    @abdifatah5180 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc walaalyaal allah hanag saaro qaflad aduunka allah naxariisriistii wall yaal waxaan muda ka fogahay walidkey ana amuur ihaysto dartet wallyaal illah dartiis igu sodoceya adiga arkaayo qoraalkaan wall allah amurahaado sahlo amiin dhmntee

  • @khadijaahmed3140
    @khadijaahmed3140 4 ปีที่แล้ว +5

    All maxaa illaah dartii kuu jeclahay allow ku dhowr sheikh Hussein 😍🙏

  • @amiiroaxmad3681
    @amiiroaxmad3681 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheikh xusen cali allaha ku mabarakeyo

  • @mubariggaxnug6810
    @mubariggaxnug6810 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah caqliga cilmigaba ale hakubarakeyo

  • @siciidamiir5278
    @siciidamiir5278 4 ปีที่แล้ว +3

    sheekh xuseen ilaahay dartii ayaan ku jecelahay Allow janada inagu kulmiy yaaa Raabiy sheekh xuseen❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘☘

  • @caaishacadey4214
    @caaishacadey4214 4 ปีที่แล้ว +8

    masha alaah jazaakalaahu qeer
    sheek xuseen cali waxaa kuu jaclahay ilaahey dartiisa

  • @haaruunahmedduceysaneoffic5553
    @haaruunahmedduceysaneoffic5553 3 ปีที่แล้ว +8

    Sheekh mustafa xaji ismacil🙏❤
    Sheekh xuseen cali jabouti❤👏
    Labadas hadii aan dhageysto qalbiga raaxo ugooniya darema
    Iyo dagaan nafsi❤❤

  • @QaaliCadowismaan
    @QaaliCadowismaan 4 หลายเดือนก่อน

    M.a m.a Allah hakuu dambi dhaafo sh. Xuseen cali jabuuti❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Fadumoaadan-bc5mq
    @Fadumoaadan-bc5mq 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Amin Amin Amin Amin Amin yaarabi

  • @kawsarabdi6140
    @kawsarabdi6140 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah alle ku xifdiyo sheekh

  • @demohazo6853
    @demohazo6853 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah kher farabadan Allah hakusiyo Amíin

  • @awalitoawale284
    @awalitoawale284 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah barakallaah shiiqaan alle dartiiyaan ujeclahay allow sh xusein iyo intoow jecelyahay iyo intii jecel udembi dhaaf

  • @texyedomiami6952
    @texyedomiami6952 4 ปีที่แล้ว +2

    Ala yaxfiduka sheikh xuseen🙏

  • @luulxaaji7661
    @luulxaaji7661 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilhyow culmadeena ino daa yaaa rabbi🤲🤲😭😭🤲🤲🤲🤲

    • @Dhir.iyo.deef.
      @Dhir.iyo.deef. 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

    • @user-bp3wq2ug9t
      @user-bp3wq2ug9t 3 ปีที่แล้ว

      Amiiin yarabi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢

  • @ikranawil4410
    @ikranawil4410 4 ปีที่แล้ว +17

    😭😭😭 yaa allaaah noo fudaydi su aasha aqiro amiiin

  • @jiimysalawaad3025
    @jiimysalawaad3025 4 ปีที่แล้ว +1

    allaah haku jeclaado wa ku jecelahay shiiq xuseen cali

  • @anabapdinouh9404
    @anabapdinouh9404 4 ปีที่แล้ว +11

    Jisaakallah kheyr sheekh

  • @hodanmohamed9038
    @hodanmohamed9038 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walhi ban ku dharte allah dartis ayaa jeclahy shekhan muxadiroyinkisana kamaba dallo alle ha xifdiyo

  • @daacimukhtaar968
    @daacimukhtaar968 5 ปีที่แล้ว +4

    Shiikh ilahay haku barakeeyo wlhi aad ban kujclhy ilahay baa igu og

  • @hafsajama6505
    @hafsajama6505 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazkallah khayr sheekh ilaahay haku barkeeyo

  • @Thelittlebirdy1
    @Thelittlebirdy1 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh cimri dheer iyo cibaada suuban ayaan rabi kaaga barye🤲

  • @suhrizain4193
    @suhrizain4193 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allah sheekh pllahay hakaa abalmariyo khayrka anan hanoodanbidhaafo 🤲🤲🤲

  • @hasanesse76
    @hasanesse76 4 ปีที่แล้ว +3

    masha alaaah sh xuseen

  • @omiraomar1101
    @omiraomar1101 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 24Hr wax kle maba dhagesto♥️❤

    • @nuurqarni4712
      @nuurqarni4712 4 ปีที่แล้ว +1

      Walhi sheekhan sheekh la dhagaysto uu yhy wll waa sheekh qaaliya ale ha xafidee

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว

    Ilahow noo ilaali culumaa udiinka masha allh sheikh xusen alaba kubarkeeyo inbadan kama daalo fatwooyinkaaha ama hadaladaada shukran

  • @jimcaalehindichanel5865
    @jimcaalehindichanel5865 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha alla

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 5 ปีที่แล้ว +7

    Muxadiro uu uguyaran 20sano kahor duubay ayan dawaday intaas ayu leeka sheekh xuseen cali jabuuti sasu codkisu ahaa wajigisu unuurayay cajiib ilahyban kudhartee rabi waa ilaaaliya qofka xidhidhkisa ilaaliya ee xojiya waa qof alle yaqana hadu ahan laha balwad mid leh oo liita ilkihisu maanta way isku dadan lahayen daduna way kamuqanlahyd wajigisuna bilaa nuur ayu ahaan lahaa allhyow xadhigaga kuwo qabsada oo xejista naga yeel amiin 😭😭

  • @mohamedabdiabdullahi6288
    @mohamedabdiabdullahi6288 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh Allh ajar iyo xasanaad fara badan kaa siiyo waan filaaya 100 laal iyo in ka badan in ay waanadaada anfici doonto ajarkooduna kuu socon doona i.a Allh kuu naxariisto adiga iyo waalidkaaga 😍😘💜💝

  • @maaidaaxmed7200
    @maaidaaxmed7200 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah ❤ ❤ ❤ sheekh xuseen

  • @abdibarkhad5259
    @abdibarkhad5259 4 ปีที่แล้ว +7

    allah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo
    anagana rabi ha nagu anfoco

  • @engshaficisaleban2715
    @engshaficisaleban2715 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha u danbi dhaafo sheekha amiin dhaha

  • @zuhayrali3372
    @zuhayrali3372 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh Xusen allaha barakeeyo Iyo culumadeena dhamantood

  • @mohameda5410
    @mohameda5410 3 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خير الجزاء

  • @murugjacelmunasar9043
    @murugjacelmunasar9043 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah ilaahay haku xafido aaaaamiin

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 ปีที่แล้ว +11

    Machaallah jazakallah

  • @hoodomaxamud364
    @hoodomaxamud364 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabarkallah sheikh xuseen

  • @Fatuxexa
    @Fatuxexa 4 ปีที่แล้ว +8

    ilaahay dartì ayaan kujecalahay

  • @aaminomaxamed2675
    @aaminomaxamed2675 3 ปีที่แล้ว +1

    mn sha allah ilaahayow ilaahayow nagu anfac yaaa rabi

  • @mohasolutions8664
    @mohasolutions8664 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh xuseen alle qeyr haku siiyo anagana alle hanaga dhigo kuwa waanada qaata

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahoow qalpigayga Cabsidaada ka buuxi😭😭😭😭

  • @daliyehnilly442
    @daliyehnilly442 3 ปีที่แล้ว +5

    msha allah

  • @safiyoabukar7841
    @safiyoabukar7841 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa.allah❤❤❤❤❤

  • @ahmednayosif6206
    @ahmednayosif6206 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @bilanmaxamed68
    @bilanmaxamed68 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaha

  • @sahraabdi5598
    @sahraabdi5598 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ilaahiyoo dhaman teen sidii asxaab teenihori iyonabigeeni hori ilaahiyoo nagadig

  • @sacdiyoabdi7502
    @sacdiyoabdi7502 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sh. Xuseeni wlhi sh.yada aan aad ka u jeclahay ayuu ka mid yahay masha allah alle ha ku xifdiyo sh. anaga na ku wii ku camal falo alle ha naga dhigo adigana ajar iyo xasanaad alle ha kaa siiyo sh.yadeeyna alle ha noo xifdiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💙💙💙💙💙💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤