ความคิดเห็น •

  • @queenyudgoonismail9313
    @queenyudgoonismail9313 6 ปีที่แล้ว +128

    Gurikasta oo islama Allah hakadhigo mid jacayl iyo ixtiraam laguwada nolaado💟💟

  • @zamritoaxmed5378
    @zamritoaxmed5378 7 ปีที่แล้ว +365

    Ilahayow Guur Xalaal oon ku farxo i siii Aniga iyo Wixi ila mida ah Aamin Aamin

  • @raaliyahaween81
    @raaliyahaween81 6 ปีที่แล้ว +121

    Rabow nin nooo naxariista hanoo waayin aniga iyo inta ila midka ah

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahayow ninkeyga i dhaaf waa jacelahay wlhi asna waa i jacelyahay murug dhan waa iga ilaaliyaa farxadeeda i badiyaa yaa rabbi i xafid oo iga ilaali isha marku ila jogo meel aan laabteyda eheen kuma nasto anna naxariisaa siiyaa illahayow cimri dheer isii ❤❤🤲

  • @cabdicasiisxasan4572
    @cabdicasiisxasan4572 5 ปีที่แล้ว +10

    illahyow ninkyga iiDaH una danbi dhaaf illahayow wuu I ixtirama ana wn qadariyaH allahoy meeL kastu joogo iyo wax kstuu ku farxayo illahyow siii😍😍😍😍hda dhow ayn is aroosney blse wxd mooDa mudo bdaN ina isqabney tasinah raligelinta illahy iyo raligelinta wlidkah

    • @hawoali8317
      @hawoali8317 5 ปีที่แล้ว

      Cabdicasiis Xassan, magacaga waa nin Ilaahow ninkayga ii daah waad leedahay!!!!

  • @fathiyaahmed5411
    @fathiyaahmed5411 8 ปีที่แล้ว +42

    Wlh waan qiiroday hadalkaaga Ayubow waa xikmad iyo waano ee illaahow towfiiqda nawaafaji

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahow intaan guursan guur xalaala sii
    Intii guursateyne Ilaahow nolol Farxad leh ku nooleee

  • @xamdaqueenogcabdi4056
    @xamdaqueenogcabdi4056 8 ปีที่แล้ว +5

    mansh Allah walal waxa muhiim aha ayaad ka hadashay ruunti Jazaka Allahu khayran! waxana aad ugu farxanahay wiil Somaliyeed oo siidan waxa nogu sheegay inu joog :-)

  • @yasminehussien4351
    @yasminehussien4351 7 ปีที่แล้ว +200

    wallaahi maanta qosalkaa iga dhamaaday waxaan hubaa dumar badan oo fiidiyoowga daawanaayo. oo dhahay iga tag nin banii aadan maantoo dhan ma dhunkan kariyee hhhh hadalkeeyga haduu run yahay ii saara👍 runta Markaa idiin sheego xishoodku waa muhiim laakiin dhunkashada xalaasha ah haka xishoonina laakiin waa in ninka raga uu bilaabo gabareey adigana waa in aa tahay qof la dhunkan Karo afkaagu waa in uu nadiif yahay faruur taadana waa in eey jilicsan tahay eey qolfoof laheeyn ninkaagana u sheeg tartiib 💑💋nolashiina ku raaxeesta maxaa idinku dhacay

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 ปีที่แล้ว +2

    Xagee buu aaday ayuub yuusuf sakiiin labadan bil lama arag laga yaabaa in hawlo gaara uu uga maqan yahay ilaahay ha inoo nariisto aduun io aakhiraba
    Aaaaamim
    Aaaamin
    Aaamin
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @iftinaibrahimibrahim6921
    @iftinaibrahimibrahim6921 7 ปีที่แล้ว +36

    masha allaha wlky ani ayaa sameyaya wana gugulestay wana mahadsantahay waxan kuku abal mariyo lkn adun iyo aqiro naxariis Allah hakuku siyo jinadana alaha kuku bishareeyo

  • @fardusnur1802
    @fardusnur1802 4 ปีที่แล้ว +5

    Alow guur xalala aniyo wixii ilamida yaa alaah aamiin aamiin

  • @fartunadeed
    @fartunadeed 8 ปีที่แล้ว +65

    Walaal mahadsantahay lakiin rasuuulka scw markad magaacisa sheegto ku salli

    • @mimimankin111
      @mimimankin111 7 ปีที่แล้ว +1

      qofka sheegaya lagama rabo inu kasaliyo lkn qofka dhegeysanayo waa inuu ku saliyo kaas waye kan baqiilka hadu ku sali waayo

    • @yurubcabdirahman5564
      @yurubcabdirahman5564 7 ปีที่แล้ว +1

      masha allaaah wnkahelaaa fidiyooyada adsoogaliso

    • @yurubcabdirahman5564
      @yurubcabdirahman5564 7 ปีที่แล้ว

      isheeeg wiiilka an jeclahay maxn kusoo jidikaraaa bal tana igasowrn

    • @umumumtaz3518
      @umumumtaz3518 3 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam

  • @aslifouad6235
    @aslifouad6235 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc Machallah Machallah walaalkey ayub Horta Allaha na wanajiyo kaw dhee hada iskabulo aa ahay Inchallah nin oo wanagsan oo waanada Aad sinayso gabdhaha ay qancinayso Allaha na siyo ani iyo Hablaha iskabulada mahadsanid Aada ula talisay Gabdhaha somaliyeed.Aniga ahaan waxaan ku xidhanahay barnamijadaada Mashallah wax badana ka faidaystay wanna kugu hambalyaynaya

  • @نسرينعلى-س4ر
    @نسرينعلى-س4ر 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa barnamij qimo badan jazakalahu khayr Ayuub xaaji wanagsan ban haystaa ilahy ha idaayo Aamiin Aamiin

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 8 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah walaalkey Ayuubwaad noo faaideysa ilaaheey hakaa abaal mariyo , runtii aad ayaan ugu riyaaqay talooyinka wanaagsan ee aad noo soo diyarisay waa daawo dii qoyska iyo ka hor tagii cudurada kusoo batay dadkeena somaliyeed barakalaahufik

  • @drshalimamohomoudmouse9195
    @drshalimamohomoudmouse9195 7 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah Ayub jazakallah abowe alle haku barakeeyo video aad baan uga helay runtii waxaana kafaa.iiday wax badan wàana mid anfacaya dhamaan hablaha somaliyeed. barikallahu fikum abowe

  • @ayaanabdullahi5742
    @ayaanabdullahi5742 8 ปีที่แล้ว +1

    wlh waxan jecleystay maanto dhan inan dhageysto afkarta aad ka hadleyso waana kuwa cajiib xaqiiqatan, mahadsanid walal jazakallahu kheyr.

  • @sadeaahmed948
    @sadeaahmed948 7 ปีที่แล้ว +17

    mashaa allaah anı nin aan heysto umalynmaayo somali in laga helaayo alloow ıuxafıd howl ıyo jıko ıntaba wa ısla caawınaaa ıguma fıırsado wa romantik walıba saqı ah

    • @maishamandeq5816
      @maishamandeq5816 7 ปีที่แล้ว +2

      Sadea Ahmed 😀ninkayga kadaran 😂

    • @shugriyusuf2697
      @shugriyusuf2697 6 ปีที่แล้ว +1

      Maisha Mandeq ani keyga ma araktay horta kkkk

    • @nalkaxaaji8043
      @nalkaxaaji8043 6 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkk gabdhooz waa iga qosliseen wlh nimankiina allaha idiin daayo

    • @qancisokukis2496
      @qancisokukis2496 6 ปีที่แล้ว +1

      Somalia mugdisho Rasuupka Swc Dumarkiisa Kijada Kala jaqayn jiray Ma raga Nimada ku yarayd SubXaanallh Xaasha Lilah
      Diinta Ufiirso Zhp

    • @ubahabdisalaanmohamed9393
      @ubahabdisalaanmohamed9393 6 ปีที่แล้ว +2

      Sadea Ahmed ha iska sheekin abaayo dadka qaar baa quuri waa ehe oo il idinku dilaye

  • @habonugaas656
    @habonugaas656 6 ปีที่แล้ว +1

    Alle yuusufow manin somaliyeed oo asagaba QABIIX ah ayaa sidaada baari loogu noqo kartaa. Allow yaa runey kusheega.

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 ปีที่แล้ว +5

    wlhi waa taaloyin aad u muhim ah illhey caqliga haku kordhiyo 👍👍👍👍👍👍👍💗💗💗💗💞💞💞💞

  • @asmadaryeela5112
    @asmadaryeela5112 5 ปีที่แล้ว +13

    20 qodob eee shegteyba wn usamaynaaa sawjkayga lkn mrka helo leee mahoo ilahaw ii sahal wilka an jclhy oo calaf iigu dar anba diyaar uah wxksto frxd glin kra inan usameeyo ninkayga

    • @sayidali8142
      @sayidali8142 7 หลายเดือนก่อน

      After 4 years maheshay walal.

  • @fadujamac210
    @fadujamac210 8 ปีที่แล้ว +2

    sc walalo mashaAllaah in badaan baan sugaye in aan arko qof adigo kale ah oo weliba somali ah fikradahaaga waan tagersanahey waddan ku mahadsantahaye 💓

  • @Hamdushhooyokoris
    @Hamdushhooyokoris 4 ปีที่แล้ว

    ilaahow guur xalaala oo Aanu ku faraxno baanu ku waydiisany Aniyo wixii islaamb Aamiin yaarbiii

  • @mmss6906
    @mmss6906 7 ปีที่แล้ว +1

    waa waxa aan ku tshanahay dhan in an ninkayga u sameeyo ilahay ha isiiyo mid noloshaas ila fahma adigana waad ku mahadsantahay fikradaha aad noosoo gudbisay jazakumulaah

    • @mariacabdirahman3485
      @mariacabdirahman3485 7 ปีที่แล้ว

      Iizabeela6020 Turkiwwwr aamin alla hayna siiyo dhamaanteen

    • @fadumoalifarah7430
      @fadumoalifarah7430 7 ปีที่แล้ว

      bIizabeela6020 Turkiwwwr

    • @mmss6906
      @mmss6906 7 ปีที่แล้ว

      Amiin Hassan halkaan igala soo xiriri kartaa

  • @aaminaabokor650
    @aaminaabokor650 7 ปีที่แล้ว +13

    ayuub aniga wax badan ayaad iga badashay khayer allaaah hakusiiyo

    • @nuuradiincumar376
      @nuuradiincumar376 6 ปีที่แล้ว

      ilaahayoow guur xalaal ah isiii Anni ga aaaaaaaaaaaamin

    • @raxmaahmed5812
      @raxmaahmed5812 4 ปีที่แล้ว

      @@nuuradiincumar376 aamiin aamiin wll

  • @hibodaahir2437
    @hibodaahir2437 3 ปีที่แล้ว +1

    mash allah waa run taa taasi wayo waan arkay mash allah ani xajigayga waxan isku dayaa markasta inan wanaga u igalay uga mahad celiyo intaa kadib isagna wuu igu farxaa intaa kadina waxan arkaa anogoo aad iskugu farax san wllhi noloshuba waa intaa xataa waxn isku dayaa haduu ikeeno waxan iqancin waxan dhahaa mash allah xabiibi waxad ikeentay wax ficane jasskumllah

  • @ridwaancadey3802
    @ridwaancadey3802 3 ปีที่แล้ว +2

    aad aynu jeclhy lakin sidabadan im fahmo ee mxn sameya iskuday walbo aniskudy umujiyo waxu u hami wenyahy inu lahasawo dumarka kale iyo qud basiro Marko midkucajiso midkale seufhma ninkas mahadsanid walal key ayuub

  • @AllTrendingtopics2024
    @AllTrendingtopics2024 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka Allah wllo Allaha kaa ajar siiyo runtii waa qodobo aad uwada muhiima hadii siday yihiin loogu wada dhaqmana waalagu wada faaiidayaa jazza kallah

    • @basha625
      @basha625 7 ปีที่แล้ว

      Masham alah

  • @quruxiwaadiin539
    @quruxiwaadiin539 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah walalky waad iga qoslisay illahay ajar ha kaa siiyo iyo xasanaad waa waano dhaxal gal ah wana ka helaa arimahaa aad ka hadashay oo dhan inan sawjakayga kula dhaqmo alxm

    • @deqaali4815
      @deqaali4815 8 ปีที่แล้ว

      masha allh wan ka fa,iday mahadsanid

    • @najmaabdullahi3316
      @najmaabdullahi3316 8 ปีที่แล้ว +1

      maansha alah walaal mahadsanid waa waano fiican jazakalah

    • @najmaabdullahi3316
      @najmaabdullahi3316 8 ปีที่แล้ว

      xalwo xamar abaayo taas waa fikirkaada aniga ma aaminsani nimanka soomaalida niman ka fiican inay jiraan alaha noodaysto

  • @somali9133
    @somali9133 5 ปีที่แล้ว +2

    Thank u ayuub yusufow. Lkn nin somaliyeed naagta layidhi hano waa naag gidaar ka dus layidhi 😂 dhagxaantayadu guryaha hanooyaalaane iskadaa kol aanu dhardhaaro kadhiganona.

  • @amiirshekh7292
    @amiirshekh7292 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc Ani dhibkaan qabo waxa weye markaan arķo wajigiisa ayaanba xanaaq ka qadaan iga wad nin MA sasabi Karo anigaa rabo wax isasabo oo idaliciyo duf Haku baxee ee kasoo hadal sida dumarka eey uula dhaqmilahayeen nin Somali awaloo faaido laheen

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wa afkaar fiican inaan kudhaqmo ban raba insha allah❤❤

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 3 ปีที่แล้ว +1

    Raboow wxn ku waydiistay guur xalaala iyo wiil wanaagsan Nagu arsaaq iyo awlaad baariya aniyo inta ila midka ah

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 7 ปีที่แล้ว +3

    mnsha Allah jazzakallah wll
    cimri dherar iyo cibaado suban Alle kubaryayaa
    aad Ayan ooga FAA idaaa channel kaga

  • @amiinyuusufcabdi8620
    @amiinyuusufcabdi8620 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa daawanaya 5sano kadib maasha Allah kheyr Alle hagusiiyo wll

  • @ifrahfarah6834
    @ifrahfarah6834 6 ปีที่แล้ว

    Maaasha Allaah Tabaarakallaaaah xaqiiqatan clip kan waxyaabo aan qalbigayga ka dareemayay ayuu iii dhiirigaliyay axyaa waano,xayaaka Llaaah Akhiiiiii Dumarkena allaha ka dhigo kuwiii taladaada Qaato Aaamiin Yaa Allaaah

  • @balqiisahmed3001
    @balqiisahmed3001 8 หลายเดือนก่อน +1

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @naimamaxamed8057
    @naimamaxamed8057 5 ปีที่แล้ว

    ilaahay waxaanka baryaa nolol farxaded nin an iskuqanacsanahay xaaladwalba inuu allah isiiyo dhaman musliminta allah nawada siiyo aamiin aamin

  • @deeqohussein4656
    @deeqohussein4656 8 ปีที่แล้ว +3

    shukran adiga xagee lagaala xiriirikaraa waxaan rabey inan su'aalo kuweydiiyo privet ah

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin 8 ปีที่แล้ว +1

      +Deeqo Hussein Facebook:Ayub Yusuf Sakiin ama Email: sakiinayub@gmail.com Mahadsanid

    • @abdiaziz.2326
      @abdiaziz.2326 8 ปีที่แล้ว

      +Ayub Yusuf Sakiin and deeqa Hussein hhhh comment TH-cam ma la isku gaadaa kkk

    • @sahrasheila4112
      @sahrasheila4112 8 ปีที่แล้ว

      +abdi aziz wax fayow kkkkkkkk

    • @shukrisugie6364
      @shukrisugie6364 7 ปีที่แล้ว

      Mansha allah wll

  • @faatiabadullahi2917
    @faatiabadullahi2917 5 ปีที่แล้ว +6

    Intaas oo dhan waxaa loo samayn karaa nin smart ah oo kula dareemayo jeceelka mahadsanid ayway 😁

  • @hodanali5260
    @hodanali5260 8 ปีที่แล้ว

    huuno runtad sheegtay ilahayna hanaga dhigo kuwii kucamal fala gabdhaheena somaliyeed amiin

  • @aishawadani1530
    @aishawadani1530 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Wllky Ayuub ilhy haku dhowro run ahaantii hada laymaqabo lkn waxan rajena 100%inay nafteda wax wayn kabadali doonto

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 5 ปีที่แล้ว

    MashAllah ayuub ilaheey khayr haa ku siyo walal adigan ilaheey haa ku risiqo gabar Raaaliyo ah iyo caruur salaxin ah baari ah inshAllah

  • @seynabahmed97
    @seynabahmed97 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Ayuub waxaaa tahay qof wx walpa og masha Allah Allaha kuu siyaadiyo Allaha ku xafido

  • @hdhff7176
    @hdhff7176 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah waalaahi marwalibo waaxan raadinjiray sideeloohantaah qalbiga ninkaaga Mansha Allah maanta waaaan helay aboowe waad mahadsantahay waayoo insha Allah hadiiaanguur sado nolosheyda waxaan jeclahay inaaan kubilaawo farxad iyo jacel Waan kaaga mahad cilinaah sida quruxda badan ee noogu sharaxday

    • @sucdihoosh4274
      @sucdihoosh4274 8 ปีที่แล้ว

      asc

    • @sucdihoosh4274
      @sucdihoosh4274 8 ปีที่แล้ว +1

      ayub jazalahu kher wada mahada san ta hay waxa badan ayaan ka fadaney

    • @hawalulelmi7003
      @hawalulelmi7003 8 ปีที่แล้ว

      masha allah walal jazakal allah waxa u bahna ina ku weydiya su,alo qas ah inte kala so xariri kara walal

    • @AA-wg5fz
      @AA-wg5fz 8 ปีที่แล้ว

      shugarn jisaa allah khayr

    • @fowziaahmed7
      @fowziaahmed7 7 ปีที่แล้ว

      madsanid

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 7 ปีที่แล้ว +8

    waxan u malayn in xaajiga sidaan u dhunkan ay dhabanadu gad gaduudandoonaan macalinka casharkiisa si fiicanbaan u qaatay

    • @nimcoahmed1269
      @nimcoahmed1269 7 ปีที่แล้ว +1

      ardayad fiican ayaad tahay.

  • @maryanali8409
    @maryanali8409 5 ปีที่แล้ว

    Shukran ilahay hakaa abalmariyo wan jeclhy Ina dhageysto hadalada dawadana video kaga
    Waxa codsani laga video kahadlaya walidka kasoo qalbigoda jilcinayo side ugu naxaristan awlada wax jcyl Shukran 🙏

  • @libanabdullahi8430
    @libanabdullahi8430 8 ปีที่แล้ว +61

    sxb qofta aad ka sheekeysay wey isomartay lkn wey iga dhimatay ma aamin sani in aan helaayo ayadoo kale ilaaya hada

    • @suldanabdiazizali7120
      @suldanabdiazizali7120 7 ปีที่แล้ว

      liban abdullahi wll samir iyo iman ilahay iyadi mid oo dhiganta ku sij

    • @zahinaismail
      @zahinaismail 7 ปีที่แล้ว

      Insh Allah waheli donta wallke ha dhihin mahelayi

    • @ifrahyussuf8031
      @ifrahyussuf8031 7 ปีที่แล้ว +1

      liban abdullahi Allah u naxariisto oo janada Allah geeyo aamiin wlo adna samir iyo iimaan Allah kaa siiyo waxana ilahey kaga barayaaya inuu ku siiyo mid iyada oo kale ah jannda na aad ku kulantaan aamiin ya Rabi

    • @muniirayariisey674
      @muniirayariisey674 7 ปีที่แล้ว +4

      Ooooh miskiin Yaa rabi Allow u naxariiso Samir Iyo iman Allah hakaa siiyo niyada ha galin inadan helayn ilahay talo saaro sidad xaas wanaagsan ku heli laheydna ku dadal ilahay wuu ku jeda asaga uunba qalbigaga dalacan kara marka looma bahna inaad ka. Walwasho mida marxumada Allah aya ku siyey ka dhigay oridada asagana ka cashtay ilahay ku mahadi haday umad kaga tagtay umadka kori dhaqan wanagsan Iyo diin ku barnari hadayna kaga tagina wad hele marxumada way dhimatay sida wanaga uga shegayso Masha Allah waligay Ma arkin Nin dhahayo xaskayga way dhimatay waxayna aheyd xaas wanagsan wax la mid ahan Ma arakin Allah kugu wado sida wanagsan Ee u amanayso xaaskaga o god ku jirta iyadna Allah u naxaisto

    • @najuumukhtar4533
      @najuumukhtar4533 7 ปีที่แล้ว +1

      liban abdullahi asc sorry walalkay way xanunbadantahay markaad weydo ama eykaa geriyoto qof aad jeceshahay wandaremikaraa uducee ayada adigane mid ayada cml ah ama kasiifican allaha kusiiyo

  • @umuamiir2888
    @umuamiir2888 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa wano aad u wngsn alle hanaga dhigo kuwa ku dhaqma jazakallah khyr ayub

  • @aminaosmanmoha9322
    @aminaosmanmoha9322 8 ปีที่แล้ว

    manshaa Allaah jisakallaaah wallaalkeen qaaliga ah aad baan ujecelahay barnamijyadada waa waano aad ufican waana ku faaideynaa inshaa Allaah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 6 ปีที่แล้ว +2

    Walaa waxaan waayay nin oranaya war nimanyahow ku dayda RCSW balse waxaan un aragnaa kuwo usameystay sharciyo gaara dumarka si eey ubaneeystaan xaqooda maadaama eeyan garaneeyn dumarka Soomaalida xaqooda iyo xuquuqdii uu ILAAH siiyay SWT iyagoo ooga dhigaya Diin.

  • @muniitainaahmed2859
    @muniitainaahmed2859 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow guur xalaala isii oo ku dago aniga iyo intii ila mid ah

  • @maaidosaid7373
    @maaidosaid7373 7 ปีที่แล้ว

    thank you very much. khayr ilaahay haku siiyo wax badan ayaan ka faa iiday fiidyoowgan.

  • @najmonalka9032
    @najmonalka9032 4 ปีที่แล้ว

    Xabiibka kusali aqii scwscwscw magaciisa markaad soo qadid saliga kudawo qawo qeer allah hakusiyo waad noo faideysey

  • @shoorishuuriye6050
    @shoorishuuriye6050 7 ปีที่แล้ว +6

    kalsooni jabtay maxaa lagu daaween?... Mahadsanid

  • @hindomustaf1728
    @hindomustaf1728 6 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah Jazakalahu khayr Ahlu filaah

  • @ladan8644
    @ladan8644 ปีที่แล้ว

    MashaAllah barakallahu fiika

  • @ikranmohamedamin8724
    @ikranmohamedamin8724 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waxa baadaan ayan kaafa diiye
    Waad mahsantahye akhii caziz
    👌👌Allaha ku barakiyo

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ayuub illahey hakubara keeyo wll markasto wax wanagsan aanoshegtaa illahey illahey haku wanaajiyo aduun iyo aaqiro

  • @fatmaamatuallah343
    @fatmaamatuallah343 8 ปีที่แล้ว

    MashAllah walalkey aad ayad u mahadsantahay wax badan ayaan kaafaidne in sha Allah inti awodeyda waxa aad shegte waan sameyna

  • @nonanosrien3586
    @nonanosrien3586 6 ปีที่แล้ว +11

    maansha allah ilaahow iga dhig tii ninkeeda raali galiso marwaliba

  • @falastinabdulahi2864
    @falastinabdulahi2864 8 ปีที่แล้ว

    Masha allah Mr Ayuub allah yaxfidak aad ayn kaga faidesanay wllkey jasakalahu kheyr

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 6 ปีที่แล้ว

    asc.waa fikir hal dhinac ah.bal aan wacyi gallino raggeena.waayo markii ay yaraayeen dumarka waa la shqo barey.wiilasheenana ha la shaqo baro si ay bataan sida reer loo hagaajiyo. wabilahi towfiiq.

  • @munaelmi7972
    @munaelmi7972 6 ปีที่แล้ว

    Asc walal mahadsanid mida kale markad Nabika mohamed magacisa markad sheekto ku sali salalahu caleyhi wasalam xabibullaah

  • @aminaadanmaclin3821
    @aminaadanmaclin3821 7 ปีที่แล้ว +3

    cunta kares qatar maku ihi runta ficn lakin waxan kariyaba wa wax wag san ama cunta maclin maku ihi hadana wa nebcahay jiko inan ku dhax jiro mar walba bananka in laga sogada jiclahy cuntada badana

    • @farxiyoabdi474
      @farxiyoabdi474 7 ปีที่แล้ว

      Masha allah abwe waan kafa idesanay wlhi mahadsanid

  • @sabiriinabdi3048
    @sabiriinabdi3048 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaas oo dhan waxa ka muhiimsan inuu ninka yahay nin nadiifa oo daacad ah balse nin xilaguba ah ama qorqoda ah hada wax walba sameyso wacade inusan arkayn raga somaluda qaylo iyo qalalsey wax kuqabtaan

  • @qumanxasan6971
    @qumanxasan6971 5 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wllo caqliga iyo aqonta ilahy ha ku siyadiyo dumar badn ayh fahn sanayn iyo ragbadn xogmada wada nolansha ha iyo mcanka ku jirah iny fahmn ubah waa layska nolyahy

  • @idilabdirahman6038
    @idilabdirahman6038 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran wall runta ayaa ka hadashay waana arin aad u wangsan wallkay

  • @myhero92
    @myhero92 8 ปีที่แล้ว

    masha Allah ilahey ajir haka siiyo walal wax badan wad nofa idesay thank you for everything

  • @rahmaabdilahi8251
    @rahmaabdilahi8251 7 ปีที่แล้ว

    Mashlh wallkey waxa fican aya noo shegtey wad mahdsanthy ilhy ilhy waxa khery qaba ilhy ha nasiyo intii hesata ilhy ha uu dayo adiguna walhi wan dhagesta videos adaga Thanks

  • @mohamedgurhan1694
    @mohamedgurhan1694 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah walal jazakalah alle haka abal mariyo waxan rajeyna in an ku guleysto qalbiga lamanaheyga insha Allah

  • @sacdiyaqoojje8187
    @sacdiyaqoojje8187 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah haku barakeyo maskaxadad Dr Thank you

  • @farhiayusif2581
    @farhiayusif2581 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh ayub yusuf illhy ha ku barkeeyo

  • @zuhurshakwin2951
    @zuhurshakwin2951 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah tabarakallah
    wll alle caqliga haku siyaadsho waxbadan oon jeclahay inaa qabto ayaad kahadashay mhdsanid wll inbadan

  • @warsanaxmed3451
    @warsanaxmed3451 8 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal waa mahadsathy lkin adigoo dadlaa ayey ragii ujeedin ee maxad ka dhihi laheeden tan raga oky haweenku waa iska qalbi jilacsayahiin oo hadii la dhaho waa kujcly run beey uqaataan. lkin ragu batoda badan maxad ku wani laheed

  • @shamsadahir4531
    @shamsadahir4531 3 ปีที่แล้ว

    Mnshaallah aqliga iyo aqonta ilahay hakubarakey walalken qali guleyso aduun iyo aqiraba

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 7 ปีที่แล้ว

    masha allah ayuub illahey haku barakeeyo wll wax wanagsan ayaa markasta noshegta illa haku wanaajiyo adun iyo aqiiro

  • @Geelo
    @Geelo 8 ปีที่แล้ว

    waa arinta ugu wanagsan ralinimada lamanaha is jeceel MashaAllaah jasakalahu qeyr wll

  • @shukrishacni9280
    @shukrishacni9280 5 ปีที่แล้ว

    Mansha-Allah Cimri Dheer iyo Cabado Suusan

  • @iskaadkowwalal5144
    @iskaadkowwalal5144 8 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wbr mashlah walaley aad ayaad u mahadsantahey mashlah Suaal iya rali noqo nag aqabtaa mase ?!!qaladneh ha ii fahmin

    • @HealthyMacaan
      @HealthyMacaan 8 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk abaayo 4 baa ubanaan

    • @saciidahassan6706
      @saciidahassan6706 8 ปีที่แล้ว

      waad mahadsan tahay walal macaane jazaakalaah gabadhahan alaaha ka dhigo kuwii ku waano qaata oo ninkooda baari u noqdaan

  • @بلوىالبيونتي
    @بلوىالبيونتي 8 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله تبارك الله ربنا يحفظك يا اخويه

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 ปีที่แล้ว

    Alla ninku wanaagsana wnka faidnay wlhi inkasto anku cusbahy thanks wllo

  • @fardowsoabdulaahi2596
    @fardowsoabdulaahi2596 4 ปีที่แล้ว

    Thank you masha allah allaha ku xafido walal

  • @ummaxamedumsaraa3716
    @ummaxamedumsaraa3716 7 ปีที่แล้ว +3

    subxana lah nimankaan malaga yabo in ay soo tosan waa nin somli ah wuu fahmad culus yhy wax.ma fahmayo

  • @amalyusuf4524
    @amalyusuf4524 7 ปีที่แล้ว

    Maash'Allah waaw.qeir Alle hakusiyo adun iyo aqiro Insh'Allah

  • @richyfam3046
    @richyfam3046 7 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub Ayuub Ayuub Maanshallaah walaal illaahay ha ku xifdiyo runtii qodoba Aad muhiim u ah baad kahadashay walaal inshallah waan qaadan doonaa inta Aan samaynana waa wadaynaa inta naga dhimana waan kudaraynaa inshallah Rageena waa noo muhiim waana qasab inaan uwanaag sanaana waayo haduu asaga Raali nagayahay Aakhiradeena noo hagaagaysa Ruyntii waailkayga iigu yar oo hada 6 bilood jira Ayaa isku magac tihiin waa samigaa Allaha kuxifdiyo walaal

  • @abdijibaralkhaliji9743
    @abdijibaralkhaliji9743 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh alle khayr haku siiyo yuusf sakiin

  • @sucdicadey6657
    @sucdicadey6657 8 ปีที่แล้ว

    mash allh wll wadku mahadsan tahy fikir kaga muhiimsan thnk u

  • @lulaahmed6937
    @lulaahmed6937 6 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkkkk walahi wiilkan wuu iga qoslisisay naag intaas oodhan samaynaysa xagee laga heli lkiin ninka ma laga helayaa intaas in lamida aniga hadan qayb u sameyo qab ayana samaynkarayn sida markuu iga baxo tallfon kadaba dir 🤣🤣🤣🤣isaga oo shaqo jooga wac 🤣🤣hadhawna ha idhaho naagtan wareer badanaa wayba ikatarolaysaa

  • @jawaahirabdifarah5535
    @jawaahirabdifarah5535 6 ปีที่แล้ว +1

    Walalayalow nafta ha is ridina nin qalbigiisa lama hananan karo haduusan ku rabin wxn idin dhihi lahaa intaa howl isku dili lahaydeen intaa awoodaan sameya ilaahna barya waayo isagaaa qalbiyada maamulo

  • @fadumafadumo8427
    @fadumafadumo8427 23 วันที่ผ่านมา

    Ayuubow wad mahadsan thy walaal macaan

  • @ayanismail5749
    @ayanismail5749 9 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah jazakumulahu khayran wanu ka faa iidaysanay

  • @sameerahasan9855
    @sameerahasan9855 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh wa hdl qiima badan shkrn

  • @xalimomaxamedcali282
    @xalimomaxamedcali282 5 ปีที่แล้ว

    Asc wll mahdsnid qeyr allh kusiyo hore usoco wad nofaideysa marwlibo mahdsind allh kudmbi dhafo jzaklahu qeyr axsnt

  • @ayanaskar6131
    @ayanaskar6131 8 ปีที่แล้ว

    jazaaka laahu khayran akhii ilaahay hakuugu daro miisanka xasanaadka

  • @Queen-qe4te
    @Queen-qe4te 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allh thanks wll aadbaan kaaga faaideystay jazakallh kheyr

  • @zamzamdaahir4247
    @zamzamdaahir4247 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub walaal aadaan kuugu duceeyay aniga waxaan qaatay hadalkaaga aadka uwanaagsanaay aad ayaana ujaray hilibki isaarnaay mudo bil eh

  • @haboonmaxamed2380
    @haboonmaxamed2380 8 ปีที่แล้ว

    Wall waa mahadasanid, waxa noogu falqeesa arimaha Shukaansiga Thanks

  • @fowziassecretrecipes
    @fowziassecretrecipes 6 ปีที่แล้ว +4

    Wallaaloow sowjkeyga Waan jeclahay wuuna jecelyahay. Lkn shaqada wuu u kalahaa 4:30am ayuu baxaa anigana ilmaha ku dhafraa Marka ma sagootiyo mana u sameeyo quraax wuxuuna igu yiraah ha dheelman ee seexo. Marka maxaad igula talin laheyd

    • @umuasalamumuasalam7075
      @umuasalamumuasalam7075 6 ปีที่แล้ว +2

      c m walll sii kasto oo aad caruurta ugu dhafarto hadan xaqa weeyn buu kugu leeyhye inaad qurac uu samyteso oo marka uu baxo iska sedxo xbiitiii

    • @xilwalove3694
      @xilwalove3694 6 ปีที่แล้ว +4

      Abaayo kala qaybi waqtiga ilmaha xili sii asna xili sii Tankale haka yeelin iska seexo ee dheh xabibi dhib maleh markaan Adi ku sagootiyo ayaan seexanayaaa quraac u sameey asagoo maqsuud ah dir xaqiisa iyo xaqa ilmaha ha isku qaldin

    • @fattimamohamedramadan1888
      @fattimamohamedramadan1888 6 ปีที่แล้ว

      c m kkkkk isku mid aya nahay hadan rabay in an waydiyo malagu sojawabay

    • @maryammohmed174
      @maryammohmed174 6 ปีที่แล้ว

      c m abayo ninkaga xaqisa wa inad ka so baxada wayo wa xaq o kugu leyahy

    • @abdiqaniafyare4189
      @abdiqaniafyare4189 6 ปีที่แล้ว

      Wow mnasha allh walaakay hamsamid waan sameeyaaa midaas