Ithiopia maheshis baded anay jsl Lagalin o badedada ah o somalia Lala saxexday ayay helaysa? Waa Muxu aha kan iska hadaqaya Takale wa ayo ka qaranimada iyo qadiyada masirka jsl kahor imana ya e mwayne 3 haben kabadan ka Ahanaya? Majiro mamnuc jsl guul
❤❤❤❤ Maasha Allah sisters and brothers this is very good Topic Mansha Allah waxayahay mujahidad qaran 👍👍👍
Warkaas hadeykeenaan rag ba jooga hargeisa u diyaar ah in ay midhmidh u toogtaan.
Ciro jilicsan wuu iska tegi haduu cadowga qaranka u niikinaya
Beelka gubay ha caayin inanka waa runtiiye
Ilaahay baa muuse biixi iyo mou iyo heegoo iyo oromadii na dhaafiyey,dibdambe soo noqon maayaan,uf baa layidhi
Hooyadaa ayaa oroma ah ey yohow nacaska
Adeer somaliland ninka baabiyey waa muuse Cabdi damper oo dalka gacanta ka saaray boqolkiiba35%.waaar dalku aad gacanta kasaarteen ayaa ka raadinayaa si loo help somaliland dhan oo aduunka aqoonsi ka doonto.markaasaad heegooy hadlaysaan waa umada kaxishooda sida waxloo cumin baad taqaaniine.
Warkani mahurdo ayuuhadakasokacay kashekayna Xasan gurguurte aya waxsaxeexaya miise xagalosocdoba.maoga
Waar umada ka xishooda somaliland ma gebiley iyo alaybadaybaa,dalka 35%ayaa muuse juudaan gacanta ka saaray waxaad oo dhan baa radon tabs.5billion oo dollar oodeyn ah ayaad dalka geliseen oo gurus ku dhisateen iyo huteelo maydinkaa maantana hadii Kara wasakhyahay Waar waxaan halakarbaasho.
Dawlad aan meelba xukumin ayaad dad ka dhigaysaan ee waligiin sida adoonta ha la idin xukumo ninkan nacaska ah wuxuu ku hadlayo waa riyo walaahi geeska afrka inuu isla guban doona soomalilaand waa kuwii ismay badalin shacabka ayaa wadankan xukuma
Ithiopia maheshis baded anay jsl
Lagalin o badedada ah o somalia
Lala saxexday ayay helaysa? Waa
Muxu aha kan iska hadaqaya
Takale wa ayo ka qaranimada iyo qadiyada masirka jsl kahor imana
ya e mwayne 3 haben kabadan ka
Ahanaya? Majiro mamnuc jsl guul