SIR || Sida loo duubo cod fasiix ah !
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- my Instagram
/ somalieditor1
voice editingHabilaabin TH-cam ka 2024
• Ha'bilabin TH-cam ka ...
Halkan kala dag appka lexes audio editor
lexis-audio-ed...
my Instagram cumayr Action
somali editor
somali editor
somali Editor
somali Editor
somali editor
soomalia
, voice editing
app, crisp
voice editing,
voice edit, mobile
voice editing,
editing, voice
editing in phone,
voice editing in mobile, voice editor, voice acting, secrets of voice editing, voice editing kaise kare, edit voice recording, mic vs editing, crisp clear voice editing, how to edit voice, voice editor app, voice editing app for android, mobile voice editing tutorial, editing audio, audio editing, sound editing, video editing, voice
sida loo duubo cod qurxoon
sida loo qoro codsi shaqo
sida loo qoro warqad codsi
sida loo qoro warqad codsi waxbarasho
sidee loo noqdaa qof furfuran pdf
sida loo iloobo qof aad jeceshahay
sidee loo qoraa warqad codsi
sida loo qoro report
xudur
3doob
warqad codsi sida loo qoro
5 daarood
sida online lacag looga sameeyo
sida website lacag looga sameeyo
sida lacag looga sameeyo internetka
sidee online lacag looga sameeyaa
sidee lacag looga sameeyo internet
sidee lacag looga sameeyaa facebook
sidee lacag loo sameeyaa
sida lacag loo sameeyo
sida facebook lacag looga sameeyo
lacag ka sameeyo online ka
sida lacag loo helo
sidee internet lacag looga sameeyaa
website lacag laga sameeyo
Codkaaga wa fasix 🎉 ❤
The big legend soo dhow zxp sharaf iyo karamo ❤️ 🎉
@@SomaliEditor1 aaway abka
lexis-audio-editor.en.uptodown.com/android
😂@@SomaliEditor1
Iphone Zhp sidee looga soo dajista
Walaal aad iyo aad ayaad umahadsantahay alle hakaa abaal mariyo❤
Mahadsanid sxb wax kafaidey program aan aad ugu bahanaa horeya usoco ❤
Shaqo wacan baad nala wadaagtay baaraka allaah.
first keep going zxp
Masha allah Dad kii loo bahnaa ayaa yimid youtube horey soco sxp
Waad ku mahadsantahay sxpow ❤
Mansh allh waxbadan baan kaa faaiday wlhi
Thanks ❤❤
Sxb wllhi lexis waan adegsada weliba 30 ka hor cod ku Dubai isoo boqo si aynu isku baranno🎉❤
Hory usoco walal
Zhp you tube see lacagta looga saraaaa🎉🎉🎉🎉
Ana ku shegii sxp isoboqoo
Ok😊
Keep going pro 💪
Thnks wll alla hka abalmariyo
g
3:33
Cod kaagu waa fasiix zxp❤❤
Masha allah thanks sxb
Waxaad kasoosamaysaa sida loo édit gareeyo video❤
Ok nibyiza cyane
Mahadsanid 🙏
Mahad sanid soomaali editor zhp waxaa nala wadaagtaa sida loo sameeyo Thumbnail iyo qaybaha uu uqaybsamo videos inay qarxaan waxaa u sababa badanaa Thumbnail kee
Mahadsanid sxb
Keep going bro
Saaxiib waxaan heestaa makaroofan k9 marka waxaa jiro buuq sababtana waa makaroofanka codka meel fog ayuu wax ka qabtaa
mnsha allh well done bro
Thumbnail ka ogaansho ka soo hadal
Okey❤😊
❤
Mee appki
❤
thanks for your reply 👍
You're welcome 😊
❤❤❤
Haa sxp nala wadaag thumbnail pro
Sidee loosameeyaa Video Editing zxb
Mahadsanid zxp waxaad ka soo hada video editing application capcut
Taliye meelan kaala soo xidhiidho isoo sheeg hadaad course iibiso
Welcome zxp luuqa igasoo qabo wxbaa rbaa inaa ku weydiiiyo🙏
Thank you my brother
You are welcome
Zhp Qaali Inta Kale Wan Sameeyay palse Iima Shaqaynayo Adobe podcast Plz Help ❤❤
sxp inuu ishaqeyo waa udidan yhy😊
hore u soco pro
Wow
Mnzha allh
Muuqaal ka soo samee sida themanilka u samayso
Keep up sxp
Mahadsanid wala waxan 2sano raadinayey ayad no shegaty
M.A SXB ISOO BOOQO🎉
HA duubin Codkaaga Adoo Fadhiya Taasi Waa Qiyaali
sxb sida thumbnalika loo sameeyo iyo meesha ugu fudud ee lagu samayn karo kasoo hadal
Tanks
Muqaalka xigo waxaa ksoo dhigta qof sidee u waali kaa ilaa maryaha madaxa ka saarto ❤soodhawaaw😊
Hello zxp
Zxp wuu iiso dagi waaye
Zxp appka youtubka ku qor sida loola soo dago
Zxp I camiira 😢
sxp course nooga soo samee sida AAD USAMEYSID EDTING KA
ii soo jawaab
Hee pro
@@SomaliEditor1❤❤❤❤❤❤❤❤
Waraa sidee loola soodagaa😮😮
Side tab nail lo sameeya sxp
Sida channel history losameeyo❤
Sxp intaan caan noqonin janis maka helaa hadhow wan ogahay janis maku helayo
Oky maxaan kaa cawiya
Waxan rapi youtupkan inad ifahan siiso shuruda qabka loosameyo sida muqalada loo sameeyo iyo wax badan
@@Munasayare
Course waxaas oo dhan koobsanaya ayan meel ku ogahay sxp
Noo sheeg sxp@@xamseofficiall7509
Asc wll waxan leyahay chaîne youtube ah marka waxa ika dhiman wa wandanka aad ku dari laha !! Sidee dorta wadanka !!
Zxip inaa Barton rabaa
Sidee thumbnail loo sameeya qurux badan
zhb cupcat muqaal kaso same ama chatgbt
❤
Sxb sidee udubaa shashadaa cumputerka
Sxp software kee muqalada ku edit gareysa waqti inte la eg ayenya kugu qadatay inad editingka baratid.
Zxp cap cut wakhi aad u badan maalin ba wax baan sameeya
Dalka kama shaqaynaayo apk
Background noocaan ah xagee ka keenaa
Pinterest Ka hele
Sxp adobe podcast codka wan lahy halka aan ka soo gililahaa
Waxa uu kaga bahan yahay sign in
Wn fahmay wana habeysty sxp.mahadsanid
Walal su aal makuweydiyaa
Arin ayaa kaleyahy
Oky iwaydi
Aniga waxaan jiraa 11 Sano saawaxuduuwaa❤❤❤❤❤❤
😂😂@Macalinbashiir1
😂😂😂😂@@5mPolice-be3ie
Ok
Sabigarabisarwall
apku sxp computerki wu diiday mala kuma shaqaynayo
Computer looguma tala galin
Lkn lasoo dag appka
Audacity kaasa loogu talo galay 🎉
Pro. su aal sidee youtube keyga copyright ugu xirtaa. Pro aniga waxaan rabaa video inaa soo uploaded gareeyo .football highlights. Marka waxa kaliya oo iga dhiman waa waxa waaye sidaan copyright ugu xiran lahaa. Pro video ka soo samey plz mdsnid ❤
Vedio aad soo dhigtay.miya copyright lagugu qaba ciladas maku haysata
@@junioriprahim4397 may . Zxp waxaan rabaa in aan youtube keyga copyright ku xirto ayaan doonayaa
@@modawiil.4keditcopyright Haku xirin ee magac ama logo saro video adaba faido qabo
MAHADSANID
LAGEND
Walaal maxad u dhahday linkiga applicationka commentiga so dhigaya maanad soo dhiginbee
Sowka wllo saaran
@@SomaliEditor1 waan arkay sxb
Asc
sabisgara isar wall
Appku markan soo doona gareeya ima soo degayo
Mobile kaga magacii
@@SomaliEditor1 A03
0:02 0:02 0:02
Fiidyow Kan Kaku xiga Ww
Maxamedcatoosh
ث
Sxb guuleeso 🫡
Sida cod loo saaro
Sida laiskugu dardaro video yo kla duwsn.
Sida sawiro loo galiyo video
Sida
ma.
waxba kaamaan fahmin aboowe😭
Dib u daawo adaa fahmiye 🙂↔️
7
Mee App kii
lexis-audio-editor.en.uptodown.com/android
Sxb aapkaiimashaqeynayo
VPN Isticmaal zxp
Me appku
lexis-audio-editor.en.uptodown.com/android
Apka bux buxis bu raba miya
Ha setting ka
abbipcationka wa iishaqyn layahay😢
Abbipcationka
Waa mobile kaga zxp
3:20
❤
Keep up sxp
Mee appki
lexis-audio-editor.en.uptodown.com/android
@@SomaliEditor1 ima dagayo😢
Mee App kii
lexis-audio-editor.en.uptodown.com/android
3:23