ASC SOMALIYEY MARKA HORE WAX WALBO ILLAHEY SWT AYAA NAGA OG WAXII DANBI NAGA DHACANA ILLAHEY HANAGA CAFIYO KULIGEN INSHA ALLAAH MIDA AAN RABO INAAN KA HADLO AYAA AH ANIGU KOLEY AAD AYAAN UGA SHAKISANAHAY NIN KAAN TAASO AH LACAGTA MAMADA OOW KA QAADAY IYO IMAAN SHAHISA MUQDISHO MA AHAN WAX LA DHAYAL SAN KARO WAXAA LAGA YAABA INUU ARGAGIXISADA KAMID YAHAY EE BAARITAAN DHEER HALAGU SAMEEYO HADII OW NADIIF NOQDO KADIB WAX HALOO QABTO WAA IGA TALO SOMALINIMO
Walaal taladaa waa talo aad u wanaagsan waxaa laga yabaa silsilad dheer oo intaa ka baxad weeyn ineey jirto marka qeeyr wax kaama dhimee shar u toog haay baa la yiri wadankeenu sukuuradka aad baan ugu hooseeynaa waa in la baaro dadka ileen waa dad dadka wax qariba maalin walbee.
Wiilkan waa dacaad waxa dhacay waa walkis laka raba lacagta asga mahaan ina kasto u ni dhexeyo maxamed ku keenay walkiis asga ku keenay waa wiil la dhacay walkis iyo xaskis hore dhacay qalbiga allaha u qaboojiyo wiilka mahadi waxa keenay waa mahad iyo mama da waxa u dhexeyo maxamed waa run wiilkan ma dafirasan lacagata wuu qir tahaya ee wiilka gadasha dhiib ba ku dhacaya mahadi ba dhacay iyo xaaskis
DAHIR ADIGA QOF KASTA WAXA KU DHAHO MA RUMEYSANEH SOMALIA WAA SUN BEENTOODA BADAN WAA TUUGO GAAJADOODA MA DHAMAATO DAHIR DACADNIMADA JOOJI SOMALIA YEY KU WAALINEH
Daahiroow wiilkaan isagoo kudhashay kuna koray meel shaqo leh muxuu xamar ugu rafaadsan yahay muu ku noqdo khadar kana shakherysto markaas wato xaaskiisa sabab uusan saas u sameeyneen wadankuu ka yimi khadar horta soo baar qofka uu yahay

Illaahoow addun iyo aqiraba ku xafdi oo ku barakee awowe dahir alasow aamiin adiga iyo asxbtaduba alayaxafidak wxa thy qof unaxaristo intii dhiban allaahu akbar duco qabe aathy awowe❤❤❤dhmntinba ajir rbi heydinkasiyo umada ad ugrgartiin❤❤❤
Daahirow faatixada iska sax
Waan daawanayaa.Maxkamadu waa mid Cadaalad iyo Naxariis ah
DAAHIROOW ADIGIYO Dadka kale ee kula shaqeeyaaba ilaahay Ajar iyo xasanaad haydinka siiyo sida aad u caawinaysaan bulshada qaybaheeda kala duwan❤
Reer xuseen Xirsi cismaan baarka sare ee habar yoonis habo macaan
Daahirow waad dadaashay laakiin ninku waa tuug afminshaar ah ,markuu wax helo buu dhoofayaa ama meel kale u dhuumanayaa xageed ka raadin
Machallah daher nolow abo
Asc wax dhiba ma jiraan waa inaad xali saan insha Allaah
Daahir udaa iyo maxkamadiisa
Asc Daahir calasow
Inta aad bulshada wax u qabanaysìd
Allaha kula garab gallo inshaa Allaah
Jir ooo joooooooooog inshaa Allaaah
Wiilkan waa dacaad waxa dhacay waa walkis laka raba lacagta asga mahaan ina kasto u ni dhexeyo maxamed ku keenay walkiis asga ku keenay waa wiil la dhacay walkis iyo xaskis hore dhacay qalbiga allaha u qaboojiyo wiilka mahadi waxa keenay waa mahad iyo mama da waxa u dhexeyo maxamed waa run wiilkan ma dafirasan lacagata wuu qir tahaya ee wiilka gadasha dhiib ba ku dhacaya mahadi ba dhacay iyo xaaskis
Walaalkii ma wax Bay u dhibatay
Daahir baac maa dhalay kuwaan aabo kulahaa
Dadkaan dad wax dhiibayo ma ahaa ee gabadhan ha loo uuruuriyo lacagteeda
Aabe daahir aaa inkaar kugu dhacday😂 islaantu waa aaalan tahay see qof aysan aqoon lacag ugu dhiibtaa
Kadaa kadaa gabadha maxamed waa marinhabaabin
Illaahay hortiiba kaxun ee ninka dhaariya
Daahir adiga u dhaxeeya
QAALDI KUUGU DHACADYE QUURUXDAS BAA ILLAHEYE KUU SIIYE MARKASDA WAXA SAMEEYNYSE UMADA DHACEEYSE
AAmiin.AAmiin.AAmiin
WAX URUURSO AYUU ISLAHAA!!(RABBI) waa CAQSOORE!! HOOYADII🎉LACAGTA UU KALA DOOBAXSADEY AYAA TH-cam-ka, KASOO aragtay (SUB HAN ALLAH)!!CEEB WEYNAA!!!
Aboo waar aadiga iyo dhahiir waa isleegtin
Masha Allah daahir waxa fican baad hay saa
Wuu maaqlye wuu isyeel yeelye naa iskaga tuugan😮😮
Allaa oge allha soo saaro xaqa
Kkkkkk😂😂😂😂😂😂😂 business cusub miyaa bilaawday
REER SOMALILAND CARUURTODE UUNBEYE DAABDA KUULA WASHYAN KOOLBA WAA LAA DHACYE
Lamanahaan.waxaan.kasamaynaay.hees.
Aabo qof aan ku dhalin lama dhaho maxay tahay aabo wax fiican ma aha
Waa nini tuugah 😂😂😂
Waatuugo
Faatixada iska sax
WAXABA IGU DARAN KUWA LEH NINKA SHAQO HALA GEEYO KUMA LOODANAYYNAYA MA QOFKA DHIBAN MISE QOFKA TUUGA MISE WAA SHEEKADI REER XAMARKA
Asc dahir wall
Fataaladaan hakuhalayn daahir
iyadu siday u Aamintay Nin wax ka iibsanaya ooyna garanayn lacagtaasi inay gubato hooyadu waay ubadheedhay
Dowladii xasan sheekh shabaab lacagtii markuu ka xayiray yuusuf badanaa soo baxaya war soomaaliyeey lacagihiina ilaashada
Daahir waxkasta heeyska rumaaysan waa tuugo daahir
Naaguhu waa xoolaha daqa war qofaan la aqoon oo lacag lagu rarayo mise howshu waa xaal sxb
Ninkan dadku dhacay xoolaha kasiiya waa dadkan dadka dhaca😢
Waa tuugo waatuugo
Ala gabadhaan waa gabadhi tabarucaadka 5000kun bixisay qaza
Daahir hayeelin gabadhan waxey u egtahey naag balwad leh
Gabadhu xalkii islaantu wax ku heli lahayd ayey hor istaageysaa
Quality?
Wht do mean
@@M.SOMALI431ka dhac!!
dahirow ina ader walee waxa wad aragtay hahay😂😂😂
Waxuu ma dhago la yahey ninkaan amuu shabaab yahey
😂😂😂😂😂waba ka shakiyey
Maxaa daahir geliyay haday isla joogaan hargaysa wadaadada may isula tagaan yaab
Waa Barnaamijkii Askarta Qatar la geynayay ee lacagaha badan dadka looga cunay 😮
Aabo DAAHIR aa
Daahir waxkasta heeyska rumaaysan waa tuugo
Islaanta waan garanyaa cumar yare dahab
kadaab waaye
Gabadha taladeedaa fiican
Maamo mar hadaad ilaahay dartiinku aamintay maad halkaa ku daysid
Kkkkkkkkk
WAR NINKA TUUGA MAAMADA KAQABTA
Sawkuwii xalay markay dawarsanayeen sawkuwii caadiga u hadlayey caawa qiiqay isku qarinayaa
😂😂😂!!
Haku digan aduunku waa harka labadiisa galine
@@WarsanOsmaankuma diganayo!! Laakiin NIN XAASKIISII IYO UBADKIISA XANUUNSANAYA KASOO CARAREY !! iminkana NAAG DHAQAN XUN KU DHEGAN!! BAAYO MAJECLI!!!
Aabe Waa kan Ku dhalay Nin aaan Ku dhalin Aabe lamadhahi Karo Aaabe kulahaa Balo😊
Ixtiraam ahaan ayuu u leeyahay
Naagta Maxamed la joogto hadii ay ninkeeda furaneyn
Maxaa dhex galiyey oo ay isu hortaagaysa
Maxkamadaan fariid waye
😂😂😂😂😂😂
REER XUSEEN🎉GOBTII🎉HABARYOONIS🎉WAA DAD AAN AAD U JECELAHAY💞💞🌹❣️💕💖🫀♥️💖🎊💓❤️🩹❤️🩹💘🎊🫀💖🎊💞💞(RABBI) ha BARAKEEYO (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲
Naagta naag fiican uma eka bisinka ilaahey ha fududeeyo ninkan waa maskiin naago xun ayaa ku aadey
Aabahanina waxay garsoore haatan may dhahaan 😂😂
DAHIR ADIGA QOF KASTA WAXA KU DHAHO MA RUMEYSANEH SOMALIA WAA SUN BEENTOODA BADAN WAA TUUGO GAAJADOODA MA DHAMAATO DAHIR DACADNIMADA JOOJI SOMALIA YEY KU WAALINEH
Duhir wanku qiray inad odeyga baraha bulshada ad tahay qer ale haku siyo ugas
Ninkan aabihiis hadduu nool yahay dhaxal aan soo raadsaday maxuu u lahaa?? Dadkaan halaga foojignaado
Acuudubilaah 😢😢
War ninkaan iska hubiyo
Hada maqasha ruux aabe la aan ah waa sidan daahir calasow ayuu aabe leeyahay iyado diinyan aan bananeyn ruuxan kudhalin inad aabe tirahdo xata haduu kaa weyn yahay xushmad ahan abti adeer iyo wax lamid ah lkn daahir iyo isaga waa isku fac next aniga meshan maxkamada lagu shegayo iyaga ismagacaben iyo inta markasta lasaaran shakiya kaqaba lacagaha ay dadka siiyan waayo dad muxsinin iyo culima jirto hade sax thy ay raban sadaqo ineey baxsadaan dadkas meey u wakiishan lkn meeshan waxuu wiilka hadlay shegaya jiro howl kala socota mashruuc galad laga taagan yhy allow ugar gaar somali
Tuugo weeye isaga iyo naagta cabtoydaa
Waxan umalaynayaa ninkan in uu hargaysa soo dhacay so na baxsaday. Wan sugayna dad badan so hadli doonay 😮😮🤔🤔🤔🤔😎😎😎
Haa waa sidaas asigaa dhacay oo kasoo baxsaday
Maya maya maamadaan lacagteeda halasiiyo wuu cadeestay ninka uusheegayo dadkale halawaydiiyo inuujiro ninkaas
Daahir ninkani waa beenaale maaha qabiilka uu sheegtay hakanoqodo horta qabiilkii uu sheegtay Daahir calasowoow
ma hooyadaybaa ala maamooyinka somalidu waa isku wada mid
Abo dahir kulaha waa fatale
Mahadi raadiya
Abo Dahir he is 40 years old and calling him abo to Dahir OMG
Maamada ayaa run shegeyso ninkan waa beenale sideey ila tahay
Nin idinkaa matoor weyn baad gartiisa qaadeysaan
Maamada lacagteeda halasiiyo maadaama aydhacanthy waxeeda halasiiyo
Halaga siiyo maadaama uucadeestay inuukaqaaday
Nimanka isaaqee xamar soogalaayo waa all shabaab
Arag beeted hg qacamid Isla markiyey alifty did mama sahra isaaq oo ka horeyan hg bey raban inay bojeyan😂
Candho ma adiga iskaleh elaboratiga👎
Dahirow iskafiiri
Ninkaan inu wax khaldana horey baan ufahmay walah waxbaa qaldan 😂 hubsiimo hal baa la siistaa, xalay waa tii u kulahaa daahir lacag 8kun la iguma laho oo been cad buu ka sheegay, maantana wuu qiranaya wow 😮 waa beenale marka shabab ah 😩 shacabka somaliyeed lacag ka dhaceen, gabarna so xumeeyey 😂
Waa sax hoyo & ciyaal buu so dulmiyay oo reerkedu udayriyen nabsigii ba haya & dadku so dhacay
Mumada ayaan lagu halayn Ninka Reer kan 🚫
Walaahi gabadhan waa ba gabar aqlibafan
Daahir ninkan qabiilkiisii waydii been buu ku sheegay
Adigu wiil yar oo aanad garanay ayaad waxaa oo lacag ah u dhiibtay ?
Daahiroow wiilkaan isagoo kudhashay kuna koray meel shaqo leh muxuu xamar ugu rafaadsan yahay muu ku noqdo khadar kana shakherysto markaas wato xaaskiisa sabab uusan saas u sameeyneen wadankuu ka yimi khadar horta soo baar qofka uu yahay
Taas ayaanba kayabay nin kan qadar kudhashay aan hadana waxba heeysan maxeey tahay oo lacag hadana loo heesto
War habardan hukuri ya hayo
Qaatumo xumo haku dhiman
Iskaabadan
Ayaajiro
Waa dacad kulaha war somali maxa ka qaldan maxey dadka dadka iskaga aminan
😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
Deeq sida loo hadlo ma yaqaano ! negative baa ku badan
Xalay soow tuulaha waxba maqabo
Deeq fudeyd badanaa bisinkee.
Waa been tan naagta ah waxey u egtahey tu maafiya ah